Deg deg Volkanihii o Itobiya kufiday dadkii Xolihii & babuurtii oo Holcaya & dhulkii o Waraaq noqdy

  Рет қаралды 108,559

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 211
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 15 күн бұрын
Allow somalida iyo inti muslima kabadbadi Aamiin ilahoow 🤲
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k 15 күн бұрын
Ilaah haa ku badiyo dhul gariirka itobiya dad badan ayey xasuuqeen waliba dhanka Tigreega iyo Amxarada iyo Oramada Ilaah haa dumiyo awoodooda Ilaah haa badbaadiyo muslimiinta
@osmancadeyusuf951
@osmancadeyusuf951 15 күн бұрын
Dhulkaan allah ayaa maamula Siduu doono ayuu kayeelaa Allahu akbar
@aminaali8263
@aminaali8263 15 күн бұрын
Illahay dadkena iyo dagankena Somalias nogailali yarabe
@j.jilani4535
@j.jilani4535 15 күн бұрын
Burburka iyo barakaca Alle ha u siyaadiyo Itoobiya.
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 15 күн бұрын
Jaamacow masiibada ALLAAHA inaga hayee Aamiin dheh
@joharonurr5611
@joharonurr5611 15 күн бұрын
Xaranta Ethiopië 🇪🇹 Allah u siiyadiiyo boowe Somalia Allah noga bada badiiyo dagan masha kaso carar masha dhiibaku ka jiiro waan kal go anahay Somalia Somalia baa lah wan ka go anah guul Iyo gobaniimo Somalia so qora💪💪💪
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 15 күн бұрын
Guul iyo gobonimo insha allaah ❤❤
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 14 күн бұрын
Aamiin ALAHA gubo ABAY iyo oromadiisa iyo AMXAARO tigreey GAALO dhamaantood ALAHA u siyaadiyo dabka Aamiin
@JawahirHassan-y9n
@JawahirHassan-y9n 15 күн бұрын
Subxaanallaahi malikul qudduus. Waa mucjiso rabbaani ah. Ilaahey subxaanahu wa tacaalaa hanaga ammaansado anaga iyo intii Muslim ah.Waa aakhiru zaman.
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 15 күн бұрын
Subxaanallaah😢😢 illahy haa gargaaro islaamka ku nool
@Ahmed.Madar-q9o
@Ahmed.Madar-q9o 15 күн бұрын
Oo Guuleedyare yaabye!! Jamac yarka u tudh Adawgaa la janeeye.this frm Borama.wish you good luck and happiness.
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 15 күн бұрын
Ilaahay ha sakhiro waa dad aan isku midnahay oo walaheena dhibta waa looga duceyaa allaha u gargaaro
@CabdiFatax-ud9mn
@CabdiFatax-ud9mn 15 күн бұрын
Rabi kaligii ayaa awoodleh wax walba oo dhacaana wuxuu ku dhacaa qadarta alle Yaarabi kabad baadi dadka muslimiinta ah masiibadan kanayeel sidii khayrleh
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 14 күн бұрын
GAALADA itoobiya OO SOOMAALIYA hunguriyeeyey ALAHA u siyaadiyo dabka Aamiin SOOMAALIYA iyo kuwA muslimiinta AAN munaafuq AHAYN ALAHA KA badbaadiyo Aamiin OROMO AMXAARO tigreey GAALADA CADAWGA ah ALAHA gubo Aamiin
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 15 күн бұрын
Allaahu Subxaanawatacaalaa hakayasiro Dadkeena Somaaliyeed ee daggan halkaas Dhulgariurka Volkaanka ee dareeraha Dabkaa watta Allaahumma Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 15 күн бұрын
Waa Naar ifka Alle usoo bixiyay mana toobad keenayaan
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 15 күн бұрын
Allow u gargaar umadda muslimiinta
@saidahmed7268
@saidahmed7268 14 күн бұрын
Itoopiya baddii haddii Allah usoo jeexo
@SoumeyaHared-h8g
@SoumeyaHared-h8g 15 күн бұрын
Asc walalaha soomaliyed waxa sobaxay nabsigi somalida ee alaha uga jaro
@AbdullahAhmed-z7x
@AbdullahAhmed-z7x 15 күн бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم القارعة؟ ماالقارعه ؟ وما ادراك ماالقارعه ؟ يوم يكون الناس كالفراش المبثوث؟ وتكون الجبال كالعهن المنفوش؟ فامامن ثقلت موازينه فهو في عيشه راضيه؟؟؟ وامامن خفت موازينه فامه هاويه؟ وما ادراك ما هيه؟ نااااار حاميه.؟ صدق الله العظيم. ؟
@baladomar7798
@baladomar7798 15 күн бұрын
Ilaah ha yasiro ilaah muslimiin ta ha ka badbaadiyo
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 15 күн бұрын
Allah hannaga badbaadiyo masiibada socota Amiin Amiin Yaa Rabii
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 15 күн бұрын
Dhulka Gariraya Allaha Sahlo Awooda Eebe weyane Toobad keena Soomaaalay.
