M. Xashi wllhy waa nin fariid ah oo Culus oo aan gabanin guuleysta ah markasta wayo waa ninkii ay eedeen kulmiye iyo muse
@nuurashaqale-sd4rw2 ай бұрын
Aadban uga xumahay inaad ku amaanto khiyaamada iyo musuqmaasuqa
@sahraj3885Ай бұрын
Kulama soconee waanu kaa horeynaa Alxamdullilah Isbdel doonkaa guuleystay Allah ha ku asturo Xilkaa loo doortey Maxadweyne Dr.Cabdiraxman Moxammed Cabdillahi ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin Allah how naxariisto Anagaa dhaley Moxammed Ibrahim Cigaal, Anagaa dhalney Muse Biixi Abdi Dr.Cabdiraxman Moxammed Cabdillahi waa Garxajis Asal ah, Mohamoud Xaashi Anagaa dhalney Geesiga Birta geerida dishaa geedkeed ha go’o Hablaha Garxajis waa Geesiyada iyo Madaxweynayaasha ayey Dhalaan Maansha Allah Tabaraka Allah
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid57572 ай бұрын
Ciro waxa sugaya iyo wabiga yaawayn😂😂😂
@SAYFUDIINBAIBARS2 ай бұрын
Waxa sugqyaa 😂😂😂
@nuurashaqale-sd4rw2 ай бұрын
Adeerkaa umadda ilaahay haka qabto ammaan malaha
@deeqagopey1580Ай бұрын
Aderkay shalay ba mad lahayn dadka ha lag qabt0 marku codka kula donaye manta maxa sababy in ad sida u hadsho manta😅
@halimaaden2752 ай бұрын
Thank you Muuse Bixi Cabdi you a great leader 💪💪💪💪👏🏾👏🏾👏🏾❤️❤️❤️🫶🏾
@abirashiidaadan34962 ай бұрын
Kulmiye siyaasad fiican ayuu ibin doonaaa insha allah
@xanaan1234cabdilaahiaada-fy2il2 ай бұрын
We love you our president muuse biixi cabdi the Hero of Somaliland ❤ Yusra hartina dhuusadeedi waanu ka fadhiyi la.nay maanta ilaa caawa
@nuraali76102 ай бұрын
Al hamdullullah in muse la doran wayo dadka aminsan in habar awal wax cuneyse iyo in ay h.awal ay dhagale ku gabeysey somaliland taas waxa ka marqadi aha marki waqtiki siranyo alle u naxarista muse marki uu yimid bankiyadu way madnayen markas ayu muse qabilkisa lacag ka so qadey oo 400 miljan lakin manta halke ayey ka so qadayan lacaq ileyn 2 rer waa musuq miran hj iyo garxashis waan ku eegeyna bal manta somaliland sidey ka yelan
@@BashiurOsmaan ma anagaad sidaa naleedahay bal waad arki waxa dhaca
@UmuHudayfa-qf7iq2 ай бұрын
@@banadir5032wllo shalay adaan ku tageray mantana wllken oo inala dhashay baanu tageernay berina adaanu ku tageeri xiilkuna waa wareegto maar hadaad todoba sano hogaanka ino hayseen mantana wllken hayno haye daaya oo aan horumaar hiigsano oo xadhiga Allha qabsano saaynu u libano qabyaladana qaliin ku bedelno
@hodanoumar95082 ай бұрын
@@BashiurOsmaanwaxba barooran mayno ee adiga baroor ta xaji jacda idinku dhacda
@AyaanWaano2 ай бұрын
Haa waa huwante faqash xaarmajo xaarood dameeer
@FaaraxCarab-d9m2 ай бұрын
Ugbad.argsanba.kentey.guush.manshalaaah
@HussienEsmail-fo2nfАй бұрын
Waa siyaasad hadaanu soo duwanay Ama hananay maxamuud xaashi
@abdusalansaleban73392 ай бұрын
Clraxmaan.idinka guulaysaye niicda jooji
@nuralanur4902 ай бұрын
The thieves win ,,, 😂😂😂😂
@minursa022 ай бұрын
@ 09:20 100% correct, we'll take a cup of tea and watch the match soon.
