CIIDAMADA ISR4IL OO MAR KALE LAGU GALAY JABAALIYA JUG CULUS AYAA KA DHACDAY

  Рет қаралды 51,086

HBN Online TV

HBN Online TV

19 күн бұрын

CIIDAMADA ISR4IL OO MAR KALE LAGU GALAY JABAALIYA JUG CULUS AYAA KA DHACDAY

Пікірлер: 102
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v 17 күн бұрын
Cid walba oo reer qasa uhilisa alaha barakeyo guul Ayaan urajaynaya mujahidinta dhaman insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 17 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@Libax962
@Libax962 17 күн бұрын
#Maxamed Maxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlaayo aad ayaan ugu faraxsannhay #BBsomali hadoo lajoogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah ❤️
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 17 күн бұрын
Ilaaheyow markasta guul sii reer falastiin yaarabi Aamin,Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ku rid
@felisabdi3794
@felisabdi3794 17 күн бұрын
Alloow jebi kibirka iyo amar kutaagleynta… Alloow guulee guul deg deg ah, aamiin aamiin aamiin
@a-auslim-girl-from-yemen.
@a-auslim-girl-from-yemen. 17 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well...`/--~«««~♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~~♡~♡~♡~♡♡♡~~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i.,'^;‘>,'^;‘>,'^;‘>,'^;‘>,'^;‘>,'^((((😢😢🎉😢😢
@ibrahinDawud
@ibrahinDawud 17 күн бұрын
Asm
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 17 күн бұрын
Guul falastiin ALLE ayaa garabtaagan xaq udirirka ciidamada falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Osman-ow7dw
@Osman-ow7dw 17 күн бұрын
😊😊😊
@bulohus8548
@bulohus8548 17 күн бұрын
Allaah ❤’ Amarkiisu badanaa !! Dad- Markay Ficil Samaynaan Aan dhahaan insha Allaah ❤ Side ‘u guulaysan - Karaan , Waa Galaynaa ! Waa soo qa - Qabanaynaa ‘!! Waa Tir Tiranaynaa !! Koofiyad Yareey !! Ha kaa saarto !! Masar ! Xukuumadeeda ‘Ee Zize - Hogaamiyo ! Xamaas !! Ma taagerayan Waayo ! Xamaas waa ilhaawnu muslimin! Zizina ‘ururkaas waa tuu - Tir tiray , mana Rabo ‘inay jiraan !!
@user-qx9mt9gl3x
@user-qx9mt9gl3x 17 күн бұрын
Îlaahey ha u gargaarro Muslimiinta inna Allaaha calaa kulli shay'in Qadiirun.
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 17 күн бұрын
Rabiyoow Cirka Iyo Dhulka CaroUgu Soo Daji Yahuuda Allow Rubci ku rid Nacallatullaah Sahyuniyada Kibirtay Sidii Fircoon Ya Rabi Allow Jabi oo Jilbaha u Jaar Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajim insha Allah Qabuurahooda Allow ka dhiigo Cadawga
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 17 күн бұрын
Xuutiyiinta yeman guulaysta walaalayaal iyo xisbu,LAAH
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 17 күн бұрын
Alow guusha usiyaadi xamaas iyo muqawamada dhamantod guul iyo gobonimo❤❤❤❤
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 17 күн бұрын
Yuhuudu, wey ka shalayn doonaan shacabka reer falastiin ay duqaynayaan INSH ALLAH
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 17 күн бұрын
Falastiin 🇵🇸 wey guulaysan INSHA ALLAH
@imahmud
@imahmud 17 күн бұрын
Jazakumullahu Khayran
@abdiazizali6198
@abdiazizali6198 17 күн бұрын
HBN TV M med M muud Cadde iyo Mowliid Xaaji waad Mahadsanid jecliyaa isreail
@ashawooo
@ashawooo 17 күн бұрын
Rabiya adiga waxida ah uu gara umadan dhibta lagu haya illahaya ha Jabiya Yuhuda ciidamada rabi masibo deg deg ah idan kena gush waa walaalah Reer Hamas
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 17 күн бұрын
Guuuul and Geeri Insha Allaah
@guledhussein4931
@guledhussein4931 17 күн бұрын
Keep going Rer falsaten and Gaza
@dekaadar9636
@dekaadar9636 17 күн бұрын
InshaAllah guul
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 17 күн бұрын
Allahu.agbar
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 17 күн бұрын
ISRAAIIL WAA KAA YABINEE DHAAWAC MAHANE WAXBA KAMA FHINTAAN MIYAA, MASE JABKOODA DAD QARSADA WAAYE
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 17 күн бұрын
الله اكبر ولله الحمد 🤲
@zahraabdigulled1707
@zahraabdigulled1707 17 күн бұрын
Rabbii cirkisa iyo ciidisa haku diiro Israil iyo America
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 16 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@MahamedShmuse
@MahamedShmuse 17 күн бұрын
Mshalahh❤❤❤❤
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 17 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade ❤❤❤❤
@sadam1318
@sadam1318 17 күн бұрын
jini aallaha ku rido yahuud
@kadarabdi3735
@kadarabdi3735 17 күн бұрын
Guul fsltiin isha alh
@mohamedahemed987
@mohamedahemed987 17 күн бұрын
yuhiudu waa kuwa gaalada u maanka gaabanlacnad haku dhacdee gaalada allaha jabsho
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 17 күн бұрын
South africa way dadaashay
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 17 күн бұрын
Masar wa yahuud wan ognhay
@user-bg5et4bs8b
@user-bg5et4bs8b 17 күн бұрын
Guul Guul falastiin Allahayoow
@MohamedIbrahim-wq8iv
@MohamedIbrahim-wq8iv 17 күн бұрын
@mawlid@maxamed m Best reporters Jazakallahu kheyr
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 17 күн бұрын
FalastIIn guuli guuli 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@yahyeomar466
@yahyeomar466 17 күн бұрын
Masha alaha ❤❤❤
@cabdicali8952
@cabdicali8952 17 күн бұрын
Masar imaraad. Sucuudiga baxrayn. Marooko .. waa kuwa. La shaqeeya yuhuuda iyo maraykanka. .. waxay qayb ka yihiin xasuuqa shacabka falastiin. .. Duqaynta. Xasuuqa yuhuudu. Ay kawado marinka qasa. Dalal badan oo caraba. Ayaa. La ogaaday. . . Oo munafiqiina. Illaahay waxba kama qarsoona
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 17 күн бұрын
Maxamud wllhi waa waxgarad aqoon yahan allaw maalmo noo daa aduunyadu waa laga socdaaye ❤❤
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 17 күн бұрын
Wow wow
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 17 күн бұрын
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdifataahahmed6476
@abdifataahahmed6476 17 күн бұрын
Maansh allh warkiinu waa suganyay
@faysalfarah910
@faysalfarah910 17 күн бұрын
insha allaah guul falastiin
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x 17 күн бұрын
ASC RUUSHKU DAGAL DHAB AH KUMA JIRO WAYO HADII DHAB KATAHAY YURU OODHAN DIYARADU MASOOGALIN BIRITI IYO FARANSO AA KHIXILA AA
@abdullahimohamedyaroow9763
@abdullahimohamedyaroow9763 17 күн бұрын
❤❤❤insha allah way jabayaan yuhuud iyo gaalada kale ee la socota
@sahroali1196
@sahroali1196 17 күн бұрын
Ilaahow.cirka.dhulka.ciidankaaga.kucaawi Reer.falastiiin🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 17 күн бұрын
Nacalad ha ku dhacdo israiil iyo wixii garabtaagan 🛌💣
@shiinecali8767
@shiinecali8767 17 күн бұрын
Guul falastiin
@MukhtaarcabdiMuuse-yv8do
@MukhtaarcabdiMuuse-yv8do 17 күн бұрын
Nacaalaa tulaa yahuud
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 17 күн бұрын
Ilahow sissi wa yahuudi alow shiyibka qu kiyi wa mujrim
@user-yk2gx5sm5e
@user-yk2gx5sm5e 17 күн бұрын
Allow ugargaar aamin
@sahroali1196
@sahroali1196 17 күн бұрын
InshaAlaaha.ilaaha.ayaa.garab.u.ah
@user-mg5jh9nk5u
@user-mg5jh9nk5u 17 күн бұрын
Waad mahadsantihiin
@Alfaatix.media200
@Alfaatix.media200 17 күн бұрын
Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😢😢😢😢😢😢
@user-fh3vm4fm8u
@user-fh3vm4fm8u 17 күн бұрын
Illaahoow raubilcalammiin.bbaatahaye Burbur iyo bbaaba kayeel guusha iyo nasriga na sii bAdbbaadi mujaahidiinta itomadadoodaba yaarab yaaracmaan yaaraxiim Maatida iyo carruuta nadabbaadi hoog iyo hallaagna disha u saar cadawga iyò taageerayaashoodaba dhabarka kajabi illaahopw rabigayga xaqa ha hoow naga a caqball duqada
@mohamedsaid7042
@mohamedsaid7042 17 күн бұрын
👍
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 17 күн бұрын
Markab madhamdo miya balyo Allaha ku rido idam Ale ya rabi jabi yahuuda
@SmilingBarnOwl-jm6yy
@SmilingBarnOwl-jm6yy 17 күн бұрын
Guul musliminta galada yahuda wey jabtay. Alxamdulilah ilaahow ka qabo walalehen reer falastiin e laxasuqayay..
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 17 күн бұрын
Thank you both of you
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 17 күн бұрын
Maraykanku.afar.waji..ayuu.ku Shaqeeyaa.afka.wuxu.ka.leeyahay..hoostana.waxbuu.ka Wadaa
@abdulkadirahmed3301
@abdulkadirahmed3301 17 күн бұрын
❤❤❤
@sahroali1196
@sahroali1196 17 күн бұрын
Ilaaha.ayaa.ugargaaray
@user-cp9hk3ii5d
@user-cp9hk3ii5d 17 күн бұрын
Ilaahow u gargaar
@aliosman1919
@aliosman1919 17 күн бұрын
Waa faah faahin mug leh,
@musemohamed4508
@musemohamed4508 17 күн бұрын
Norway 🇳🇴. Waa. Fogaadey. Aqoonsigeeda. Hadal. La Ma. Rabee. Ficil. Wax. Ku. Ool ah . Oo I. Tus. Ee. Ina. Taabsee. Ah. Ayaa. La. Rabaa. Hadal. Badan. Wax. Ma. Taro yahuudu. Diyaar. Uma aha. Iney. Masaakiintaas. Ka. Joojiso. Xasuuqa. Ilahey. Ha. Bad. Baadiyo. Falastiin. Masaakiintaas
@KhafarBare
@KhafarBare 17 күн бұрын
Gul gul🇯🇴🇯🇴🇯🇴
@LibaxAar
@LibaxAar 17 күн бұрын
22dhwac.15 mama ku dhacayi walal
@sahroali1196
@sahroali1196 17 күн бұрын
Ilaaha.ayaa.na.dhafiyey.bbc.idaacad.cadaw.ayey.aheed
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 17 күн бұрын
yuhuuda waa mooryaan laga soo raray east yurub ilahey ha ka dulqaado reer falastin
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 17 күн бұрын
Diinbaa.la.yidhi.habar.dugaag Oo.dhan.ayaa.kuu.tashaday .diinkii.wuxu.yidhi.Illaahay Muu.ku.jiray..waxa.la.yidhi Illaahay.kuma.jiro..markaasuu Illa ha
@abubakarwassuga
@abubakarwassuga 17 күн бұрын
ASC.HBN.qiyaasta.sida.lagu.wada.haddi.dagaslka.mudda.dheer.siisocdo.xamas.taageera....dheerrad.ayay.kahilidoonan.dadweynaha.falastiinita
@sahroali1196
@sahroali1196 17 күн бұрын
Ilaahoow.ciidankaaga.kucaawi..reer.falastiiin
@Omar542
@Omar542 17 күн бұрын
Yuhuud waxa igaga daran carabta dabada udhaqaysa
@feysalcali9337
@feysalcali9337 17 күн бұрын
Acww HBN waad mahadsan tihiin yuhuudda diyaar Uma aha nabadda xamaas ama falastiiniyiinta waxa nabadda sheegaya ee hubka siinaya yuhuudda waa mareykan marna yeelimaayaan mareykan iyo yuhuudda inay nabad qaataan inta xamaas nooshahay waxaaba ceeb ku ah koox baa idinka adkaatay marna xabbaddaa joojin meyso yuhuudda waxayba doonayaan in la tirtiro falastiin iyo waxa ay sheeganayso ee guryahaa ah . Falastiin ilaahay ha u gargaaro.
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 17 күн бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@user-fu4kx6kw8d
@user-fu4kx6kw8d 17 күн бұрын
Amerika will iskutaaga ha lahelo
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 17 күн бұрын
Israel jaba amin
@FegailAli
@FegailAli 17 күн бұрын
8
@geesabadane7415
@geesabadane7415 17 күн бұрын
Wararka qodobada aan aadka uxiiseeyo ama jecleysto waxa kamida allqasam oo soo bandhigtay khasaaraha aay ugeeysteen ciicanka yuhuuda,allqasaam oo shirqool udhigtay ciidanka yuhuuda,alqasam oo gantaalo ku garaacday ,israel oo qiratay khasaare horle,khilaaf xoogan oo kadhex jira masuuliyinta israel,banaanbaxo kasocda israel iyo ruushka oo deegano horle kala wareegay ukrain
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 17 күн бұрын
Mowluid ma is leedahey adigoo sidaan wararka u tabinaya oo fadhiya anaga aan ku dawaneyno ay na sogalaan gantaala aad ka hadleyso oo Rashia cabeysatey oo gumucyada nugnuyerka wata
@FarahAbdi-ml5gu
@FarahAbdi-ml5gu 17 күн бұрын
Ack
@Alfaatix.media200
@Alfaatix.media200 17 күн бұрын
Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😢😢😢😢😢
@user-fu4kx6kw8d
@user-fu4kx6kw8d 17 күн бұрын
Sxb runta ha cadaato
@user-eh1hs7dj4c
@user-eh1hs7dj4c 17 күн бұрын
Sahnuniyada.allaha.jabiyo.xamas.guul
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 17 күн бұрын
carabta madaxdooda hoosta kala shaqeeyo waa faracii cabdulahi bin saluul ilahey waa u jeedaa
@yussufdafe2396
@yussufdafe2396 17 күн бұрын
Waxan raba inay nooga war bixiyaan HBN xamas halkey kaheli haysa hubkan
@AbdirihmanWarsame
@AbdirihmanWarsame 17 күн бұрын
Guushii plastine way soo dhowdahay insha allaah
@nuuxIbraahin-bd4jl
@nuuxIbraahin-bd4jl 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 17 күн бұрын
Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda
@user-wz2od4tr7t
@user-wz2od4tr7t 17 күн бұрын
Oky hbn tv
@user-eh1hs7dj4c
@user-eh1hs7dj4c 17 күн бұрын
Allaha. Guleyo.xamas
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 17 күн бұрын
Ciidanka Israel waxay qiranayaan in dhaawacyo loo gaystay maxay u qarinayaan dhimashada askartooda ?
@AbdinasirAliDiis46
@AbdinasirAliDiis46 17 күн бұрын
Yuhuuddu been mooyee run maba laga sugayo maalinkasta waxay ku Lee yihiin dhaawac dhaawac
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 17 күн бұрын
Kkkkkkkk
@abdimihindis7291
@abdimihindis7291 17 күн бұрын
hala mirqaaaamo somaliland hh
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 17 күн бұрын
Falastiin.gaal.iyo.munaafaq Way.iskugu.tageen Illaahay.ayaa.la.jira.iyo Ducada.muslika..iibaanku Dabay.qalbiga
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 17 күн бұрын
Waligiis iyo alahiis buu MMCADE taagnaa Israel 🇮🇱 weey jabtay Mareykanku na waa ogyahay ,balse wuxuu raadinayaa qaab uu uga badbaadiyo magaca Guuldarada😂😢😮😮😅😂😂😂
@dayibshcumar
@dayibshcumar 17 күн бұрын
Mawliid fadlan maxamuud cade adigu warayso oo anagana adigu noosoo gudbi waayo warka maxamuud nama galayo
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 17 күн бұрын
Anaguu nagalaya maxamad maxamud cade wllhi isku reer manihin laakiin waa aqoonyahan aad baanan uga xumahay hadalka sida aad udhigtay mawliid waan taageera laakiin maxamed waa dadka inaga sii dhamaaanaya ee ugu aqoonyahansan
@shiinecali8767
@shiinecali8767 17 күн бұрын
Guul falastiin
MA KHIYAANA MISE WAA XAL? | BIDEN | HAMAS | NETANYAHU | GAZA
19:46
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
Opening remarks by Deputy Secretary-General Amina Mohammed - 2023 Development Cooperation Forum
2:55
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 31 М.
狼来了的故事你们听过吗?#天使 #小丑 #超人不会飞
00:42
超人不会飞
Рет қаралды 56 МЛН
Secretary General Antonio Guterres Opening Remarks at Financing for Development Forum 2024
9:34
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 2,9 М.
Caawa iyo Dunida
59:40
VOA Somali
Рет қаралды 84 М.
100❤️ #shorts #construction #mizumayuuki
0:18
MY💝No War🤝
Рет қаралды 20 МЛН
100❤️
0:19
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 38 МЛН
Omega Boy Past 3 #funny #viral #comedy
0:22
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН