Hadii Xilka la'iigu dhiibay Weerarka Jubalnd iga qaad madaxwyne" Odowaa

  Рет қаралды 104,398

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 279
@HodanMaxamed-n2y
@HodanMaxamed-n2y Ай бұрын
Marxuum xamze wali ma,qancin miyaa ileen waa neef 😂hambalyo axmed madobe❤❤❤❤❤
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Ай бұрын
Odowaa waa geesi geesi dhalay mashaallah ❤
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Ай бұрын
Absolutely galad waa runtaa guuleyso Guuleyso
@mulkimahamud9772
@mulkimahamud9772 Ай бұрын
Asc odowaa waa mustaqbalka madax weyne alaha xafido axmadna ha guuleysto waa geesi geesi dhalay xamsana xaqa alaha tuso aloow na tus somali oo mid ah
@AbdiLibaax-r5h
@AbdiLibaax-r5h Ай бұрын
Masha.alaah Hambalyo Taliye Odawaa Dagaal Soomaaliyeed Waa Taaariiq Madaw Kuguma Ogi
@issakmahad2676
@issakmahad2676 Ай бұрын
Run sheege aad iyo aad baad u mahadsan tahay, waaqica ayaad ka hadashey. Thanks again.
@Caaqilka123
@Caaqilka123 Ай бұрын
Hampalyo Jubaland❤❤❤ Sidokle Jenaraal Odawa❤❤
@nasiromar7817
@nasiromar7817 Ай бұрын
Masha allh. Viva Mr odaywaa
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Ай бұрын
Mashaa allaah guulayso odawa shalay iyo mantaba wadkusaxnayd
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Ай бұрын
Odowaa Alloow noo badi hadii arinkaas uu xaqiiq yahay. Xasan iyo Odowaa waa isla Abgaal. Hadana maanta Odowaa waa loo dooran lahaa Madaxweyne meesha Xasan xaalkiisu uu maraayo Ilaahow mar nadhaafi.
@TmmmChcc
@TmmmChcc Ай бұрын
Nooloow jenaraal odowaa cajuuzkaa caqli caruurka ah wiilkaa yar ee uu boqolka jeer uudhali karo baa ka caqli room m.sh.alaah odawaayoow maad qofkan meesha dhaafisid oo madaxweeyne dhaama keentid dalkii god buu kuridaye..guuuuuul sayid axmed madoobe
@ashahirabe7016
@ashahirabe7016 Ай бұрын
Odowa Allaha xidiyo .waxaan kabaqayaa in aydilaan
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed Ай бұрын
Hambalyo Hambalyo sayid Axmed Nuur guul jubbalaand ❤❤❤
@مريمالصيعري-ج8ر
@مريمالصيعري-ج8ر Ай бұрын
Masha Alla odawaa gesigesi dhalay Allow somali ka soo sar 100 Adi ku lamida ❤❤❤🎉🎉🎉
@fmohamed5930
@fmohamed5930 Ай бұрын
Guulayso odowaayow geesi adagow abidkaaba guulayso adaasaxan Soomaali xalaala halkaa ka wadsomalinimada noolow
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Awalba wuxuu ugu soo celiyey xilkii uu markii horeba kaqaaday sidii uu Jubbaland uweerari lahaa. Hadhowna lafihiisa ugalaafan lahaa. General. Odowaa 🫡 Allah haku xafido. Iskadiid yaan laguu adeegsan dadkaaga soomaliyeed.
@DhuxcaliDhuxcali-v2n
@DhuxcaliDhuxcali-v2n Ай бұрын
Ale hakudayo odawa yusuf rage
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Masha Allah Illahay ha xifdiyo cadawgisana indhaha Allah ka tuuro❤❤🎉guuu taliye Odawa🦁🦁🦁🦁🦁✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏇🏽👑
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 Ай бұрын
Viva janaral odowaa
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Maashaa allaah madaxweyne buu istaahilaa general oday waa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdiomar6406
@abdiomar6406 Ай бұрын
Masha alhaa odawaa baga haduu deday dawlanad bakhtefoolka ah ee naarta hadii lacag lagushego galaysa
@AliMohajim
@AliMohajim Ай бұрын
Axmed madoobe mar buu intan ka dhawaa waa markii uu xasan sheekh lahaa jubaland xaq bay uledahay inay isdoorato xiligaas xili uu ka dhawaa ma jirin hadana cid wax ka qaadi karta ma jirto ee xasan waa laga guulaystay ee doqoni dibir kama dheregto yuu noqon
@akabdi9732
@akabdi9732 Ай бұрын
Maxaa xilgaa iyo xiligaan kala duway waa isku mid Ahmed waa uun Ahmed waxba ha isku qancinin farmaaajo iyo xassan waa iskugu mid jubaland
@SACIIDSadka
@SACIIDSadka Ай бұрын
Gen odawa waa legend ❤️ ❤❤
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h Ай бұрын
Maashaa allaah tabaarakallaah 🤲 halyayga geesiga daacada u ah dalka dadka diinta iyo qaranka somaliyed janeral odowaa yuusuf raage xafiduhullaah aduunka iyo aakhiraba illaahay idamkiisa 🤲 yaa Rabi yaa allaah janeral odowaa yuusuf raage ka badbaadi oo ka Nabad geli oo xafid sharka iyo dhagaraha iyo shirqoolada xasan gurguurte xasan dhurwaa iyo mooryaantiisa iyo argagixisadiisa oo iyaga kuceli shirqoolada sharkooga iyo dhagarahooga IWM allaahuma aaammmiiinnn 🤲 aaammmiiinnn 🤲 yaa Rabal caalamiin
@abdullahiguled
@abdullahiguled Ай бұрын
General odowaawaa wadani soomaaliyeed mana qaadanaayo amar shaydaani ah iyo inuu Ku duulo Kismayo ❤❤❤ Hassan dhiiQo ilaahay ummadda haka qabto
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Xasan. Waa. Madaxwayne muqdisho. Maaha. Madaxwayne. Soomaaliyeed
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Waa nin wadaniya oday waa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedyaremaxamedyare9772
@maxamedyaremaxamedyare9772 Ай бұрын
Gobanimo guulayso taliye odawaa
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb Ай бұрын
Xasan ma xabaal Buu mooday kismaanyo xabaaluhuu qodan jiraye xasan gobolada daarood oo dhan uu ugu badanyahay laf ka maqan aanay jirin weeye jubaland 1991 haawey oo dhan meeshii lagu jebiyey ee lagu wasay waa j/land xasan xabaalow waa lagu deldeli e soo soco
@adanxavi8914
@adanxavi8914 Ай бұрын
Markaas waa kii Kenya lagu galiyay ee tariiqda beenta ah iska daa saxb
@XasanWalinuor
@XasanWalinuor Ай бұрын
Soomaaliya guul iyo gobannimo 🇸🇴 ❤❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Xassan Guurgurte 3da Mamul Goboleed ee (1)Konfur Galbeed Lafta Gareen (2) galmudug state Qoor Qor(3) Hirshabeele Cali Guudlawe wuxuu uboolaxooftenayaa 3 Mamul Goboleed
@MoonMoonlight-ym6zd
@MoonMoonlight-ym6zd Ай бұрын
Maashalaah madoowe soo noqday soo nabad waxu bad baadi yay somaliyoo dan handball
@mustafamohamud8250
@mustafamohamud8250 Ай бұрын
Masha Allah alxamdu lillah
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Jamacow Baydhabo ma ahan meel Jubbaland lomaro ama logu gabado Jubbaland aa xisaabta ku darsada.dheh
@MohamedAbi-x4e
@MohamedAbi-x4e Ай бұрын
Maa shaa Allah jaamac galad oo si fiican noogu waramay
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 Ай бұрын
Hawiye inta ay helayaan Horgal Ogaadeen ama Mareexaan Jubaland weerarkeeda joojin maayaan.
@adanxavi8914
@adanxavi8914 Ай бұрын
Hawiye kan dagan jubada soo mahan mxad ka qaadi kartaa nacasow
@ayanbeinah7258
@ayanbeinah7258 Ай бұрын
ASC galad ilaahay haku barakeeyo adiga iyo reerkaagaba aamiin thankyou jir oo jog.
@Mofamisa77
@Mofamisa77 Ай бұрын
Xassan dhiiqo iyo ahmed Geeda naar waa isma dhaamayaal ,labaduba iney na hortaagnaadaan oo iska joogaan ayey isku hayaan,mida dhabta ah waa taa.cid dooratay ma jirto meyd baan lasoo galay waan uga baxayaa ayuu aha dardaaranki sheekh geedo naar😊
@luulsharib
@luulsharib Ай бұрын
Congratulations Adeer Ahmed Sayidka Jubaland wax badan u maad qaban balse Hassan in aad iska celiso waan kugu taageernay 20,000 oo wiil oo Qalas ah baan kuu keenaynaa hadii xaalku xumaado SSC 🇸🇴❤️💯
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Ай бұрын
Jubbaland maxa rabtay in U qabto
@MoonMoonlight-ym6zd
@MoonMoonlight-ym6zd Ай бұрын
Maashalaah madoowe soo noqday soo nabad waxu bad baadi yay somaliyoo dan hanbaluo
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Xasan godkii. Uu qoday. Ayuu. Ku dhacay
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Viva jubaland state of Somalia and their elected leader his excellency President Ahmed Mohammed Islam guleyso marwalba inshallah
@abdilahibg8794
@abdilahibg8794 Ай бұрын
Well said Jama Galad👏👏 HSM is the JUDGE, the JURY, the EXECUTIONER and the UNDERTAKER 😅😅😅😅😅
@fuaadarahmankaleef7105
@fuaadarahmankaleef7105 Ай бұрын
Xasan sh kalay jubaland ku dhuus giul al sayid axmed sh maxamad islan guul xasan qabyaalad la buke
@CabdilaahiYasin-c9x
@CabdilaahiYasin-c9x Ай бұрын
Mashaa.alaah.odowaa.waa.wiil.lagudhaato.wuxuuqaatay.go.aan geesinimoleh.jaamacgaladna.waaraga.aandhagaysto.lmbr. 1.saaxiib .waakaftane.warka intadambe.waadyar.diirtee.jubalan.maxaaskaayaala
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 Ай бұрын
Mansha Alaah guul horay u soco
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Ай бұрын
Waa ku hagaagsan yahay General Odowaa, haddii saraakiishii Soomaaliyeed diidi lahaayeen gumaadkii ay xoogga dalka Soomaaliyeed ka,geysteen Gobbolada Mudug iyo Waqooyi Galbeed maanta dhibkaas inama haysteen.....!!!!!.
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu Ай бұрын
😂😂😂 ahmed madoobe. Wa alshabab
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator Ай бұрын
The Odaywaa waa nin ay tababareen Farmaajo iyo kheyre oo ahaa Labo nin oo wadaniyiin ah raga ay tabareen waa geediyaal. Sida farxan qaroole , Alana unaxariiato Aamiin ragas waa Somalian dhan ah dowladii mahamed iyo kheeyre ayaa tabaryay Guul our youth
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Viva juba land❤❤❤❤❤❤
@Mohed9686
@Mohed9686 Ай бұрын
Waxaa nasiib daro ah inaad isku qaladaan Qalbi madoobe iyo Jubbaland. Waxwaliba waxay leeyihiin waqti, waana waqtigii laga taqalusilahaa kuwa qaa’inul-waddanka ah iyo safiirada cadawga.
@saynab7503
@saynab7503 Ай бұрын
mashs Allah odawaa geesi geesi dhalay oo ayku wayn tahay wadaninimadu
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso Ай бұрын
Xasan hambalyo iyo bogaadin buu u diray doorasho beeleedkii ay qabsadeen beesha gooni u goosad ka ah ee hargeysa degta . Jubbalaan doorashadeedina wuu diiday oo dagaal buu ku qaaday . Waa la arki doonaa insha'allah sida wax u dhacaan.
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv Ай бұрын
Xasan waa cebobay ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Ай бұрын
xasan xabaalo qote hubka hanookeeno waan kala wareegaaynaaye
@II-vd4ih
@II-vd4ih Ай бұрын
Xeryaha qaxootiga Kenya miyaad u xiisteen 😂😂😂
@dontgiveup1472
@dontgiveup1472 Ай бұрын
​@@II-vd4ih uuuaaa😂
@HanadMohammed-f1h
@HanadMohammed-f1h Ай бұрын
Guuuuuuuuul Ahamd Ma Doooobe guuuuuuul Ahamd MaDooooobe❤❤❤❤❤🎉🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤❤❤
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 Ай бұрын
Waa runta Alaaha nadhaafiyo insha Alaah
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Ай бұрын
Hanbalyo jubaland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedjama7020
@ahmedjama7020 Ай бұрын
Beentii oo qof ah, war cod iyo qoraal mid uun keen.
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
@AadanmaxamadCusmaan-y8n Ай бұрын
War Soomaali Weeyn badawda qaska la soo taagan haka waantoowaan,qooys iyo jufo yaroo reer baadiya ah ma laga, mana lahaan karaan jubbooyinka ee umadda degtay oo dhan yaa iska leh oo wadhaniyad, soomaalinimo iyo daddnima , sharuucda iyo dastuurka qaran laga wada dambeeyaa, launa dhaqmo looga wada fadhiyaa, edebna hala yeesho hooy war hooy😊
@JuweyriyaCadeey
@JuweyriyaCadeey Ай бұрын
Cabdi Galad 1991 Yaa Ka Cararay Caasimada Dalka iyo Kismaayo Oo Qaxooti Kiinya Ku Noqday Maantana Cararkii Baa Soo laabtay Mar labaad Axmed Madoobe jilbaab iyo inashareer Ugey Uu ku Cararo Cabdi Galad Cararaayow Odawaana Booskii Ganaraal Caydiid Ayuu Ku Metelayaa Maanta❤❤❤
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b Ай бұрын
Ninkaan waa janaraal daa'uudkii 2aad laakiin dawladdiisii ma haysto.
@kiinhusen
@kiinhusen Ай бұрын
WAA YAAB XASAN WUXUU U DIRAY HAMBALYO SOMALILAND OO TIDHI ANAGU SOOMAALIYA WAAN KA GO’ANAY SIDOO KALE PUNTLAND OO DOOROSHO QABSATAYNA KAMA UU SAN HADAL. MAXAA KU MASHQUULIYAY JUBLAND ?? MAXAYSE KAGA DUWAN TAHAY JUBLAND.
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et Ай бұрын
Waa runta qodobadda aad tirisey waana wax lala yaabo.
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 Ай бұрын
MaashaaAllaah
@lulanor9383
@lulanor9383 Ай бұрын
Ciidamadu ma ogayn meel loo wado Xasan now Never ogaDeen ka soo dira Kenya iyo marehan ciidamo ugu taga raas Catan boni
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 Ай бұрын
Jareer waynaa ku filan
@FartunMohamed-g6e
@FartunMohamed-g6e Ай бұрын
😂😂😂
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Ай бұрын
Madaxwayne sayid axmed sayid maxamed islaan dadkaa jecel
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Ай бұрын
Hanbalyo m.weynaha cusub Ee axmed madobe Damal jidid mxaa dareemeysa 😂 JL damal jidid Waxba kama qaadi karto
@MohamedSaid-bw4wq
@MohamedSaid-bw4wq Ай бұрын
Ahamed islam hambalyo guliso guul
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv Ай бұрын
Geesi guul insha Allah
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Xasan culusow hadi u ciyalka culusow so qaldo hubka laga furanaya
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille Ай бұрын
Ilaahoow Odowaa iyo Farmaajo oo kalle noobadi Allahuma amiiiin🤲
@isninoali9533
@isninoali9533 Ай бұрын
Guuul guuul Axmed madoobe
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus Ай бұрын
Xasan baahane meel kasta waa kasooxirantay
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 Ай бұрын
Haddii aan Sanduuqyada kuligood laysku darin umalayn maayo in uu Doorasho ku soo bixi Xasan
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 Ай бұрын
Waxaan hubaa in aay is dhiibi doonan ciidanka soo diray markey is farasaaran wiilashii ogaadeen ee birjeex iyo wiishii indhahagudurna ee xasan gaashireedle talxe iyo uurmig ee sade mareexaan guud axmed nuur
@MaamacaashaXuseen
@MaamacaashaXuseen Ай бұрын
Waa sheeko raqiis ah bro warkaaga caadifada baa ka muuqata sxb
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Ай бұрын
Axmed madoobe waa Tuug dhiban laakiin Gurguurte ayaa ka sii xun 1000 jeer
@abdu5777
@abdu5777 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkk waa marka lagu dhaho labo daran mid dooro allahow ku celi awlaadisa garguurte
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
ODAWAA GUULEYSO❤. XASAN TUUG WAA SHARCI DARO IN UU CIIDANKA DALKA U ADEEGSADO IN AY DAGAAL KA RIDAAN JUBALAND OO AH GOBOL NABAD AH‼️
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 Ай бұрын
WAXE LA YIDHAATO DALKA SOMAALIYEED MA JIROO EE WAA DAKA SOMAALIA
@abdulkadirfarah
@abdulkadirfarah Ай бұрын
Libaax labs goobood lagama kiciyo axmed madoobe iskama celin karaa asc khaatumo 5000 wiil inaadeer waad naga heli iyo kabadan car wire barqo xamar waanu qabanay kaalay bilanay aan kuu waramee
@adanxavi8914
@adanxavi8914 Ай бұрын
Hhhhh waad isku xaartay nio xamar aa adigoo ordaayo waa kii laga saaray nacasow😂😂
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Ай бұрын
Jaamac .adiga iyo Axmed madoobe. Godka jela coow ayaa galeey siin. Insha allha.
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Ай бұрын
Inshaalah xasaan meyd usujude oo bahdilaan baa tendhada afesyooni geyn rer qarxaaye orodo meydadkaga eyahaa cunaayo utasho
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Hasan wuxuu rabaa in umada faqriga ee dhibaateysan in laayo
@JuweyriyaCadeey
@JuweyriyaCadeey Ай бұрын
Danaha Dawladnimada Somaliya inuu Qaato Weeyaan Taliyaha Ciidanka lugtu Oo lasoo Jaajuus Axmed Madoobe Haduu Diido Waa a Xirayaa
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et Ай бұрын
Waxaan soo xasuustay waagii xassan sheikh yidhi, Baladweyn Maamul Ayeey Sameeysan, Jubaland na, aniga U sameenaya. Aan aragno xageey ku dambeeyso
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone Ай бұрын
General odawaa waa nin waddaniya oo somalinimadu ku weyn tahay awaamiir khaldana ma qaadanayo, ha ka foojignaado shirqoolada xasan sh iyo maafiyada la shaqaysa. From borama
@abdu5777
@abdu5777 Ай бұрын
Reer Awdal state of somalia wan ni tageeresan nahay wll noolada ❤❤❤❤❤❤❤
@MohamudJama-e9n
@MohamudJama-e9n Ай бұрын
Odowaa Guleyso.....
@abdulmao1579
@abdulmao1579 Ай бұрын
'Fiqi tolkii kama Jano tago', kasoke ma wariye iyo taageere kale ayaa ka Jano tagi kara. Caqli Madoobe wixi uu inta taageerta ka gadayay ayey iyagiina shacabka ka gadayaan, in Xasan Sh uu Axmad ku qasbay xil uu rabin iyo 5 sano horleh iwm. Inqilaabka 5ta sano waxa lagu gadaya waa sabab Xasan Sh, hadaba ma anigaa mooday mise caqli madowgu waa run.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Golaha wasiirada waxay kudhaqaqeen aa goanka kusheegen ayaa nasiib daro ah runtii dowlad Somalia aa an sugeyney miyaaba aqligeda nocaas yahey subxanallaah walaahi dad meed agfadhiyo beynunahey
@سعيد-ب1س
@سعيد-ب1س Ай бұрын
Waxanahey weriye kadhorso xagjirnimada sida uukagadhorsadey odeyway yusufrage
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
❤❤❤vuva ahmed
@shukrilibax
@shukrilibax Ай бұрын
Guul iyo gobanimo mw farmor iyo odowa yusuf ❤❤❤👏❤️❤️👏✅️💯 Guul iyo gobanimo juboland Xasan dhiiqo waa tuug moryan eeh dagal sokeye wax aan ahen madoonayo ?dalkena waxa uu ku celiyay 91 jaajus ushaqeeyo xasan dhiiqo adinka uu aha ogeyow Xasan waa moryan qabiliste ah😮
@luulsharib
@luulsharib Ай бұрын
ODAWAA YUUSUF 🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁💖💖💖💖💖💖💖💖💖❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Hubbka uunbaan kalawateegeynaa birjeex ayaa kufilin waxba hawbiqina jubland weyska filanyihiin xasan marxuum iyo xasan dhiiqo
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
@AadanmaxamadCusmaan-y8n Ай бұрын
Anigu waxaan qabaa in jufo waliba ayadu boqorro iyo madax weeynayaal ka tahay oo eeysan jufo kale waxba la tashan oo eey teeda eryato😂
@ashire563
@ashire563 Ай бұрын
Axmed Madoobe, isagaa Xassan sh Maxamuud doortay, sidoo kale deni isna waxaa uu ahaa nin Xassan sh Maxamuud soo saaray...balse labadii Dulan Ku heshiiya, xaqay ku diriraan.....
@sultancabdala1405
@sultancabdala1405 Ай бұрын
Guuuuuuuul dowlada soomaaliya
@mahadqafqaf238
@mahadqafqaf238 Ай бұрын
War da balo Jen. Odawa Waa ina yuusuf range nuur dabagal Waa nin ogaadeen. Ah cawlyahan ah Oo reer cali ah adan gabiyow cabdi nuur dabagal baa awoowgiis ah Machna odawaa abihi sargaal ciidamada ah ayuu ahaa Isagoo siqiir ah buu aabihi dhintay Marka jaamacow goro ninku Waa nin cawlyahana ah Deegaan daarood meeshii Gabiyaw ka joogsy buu joogaa
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu Ай бұрын
😂😂😂 KADAAB BEEN LOOW. WAYE DULI AH
@luulsharib
@luulsharib Ай бұрын
JAMA GALAD 🎁❣️🩸🎁🩸🎁🩸🎁🩸🎁🩸🎁💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Ай бұрын
taliye garasho dheer wadani halyeya noolow guuuuul midnimo odawa soomlinimo bukudhata madhawaco ee wuu udhinta mangab imanhoror fayris wadkisomali dhagtukatogta wuxuu udhartuu kadhabeya hanolado halyey tariikhleh guuul🤲🤲🤲💋🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪♥️🔥🔥🩸🩸🫅❤️🥰🥰🙏👍👍
Deg deg Dhul Gariirkii oo DDS Gaaray & magaloyin Volcano kaqarxay!
11:06
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Khudbadii Maanta Ee Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland
16:17
Calan tv CTV
Рет қаралды 1,3 М.
Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland
17:19
Waxani Volcano kadaran e Waa cadaabtii oo dadka Itobiya Kulaaxayan!
10:46
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН