Ismaaciil Xayd Xirsi (Afloow) - Milyaneerkii Ararta

  Рет қаралды 28,378

HOYGA SUUGAANTA

HOYGA SUUGAANTA

Күн бұрын

Suugaantiii Ismaaciil Xayd (Afloow) qayb ka mid ah.
Ismaaciil Afloow wuxuu ka mid ahaa abwaannadii safka hore ee Eebbe gabayga hibada u siiyey. Cabdillaahi Sulddaan Timacadde gabay uu lahaa ayuu araartiisa ku sheegay inuu Afloow ahaa Millionaire-ka maansada Soomaalida:
“Milyaneerka arartuu ahaa, macallinkaygiiye
Mudanow Aflow iyo sidii Muxumad ma yeedhshey.”
Gabyaaga ku xusan clip-kan waxa ka mid ah:
Ismaaciil Afloow
Deyl Yogol
Camanje Yogol
Cabdi Gahayr
Qawdhan Ducaale
Xarbi Ismaaciil
Ina Cali Beenaley

Пікірлер: 43
@AbdimajiidMohamed-vv1vo
@AbdimajiidMohamed-vv1vo 3 ай бұрын
“Eebboow gayiga aakhiriyo; dunida guudkeeda, Miduun bay galladi noo ahayd; inad na gaysaaye, Goodaade dhexe waa halkaan; galabta joogaaye!” Alle ha u naxariisto adeerkay Maxamed Xayd Xirsi (Aflow).
@sharmakeabees4745
@sharmakeabees4745 2 жыл бұрын
Xaaji ismaaciil xayd xirsi aflaaw Waa adeerkey alle ha u naxariisto . Sangub abti ayan u ahaa alle ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin yaa allaahu 😘😘😘❤❤❤❤
@SalaanC
@SalaanC 2 жыл бұрын
Aammiin, dhammaantoodba Alle ha u naxariisto.
@axmeddaahir6258
@axmeddaahir6258 Ай бұрын
Sharmake abees aya tahay indr adu
@AmiinHasan-xi9jw
@AmiinHasan-xi9jw Жыл бұрын
Allah naxriisto abwaanka anigo yarban garnaya hargeisa
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 2 жыл бұрын
Geesi isaaqa ayuu ahaa alle hawnaxariisto .
@mawliidwaaadadisjecelmaxam8928
@mawliidwaaadadisjecelmaxam8928 2 жыл бұрын
Ader waa nin suber awal
@falaxyuusuf7315
@falaxyuusuf7315 Жыл бұрын
Super awal isaaq maaha miyaa
@zaakkahin7370
@zaakkahin7370 Жыл бұрын
Allah u naxaristo dhamaantood Amin Amin Amin
@MohamedAhmed-lc4es
@MohamedAhmed-lc4es 9 күн бұрын
Gobayaal badan oo aflow leyahay iyo tariikh dii nuur xaashi iyo aflow buuga nuur xaadhi ayaa laga helaya ee cidi makuu sheegtay hargaysa lagu soo bandhigay
@ZamzamQali-k6b
@ZamzamQali-k6b 5 ай бұрын
Allh haw naxatisto awow guy ismacil xayd xirsi war same❤
@abdifarxaan2524
@abdifarxaan2524 2 жыл бұрын
Aleha unaxarido labada mahuraanba maxamuud cabdilaahi ciise singub iyo ismaaciil xayd afloo
@SalaanC
@SalaanC 2 жыл бұрын
Aammiin
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 3 ай бұрын
Oodi abka dhow
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 8 ай бұрын
Illaahey how naxariisto dhamaantood
@axmeddaahir6258
@axmeddaahir6258 8 ай бұрын
Ale ha unaxariisto adeerkay aflaw
@meygaagquule5860
@meygaagquule5860 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto abwaanada dhan
@sacadsomali240
@sacadsomali240 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariistiisto awoowgay ismaciil xayd
@MohamedAhmed-lc4es
@MohamedAhmed-lc4es 3 ай бұрын
Nuur xaashi oo awawgay ahaa ayay zxp ahaayen oo wuxu aha afloo hoogamiye ciidan oo gobya nuur xaashina ma gobiyi jirin ee isagaa madax u ahaa buugi nuur xaashi na hargaysa lagu soo bandhigay
@AbdimajiidMohamed-vv1vo
@AbdimajiidMohamed-vv1vo 3 ай бұрын
Maxamed Xayd Xirsi (Aflow) waa qolama inaadeer?! Maaddaamoo aad tahay nin xogogaala (sida aad sheegtay).
@axmeddaahir6258
@axmeddaahir6258 Ай бұрын
Wa runta mohamed ahmed
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 28 күн бұрын
@@AbdimajiidMohamed-vv1vowaa cismaanada Reer Yuusuf
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 15 күн бұрын
@@AbdimajiidMohamed-vv1voSacad Muse Husein Abokor Cismanada reer yuusuf
@MohamedAhmed-lc4es
@MohamedAhmed-lc4es 9 күн бұрын
Waa sacad muuse wll walba xuseen abokor reer yuusuf weeye abwaanku​@@AbdimajiidMohamed-vv1vo
@mahamedabdillahi1503
@mahamedabdillahi1503 2 жыл бұрын
Aflow waa sacad muuse huseen abokor cismaan huseen Reer yuusuf
@Daacad1999.
@Daacad1999. Жыл бұрын
​@sharmaarkemedia303inader Ahun ismaaciil wuxu ahaa reer yuusuf kuwii uu awoowga u ahaa baa jooga.
@axmeddaahir6258
@axmeddaahir6258 8 ай бұрын
Ale janada ha ka warabiyo
@mustafaegal5150
@mustafaegal5150 2 жыл бұрын
Kkkk Allah ha naxariisto Aflow
@cmplayboiff512
@cmplayboiff512 6 күн бұрын
Saw kama war haysaan kuwii xaraf udaaduumay Xaraf [ deegaan reer samatar . scad Muse ] Anagay magan no ahyen cidagaluhu weligood ba. kkkk
@maxamedxasan3608
@maxamedxasan3608 Жыл бұрын
gabaygaa afaw halkisa ayuu dhaigay
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 8 ай бұрын
Singub wuxuu lahaa cod gaara oo qurux badan
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Taariish da waa lasheegaa
@SurprisedCardGame-pc2uv
@SurprisedCardGame-pc2uv 5 ай бұрын
Scw
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 3 ай бұрын
REERAHA NABAD NABAD HALOO DAAYO WÀA OOD IYO OOD
@mustafaegal5150
@mustafaegal5150 2 жыл бұрын
Masha Allah
@galbeedqariye
@galbeedqariye 2 жыл бұрын
Ma "Singub" baa mise waa "Sangub" alle haw naxariistee ? Aniga malaha "Sangub" ayaa ila quman
@SalaanC
@SalaanC 2 жыл бұрын
Naanaysta saxa ah ee abwaanku waa “Singub”.
@maxamedsulub3304
@maxamedsulub3304 6 ай бұрын
Caruusada habedaleh marku ciidagale dhaafay
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 8 ай бұрын
Ilayn ciida gale odeygaasbaa habaarey balo 😂
@AARJOOG__BOY
@AARJOOG__BOY Жыл бұрын
Caruusadaha habeedalle markuu ciidgale dhaafay ciddi makuusheegtay
@ahmedali-zk7ud
@ahmedali-zk7ud 6 ай бұрын
Caruusadaha maaha walaal ee waa "Caruusada" waa qabiil Oromo ah oo la dhaho "Carusha" ee Ciidagaluhu kasoo qaadeen geelii taariikhda weynaaye webiga looga talaabay ee "Miimyaale"
@SurprisedCardGame-pc2uv
@SurprisedCardGame-pc2uv 5 ай бұрын
Waxad fahanta dhulka caruusadu dagto hada in dhul somaliyed u ahaa
@amuume
@amuume Ай бұрын
​@@ahmedali-zk7ud Geelii raadweyn kaa yaa lahaa inder ma reer amaadin Mise maalinguur
Taariikhdii Abwaan Sayid Maxamed Cabdale Xasan
35:48
Hawraar Music Production
Рет қаралды 220 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
Dagaalkii Xargaga - Taariikh kooban iyo gabayo
26:01
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 59 М.
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 973 М.
Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!
32:42
Habar Jeclo - Jaamac Gacmadheere - Qaybtii 2aad - Gabayo qubane ah
16:21
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН