Maashaa allaah hambalyo hambalyo reer puntland reer abtigay from hargaysa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdimalikaden4467 Жыл бұрын
Soodhawoow abti maad timaadid dhulka abtiyaashaa abti sofiican baanu kuusoo dhaweynaynaa mahadsanid waa dalkaagii 2 puntland cidna kaama xigto abti waxaan jeclaanlahaa inaad nagala qeyb qaadato 1 Augost maantay ah anigaba 18 may sandakan waxay ku xusay burco oo walaashay deggan tahay dadkuna si wanaagsan bay iila dhaqmayeen heer somaliland waa dad nasab ah aan cuqdada aqoon from burtinle puntland
@saarasiciidsaadosiciid5397 Жыл бұрын
Somaliland guuul guuul insha Allah hambalyo guuul 18 may 🔴🔴⚪️⚪️🟢🟢💋💋💪💪🦁🦁
@AXMEDCAQLI-xx7jt Жыл бұрын
Nio 18 may maaha meesha Laga dabaal degayo eeg
@ailover5719 Жыл бұрын
Waxan sanadaqadaha somaliland wax ka fiican ayay haystan 18 may mahan wa boqland Xarland Iyo waxyabaha Dagalka calamka 2aabd ay haysta laga baxay🤣 somaliland wax cusub ayay haysta
@isseyare837 Жыл бұрын
Waxaan la yaabay isaaqii oo dhan baa indhaha ka bilig bilig siinaya Sidii bisadiiiii Adeer dadka u daaya waxooda waa hal reer oo majeerteenia la yiraahdo baa waxaas leh Weliba waa lafta cismaan maxamuud ee Dani ilaahay korkiisa nabad gelyo ha siiyee reerkiisa Harti kle iyo majeerteen kle iyo maaha Masha Allah dhaha hadii kale guryahiina edeb la jooga
@bby6 Жыл бұрын
Warya reer qarow land tabartini hadal bey ku so hartay somali diidki wa tan cagta mariyey
@aminahussein5802 Жыл бұрын
Mashaa Allah Tabaarka Allah. Allaha guuleeyo Puntiland iyo SSC. In Shaa Allah
@enjoytv439 Жыл бұрын
Mamul goboleed iyo argagaxise😅
@aminahussein5802 Жыл бұрын
@@enjoytv439 Maydaadkii baxsaday ee R/W Xamza sheegayey baa ka mid tahay. Xagee joogtaa ha lagu soo qabtee.
Anaguna sidoo kale waanu idin ku faanaa waanaanu idin jecelnahay hadaa tihiin reer somaliland, Dadka waxa isku diraya un waa kuwa gaaladu ay soo tarbiyaysatay ee madaxda iskugu kaaya sheegay, waa walaalkiin oo idin kasoo salaamaya Galkacyo 👋
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo gaalkacayo mudug gobolkii gobolada dalka somaliyeed salaan sare wllo
@ailover5719 Жыл бұрын
Hana sheegan hooyada was Xarood baad tahay adoon ah isaaq sheganya
Waa qabiilka kaliye si munaafaqnimo Somalia uga dhax qaraabta reer puntland Waa somali diid
@ahmedhassan-kt4ir Жыл бұрын
Ilaaahay awooda aad haysataan mid ka weyn ha idiin siiyo cadowna inkuma nihin Somali cadow iskuma aha taasaa xaqiiq ah kaliya dano siyaasadeed oo shakhsiyaad wataaan ayaynu isu dilnaaa from burco laandheere HJ ah.😂😂
@akramcabdi5686 Жыл бұрын
Ilaahow somalia nabad ka dhig ... sida somaliland iyo jibouti
@MohamedAbdiwali-ho5tl Жыл бұрын
Puntland 🇸🇱 🇸🇱
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Somali waa wllo cadowna iskuma aha e siyaasi danayste ah oo munaafaqa ayaa kala irdheeyay
@aliabdisalan139 Жыл бұрын
MAASHA’ALAAH GUULEYSTA ❤❤❤❤❤
@khadar_mohamoud Жыл бұрын
Copyland 50 cabdi bile iyo 5 suug miyaa dawlad lagu noqdaa 😂😂😂😂
@Mulla-alyusufi Жыл бұрын
Waxan Sland ba maalinba mid qaniimo ahaan uqabsata💀💀PROUD TO BE SLANDER
@dekaaadam6103 Жыл бұрын
Saw maha waa qaniimo😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdulahmad2368 Жыл бұрын
Somaliland lascaanood meel ku sheeg maskiin
@Puntland1 Жыл бұрын
Jeeganta Hargeisa wa Afka nool 😂 war Godka Goja cade kaso baxa oo dagaal fol ka fol ah so gala.
@omaryusuf7204 Жыл бұрын
@@Puntland1waxba isaaq ha ku xooqon cami isaaq waa mid, haddi aad colaad uu bahantahay welcome to goja cade, haddi adaa jarnimo iyo walaalnimo rabto iyadan welcome. Dhulbahaantena waxa lugu qalday qabyalada ee way ku so noqon laascanood waan laga heshin oo insha allah
@Puntland1 Жыл бұрын
@@omaryusuf7204 ISAAQISM langaab bah idoor ah ba ku qarabta Somali wa isbaratay sanadkan. Dhulhabante oo hal Jufo oo HARTI ba kula dagalay adigo Djabouti kaga tageerayo.
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Masha Allah pudland hambalyo
@xaawomaxamed8701 Жыл бұрын
Manshaa alaah ilaahy habarakeeyo
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
MM TV WAA FAQASH TV
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
Hanbalyo hanbalyo wa malinba meel bomarayaa wanu na dhiismaya hanbalyo rer potland form somaliland burco
@lakijamacmuuse7223 Жыл бұрын
Guuuuul dhigaygi❤❤
@fadumojamac2415 Жыл бұрын
Somaliland waxay daka bartay waxay badaa ka sii daran 😂
@mukhtarmaxamed5357 Жыл бұрын
Policeka somaliland ayaa kabadan
@ugbaadqalanjo1329 Жыл бұрын
Waxn hubkooda iyo hubba burca yaal iskumid😅😅
@mohammethsuleiman9620 Жыл бұрын
😂😂😂😂 hal xiro taaaala lkn qalbiga hka dhicin reerku wa dabaaldegaya wxsey niyada kudhisanayaaane
@nadaomar3168 Жыл бұрын
Camerada waxa moodaa 77kii in la duubay 😆 🤣 😂
@MaxamedMaxamuud-tk7gq Жыл бұрын
Guul happy 1ougoust
@buraale134 Жыл бұрын
Aduunku wuxu isku raacay inan puntland dagalka goojacade galin gaalku inama kala jecla wa xaqiiq maleeshiyad ayuunba galay harti ah watan jawabti
@moabdi3860 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 they're always copy to somaliland 😂
@Amiin_Abdi_Abdilahi Жыл бұрын
Iyagoo guryahooda iska joogaa loo qaatay waxano kale dadka lalama shiryimaadee Inay intan tamar dhaamaan ban moodayayba Wuxu shaw naf male Copy Land tu Waxay ku Dayanaysaa JAMHUURIYADA SOOMAALIDA EE SOMALILAND ALLOW noo Barakee Way Barakaysantee
@guletizmail8349 Жыл бұрын
Wuxu waa jabhad ayan umalaynaya.😂😂😂
@MBmubaarig Жыл бұрын
masha allah
@ailover5719 Жыл бұрын
Allah qosol badan waa maxay alabatan o dhamati waxy dagalka adunka 1940 lagu galay waye🤣🤣 istaqfulah
@abdimalikaden4467 Жыл бұрын
Kkkkkk qalbadaa ku jabtay ax sorry markaad aragtay awoodooda
@ailover5719 Жыл бұрын
@@abdimalikaden4467 maxa i jabay zinzibaro walahi qosol ku dhintay🤣🤣
@abdimalikaden4467 Жыл бұрын
@@ailover5719 anigu daarood ma ahi laakiin waa abtiyaashay harti zisibarka gus aad u macaan bay kuu hayaan naagyahow naagu dhalay ee afka nool u tag ragaa majerten waa ragii ay yaraahdeen gabdhihii habar gidir 1950 majerten qoorahoodu waa qoore faras kkkkkķkkk ciyaar ma aha mj from abgaal
@ailover5719 Жыл бұрын
@@abdimalikaden4467 maxa iga galay wxa tahay lkn wa cado Xarood inay qabil kale sheegtan🤣🤣🤣🇹🇿 zinzibari
@ailover5719 Жыл бұрын
@@abdimalikaden4467 ta labad khaniso ya ku bari guska zinzibart ilen waad soo argti ilaahy ma cadabo nin wa soo arki🤣🤣🤣🇹🇿
Hadey itobiya bada somaliland ku sheega soo weererto qof somaliya walee u hiilin maaye saa soomali diid weeye sheeko
@siyadsalah583110 ай бұрын
Wayba soo hungureeyeen imika
@mrabdu1805 Жыл бұрын
Waar meesha ma adhibaa lararayaa waaxay xaajiyaduhu iyo iskarogoyinku😂😂😂
@SNAcomando Жыл бұрын
Ragu maseer laguma ogeyn waxay maserka ader
@mohammethsuleiman9620 Жыл бұрын
@@Hamid_storyteller😂 bahasha inga qurxi nin military ah oo weliba taagi wata inan yr kma furan krteee lkn xqiqadu wx thy meesha wanagu cebeyseeen wxsoo kle dadka lma Hor keeeno Burao xero kutaaala ayaaa sdex laaabked taaala 😂😂😂 Anoo wx aan kufaano haysta aya hdna faaaneyn ee lkn xaajiyadahan qoriga aasoo sarteeen nga daaaya😂
@mohammethsuleiman9620 Жыл бұрын
@@Hamid_storyteller rahmo weyn iyo yr toona ma aqaaano video ma arag hadeyse jirto waxey cadeyn buuxda uthy in dadka mgladas kunoool ciidanku dhawraayo . askarta wxa lgu tababaro wxa ugu weyn in aan hubkiisa cidna siin askarigu hadii xabadi kudhacdio oo uu dhinto sharaf ladhinta lkn hadii s qorigiisi laga qaadey lagu dilo sharaf dro weyn weeeye . markaa askari taangi wata oo hplo yryr ka qadeen hadan indhahayga ku arko marumeysanayo xitaa nio taliye nuux taaani waa ninka barurta karidey siduuu u eryanayey ragii qabiilka kuso dirsateeen . mgciisa maskaxdiina kuqorey ma ilaawi doontan intaaan noshihiin . xarago dagaalankuna maaha inaad hubkaaga katagto ee waxa weeye adoo wax dumin kara wax layn kara inaad awood usheegan ee dhawrto dadka. tikniko qori saaran yhy lasoo orodeen markasa layidhi wxa ay sitaan wx lamida halagu dagalamo . PM 34 and 60 dhumodle ah xeroyinka yaaala isticmalkisa lga mamnucey in ciidanka qaranku isticmaalan . nuux taani ilahy ugu mhdnaqa hdii midkle jogi laha bosaso lgu murmi lahaaa
@omaryusuf7204 Жыл бұрын
@@Hamid_storyteller raxma yar iyo shacab, Somaliland lama dagaalanto ee magalada way iska baxeen ee adigu ka waran putlaaney maxaabiista laga qabqabtay sidi tusbaax furmay iyo weliba xildhibaanki halka danbe ka barakeeysna. 😂 Waxba ha ku walan shacabka. Somaliland shacab kama adka ee adigu sheekhow hadii ragnimoo jirto waa taqaan gooja cade , banaanka isku keen sii
@abdinaasirxasan35 Жыл бұрын
Waxan bilaa nidaamkaa ee is dhex yaacaya waxay 😂😂
@hoodoabdulrahman6529 Жыл бұрын
😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂
@Puntland1 Жыл бұрын
Rer Puntland 🇸🇱 Afka kama xaraan sida Habraha rer idoor 😂😂🤣🤣🤣 ilkihi madoba oo qaadka lagu dhameyey bay comments sectionka laso galen
@bookhaxmed658311 ай бұрын
Majeerteenow meesha iska hagaajiya tuumbooyinkii biyaha ayaydin pmyo ka dhigeysaane😂😂🤣🤣🤣.
@sahnim7481 Жыл бұрын
somli naf malaha, waxay haystaan hadii laysku daro somaliyoo dhani waxa ka awood badan jabhadii tigreega. somalidu iyadaa isku xoog wayn.
@abdiyusuf9006 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh copy somaliland markasta walahi reerkan wan ka yaaba
@MaxamedMaxamuud-tk7gq Жыл бұрын
Horta Somaliland xagee ladhahaa dabacayuun
@said1498ify Жыл бұрын
@@MaxamedMaxamuud-tk7gq Waxa la dhahaa Meeshaad ku dabo goday Sidaad i Copy garaynaysay Somaliland is Another level.
@dm-4u894 Жыл бұрын
Wlhi waa runtaaa, somaliland ku dayda uunbay aqaanaan
@@MaxamedMaxamuud-tk7gq Somaliland waa halkaad casharad ka qadaadataan oo wax ka barataan.😂
@farhanhade65614 ай бұрын
Wala cusboonaysiiya 2025 kadhig
@Daaw8124 Жыл бұрын
Copy cadiya 😅😅😅😅
@halimamumin3643 Жыл бұрын
Markast ba Somaliland beey copy gaareyaan. Fikirkooda waxba Kuma keenaan.
@Daaw8124 Жыл бұрын
@@halimamumin3643 wlhi walaal waa runtaa lkn samaliland way ka weyn tahay walaal somalilan gaari maayaan.😅
@mrabdu1805 Жыл бұрын
Copy somaliland 😂😂😂
@SNAcomando Жыл бұрын
Maseerku waa maxay adeer
@Puntland1 Жыл бұрын
Idoorku wa rer cadifada qabilka u dhaganugul 😂😂 afka QADKA lagu cunayey bay nagu fureen
@Puntland1 Жыл бұрын
@user-io5qy7yo5g adigo hubki iyo Ciidanki Djabouti ay Khadra xayd kuso gurtay oo 33 sano mamul haystay bad Goojacade dhufas ka gashay. Dagaal Toos ah wa ka baqday. Waxad door biday inad shacabka Madfac kuso tuurtid - dad Muslim sheganaya oo Xeerka dagalka aan aqoon ba tihin. Xiqdiga iyo cadawada waxay mujinaysa CIIL QABE YAAL CILAN inad tihin.
@Puntland1 Жыл бұрын
@user-io5qy7yo5g Garxajis ma tihid ee langaabki ciilana ee Habar Gus jeclo ba tahay. Guriga wa la dhisaya inta dhimatay na geeridu wa Xaq qof nolasha ku waraya na majirto lakin waxa hubal ah godobta aad ka gasheen rer lascanood ay san noqonaynin mid aad ku libantan. SSC♥️
@siciidali4034 Жыл бұрын
Kakakakakakakak joke state waar waa sidee sanad guraddii dhamayd ma 4 cabdi bile ee wada boodhkanah miyaa yaahuu reer tolkay rag iska dhicis ayaa nafta ka qaaday waar ciidankii ciise riyoole meesha ka maqan !!!!!
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Reerka mayna cid Aqlileh ka dhalan mise. Role model waa ka lgpt Ayuub 😂😂
@mohamedhimilo6064 Жыл бұрын
Siyasadi way barten waxoogi way qarsaden afar qabal iyo afar suu ayey wadada keenen waa saxdii !!!!!!!!!!!
