Hadaanay wadanka illaalin,yaa illaalinaya,waymahadsanyihiin inamadaa darbi somaliland noolaada,vivasomaliland,ilkacasw amarka aad qaadateen waa la filayey,guulaysta
@GjFy-c6d21 сағат бұрын
Samaroon malinkii qorilugud huwantu soo weerarty ayay dheheen sugi mayno oo dhulbahante. Ayay isaaq weerareen hadhaw anaga ayay nagu soonoqonayaan ayay dheheen markaa anigu maan farming ciday u halgamayaan ee bal reer galbeed aan eegno
@MukhtarMohamed-h6h21 сағат бұрын
A A P cid ma qarayn karto , n7maanka araab way diyrsadeen waxoodii dal iyo dibadba, salm , ripoplik of Somaliland
@sidrasirad947522 сағат бұрын
markay lee yihiin wa la qaramanayaa ma hj odhan dagaalka ku jira asakar laga dhigayaa waxas ma shaqanayo ma hubkooday dowlada ku biriyaan sheeko hj odhan ciidamda geli mayso schoolo gelayaan markay xuduuda soo xidhan wada jir xuduuda ha loo soo xidho markasa badhna ciidamda ku biiri badana wax barasho iyo shaqo doonayaan
@Idiris-t2t22 сағат бұрын
Guul somaliland
@FarduusDaahir-oo4sc17 сағат бұрын
maxamed aabii u inagu kiibaray walhi waxnu lashaqeeya cadwaga soomaalilnd
@omarmahamed-ks1de22 сағат бұрын
Filinbey jilayaan reer hargeysa iyo reer borame
@SAEEDIbrahim-g3y20 сағат бұрын
Ciidankii qaranka laascaanood ha xoreyaan markaas baa la qarameen
WIIL ilkacase afkaaga ayaa P M 21 ah buufi cayayaanka
@FarduusDaahir-oo4sc17 сағат бұрын
walhi hadi ciidan qaran laga dhiigi ma daagala mii karan imika la odhan doona amar uma haysatan ee joog
@WaraabeTuur22 сағат бұрын
markaan ahay nin gar xajis ah iodagan sanaag iyo cayin anu 36 kaa man fahmin mana jiran cidan beleed noo gaar ah markaa ssb waxan u arkaa damaca hadhow ku dhicidoona garcajis mana ogoli jabhad ciidanka qaranku wuxuu kari yoyo majirto
@jamalsaleeban166620 сағат бұрын
G36 waa dhaman inta garxajis ka kooban yahay. Gx waa36 haamod.fuly fulay dhalay maan ku dhaha mise huwan ayaad tahay😂
@Ali-xw9il20 сағат бұрын
Ma tihid garxajis ee beenta jooji ⛔⛔⛔
@WaraabeTuur7 сағат бұрын
@@jamalsaleeban1666 itidhi bee maxad kawadaa anu man fahmin waxase ma 36 guribaa😂
@cabdixuseen183921 сағат бұрын
Ciro ina abiib waxay yidhaahden hubka habar jeclo haysato oodhan muuse biixi ayaa siyay waana xoolihii dawlada marka hubka iyo tignikada dawlada ha ku wareejiyan wixii ciidanka galayana ha galaan dhakhsada idinka isku gaystay waxase lasocda cidna eersanina
isku soo Wada duuboo reer Somalilandoow cadawgiin ha jabee siiba reer sheekh isaxaaqoow magaciin ha jiree- cadawgii dibadda iyo kii guduhuba waxay usbuucii horee la soo dhaafay -go'Aan Ku gaadheen- inay dib u dardar galiyaan- shirqoolladii iyo dibindaabyooyinkii Ay jiritaanka qaddiyadda jamh'somaliland Ku minjo xaabin lahaayeen - iyo inay munaafaqaddii iyo fitnooyinkii dhagaraysnaa ee Ay bulsho waynta reer Somaliland siiba reer sheekh isaxaaq Ku kala furfuri lahaayeen dib u bilaabeen ,, sidaa awgeed reer Somalilandoow Aduunyada warbaa jira iyo weerar joogta ahe u ogaada sidaaa ,, kana digtoonaada tabaha iyo xeeladaha cadawgiinna, quluubtiinna iyo mideeya cududdiinnna oo meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa waa kama danbaystiiye, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaaan la gaagixin insh tcaalaa,, for ever Somaliland republick,,