CIIDAGALE VS OGAADEEN (GABAY QAWDHAN DUCAALE ISAAQ UGU CABANAAYO)XILI OGAADEEN U AWOOD SHEEGTEEN

  Рет қаралды 38,888

Wiyeer-yare SHOW

Wiyeer-yare SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 63
@mowletabdi2439
@mowletabdi2439 2 жыл бұрын
Af aan Ciidagale ugu gabyaa iima caad bixin “ Ciidagale power
@degdegmedia12
@degdegmedia12 2 жыл бұрын
Lol wuxuu lee yahay 100 kuma qancin ee 100 kale soo dila aan gabyee...guul uma ciidagale waa jab weyn 100 nin hal maalin 😆
@Masalaawi
@Masalaawi Жыл бұрын
@@degdegmedia12 Adinkan waxa idan ku dhanty 154 dagaalka danba hhhhhh Oo dagaalka waxaa oo u dhxay ciidagale galbeed iyo Ogaden iyo absguul Goobtii lagu dagaalamayna waxay ahayd meel u dhow jigajiga hhhhh Eeg meesha aan kaga helnay
@kaderabdi8241
@kaderabdi8241 2 жыл бұрын
Idoor iyo ree isaaq. Ree isaaq 🇬🇲👊
@ibrahim-mohamed4427
@ibrahim-mohamed4427 2 жыл бұрын
Sxb ciidagale iyo bah dhulbahante ayy ahaayeen. 2jilib oo rer cali oo rer isaq ah kamida weeye. Siiba jifada rer jisaw.
@Masalaawi
@Masalaawi Жыл бұрын
@@ibrahim-mohamed4427 Ciidagalena waxay ahaayn reer yoonis iyo bahdylo ciidagale oo dhan xataa dagaalka ma ku jiran
@AxmedJamac-awcigaal
@AxmedJamac-awcigaal Жыл бұрын
Kol hadii dhawaaqiyo dilkiyo dhagartu waynaato oo ficilku dheyaheeda galo way ka dhiidhiyi dhiigya cabadii habar jeclo ayaan dhaanka soo rari Dhul buteeye wan gelin hadaan dhiman xigalay ilahay hakuu naxariisto abwaan qowdhan ducaale.
@ahmedrashid9129
@ahmedrashid9129 Жыл бұрын
"Af aan Ciidagale ugu gabyaa iima caad bixin" marka jawaabta aad soo waddo la hubo.
@gafoteyusuf5430
@gafoteyusuf5430 2 жыл бұрын
Ciidagale empire 🐫
@FoosiyaJaamac-gz1fg
@FoosiyaJaamac-gz1fg 7 ай бұрын
cidagale❤❤❤
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
Reer cali iyo ciidagale
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Reer guuled iyo reer isaaq dheh
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 reer isaaq ciidagale oo dhan way ka badan yihiin mxaa reer guuleed kusoo celiyey .... Adiguse ciidagale yaaf ka tahay wll
@cabdimuqtaar7885
@cabdimuqtaar7885 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 Guleed Suldaan iyo Cumar Jiisaw dheh Cabdi Ciise iyo Ree Jiisaw Dhamal iyo Fiqi Cigaal ama Bah-Xalan Ree Mataan iyo Ree Maxamad Ciidagale iyo Ree Cali (Axmadfaa)
@Masalaawi
@Masalaawi 3 жыл бұрын
Hhhhhh Hal jalb oo ciidgale ah ayaa geela malangoor Iyo Reer amadn Ku dhacy Reer Cali Cadan baan ku iibin jirnay😂😂
@cabdimuqtaar7885
@cabdimuqtaar7885 3 жыл бұрын
@@Masalaawi Fiqi Cigaal,,,Wacays Guleed labadaa quwadood baa ciidagale oo dhan u beer dhigi jiray .Faanka iyo laaxinku waa sumada iidoorka .La yaab ma lihid
@Mohameddone198
@Mohameddone198 Жыл бұрын
Dharcastii laan mulaaxiyo Ragaan dhawrayaa iman ‚ Dhiigyacabdii Habar-jeclaa dhaanka soo rari 🫡
@salmaabdi4786
@salmaabdi4786 3 жыл бұрын
reer isaaq waliba reer cali dheh iyo isaaq adeer ogadeen kuma imane laangaabow
@Masalaawi
@Masalaawi 3 жыл бұрын
Hhhhhh Hal jalb oo ciidgale ah ayaa geela malangoor Iyo Reer amadn Ku dhacy Reer Cali Cadan baan ku iibin jirnay😂😂
@gurreturre2516
@gurreturre2516 2 жыл бұрын
Naa naga amu dhakh yahay hadaa ma isaaq ayaad aragtay ciidagale weliba jilib ka mid ayaad is disheen weligiin ba ciidagale idinka adkaa ururis dameer axmaar
@hafsamahamed2424
@hafsamahamed2424 2 жыл бұрын
😂😂
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 Жыл бұрын
Ogaaden waxaa wasi jiray ciidagale😂😂
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 Жыл бұрын
Ogaadeen waala wasay barigaa
@AbdulaahiMukhtaar-f1m
@AbdulaahiMukhtaar-f1m 9 күн бұрын
Cali iyo haruun idoor loogu yeedhay
@maxamuudyaasiin-on8ye
@maxamuudyaasiin-on8ye Жыл бұрын
Zxp soobadii tarikhda grxajis ka
@xirsiamaan
@xirsiamaan Жыл бұрын
Qawdhan Ducaale intu awowgii dhalay ayaa dagaalka ku jiray oo qqodha..awowgii oo ayo ah?? Qawdhan Ducaale Guuleed Cabdi Ciise....waa cabdi ciise haas
@gafoteyusuf5430
@gafoteyusuf5430 2 жыл бұрын
Af aan ciidagale ugu gabyaa iima caad bixin 😶 Runtii waa reer ogaadeen ka seexan waayay
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 2 жыл бұрын
Cali iyo haruun miyaa isaaq wada ciilay 🤣 Abti gabay iyo geelba waan kaa badiyay anoo reer isahaaq ah🇬🇲💪
@gafoteyusuf5430
@gafoteyusuf5430 2 жыл бұрын
@@Kader.Arab4336 Been isku shegtid maha bro google ayan intan kaso jaray bal akhri libinta sandalada ciidagale Iyo xarbi dheere wxu indhihiisa ku arkay Wuxu Xarbi inna lee yahay meertadan aan dhammaanayn waa ka daalnaye toloow annaga iyo Ciidagale maa midkaayo abuurintaakiisa la illaawo oo meesha laga waayo. Xarbise waxaanu ogayn in haddi labada qabiil midkood la waayo uu kooda soo hadhay u kala safanayo jilibbo iyo bah bah illaa dhaqankaas xun ee la barriinsaday la beddelo. Xarbi wuxu yidhi; Annagiyo irdaha Ciidagale, waan isku idlaane Hadba aarankii kaca, sidii ood ha loo jaro'e Bal abuuritaankayagi hore, maa mid la illaawo. Sidaa darteed buu Hoyga Suugaanta aad ugu arkaysaa qabyaalad balse nuxurkayagu waa inaan idiin soo tebinno suugaantii ka ratibantay iska hor imaadyadaas aan ka sheekayntoodu duxda lahayn. Hayeeshee si erayada qaaliga ah ee abwaannadu macne u sameeyaan waxa lagama maarmaan noqonaysa inaan idiin soo tebinno sidii wax u dhaceen annagoon ku talax tegin. Saldanada Ciidagale oo boqollaal sannadood soo dhisnayd waxay dhawrkii qarni ee la soo dhaafay cammirtay dhul ballaadhan oo ay ku hanteen dagaallo is daba joog ah oo ay u humiyeen kuna wiiqeen cid kasta oo is hor istaagta hadafkooda oo Ugaadeenka ugu horreeyo. Ciidagale intay cid walba guluf geliyeen ayaanay cidna dhaafin oo intay Cagdheer ka gudbeen ayaa xitaa wadaadada Shiikhaal oo ay mamnuuc ahayd in la taabto xeryahoodii madoobeyeen oo caydh badeen. Ismaaciil Xayd "Afloow" oo arrintaas ka hadlaya sifaynayana sida Ciidagale carradoo dhan u liqay oo aanu cidna u dhaafini waa kii lahaa Cabdi-dhariyo Shiikhaash kolkaan, ceeriga eryaayey Kuwaan caanahoodii genbiyey, cidi ma kuu sheegtay. Wadaad Sh Cumar Madoobe la yidhaahdo oo Sh Aadan Dheeraha Wardhiigley(Xamar) lagu siyaarta dhalay oo Shiikhaal ah ayaa ciidagale marreeyey oo kolkuu ay xoolihiisii meersadeen baryey oo yidhi "Ciidagalow geela noo celiya". Ciidagalihii xoolaha cantaarinayey intay sheekhii ku jeesjeeseen bay ugu jawaabeen "Sh Cumaroow intii danbaannuba ku carraabaynaaye xaggee geel kuugu celinaa!". Sh Cumar Madoobe inkaar buu Ciidagale ula fadhiistay oo weliba intaa kuma hadhine habaarkii buu hawraar ku muujey isagoo leh; Rag cokani hadduu calasta dhamo, Waa is celiyaaye Intaad soo cabteen baad haddana, nagu carrawdeene Aniguna Cammaan raaciyey, iyo curadka Yaasiine Casiisoow adaan kuu cawdaye, Ciidagale naafi Allahayoow cir soo hooray, iyo caadba laga waayo Allahayoow adhiga caal ka geli, oonay ciir lulannin Allahayoow cagweyntooda geel, Ceedhis lagu oodo Carrabkooda Eebboow ka yeel, culimadii eednay Sheekha oo calaacalkii dhawr gabay iska daba tirshey waxa kaloo laga hayaa; Gorgorkay sidiisa u lashaa, oodan garanayne Awliyo guhaad culus la timi, gaadhka kaa qabatay Goor iyo ayaan bahal giblani, guray dhallaankiinna Guulliyo Allaan kuu baryee, geela Arab raaca.
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 Жыл бұрын
@@Kader.Arab4336 😂😂😂 kuwan aad. uu. lahad laya. waa ciidagaluun
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 Жыл бұрын
​@@Kader.Arab4336ciidagale iyo hj ayaa ciil idinku dilay😂
@funnyzchanel8235
@funnyzchanel8235 Жыл бұрын
Ree faqi cigaal Waa dab dab dhalay
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 4 ай бұрын
Oo geeri waa loodhasheee dhixinka uunjiida❤ lool❤
@samiirlucky1849
@samiirlucky1849 Жыл бұрын
Cali iyo Haarun Miyaa Gabi isaaq Ciiley Cabsi Cabsi
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 Жыл бұрын
Sawnagii intaan idin wasney kabaha afka ku qaadateen😂😂😂
@degdegmedia12
@degdegmedia12 2 жыл бұрын
Isaaq isma arkaan reer cabdille badankii..isma arkaan cawlyahan reer sacad cabdalle cawdaaq camar reer maxamed bagheri gumcadle..sidee markaa Ogadeen u dhahaan? Labo reer baa isaaq is arkaan.. Ibrahiim oo makahiil ah iyo reer isaaq oo maxamed aubeer ah..thats it.
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal 2 жыл бұрын
Hadaa ma habaryonis baad is aragtaan Reer caynaanshe ama xirsi cismaan mooyee Muuse ismaaciilka ciidaa ka badan ee sanaag dega miyaad is aragteen? Muuse cabdaleha berbera dega miyaad is aragteen? Reer xuseenka burco doobiya miyaad is aragteen? Isxaaqa hargeisa jooga miyaad is aragteen? Baldhubahanteha oodweyne jooga miyaad is aragteen? Sacad yoonis ka sool dega miyaad is aragteen? Muuse carre ee maydh dega miyaad is aragteen? Gumbuur Muumin cismaan Abokor xildiid Ugaadh cumar Idarays cabdale Cali siciid Baha ismaaciil habaryonisistaa ciidaa ka badan isma aragtaane Xirsi cismaan reer caynaanshe soo dhaafa .
@ibrahim-mohamed4427
@ibrahim-mohamed4427 2 жыл бұрын
Waa rer cali oo rer guled aldmagan ah diiba rer faqicigaaal.kaw iyo 2ba weeye inta rer cali isku raacay ciidagale Gabaygiisa fiir rer faqicigal ma dhaafaan.
@SaddamOmar66
@SaddamOmar66 11 ай бұрын
@@Abdirisakfaisal oo waxan islaha ciidagale iyo ogaadeen way is madhiyen reer kaste way is arkeene, ma intan unbaa isku noqnoqon jirtey?, mida kale imisa dagaal ayaa lagu qiyaasaa inay gaaleen OG vs CID
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 9 ай бұрын
Cawaan sidii ceel idin dari gabayada saxa
@IsmaaciilBashiir-ri3ye
@IsmaaciilBashiir-ri3ye 7 ай бұрын
❤❤
@cdigta
@cdigta Жыл бұрын
Ree fiqi cigaal dheh ogaden kulaha wabad aragta inay gabay ree fiqi cigaal kaliya kaga cabadayane😆😅
@cdigta
@cdigta 2 жыл бұрын
Viva ree cali waramahan kudhuftay habaryoonis iyo ciidagale waax dhan baa maqan subxanallah wlhi wn ka naxay
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 9 ай бұрын
Waa reer dalal guuleed iyo ciidegale Wa raas ka mid reer isaaqah ka sii baxa oo reer ali ka sii baxa reer dalal guleed ah Ogaden ciide gale lama, dagaalamin mohamed supeer na lama dagaalamin
@amuume
@amuume 4 ай бұрын
Yaa Kugu yidhe waxaa taarikha wax ka baro colkii baarsimah reer isaaq waa Ku dhamaa oo waa la jabiyey
@CabdiraxiimKayse
@CabdiraxiimKayse 4 ай бұрын
Horta habawal awal isaaq oo ay cid isdilayaan dagaal ma la galeen
@maxamudcidhbo8862
@maxamudcidhbo8862 Жыл бұрын
Waar isaaq xagee aad isku aragteen een ka ahayn garxajiis
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 2 жыл бұрын
Ree cali basaa isaaq ciilay kkk
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 Жыл бұрын
Ciidagale ayaa idin ciiley cabsi cabsi
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 Жыл бұрын
Cali iyo haruun miyaa gabal isaaq ciilay 😁😁😁
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 Жыл бұрын
Ciidagale iyo hj ayaa idin ciilay miyaa ogaadeenow😁😁😁
@RahmaOsman-m6b
@RahmaOsman-m6b 6 ай бұрын
Af aan cidagale ugu gabya ima caad bixene jeero cir kale so curto qolo ku wac beesho af aan cidagale ugu gabya ima cad bixine
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
Taariikh tu yoyada is xusta
@abdirahmanyusuf4583
@abdirahmanyusuf4583 2 жыл бұрын
Gabooye ayay sheegteen ogdenkii la qabaty marka kuwii kalena la laayay
@cabdiqaadirxirsi8924
@cabdiqaadirxirsi8924 12 күн бұрын
Ciidagale miyuu aarsaday mise calacalkaa ayuu ku dayey ileen ogaadeen bay islayene isaaq iyo daarood ismay layne. Afan ciidagale ugu gabya ima caad bixin ayey uqaten guul 😂 😂😂 jamac dubad ayeynu ogayn oo ragodii naag laga yeelay cidna ayna u aarin😡
@sugalchat
@sugalchat 19 күн бұрын
DAGAAL DHURWAALE 1933 LA XASUUQAY OGADEN XASUUQAY
@sugalchat
@sugalchat 19 күн бұрын
IIDOOR BEENAALE GOOJACADE IIDOOR MAXABIIS 400 LAGA QABTAY FULAY FAAN BADAN BEEN IIDOOR RUN MA SHEEGO LAFA RUUG DAGAAL OGADEN BARBARA LAFA RUUG WAA BARBARA AG TEEDA MAP IIDOOR WAXA LA XASUUQAY 1933
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Isaaq iyo Daarood | qabyaaladda Soomaali rogtay!
15:54
Sahanka
Рет қаралды 105 М.
Dagaalkii Xargaga - Taariikh kooban iyo gabayo
26:01
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 67 М.
Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!
32:42
Ismaaciil Xayd Xirsi (Afloow)  - Milyaneerkii Ararta
34:11
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 30 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН