Laanta socdaalku waxay ku fashilmatay in ay joojiyaan shisheeyaha usoo tuugsi taga dalka
@ducoqabe-z3b11 күн бұрын
Madaxwayne sharci iyo siyasad u samee soo galootiga ajaanibka ah ee dadkii masaakiinta ahaa hafiyay, cuduradana inagu faafiyay, dalkiina inaga qabsaday.
@AbdilaahimaxamedroobleBudhle11 күн бұрын
Mahda odhan waxaa iska leh alle waxaa uu boqodaye lanta aocadalka madaxwayne adbaa ugu mahsantahaye shaqad ad qabtaaye ee kentaye isbedelka wayne ee aomaliland ka dhacaye mansha allah
@ShaceybCali11 күн бұрын
Madaxweyne lafta Nagaa danbe inaga madnuuc
@MohammedMuhumed-yb6uh11 күн бұрын
Ciro wuxuu ladaris yahay xukuumadii lawalaal latahay dhamaan cadawgeena inta jecel duminta qaranimada jamhuriyada somali land iyo horumarkeeda ciro iyo kooxdiisu waxay ka soo horjeedaan inta jecel aqoonsiga horumarka jamhuriyada somali land maso hadlaqaadi karo aqonsiga jamhuriyada somali land iyo meel laguhal hayo toona yaab
@landsurveyingandmapping648511 күн бұрын
Firest i would like to ask immigration department of somaliland and immigration low acters what did you plef somali passport holders ? Second is did you have any part identities of somalia passport holders in immigration law of somaliland. If you plef somalia passport holders are citizen who you plef is foreign? I know you can not my questions because somaliland governments not making clear statements for that matter but that matter is number one it make somaliland down because somaliland had own passport but people using somali passport which unacsabtible ministry of foreign affairs of somaliland officials are recommended letters attaching somali passport holders like somaliland citizen ship so what we are . What other world plef somaliland officials when they acting like that
@shadiaali275011 күн бұрын
Waar nacaskani waa madax weyne goboleede hurdada ka kaca oo madaxtooyada ka soo saara neefkan yidhi Jabuuti baynu walaalo nahay een hadli karin ee sirta laga hayo ee faqashtu u taliso waar dadkan maxaa dhiigii iyo fir fircoonidii iyo wadan jacalkii ka qaaday walee sadanbe ayaad garan markay faqash kuu taliso.