Пікірлер
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 Сағат бұрын
Ku soco 0:23
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 Сағат бұрын
Scw
@aadammax9534
@aadammax9534 2 сағат бұрын
Waaw cirjiidho tv & markale ❤
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 3 сағат бұрын
Ku saliya nabiga❤
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 4 сағат бұрын
Guul somaliland guul insha Allaah allaahu akbar xisbiga mujaahidiinta muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar
@abdirasheedwarsame5876
@abdirasheedwarsame5876 4 сағат бұрын
Kkk cali ismaaciil carab maanta wuu maadaynayaa.
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid 4 сағат бұрын
Waaw cali waa abwaan waan jecelahay hore u soco cali iyo xertiisaba
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 6 сағат бұрын
AABO MUSSE FOR EVER❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤VIVI KULIMYE 5 MORE YEARS
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 7 сағат бұрын
Maansha allah, waa falanqayn dhaxal gala,
@maxamudabdilahi5535
@maxamudabdilahi5535 8 сағат бұрын
Kadhca calwo sheekadataar oday qaran ayaadutahay caynabo iyo gabilayba anoaha tageerasha cirjìidh tv jogana gobolka gabilay
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 8 сағат бұрын
Holow reer caynaba waxaad sagaal muuse yuu toban idiin jarin sanaag wax reeba
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 8 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedcqaadir8787
@maxamedcqaadir8787 8 сағат бұрын
Dugsi maleh was yaaladi waxay dumisomoyee magaabka hadalkiisa hadalkiisa Macon masameeyo Maria Ruuxaa asaazaqa ah yaan lagudayan we dadka wadajir haloodifaaco
@aminaboon1290
@aminaboon1290 8 сағат бұрын
Cali duuldulow xasiidnimadi reer bariiga aayaad. Biloowdey
@RoodaAadan-bq3xx
@RoodaAadan-bq3xx 9 сағат бұрын
Siyaasad faalayntaadu waa heersare
@Cabdibahal
@Cabdibahal 9 сағат бұрын
Cali duul duul niiko badna badeecadii ilma biyoole izkaga noqo malyan kani Shilling dhiba badna
@abdirazak9630
@abdirazak9630 9 сағат бұрын
Carigaabo waatay ku jabayayn
@ayaanciise810
@ayaanciise810 10 сағат бұрын
@ayaanciise810
@ayaanciise810 10 сағат бұрын
❤🎉🎉😊
@ayaanciise810
@ayaanciise810 9 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤gool soomaaliland 😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤
@alisaed8393
@alisaed8393 10 сағат бұрын
Jaamac baadi DNA mala qaadayaa
@MrQaraami1
@MrQaraami1 10 сағат бұрын
😂 Ali duulduulow Gabiley Saacadaa kaaga xumaatay Runtiina Kuumay Jawaabin Waxaad Ninkii Islaanta ku yidhi waan Guursanayaa islaantiina at tidhi Aniguna Toban ayaan Guursani Markaa inaad Gabiley caynabo ku dheririsid ama Aad ku listo Waa Laga Roonyhay siiba Adigoo Ah Suxufi Waxay ahayd inaad dhexdhexaadahaato Xaal Ayey kaa Mudan tahay Godobtaad Gabiley ka gashay
@halimosugule76
@halimosugule76 10 сағат бұрын
Meel fiican bay martay
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 11 сағат бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 сағат бұрын
Tolkayo garxajis koox yar oo calooshooda ushaqaysta yaala ayaa magacooda ku ciyaarayee waagob gobi dhashay from hj❤
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 12 сағат бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 12 сағат бұрын
Warya Ali Duldul goormaad cunsuri noqotay? maxay Caynaba iyo Gabiley is dul sarey? waxaad bilowday inaad u hadasho sida kuwa Duriyada kala qaybiya. marka ay timaado maalinta Caynba waxaan noqon doonaa kuwa ugu horreeya ee u codeeya. War jooji reer siyasada reer miyiga… taas kaama fileyn 😡
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 сағат бұрын
Muxaafadbuu idiin yahay cayayaankana siduu ubuufiyo waad aragtay balse caynaba warkiisu waa cadyhay inbadana waanu sugaynay hadii nin habar awala ama nin hj ah ansixin waayo ninkale oo noo ansixinayaa majiro
@cunaayeliqaaye5559
@cunaayeliqaaye5559 13 сағат бұрын
CAAQIL ISMAACIIL XAAJI WAAN KUSALAAMAYAA CALI DUUL DUUL MARKA HORE JABUUTI MATIGI MARKA LABAAD WAXAAD TAHAY HALYAY QARAN DIFAACDA DALKIISA SOOMAALI LAND WAXA INAGU WADA WAAJIBA DHAMAAN TEEN INAYNU DIFAACANO DALKEEDA SOOMAALI LAND MARKA XIGA CALAW HINAASAHA GOBOLKA GABIILAY ISKA DAA MAANTA GOBOL MAYAALO CADAW AYAA INAGU SOODUULAY MAAHA WAKHTIGII LAGA HADLI LAHAA ARIMO GUDAHEENA AH XATAA HAWAYNAADO WAA WAKHTIGII MID QUDHA AYNU UNOQON LAHAYN MIDNIMADA DALKEENA WAXAYNU MARAYNAA 1988KII WAX YAR AYAA INOOHADHAY XILIGII AYNU CALANKEENU KA BABAB LAHAA DAWLADAHA CAALAMKA WAXBA MAY HADHIN HAYEESHEE QUULUUB WADA JIRTAA QANIYA CALIYAWWE WAXKASTA INAGA DHIGA OO AAN AHAYN DIFAACA DALKEENA SOOMAALI LAND OO QUDHA CADAWGUNA CAGO ADAG KUMA TAAGNA WUU JABSAN YAHAY. SOOMAALI LAND NA WAY GUULAYSATAY
@aadammax9534
@aadammax9534 13 сағат бұрын
kkkkkkk horta abwaan Cali Duulduul keliya maaha abwaan, waa actor, oqòon yahan, indheer garad & in kalaba cajiib.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 сағат бұрын
Waaru😅😅
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 13 сағат бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 13 сағат бұрын
😂😂😂
@rashaail4191
@rashaail4191 14 сағат бұрын
Wasn qoslay noolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 14 сағат бұрын
Saaxil afka ka jeedi oo caynqba ha lasimin
@Mamar6310
@Mamar6310 15 сағат бұрын
Odaygu waa rageedii
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 15 сағат бұрын
GEESIgaran ayada tahay nolow.Ali Duulu iyo weriya hore u socoda Somalilandguul guul guul guul guul guul
@user-qm8wl8vx5p
@user-qm8wl8vx5p 15 сағат бұрын
Asc Cirjiidhe Tv Mr Cali adoo dagan oon boodin su'aalahan iiga soo jawaab fadlan 1 MAAD SOO CELISAY INA AADAN DIRIR WAATAAD LAHAYD WAAN ERYAY E? 2 XAGGA WAX SOO SAARKA XAYSIMO IYO CAYNABA MIDKEE KU HOREEYA 3 MA IS BARBAR DHIGTAY GABILAY IYO CAYNABO XAG P0BLATION IYO XAGGA WAXSOO SAARKA AMA DHAQAALEBA TA 4 NINKAA INA AADAN DIRIR AFSOOMAALIGAN UU WARKA KU SOO DAAYO MA ADAA U HABEEYA ILAY ISAGU WAA INAN YAR E JAWAABO WACAN BAA KAA FILAYAA AAD BAAD U MAHADSANTAHAY
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 15 сағат бұрын
Caynaba iyo Gabiley maxaa isu keenay Wax soo saar maysku gaadhaan iyo cashuur ay dalka u soo xareeyaan? Tirada dadka ma isku gaadhayaan iyo degmooyinka hoos yimaada Hinaasaha yar inaga daa Muj. Cali duulduul waad kaftamaysaa malaha
@user-ik2fq5hv8g
@user-ik2fq5hv8g 16 сағат бұрын
Runta Usheega Ina Xaashi Iyo Xirsi Madax Waynimo Waxaa Kaaga Dhiw Inaa Xamar Qabataan
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 16 сағат бұрын
Dirqi baan ku gartay calamadii baad badashen
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 16 сағат бұрын
Masar dadkeedi bakhtida baa u xalaal ah ciidamada masar ee xaasan gurguurte miciin biday gaajo darteed waxaay dadka kala wareegen shaqdii hoos mida hudheelada cuuntada tima jarista shacabta masar waxuu garka u saaranyahay inuu iscuno
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 16 сағат бұрын
Guuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhaalidXasan-g5q
@KhaalidXasan-g5q 16 сағат бұрын
Joog Cali duluul
@khadaraynanshe9093
@khadaraynanshe9093 16 сағат бұрын
War mujahid caliyow xaqa ku adin gabilay iyo caynaba hakala jeclane tariikhdii ina xaga dherana aan kuu saxo ee ila so hadal markad doonto aniga wad iga qaban waydee
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 сағат бұрын
Beesha subeer awal waxaanu karabnaa inay caynaba gobol noosiiyaan intay gudinta daabkeeda hayaan waayo caynaba waa magaalada marti gelisay 20k ee askari waxii inagusoo dhacayna dhibka ugu badan iyaduu kudhacay
@KhaalidXasan-g5q
@KhaalidXasan-g5q 16 сағат бұрын
Cali law gabilay gobalkeed Inadhah ka Lee xi, waan ognahay, Xida kuu soo dhibta ee hargaysa ,dagan,
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 16 сағат бұрын
Masar itaal.maleh Somalia wxba .kuma.dhaanto.Ethiopia wxba yeelimayso
@fahiimae7336
@fahiimae7336 16 сағат бұрын
Masha Allah. Dadkeenu waa gob. 🎉❤🎉🎉❤
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 16 сағат бұрын
Ali qaran noolow abtiyo guul Somaliland ❤
@abdullahmaakhir
@abdullahmaakhir 17 сағат бұрын
Cali Daacuunkii Habarjeclo Dhulbahante ayaaad intaa Haysataan Qalbaduu idin Dumiyey Laakiin Waxan idiiin Sheegayaa Maakhirland ayaa idiin dhamayn doona Maamulkiina burco iyo Hargaysa Kama Hadlikartaan Maakhirland Dad idinka Taariikh dheer maxaad kaQaadikartaa Maakhirland Guuuuul
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 17 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏😂😂😂❤❤❤
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 17 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk
@NaasirCarab
@NaasirCarab 17 сағат бұрын
❤❤ Call 🎉saxiib 🎉 alha kuxiftiyo
@NaasirCarab
@NaasirCarab 17 сағат бұрын
Mansh alha GuuuuuL kuLmiye ❤🎉❤❤Somalian 🎉🎉