@mohamedhimilo6064 Жыл бұрын
@user-io5qy7yo5g kkkkkkkkkkkkkkkkk
@awmuseaw7602 Жыл бұрын
faanbadanaa ooo siiga yara
@MegaCigaal Жыл бұрын
Ciidan bidixda ka socda lama arag oo sidii hablo aroos tagaya isku ruxaya
@@SNAcomandomxa keenten ee lga maseyraa ma xajiyadaha qoriga yr so sarteen wlhi mid laqaato inanu kujirin Ee hlakala xishooodo nio wxs idinko hya ayah Somaliland afka kuso tgeysan mrkasanu awood anagoo leh badhida idin salaxeynaaa hdadse ciyarta nga deyn weydaaan futada xabad kulul oo PM 34 lgaso riday idinka glin Sug idinku dari mrkasad miyisaneysaaane😂😂😂😂
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Caasimada matanaa 😂😂😂 wlhi wan qoslay balse dawlada somaliyed waad dhaantaa Ilahay nabada ha idin siyadiyo copy land 😊
@SNAcomando Жыл бұрын
Kalay oo hubka gashandhiga ku xaresan aan ku tuse kalay xududaha dalka eeg waxa yaal oo hub ah war kalay eel kabtarada iyo daroniska dowlada ledahay aan ku tuse ka nax oo nafta waa raga maseerka laguma ogeyn puntland waa dowlada somalia qeyb ka tahay waliba qebta ugu muhim somalilland waa gobol dowlada somali kor ka xukunta war yahe mar qudha xududa inogu kalay gashandhiga waxa hub yala madan arag waxas oo hub ah Ethopia iyo kenya ayaa lagu werari rabaye ee adeer jida xududa imaw Ethopia sida lagu werarayo ayad arki donta
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
😂😂😂wlhi aan xishooday foolxumada putland inay sidan dhaantaan moodi jiray hubna ma hayso ciidana ma hayso sido kale majeerten gaajo ayuu udhimanayaa wlhi ceebtina Ale ha Asturo Djibouti iyo somaliland Heerkay gaadheb hawiye daarood waligiii muu gaadhin 18!may eeg 27 June hubka lasoo bandhigay iyo wadooyinka Dad fashilmay faanbadan sido kale aaminsan inay nabiga scw scw ❤️❤️ ka laandheeraysan yihin ish anaga wasna putland adeer
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Sido kle waa bilaa nidaam somaliland Somalia way ka hormarsantahay wlhi libintana waan siiyey dad tashatay Somalia ciidan Ajaanib ayaa ilaalisa Somalia putland dhaantaan Aminsahay because nabada iyo wada tashiga libinta raga lama khaqiro balse somaliland waa wadan dhismay mantana bay ictiraaf hesho wlhi somalida unoqonaysa xidig ku dayasho mudan we are proud land 💚🤍❤️
@SNAcomando Жыл бұрын
@@Abdihamid2024 waad ku walaten puntland lkn ogsonow puntland iney idinka geysinimo badan yihin ogosono puntland cidan state iyo cidamo federal ah kuma yara wana rag puntland ku dhashay oo dagalkana wax ka yaqana aniga kuma aan dhalan puntland aniga rer mugdisho ayan ahay lkn state puntland si walba aad ugu masertan aad indhaha ku heysan xabad kama badali kartan wlh cidan 32sano laso dhisaye hadi bes BSF kaliya ay la dagalan waxan huba cidanka in wax walba ay watan laga furan karo lana lay karo wayo cidanka 32sano laso dhisaye oll waa rag iney ku fanan oo dagalna waxba ka aqon waye lkn kuwa BSF wa rag buraha lagu towbaro oo dagalkana wax ka yaqana sxb waxba ha faanin puntland wey tagtay ee haku dhiman ka har waxba sida hablaha asayga usaran oo kale ha baroran ee gojacade godka kaso bax wax ku kor tagan waa rag cida udhashay ee ma ahn rag puntland xita hadey puntland ku jirto xita xaqbu uleyahay wllki walashi ayuu udananina wllkaga dila adigana ha so dagalin dagalka ma socone wlh waxa idin qaldaya waa Ethopia axmadara waa rag aan xamar ku xasuqay oo aan baray hilin cerin iney cunan wllkaga waa kan somalia kula ah ee axmarada ethopia wll kulama ahan