@abdullahimataan7461
@abdullahimataan7461 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ wa khayr dhaman ga gubteen was yaano 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wa farxad
@bazeera5520
@bazeera5520 15 күн бұрын
Subxaanallah wa nimcal wakiil Illahow na badbaadi
@suadabdi5
@suadabdi5 15 күн бұрын
Canfartu wa dad Muslim ah waana dad fiican dawlada etoobiya wa cadow
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 15 күн бұрын
Subxaanalah, Subxaanalah, Subxaanalah Ilaaheey baan ka magan galnay.
@maxamedxasan4851
@maxamedxasan4851 15 күн бұрын
Alle wqxan ka baryaeynaa inta somalida in uu qaarad gaar ah ka dhigo in qiyaamaha ka dhiman
@SaMo-y6o
@SaMo-y6o 15 күн бұрын
Soomaali galgeed wey ka badbaadi sey sheygeegayaan allah uge
@QamuscabdiCarab
@QamuscabdiCarab 14 күн бұрын
Wa amar alah ilahy aya awoda le
@MunaHussein-w3g
@MunaHussein-w3g 15 күн бұрын
Subxana laah umada muslimenta Allaha xafido
@HawaNageyeh
@HawaNageyeh 14 күн бұрын
سبحان الله العظيم
@Guuledismaciil-c9l
@Guuledismaciil-c9l 15 күн бұрын
Subxaanalaah waa musibo alaah akbar
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h 15 күн бұрын
اللهم نجنا من النار
@RuqiyoDihad-lt5jk
@RuqiyoDihad-lt5jk 15 күн бұрын
Subxanallah😢😢😢😢😢
@AxmedosamanFaaa
@AxmedosamanFaaa 15 күн бұрын
Sxb cidii horay biyahaas omateed u ahaayeen ka waran anaga nuguma cusba galaddow sxb
@SaytuunYuusuf-u3n
@SaytuunYuusuf-u3n 15 күн бұрын
Allow ugargaar umadaad adaa caadila ah
@osmansharif3115
@osmansharif3115 15 күн бұрын
Subxanaallah subxanaallah subxanaallah subxanaallah subxanaallah subxanaallah subxanaallah
@cabdilaahixiis8001
@cabdilaahixiis8001 15 күн бұрын
Allaha awood leh waxan ka baryayaa in beeraha jaadka ee ethopia in uu volcano ay baabiiso taas baa somalida u dan ah
@Djoharaawalehdideh
@Djoharaawalehdideh 14 күн бұрын
Dulmiga mafiicna
@cartancartan8452
@cartancartan8452 15 күн бұрын
Illahy hka badbaadiyo
@FarxiyaMMc
@FarxiyaMMc 14 күн бұрын
wa laiska hadlaya tan ilaah bawato waqtigii rasuulku shegay batagan
@MohamedAhmed-gz9ub
@MohamedAhmed-gz9ub 15 күн бұрын
Waa qayayaab ee maaha waxlaguqoslo waxahelay walaalkaa hakuqoslin kugelidoonaaba lama ogeee
@saynabnuur6922
@saynabnuur6922 15 күн бұрын
Subxaanalaah illaahey ha ina wada badbaadiyo
@HooriDucaale
@HooriDucaale 15 күн бұрын
Waa labadii benaale ee xashiishada cabi jirey
@AadanBashir
@AadanBashir 15 күн бұрын
Subxn. Allah
@selmanabd2782
@selmanabd2782 15 күн бұрын
War canfari waa muslimiin ee inaguba waan islaynaa ee ha loo gurmado
@apdikareem.
@apdikareem. 15 күн бұрын
Yuusuf cali
@Tasniim1
@Tasniim1 15 күн бұрын
Allah hasahlo amuuraha.
@alhajihajohaji1544
@alhajihajohaji1544 15 күн бұрын
Amxaaro albaabo naar ah baaa lagù furay alle ha u siyaadiyo muslimiintana alle haka badbaadiyo
@ubahdahir9581
@ubahdahir9581 15 күн бұрын
Mashalaha alhakubadiyo
@Tasniim1
@Tasniim1 15 күн бұрын
Volcano 🌋 dhulka socda waa mudslide .
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 15 күн бұрын
Dhulka cirka ilaahay Ayaa Xukumo Qoomkii uu ka ooyo waa qoom uu layaabay
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd 15 күн бұрын
Guul jaamac galad guulayso😊
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 15 күн бұрын
Cajiib allaha sahlo
@amirsirya3614
@amirsirya3614 15 күн бұрын
Ala ninkan walhi waaxaraabe waninkaan ugu jeclahay rer jigjigaad isaga iyo buur gaabo
@selmanabd2782
@selmanabd2782 15 күн бұрын
Factabiruu yaa ulil absaar
@abdallaali1746
@abdallaali1746 15 күн бұрын
Subxaana llahi 😢😢
@MaamacaashaXuseen
@MaamacaashaXuseen 15 күн бұрын
qeyr baa sheegaysaan ee wali adis ababa ma gaarin miyaa allaah ha u siyaadiyee
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 15 күн бұрын
سبحان الله
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 15 күн бұрын
War habaarka ka dhafa umada deriska nala ah sidee wax yeesheen
@aminaali8263
@aminaali8263 15 күн бұрын
Allah nagabadibadiyo anga iyo intimuslin aheba illahow dagankena somaliyadeba nogabafibadi
@garadkaxafada604
@garadkaxafada604 15 күн бұрын
Ilaahow muslimiint ugar gaar
@DeeqaAhmed-q9p
@DeeqaAhmed-q9p 15 күн бұрын
Subaxnallaah subaxnallaah
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 15 күн бұрын
Meshaas wax Bad la dhaho oo ka soo bixikara ma jiraa oo waxay noqon meel waadi biyo kulul . Bad ma ka soo baxayso meesha ee oo gaada. Insha Allah Allaw anaga bad baadi.
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 15 күн бұрын
Machaallah
@sandabarud8818
@sandabarud8818 15 күн бұрын
Doqon cagdheer ah
@mohnur341
@mohnur341 15 күн бұрын
Kani waxaanu aqoon u lahayn buu rabaa Inuu ka sheekeeyo 😂😂😂😂😂😂😂😂 reer miyi la yidhi volcano ka sheekee
@garadkaxafada604
@garadkaxafada604 15 күн бұрын
Subaxanallh
@AbdulkadirAli-uj1nu
@AbdulkadirAli-uj1nu 15 күн бұрын
Waa aduunyo gadoon. Ogaadeen Fulkano sharaxaya. Marqaankaa tusey.
@KhaalidMaxamed-hc7et
@KhaalidMaxamed-hc7et 14 күн бұрын
intaad qayileyseen baan wax baraney😂😂
@karlesk6498
@karlesk6498 15 күн бұрын
Allah ha u Siyaadiyo musiibada ku habsatay canfar iyo dhamaan Ethiopia rabi dhagxaan haka dhigo ciidan haku daro waa dowlada dhibta Uga badan ku hayso umada somaliyeed
@farduus_
@farduus_ 15 күн бұрын
Abii iyo xasan shiiq ha qaado vulkanada
@omarishirwa
@omarishirwa 15 күн бұрын
Waa Afrika oo Kala go,aysa sida ay culimadu hore u sheegtay Geeska Afrika Ayaa Kala Jabaaya o jaziirad ayaa dilaacaysa
@HaabiilAhmed
@HaabiilAhmed 15 күн бұрын
Kana reer miyiga ah aqoon aanu lahayn ayuu iska dhex dabaashaa India adayg beentuu kaga daray
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 15 күн бұрын
Subxaana Allah
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 15 күн бұрын
Dhulku ma niikinayo wuu leexaysanaya.jamacoow. Mahadsanid
@maxamedxasan4851
@maxamedxasan4851 15 күн бұрын
Alle gaar ha isu gu soosaaro inta somalida aanu aragno 100% intay noqdaan beesha iidoor qaarada soomaali weyny intqy noqdaan waa cadawga soomaali weyn
@IstahilYusuf-w7k
@IstahilYusuf-w7k 14 күн бұрын
Subxana laah Subxana laah Subxana laah Subxana laah Subxana laah Subxana laah
@AHMEDAbdi-sl9mm
@AHMEDAbdi-sl9mm 15 күн бұрын
Hargeyso dhulgariir aya ka dhacay nabadi
@fowsiamuhammad6784
@fowsiamuhammad6784 15 күн бұрын
Mar waan naxay ale haynaga badbaadiyee Mar ninkan waan ku qosley waxuu kuleeyahay ma badbaadeynee aan qaxno xaguu aadi
@MayowAweys
@MayowAweys 15 күн бұрын
Subhanalaah
@MohamedIbrahim-zr5hb
@MohamedIbrahim-zr5hb 15 күн бұрын
Subhalllahh
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 15 күн бұрын
Asc Jama iyo guleed
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 15 күн бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 15 күн бұрын
WCS ASXABTA NABI MAXAMED CSW WAXUYIRI ALLAHU MUBARIK ARDULXABASH ANAGANA UMADI NABI MAXAMED CSW HADANAHAY ILLAAHOOW ARDUL XABASH DHIBATADAN KABADBADI YAA RABI YAA ALLAH YAA XAYU YAA QAYUM ILLAAHOOW KABAD BAADI AFOYINKA HAYSTA
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 15 күн бұрын
Laga rajeyn mayee waa laga cabsanayaa wax fiican baa la rajeeyaa adna waxaa tiri folkaana la rajeynayaa
@aydarusali5488
@aydarusali5488 15 күн бұрын
Dhulka buuraha xajiya hadii ay gubteen buurihii dhulku waa ruxanayaa
@MakoFarax
@MakoFarax 15 күн бұрын
ILAHAYOW OGAADEENA KU SALID OO SOO GAADH SII XASADKOODA AYAA BADANE AAMIIN AAMIIN
@soniamohamed9563
@soniamohamed9563 15 күн бұрын
Qumayo ilaahay kacabso dadka muslinka habaarka kadaa
@JeestoOne
@JeestoOne 15 күн бұрын
Jamac galaad waaa niinka Cali xararee khaadka kasaaray weeye
@qawdhanahmed4895
@qawdhanahmed4895 15 күн бұрын
1997 ayay AHAYD xiligassi
@MustafaEssa-js5bg
@MustafaEssa-js5bg 15 күн бұрын
Wll Jama madaxweyneha FRS ayaa bad u qodaya malahaygaa.
