Heestan waxaa qaadeysa ilaahey ha u naxariisto laandheere nasab xaliimo khaliif magool ilaahayow janatul fardowsa deji ilaahayow u naxariisto xaliimo ilaahayow u dembi dhaaf xaliimo
@sarmohamedilmi34622 жыл бұрын
👌💪💪💪💪💪💪
@warsamejamal98283 жыл бұрын
Ilaahey walaalkey hawiye ha waafajiyo in ay dhistaan ciidan dhalad ah oo hawiye ah oo u gaar ah inta hawiye daba socdo magaca beenta ah ee somaliyeed somaliyeed walaahi guul gaari maayaan walal waxaad tahay walaalkey oo aan aad u jecelahay please forget about somaliyeed sameyso ciidan xamar iska leedahay oo u tura muqdisho iyo hooyada miskiinka ah ee xamar ku nool
@boqoradihhawenka83596 жыл бұрын
if Allah say markan waxbarashada dhameyo ciidanka galayaa wadankaygan heer caalami insha allah
@hamzegalool1025 жыл бұрын
Maasha Allah Illaahay ha kugu simo Sistah..Amin
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac5 жыл бұрын
quen Bureeqa love MaashaaAllaah callayka walaal qaali Hambalyo
@hamsetaani53384 жыл бұрын
Mnsha allah geeziyad qaran alle hkugu simo wll
@sakariyeyuusuf52944 жыл бұрын
Adeer meelahaasbaa lagugu wasee iska jooog hoooy
@_s88954 жыл бұрын
@@sakariyeyuusuf5294 SIILKI HOYADA WASE ADAY KU WASI🖕🖕🖕🖕🖕🤬
@jirfe5 жыл бұрын
I'm from muqdisho guulaaysta walaalahayo reer sand horumar iyo barwaaqo insha alaah aqoonsigu wuu idin iman
@sahraabdillahi70414 жыл бұрын
Qof waloo reer somaliland ahi oo qaangaadhi waa inuu tababar military qaataa sabtoo ah cadawgii wali wuu inagu taamayaa ha is dhiganina waa in aynu wixii ay inagu sameeyeen wax ka daran KU samaynaa.
Masha Allah Allah haidinxiftyo aamiin aamiin aamiin
@adangaydhdeeqgaydh914 жыл бұрын
Mash allh alow qaranka no dhowr aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdulfatahjamar73145 жыл бұрын
The lady is a good singer. Does any one know her name?
@munayusuf99384 жыл бұрын
Her name magool
@hodoabdi59706 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍
@nawarmedia7696 жыл бұрын
Alow kala qabo waa dad walalaa puntland iyo Somaliland
@SAK-Royal5 жыл бұрын
Ilahayba Cidanka qaranka haybad gaara siiyey
@a-karimmahmedfaarah66396 жыл бұрын
malmo xuusus badan dadkaygow ha ilobina xasuqii qadaad weynta
@halyaygadhashasomalilandsn41536 жыл бұрын
Manshalah Top weeye
@ibrahimomer652 жыл бұрын
Somaliland army are gradually getting progress day after day. Therefore somaliland army airforces pilots must must be steadily develop Ibrahim Omer
@raashidjesto88135 жыл бұрын
Mashaa Allah
@shiinemuhumetomer12406 жыл бұрын
Cadawgiin ha jabo ciidankaygow
@ibrahimomer68254 жыл бұрын
Taarikhdi ciidammaddi jsl in world war one and second world war two. Ciidammaddi jsl taarikhdisu weyne ayey ku yihin calaamka Marka laga soo bilaabo 1914 ila 1948. Hasayeeshe waxaa lala luumey fist July 196o ki marki loo geyey xuun ki dawladda dalka talyaniga ay Siisey dakhiliyada 1955ki ee is haysatey wakhtigan.
@adoonkialemukhtaarhuessien43866 жыл бұрын
quwad ale ina siiyay maalqbeen iyo gancsde iyo shacaba halo kaco