Hambalyo Hambalyo Hambalyo mudane maxweyne c ,raxmaan ciro oo 34 afar &sodon sano kadib ku guulaystay midayntii soomaliya guul guul guul soomaliya ❤❤🎉🎉❤❤🎉❤
@qaniahmed92414 сағат бұрын
Xaji Caliyow wad Salaamantahay horta e Ileyn wararka Xaafadaha ma heshid , Bushaaro waxa ka hadliyay waa odaygeedii oo Aan Xil la siinin o weli jiifa Dhakhtarkaaga.
Habarjeclo ma guul wadayn ayuun bayku jiri wali tanoo kale
@AbdilahiMohamed-zk9pd5 сағат бұрын
Cirjiido TV wll odaygu waa daee adigu mesha magaca ka badal
@Shukri202675 сағат бұрын
Cali sanka faraha ka daa Inaadeer waa ceebe
@cabdirisaaqxaashi22773 сағат бұрын
😮WAAR DUULDUULOW NABIGA KU SALI SCW LAKIN WAX KALE HA KU DARIN WAAD KU FASHILMAYSAAYE DIINTU BARASHO AYAY U BAAHANTAHAY TASLIIM LAHAYNE BAD HA GALINE ISA SAX😮
@Xasancabdilaahi-u9m5 сағат бұрын
JAM SLAND ILAAHAY UUN BAY UBAAHANTAHAY ITOOBIYA IYO SOOMALIYA HADAY HESHIIYAAN IYAGAY UTAALAA INAGA SLAND BAA LAYNA YIDHAA❤❤❤❤
@robleahmed25583 сағат бұрын
AABAHAA IYO SOMALILANDBA WAS.MA SOMALILAND BAA MEEL KUU TAALA, CIRRABA SOMALILAND MA AAMINSANEE.SOMALIALND KU LAHAA.
@Xasancabdilaahi-u9m3 сағат бұрын
Soomaliya Ayaan jirin.jamhuuriyada sland waxaa la Aqoonsaday 1960 Anagu Salaadiinta maxay no Ciyaala macaan kii Khadiija macalin jiro WAY baad tahay
@KastamMur5 сағат бұрын
Dhukuro isaga booska maanta gurguurtey ka faaideystey baneeyey o u ruqseeyey
Abti ha habar jeclayne, magacaabis iyo xilkaqaadis maxaa loo yidhi, curfiga dawladnimada ku xun ha jidayn
@SalM00Z5 сағат бұрын
Xirir muse iyo Ethiopia ka dhexeeyay majirin. Heego ayaa Ridwaan Hussein sidii dhaqanka u ahayd laaluushtay si Boqortooyo yar ay woqooyiga dalka uga ahaato
@ToleLawfirm3 сағат бұрын
Bushaaro Baande waxa lagaga baxay jacayl hore loogu balan qaaday balse la fulinwaayey marka HJ inantaa arinkeeda hoos haw-eegto oo cid halo asteeyo ilawsiisa jacaylkii looga baxay ee Besha Garxajis uqaaday waxaana la sheegay in jacalkaasi la waayey cidii lagu dawanlaha inatasi
@IsmaGaba.Сағат бұрын
Xaqbay u leeyihiin in ay qsyliyan wayo waxba kalamay hadhin
Asc waar cali ismail ma dhakhtarkagii aan galabta ka wada hadlaynay 4::51 pm baad ku raag tay caawa
@Afaan17Ahmad5 сағат бұрын
What happens ali?
@safiaibrahim85135 сағат бұрын
CIIRO WAXA KUU QUUFULYN MAMULKI AFWEYNE😅😅😅
@CabdirisaaqCali-t3i5 сағат бұрын
Halkaa aan idin yara saxee WAZIRU DAWLAHA AR DIBADA SOOMALIYA WARKIISU WAA IGA GEE EE WABA KAMAJIRAAN CADAYN TEEDANA WAANIGA CALI DUULDUULAW WHATS UPPKAAGA KUUGU SOO DIRAY TANN CIIDAMA BADA EE XASAN GURGURTEE ISKU SAWIRAYNA BALAAYABA KARAACDOO ABIYE INTAASUU LA DOONAYAY CAALAMKANA WUXUU TUSAY NINKII BADDA ISKA DHIGAAYAY INUU UDIIDANYOO CIIDANKII BADDA ETHIOPIA EE FRANSIS KU SOO TABA BARAY SALAAMAY CEEB WEYN BAANA KA RAACDAY
@cabdirisaaqdillaal24905 сағат бұрын
Itopiya maxy samaysaa waxy aragtay wadan garcady oo la qadar jabiyey oo xiligii la goosan lahaa midhihii lagu soo tabcay la kala kiciyey
@saciidmaxamed16012 сағат бұрын
Kubdarsonliiskii wasiirada xukumadii muuse waxaa ka hadhay sacad Cali Shukri bandare sh Khalili intaas dib ayay liiska ugu Soo baxday markii muuse magacabay way ku jiren
@MaaslaxMaxamed315 сағат бұрын
China waa duli ee somaliland umabaahna
@kalshaalenews24275 сағат бұрын
Guddoomiyaha Gobolkuna Waa Regional Governor Ama Badhasaab Oo Af Hindi Ah
@safiaibrahim85135 сағат бұрын
WAAR MUUSE BEEN HA KAA SHEEGYN BUUNI BAA KAA HAADLYE
@DaboLibaax2 сағат бұрын
Codka iska hagaajiya la maqlimaayo
@suldanmaxamuud25565 сағат бұрын
Caliyow itoobiya umadiyaar aha mouga madax waynii hore tiraba sadexjeer ayuu yiri Naga xagayga waakadiyaar xagoodaan waliidiyaargaroobin
@suriadan49825 сағат бұрын
❤🎉
@qurbaawis6425 сағат бұрын
Haloo duceeyo madaxwaynaha cusub somaliland
@yassinhersi26413 сағат бұрын
Madaxwayne Ciro laba dayax ayaa loo dhigay madax tooyada min waxa uu bilaabaa salaada duhur marka laga soo boxo wuxuu cunaa kaa ilaa 2 duhurnimo markaas ayuu seexdaa. Dayaxa kale waxa uu Ku wareegaa ilaa salaada maqrib cishe marka uu tukadona wuu seedaa Shaqada madax waynaha shaqadiisu waa intaas
@FadumoCumarsalebaan-jv4up5 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shabeel74673 сағат бұрын
Waar Ciro Cambe waa faashil ee guriga ugu gala oo aakhiro u dira, Xersi Xaraami ku dara kalabka.
waar calow afgab muusena bal wax siidhe waakan warkaagu shaqeeyee kad hadal qadaba lamagacaabayee
@sacadshyuusuf89775 сағат бұрын
Waar safaarada ma iska soo raŕanaa oo toodana ma iska saarnaa warba ha isku dhamaadee Isku furanku wuu muuqdaa marhadii aanay wali xukuumadeenii ka hadal warna ka soo saarin
@AnwarAnwar-un9fg5 сағат бұрын
WAAR. MAD. SOMALILAND. MA CIRO. MISI. KHADAR. MISI XIRSI. JAWAAB. WAA. XIRSI. IYU. XASAN. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢
@engosmanabdilahiali50565 сағат бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa safaaradda ethiopia hadday yareyso iyo hadday weneyso maxay kordhineysaa. 2.0. Waxa ku fillan qaadka oo laga joojiyo lagana keeno kenya. 3.0. Waxan dhahayaa xattaa khudradda waa in laga keenaa kenya. 4.0. Haddaba safaaradda waan yareynayaa oo hoos baan u dhigayaa maxay tarreysey marka horaba. 5.0. Haddaba waxanu ku qanacsannahay inaysan dawladda ethiopia iman karrin badda gacanka cadmeed. 6.0. Waxay ka helkeysaa indian ocean sida hobiyo iyo marka caddey minankii aw cusman.
@Ahmedwali-ji2sf5 сағат бұрын
jooji qabyaalada
@QaadiroAhmed4 сағат бұрын
CALAW ISKA HUBSO CIISE SAMAROON BA AWDAL STATE WIXI LA ORAN JIDHAY BA LASO CAYAARSINAYA SIDASU RABA INU KU SO GALO QOTIGU
@ahmedmed68164 сағат бұрын
Cali teena ka hadal way timid dawladeena way casiuntay miyaanay muuqan iny isgu kay taga iny tahay guul somaliland
@caliaxmed1669Сағат бұрын
Cali muxaafid buu noqday miyu taabtay
@abdirahmanismail38545 сағат бұрын
😂😂😂😅😂😂😂😢😅
@mohamedhassanhoussein86275 сағат бұрын
Caloow hadal maaha iyaday u taala af maaha waxaad tidhaahdaa waa rag haday itoobiya ka dhamaystaan waayo kuweenii baa seexday dheh