CHALLENGE NEW: QOF WALBA GABADHA UU KA HELAY HA U HEESO & QAABKA LOO TARTAMAY -DOORO HADII KA HESHAY

  Рет қаралды 142,307

Captan baara official

Captan baara official

Күн бұрын

CHALLENGE NEW: QOF WALBA GABADHA UU KA HELAY HA U HEESO & QAABKA LOO TARTAMAY -DOORO HADII KA HESHAY

Пікірлер: 275
@Captanbaaraofficial
@Captanbaaraofficial 3 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/iKGyfmCofNlnnposi=X1CvHORswGhXmpG3❤❤❤
@AliBoys-zp6kf
@AliBoys-zp6kf 2 ай бұрын
@Xamda-t7y
@Xamda-t7y 2 ай бұрын
Ayy wilka heesta nimcaan hilaac qaday amazing voice 😢❤
@usaamaali5897
@usaamaali5897 3 ай бұрын
Kaptan please barnaamijkaan soo badi nin walbo afkaada ku ciil bax si ay usoo baxaan dad bdn oo hibo leh ❤❤❤❤❤
@MaxamedYareInaDhaqane-vj2vg
@MaxamedYareInaDhaqane-vj2vg 3 ай бұрын
Yang Nimcan Waan kuwataa Lamanaha cusub Jacelkeena hajiro ❤❤❤❤
@AbdirizakNouri
@AbdirizakNouri 3 ай бұрын
Captan soo Badi Wiilka 2 aad iyo kan 4 aad kusoo dar 😂😂
@AbdirizakNouri
@AbdirizakNouri 3 ай бұрын
Yarka u dambeyo waa fanaan Magacisa qora adinka arkayo waxaa la dhahaa saadaq Cagmadhige
@zadaamahmedabdirahmaan6862
@zadaamahmedabdirahmaan6862 3 ай бұрын
Wuuu iga gadanyahay fanankaa kufadhiyaaa kursiga nastexo indhoo Lkn captain baraa soo badiii❤❤❤❤❤
@hamseharoun3877
@hamseharoun3877 3 ай бұрын
2 iyo 4 wa top level ragaaasi halaaa siiiiyyooo fursaaad aaay kuso galaan fanka
@HawoDaud
@HawoDaud 3 ай бұрын
Number two and four is the best❤❤❤❤❤❤
@aliabdallamoalim2137
@aliabdallamoalim2137 3 ай бұрын
Wah waah 🎉Adigaa dhiriyoo ubaax Iyo dhool aroor da.ay dhul xareedi waran tahay uga dhigan nafteydee Waaaaa Wareeeey fanaaan
@drhassanmedia8337
@drhassanmedia8337 3 ай бұрын
Manshalla yarkii udambeyay iyo yarka nimcaan hilaac ku luuqeyay waa talented dhan walba
@HaykalMuuse
@HaykalMuuse 2 ай бұрын
Walahi Fanaan miyaa shaati Bara baraha
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 3 ай бұрын
Barnamijkan caadi mahayn please soo celi ❤❤gabdhaha happy ayay wada ahaayeen wiilka nastexo 1 wiilka boosteyo 2 waji cariiri 3 balala 4😂😂😂
@faadumoabdirasaq7341
@faadumoabdirasaq7341 3 ай бұрын
2 iyo 4
@MuscabYare-f9b
@MuscabYare-f9b 3 ай бұрын
Maashaa alaah ilaahay haku xifdiyo kabtan baara aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi
@Mahamedbarrenuuh
@Mahamedbarrenuuh 3 ай бұрын
2 and 4 fantastic
@MunaAwil-ci2bb
@MunaAwil-ci2bb 3 ай бұрын
2 ninka lafoole heestiisii qaadaya waaa fanaaan top ah ❤
@ahmeddholal8780
@ahmeddholal8780 3 ай бұрын
Idiriska la.aantii macno ma leh legend idiriska 🎉🎉
@AbdioOmarkukai-ud1io
@AbdioOmarkukai-ud1io 3 ай бұрын
❤❤❤ wow my god he can song part two and 3
@Haskamaalim
@Haskamaalim 3 ай бұрын
2/4 ayan wata aniga sana sana 4 hestu qadhi hes igadex jah ar mxas abwan sojabi yahay m.a
@RumanMuhumed-nd6jg
@RumanMuhumed-nd6jg 2 ай бұрын
Way wiilka codkiii nimcan hilaac oo mezha tagan waye monshallh
@RamloXusein
@RamloXusein Ай бұрын
Jah m.a wiilka heesta nimcan qaday so amazing allh ku dayo codkga pweh ❤❤❤
@faadumoxasan-rt9im
@faadumoxasan-rt9im 3 ай бұрын
2 legend waaye video-ga kale ku soo dar❤❤sxp captain
@waajidchannel2483
@waajidchannel2483 3 ай бұрын
Wiilka ugu dambeeya 100%
@AbdioOmarkukai-ud1io
@AbdioOmarkukai-ud1io 3 ай бұрын
❤❤cpatin i love her❤ the one Black cloys
@waajidchannel2483
@waajidchannel2483 3 ай бұрын
Captain noo soo badi barnaamijkan
@FatimaAbukar133
@FatimaAbukar133 3 ай бұрын
M.a yarka dhexda udhuqsan fanan buxa waye guleaso bro
@HiGMADINE
@HiGMADINE 3 ай бұрын
Captanka legends fananinbad keentay maanta ka hisho weye
@ChoukriHoussrin
@ChoukriHoussrin 2 ай бұрын
Mashallah waa caajib so badi barnamijkan oo kale
@steamfeisal13
@steamfeisal13 3 ай бұрын
Masha aliha ❤
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 3 ай бұрын
Keep going my pro Captain baara 💪❤
@SacdiyoHilowle-dn9kp
@SacdiyoHilowle-dn9kp 3 ай бұрын
Wiilka hor fadhiyo nestexo
@AbdulkadirHassan-gb1km
@AbdulkadirHassan-gb1km 3 ай бұрын
Kabtan video kale kasoo samee barnaamijkan oo kale waa talented
@exposureaa049
@exposureaa049 3 ай бұрын
Totally and completely fabulous
@MaxamedCali-l7c
@MaxamedCali-l7c Ай бұрын
Ayeey Wiilka yar caawo masaakiikk walaahi anab haaf eh ayoodhahay
@MustafabdiYusuf-qj9po
@MustafabdiYusuf-qj9po 3 ай бұрын
Last man he is a legend
@abdikadirzurich7368
@abdikadirzurich7368 3 ай бұрын
Barnamijkan waa dhab caadi maha soo badi captain rag badan baa qarsoon soo saar
@FaysalSomali
@FaysalSomali 3 ай бұрын
2 iyo 4 best singers
@abdifatahjelle9103
@abdifatahjelle9103 3 ай бұрын
2 and 4
@ahmedabokar4945
@ahmedabokar4945 3 ай бұрын
Kabtanow isbedel baan kaa dareemayaa gabdhaha waa runtood keep gooing bro
@shukriyanokhalif6848
@shukriyanokhalif6848 3 ай бұрын
Kabtan please part 2
@abdirizakzak3650
@abdirizakzak3650 3 ай бұрын
Kaptan barnaajikan noo so badi plz dad badan oo hibo leh na waxay u tahay janis iyaga iyo anagu ba abaal baanu kaga hayni doona
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 3 ай бұрын
Sxb marka hore wa ku salamay
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 3 ай бұрын
Captain let’s go to 50k soon ❤❤
@WllSuruyaa
@WllSuruyaa 3 ай бұрын
Plz Cabtan Barnaamijkaan Parti 2 Igu Dar Waa Codsi🙏
@diishitaar9235
@diishitaar9235 3 ай бұрын
Kabtan wlhi waa fanaan namnar 2 heeska lafoole qaaday wlhi wa fanaan
@abdirizakahmedaden3845
@abdirizakahmedaden3845 3 ай бұрын
Sadaq shariif cagmadhige waa fanan
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 ай бұрын
PART 2. HALAGEEYO CABTANKA 500 KK🎉🎉🎉🎉
@MuhumedOmar-vg4de
@MuhumedOmar-vg4de 3 ай бұрын
Number 2 nd 4
@ibrahaaji3281
@ibrahaaji3281 3 ай бұрын
Yarka dambe waa legend horey usoco bror
@edreasefantasticvids8190
@edreasefantasticvids8190 3 ай бұрын
Waaw what a show👏
@hamzaabdullahi1154
@hamzaabdullahi1154 3 ай бұрын
Part Two aawey hee kaptanka soo badi heee ❤❤❤
@abdiqadirnuure8762
@abdiqadirnuure8762 3 ай бұрын
nasteexo indho nin keda labwan❤❤❤❤❤❤
@DeeqMoha-pz7gb
@DeeqMoha-pz7gb 3 ай бұрын
Reer caabudwaaq dadka lama sina 2 and 4 rag caabudwaaq ushidan jirtay
@KaakiroBusiness
@KaakiroBusiness 3 ай бұрын
Xariifka codka waaweyn ee heesihii hore qaadaayay waa No1 aniga xageyga. Sidoo kale yarkii Heestii Nimcaan qaadaaye last-ga asiga xitaa waa dab. Dhamaan dhalinta waa Top.
@AbdirizakNouri
@AbdirizakNouri 3 ай бұрын
Waa fanaan hore adiga arkaa magacisa qor waxaa la,dhahaa Saadaq Cagmadhige 😂😂
@KaakiroBusiness
@KaakiroBusiness 3 ай бұрын
@@AbdirizakNouri waa ii dhuuntay 😂
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 3 ай бұрын
No 2 marka kow soo fadhiistay nasteexo indho wa yaseesay lakiin wiilka no 2 wa fanaan buuxa wlhi woow nasteexo aa yaabtay oo indhaha taagtay woow nasteexo sis rageedi tahay sis horey u soco iyo wiilka fannaka 2 ku jira wa idin wata 👋🫡🫡🫵🫵🫵
@eidcagadhere8329
@eidcagadhere8329 3 ай бұрын
Hada fakirkayga ku darsado i think qof aya dhimana qofkas w inu qof ku qabsan karo inu kasi cod wacan yahay aa macquula 😮
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤ Team #Captan Baara Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤
@amirasharif9385
@amirasharif9385 3 ай бұрын
Waa kula soconaaa Captanka bilowga ilaa hada insha allaha 1m iyo ilaaa malyuumaad waa gareynaa insha allaah ❤ we love you❤❤❤❤
@CaliiidoowCalicaalid
@CaliiidoowCalicaalid 3 ай бұрын
Kabtanka waanku wataaa noosoo badi sxb sare jaalajiyaan waanku wadanaaa
@sabiriinhassan5868
@sabiriinhassan5868 3 ай бұрын
Wllhi wji cariir hestiisa😭❤️Waka hele😢Mida kowad isaseega lagu dhacay Waaa Arin iga wayne yaa qaday neh hestaasss😭🫶❤️
@mohamedadanabdirahman5172
@mohamedadanabdirahman5172 3 ай бұрын
@@sabiriinhassan5868 lafoole
@XamzaCali-df2yv
@XamzaCali-df2yv 3 ай бұрын
Plz part two 🙏
@ayuubmaxamedcabdi3117
@ayuubmaxamedcabdi3117 3 ай бұрын
Shceyb shafka ax ya fanan 🔥
@abdazkuebraa252
@abdazkuebraa252 3 ай бұрын
Number 2 is the best....Nastexa indho❤❤
@SiciidCabdulahi1089
@SiciidCabdulahi1089 3 ай бұрын
War ninkaas waa fanaan shucay shafka aa la dhahaa baara hesihiisa aad arkaysaan horay usoco legend codkaaga allaha kuu siyaadiyo🎉
@sademohamed4587
@sademohamed4587 3 ай бұрын
The one and only al fanaan shucayb team two.😊
@mandeeqismael1857
@mandeeqismael1857 3 ай бұрын
Markale kabtan masha’allah meesha dad cod macaan isku kentay
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 3 ай бұрын
Kabtan baara sxb labada wiil ee 2 4 soo saar wlhi lagend aa tahay aduun wa wax yar ee caanimaada ooga faaiidee abaal wax laga gashto rag ba ugu fiican 🫡🫵
@ArafatChaffeec
@ArafatChaffeec 3 ай бұрын
Wooow fantastic wll qali so allah give you what you want 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Updul-aziz
@Updul-aziz 3 ай бұрын
Keep going legend Kaptan baara🎉😂
@FardowsaYusuf-o3q
@FardowsaYusuf-o3q 3 ай бұрын
Keep going
@mahmudabdirashid
@mahmudabdirashid 3 ай бұрын
Qaptan pin i sar Aniga ugu horeyoo
@dhiirigaliyeofficial1751
@dhiirigaliyeofficial1751 3 ай бұрын
midka ugu damneyay wan wataa aniga shati baluga 😊
@mahadhirsi2262
@mahadhirsi2262 3 ай бұрын
wiilka 1 iyo kan u danbeeyo waa talented
@guureeyewarsame366
@guureeyewarsame366 3 ай бұрын
Labada fanan shucayb iyo cagmadhige
@OussamaAden
@OussamaAden 3 ай бұрын
Parta 3 legeya kabtan ❤
@sicidyusuf3540
@sicidyusuf3540 3 ай бұрын
Yarkan indho codbaa ku jira mustaqbal fann buu leyahy hadii uu helo cid garab qabata
@Hassanmohomud-vu9bo
@Hassanmohomud-vu9bo 3 ай бұрын
Balaala fanaan waaye cod macaan ayuu leeyahay
@boqorbile4175
@boqorbile4175 3 ай бұрын
2 & 4 fananiin weyaan
@cawaalecaska6875
@cawaalecaska6875 3 ай бұрын
Ar shaaaati cadaanka waan fanaan
@Leadermoha1
@Leadermoha1 3 ай бұрын
Mr shaadh barabaraha leh cadanka iyo madowga number ( 1 ) isaga iska leh lakin nogu so celi barnamijka mar kale captain baara
@Sadak77
@Sadak77 3 ай бұрын
Kabtan Waan Ku Wattaa ❤
@axmedxayoow7.
@axmedxayoow7. 3 ай бұрын
Wll kabtan baara My role moden 😂 Guleysa captain🫡
@NANIKHALIIF
@NANIKHALIIF 3 ай бұрын
Sadaq cag madhige fanan Ree galmudug weye
@ismailmohamedYusuf-qg5ko
@ismailmohamedYusuf-qg5ko 3 ай бұрын
Jendar waa iga qosliyay wllhi😂😂
@HadiMednour
@HadiMednour 2 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤❤
@SakariyeAxmed-m8s
@SakariyeAxmed-m8s 3 ай бұрын
2 fanan ba ku jira mesha😂
@abdirahmansheikhomar9672
@abdirahmansheikhomar9672 3 ай бұрын
Part 2 captan
@MuuminoCumar
@MuuminoCumar 3 ай бұрын
Kabtan part 2 soo samey
@fartuunabdi2577
@fartuunabdi2577 3 ай бұрын
2 nd 4
@SaadiaKhadija-z2x
@SaadiaKhadija-z2x 3 ай бұрын
500 coming soon cabtaan braa keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ayubsaid9744
@ayubsaid9744 3 ай бұрын
Captan bara Idriska ku soo dar
@mohamed-10-g60
@mohamed-10-g60 3 ай бұрын
Yarka shaati cadaha waa u fadhisaa codka
@nastehaluul699
@nastehaluul699 3 ай бұрын
Sadaq wa fanan cadia wow idin qiyame😂
@junioraraleofficial7565
@junioraraleofficial7565 3 ай бұрын
The last guy ❤
@MaxamedAbshir-b1l
@MaxamedAbshir-b1l 3 ай бұрын
kabtan baara barmaamijkaan kusoo celi pls
@MohazHassan-mz9ek
@MohazHassan-mz9ek 3 ай бұрын
Captain waykuu fadhisaa prother key😮😮😮
@Mahamuudbi
@Mahamuudbi 3 ай бұрын
❤❤qalbi to qalbi aa ka dhacday
@eidcagadhere8329
@eidcagadhere8329 3 ай бұрын
Codki daauud xanafar oo mesha tagan aa moda
@SabirinYusuf-v6p
@SabirinYusuf-v6p 3 ай бұрын
Pest youteber kabtan baara keep going ❤❤❤❤
JAANIS KU HEYSATAA….
13:39
Aj style
Рет қаралды 39 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 30 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 53 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
IDIRISKA IITAABO OO HABOON U HEESAY & JAKAARTA IYO SAYGA XAAJI OO DAGAAL DHEXMARAY
12:22
reer hargeysa iyo sakariye jakarta maxaa kala qabsaday😂😂
11:40
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 58 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 30 МЛН