Ciidankii Sudan oo cagta mariyey ciidankii Imaaraatka ee RSF & Baroor katimi Hoggaanka RSF

  Рет қаралды 8,878

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Falaagadii RSF ee Sudan oo cagta lamariyey, qeylo-dhaanta Jen.Dagalo & Jen, Burhani oo guul jooga
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Пікірлер: 43
@CabdishekhIbrahimadan-xt2gf
@CabdishekhIbrahimadan-xt2gf 31 минут бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@CabdishekhIbrahimadan-xt2gf
@CabdishekhIbrahimadan-xt2gf 31 минут бұрын
ماشاءاللہ
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 4 сағат бұрын
Allahu Akbar ❤
@HasanHanad-q2u
@HasanHanad-q2u 2 сағат бұрын
Imaaraatku waa cadowga dawladaha islaamka.
@FowsiyaAbdulla-pv3jn
@FowsiyaAbdulla-pv3jn 16 минут бұрын
Viva General Burhani
@buraale134
@buraale134 3 сағат бұрын
Mashallah guul sudan emirates hajabu inshallah
@dahirduale5650
@dahirduale5650 3 сағат бұрын
Allaahu Akbar Imaaraadku waa cadowga Umada Muslinka ah
@kingmohaa5256
@kingmohaa5256 4 сағат бұрын
Sudan waa tariqda musliminta guul urajena dowlada
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 сағат бұрын
Hanbalyo Ayaan u dirayaa ciidanka suudan
@CabdimaaligIsmail-rb3sx
@CabdimaaligIsmail-rb3sx 2 сағат бұрын
Allaah mahad oo dhan leh hadii jahadii dalka Sudan dhibtay la jabiyay
@mo3classic760
@mo3classic760 2 сағат бұрын
Masha allah mahad oo dhan diamanterna ilahay ayay uzugnatay. Marka lapaadna madaxweynaha zuniga ah ee sudaan iyo ciidanka dhogoda uzhupaya islamnimada ayaa leh. Ilahayow izlaamka marwalpa guusha zii yaa allah
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 3 сағат бұрын
Sudan 🇸🇩 ❤guuuuuul insha Allah 💙🇸🇴🩵
@YahyeAxmed-z8c
@YahyeAxmed-z8c 4 сағат бұрын
RSF wakhtigeedii waa dhamaday nijaasta😮
@maryanmahamud8090
@maryanmahamud8090 2 сағат бұрын
Allaah hajabiyo kukaas oo maso celiyo ciidanka sudaan allaah haguuleyo
@abudarda00
@abudarda00 3 сағат бұрын
Guul sudaan
@shucaybmaxbuub7663
@shucaybmaxbuub7663 3 сағат бұрын
Maantaa guul ugu horaysa haday dallaalkii emaaraatka meel saareen
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 3 сағат бұрын
Emirates waa yahuud qamiisyo xiran
@Hamse-Ahmed10
@Hamse-Ahmed10 3 сағат бұрын
Insha allah Sudan will be peace soon❤❤❤❤
@Guulwade970
@Guulwade970 3 сағат бұрын
Guulo badan baan u rajayn ciidanka suudaan
@ahmedmoalimosman139
@ahmedmoalimosman139 4 сағат бұрын
Ilaahay ha jabiyo ciidamada imaaraatka iyo yahuuda Imaaraatka wa cancer ilaahay uso diray wadamada muslimiinta Anagana ilaahay ha inaga so deeqa ciidamada imaaraatka
@waberijama8636
@waberijama8636 3 сағат бұрын
Good news bro
@farahhassan2193
@farahhassan2193 Сағат бұрын
Imaaraad ninkii soo dhowaystaa waa nin abeeso dhabta ku qabsaday!
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 3 сағат бұрын
Emirateka halaga tirtiro Africa.. waa cadowga Africa
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 3 сағат бұрын
War nairobi hanoo xayeeysiin Somaliya lacagtiina geliya
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 3 сағат бұрын
Gelan midiya asalaamacaleykum masha alaah
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 3 сағат бұрын
Sudanies ❤
@osmangure6040
@osmangure6040 Сағат бұрын
Aleylehe wa geeljire sida dadwladda xasn sheekh oo ah kuwonaann waxaba aqoon laakiin waz boobankelya aadna u tayo iyo asluubbba
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 3 сағат бұрын
Somalida Imaaraad daba socda cashirkaas in loodhigo weeye .. wakiilka cadowga Yuhuuda weeye imaaraad
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 3 сағат бұрын
Mansh guul waaye
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 3 сағат бұрын
Yab imaarat mafidno dalalka muslimiinta laguso dayayba Waxase igalasilita dawladaha Aminaya amaba garabkadhiganaya iyago og inu fidno yahay imaarat sida. Soomaaliya 😱😱
@HRU20
@HRU20 4 сағат бұрын
تحيا السودان وجيشها والهزيمة لقوات الدعم السريع العميل للاستعمار العالمي ..
@AhmedOlow-x7w
@AhmedOlow-x7w 2 сағат бұрын
Gaylan waa media noo keent warar la hubo oo degdeg ah
@Alexandrabuull11
@Alexandrabuull11 4 сағат бұрын
Falagada Hala ciribtiro😅
@abdisalam97
@abdisalam97 33 минут бұрын
Alxm waa war an sugaye inbadan
@Aaaaaaa-c7y
@Aaaaaaa-c7y 3 сағат бұрын
Saaas ayaa larabaa
@nasiromar7817
@nasiromar7817 53 минут бұрын
Emirate msxaa ku jaan jaamay. Waxay ila tahay mar in lagu Duuli doono oo waxa ee keesteen guryahooda inta loogu tago dugum daakun laga dhigi doono, hatuu alle idmo.
@SharmaMazzola
@SharmaMazzola 4 сағат бұрын
Fast❤
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 сағат бұрын
Edaynta masar Exameti wamidjawabuah edaynti imaradka Eburhan balse waxaficnayd inudorto dal UAE coladkadhaxayso tankale edaynta sucudiga okadhigan inuibireeyay madama sucudigu sharaftisa kadagaalamo ugudanbayn edaynta dalalkas wamidjahligiisa qexaysa madama dawlad laqonsanyahaytahay waxalatagerayo xaqnatahay alxasil wakudaayay xameeti kaliya alqacidayn uharsan
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 53 минут бұрын
Sudaan Burbur Ayey Gashay Laba Koox Oo Xukunka Wadanka Isku Hertinaya Shacabkiina Burbur iyo Barakac Ayey Galeen........ Islaamka Wuu Guuleysan l.a
@drcabdiyarexasan5
@drcabdiyarexasan5 Сағат бұрын
Wanatijada kadhalan karta ciidan walbo dowlad sxb kusheg ah kutawa barto ugu dambena isu bedela calloshot u shaqesto yaal dalkoda burburiya waana tan inaga nahaysata dowlad nimadenuna u hagaagi la'dahay gormee laga bixi donaa ila meeresada dalkena
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 3 сағат бұрын
Aslmclykm w w
@FowsiyaAbdulla-pv3jn
@FowsiyaAbdulla-pv3jn 16 минут бұрын
Immarate out from Sudan
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 47 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 59 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
DAAROOD XASAN SHEEKH MADAXWAYNE NOOMA AHA (4770)
12:59
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,1 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 47 МЛН