@MakoFarax
@MakoFarax 15 күн бұрын
ILAHAYOW WADADA ITOBIYA IYO JABUTI GO DAA SI REER SOMALILAND U HU KALA KACDO OO LOO ISTICMAALO DAKADA BARBARA AMIIN AMIIN
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 15 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 Amay Balayo Keenan Dhaqale Iyo Ictiraf Laradinayo
@yusufjama3282
@yusufjama3282 15 күн бұрын
Dhibaato dad ha inoo soo joidin Makooy Alleh ictorqafka iyo nolol sare ka baryaynaa aamin
@abdiqafaarabdulahi2335
@abdiqafaarabdulahi2335 15 күн бұрын
cirka hadaad aadaan may dhacay kismaanyo iyo garacad baa l aadi hhhhhhh
@KhadraJama-x5i
@KhadraJama-x5i 15 күн бұрын
cagdheerey inkaartii reer sheekh isa xaaq ayaa idinku dhacday oo dhukiibaa idinla go aya
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 15 күн бұрын
Jaamac caawa sheekaa wadaaye😂😂😂
@nanogzan
@nanogzan 15 күн бұрын
wax lagu qoslo mahan 😢😢 waa cibra qasasho
@massmass8300
@massmass8300 15 күн бұрын
Subxaan waa qiyaame caadi ah
@AhmedDhere-v6m
@AhmedDhere-v6m 15 күн бұрын
labada weriye ee ugu qaalisan soomalida, alle haka xafido isha nuxuusta iidoor, bhoodlan idinka dhegaystaa
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 15 күн бұрын
Nacaybka reer shiikh isaxaaq waxab ka qadi mayside wanaag baa usiyaada
@MaxamedTimir-r2m
@MaxamedTimir-r2m 15 күн бұрын
Wxadtidhaahdaa marwalba waxansalaamayaa umada soomaaliyeed Mark aliyah lagaama maqal waxansalaamayaa umada soomaalilaan
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 15 күн бұрын
Ethiopian VOLLCANO HA LEDAN DDS ALLAH HA KA BAD BAADIYO SOMALIA OO DHAN
@jeeeeyah
@jeeeeyah 15 күн бұрын
Degan somali ku lahaa. Waa meesha ay la wareegi doonan. Walalihiin hubka u sita
@DhuuxAxmed-d3v
@DhuuxAxmed-d3v 15 күн бұрын
Deegaanka somalidu waxay mid noqodoontaa wadanka somaaliya Marka Badu ka dilaacdu itoobiya
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Kulanka Saxaafada,  Gov Nadiif Aadan Jaamac
1:04:00
Dal Jire Tv
Рет қаралды 2,9 М.
Daroogo ayey ku dhax qariyeen Xalwo ka dibna Sacuudiga loo dhoofiyay ayaa lagu soo eedeeyay .
1:07:15
DEG DEG CULUMO CAAN AH OO INKAARAY XASAN SHEEKH & DIL LOOGU HANJABAY
17:23
Zaki honest Official
Рет қаралды 7 М.
NUUX TAANI XILKII LAGA QAADAY HABARJECLO SAMAROON XANAAQAY
8:36
waridaad TV
Рет қаралды 76 М.
Dr Mohamed A Salaat (Oomaar) Xaalada Geeska
55:37
Dal Jire Tv
Рет қаралды 3,4 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.