@kadarjibril2 ай бұрын
Wariradow mucaaridka wadani wuxuu ka soo baxaya isla wadani ha ragsan
@kadarjibril2 ай бұрын
Maxmuud xashi iyo xirsi yan la ragsan miskinka ciro allah usahlo
@Nasra-f8x2 ай бұрын
Maxamed xaji ibrahim cigal iyo muuse biixi cabdi siyaasadoodu geska Africa ilaa adun ka kale ayay gaadhy lkn maxamud xashi qof urido iyo qof usoo saro siyasadisu ma dhafto
@Nasra-f8x2 ай бұрын
Ilaa waagi siranyo ayuu wasiir ahaa lkn hal wax oo uu badalay looma hayo
@JaamacMaxamed-m6oАй бұрын
War idaadow waxaanu kuleeyahay kalagurka khayr lagama helo horuumarka kashaqeey
@ahmeddaud50752 ай бұрын
Maxamuud Xaashi waxa uu ka guulaystay walaalkii Mahamed kaahin ,madaxweyne muusena waa qaatay wakhtigiisii in lakala guulaystona waa sunaha siyaasada,
@HindaAaden2 ай бұрын
Waridaadow wan ku taagera isku kulmiye yaynu nahay tuuga maxamuud xaashi nagga daa faniintiisa 😮
@YaasinMaxamud2 ай бұрын
dhex dooda anba waan qiyaasey intaan cidkale soo gadhin wadani dhexdiisa ayay ka dhex qarxi doontaa sababtoo meesha xisbigii kulmiye ragii ka soo cadhoodey ayuu hooy u noqdey oo ninkasta xil doonayo waana qaybta ugu fara badan wadani weynu eegi hadii sanadka ugu horeeya hada waa la is xiiseynayaa
@zamzamibrahim63732 ай бұрын
Habar jeclo waa da cawo ina xaashi
@Hooda362 ай бұрын
Aflagaadadu mafiicna 🤔
@nuurashaqale-sd4rw2 ай бұрын
Xayaysiin inaxaashi miyaad bilowday
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi2 ай бұрын
Habar jeclo fataalada siyaasada somalilan waxayse kala xabaalo waayi doorashada danbe marka xiligeeda la gaadho
@ZahuraAdam-lz3eu2 ай бұрын
No more justice in sland
@AsmaAlicigal2 ай бұрын
Hanbalyo ha khaqirin ciro waa madaxwayne ee ha ooyin wardaad guuuul ciro inbadan baad ciro cayaday waridaadaad ee baroorta xajiso 😂😂😂😂😂😂caaaaac Bey
@book23162 ай бұрын
Waa runta!
@hamdaelmi2 ай бұрын
Ana waxan ku leyay h jeclo iyo garxajis iyo awal iyo Ararab qayb ka mida iiga May guulaysan komishanka Ayaa tuuga ku nasan Maysan Walahi Bilaahi Walahi Bari iyo gajadiibaa ku noqonaysan
@fatimaawad-h1w2 ай бұрын
hodho dhodho
@hamdaelmi2 ай бұрын
@fatimaawad-h1w ha ka saarto dhodhoodh madaxtooyada so gali maayo Anigaa ku leh ceelafwayn gee
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr2 ай бұрын
WAAR TUUGII INA XASHI MA ISK daynayA. Iiman la aantii iyotuuganimadii wadankan kusameeyay
@Araweelo742 ай бұрын
Ciro masas badanbuus dugsanayaa isaguunbey miran dhawaan😂
@ahmedweli47132 ай бұрын
Maxamud xaashi waa Ciil Qabe Kaasa la doonayaa inuu hogaamiyo Dadna isagaa iigu xiga
@kadarjibril2 ай бұрын
Ciro cida dhistay wa la garanaya wana la garanayaa cida kaga dhawjin donta
@axmedaden16552 ай бұрын
Cuqdad habar awal ah ayaa weligiiba haysay ina xaashi waxba se kuma yeeli karo
@danabguuled54912 ай бұрын
U hambalyeeya Madaxweynaha yuusuf DAAROOD iyo huwanta is barkan, yaahuu yaahuu yaahuu
@MahamedAbdillahi-f6f2 ай бұрын
Muudanee muuse sharaf iyoo karamaad iyo ciisi ku nolowuo abaalkad s .land oo gashayi Allah xagisa ayaad ka helidonta insha Allah Alleh😮😮🎉🎉😮
@nimasahal85992 ай бұрын
Rageedii waa ninkii hawada muqdisho siiyey weeye ma fariid baa??
@fatoomasomali46652 ай бұрын
WAARYAA NAGA JOOJI MAXAMUUD CIIL QABE
@sahramohamed3380Ай бұрын
Ina xaashi mas wacaan sugaa marka uu qaniinaayo Mr hurdaaye😂😂😂
@mustafeab73112 ай бұрын
Ilaa imika ma fahmin iyada oo aan natiijo komishanku ku dhawaaqin sidee natiijada lagu ogaaday taariikhda Somaliland waa markii ugu horaysay in natiijada ka hor la iska ay siyaasiyiintu shegten iyada oo aan komishan sheegin natiijo yaab
Nin aan taageerno aya tahaye is ilaali sxb aflagaadada jooji
@CismanMaxamed-k8i2 ай бұрын
madaxwayne siiraanyo Alleh hawo naxariistee iyo ina cigaal iyo muuse biixi 3 khatar ayuu galiyay maxmuud xaashi waxuu yaqaa naa sida soomaaliland iyo madaxwayne yaasheeda loo curyaamiyo cadawogana u adeega dalkiisa soomaaliland loo curyaamiyo dadkiisana loo kala dilo waxn leeyay dhamaan dadkii soomaaliland meel aan la fahmayn ka difaacay waxa la gaadhay wakhtigii raadka bisada ama bisad u eegdta looga dhigi laa mid muqlaysan cidi ma kuu sheegty Barasho wacan waan jecelay waxn ka qayeb ahaa inad halkan soo gaadho waayo mar aad muuqato ayaa la Baran karaa wakhti aad fahmayn iyadoon illaalinaayo dad qiima leh in ay ka xumaadan War idaad Hal Sano waa wakhti dheer se marka hawol badani ku sugayso waa wakhti yar
Kaah waxa soo saray boqorbuurmaow lacagtii ganacsatada sacad muuse ayuu ku soo saaray
@NimaIbrahim-p8f2 ай бұрын
Adiguna waxba ha bunbunin khayin baa ina hor tagan
@saadalimohamed38992 ай бұрын
MARKA HOREE SIYAASADU KHAYINNIMO MAAHA WAYOO SIYAASADIIN WAA WEYN BAA DUNIDAAN SOO MARAY AY MAXAMUUD XASHII WAXA GEELIYADEE U FAAHMAY WAA DHANKAY AY REER SOMALILAND KA JILICSANAAHIN AMA LOOGU XALDII GARAAYO .MARKA INA XASHII RUNTII WAA JOKARKA MUNAAFAQ😂😂😂😂😂😂
Muuse waa geesi ka dhashay somaliland balse reerka aan kasoo jeedo ee garxajis ayaa xumeeyey geesigaga waa la dhawraa taariikh badan kuleh somaliland balse waxaa coleysiiyey soomalida ku cadawga waxaana loo colaadiyey caqli badan iyo karti iyo doorkuu lacayaaray soomalida ax ax ax 😢😢😢😢😢😮
@hiddowacan8112 ай бұрын
Ilaa hada xaashibaad amaanaysaa daakiroow😮
@hayadhassanmohamed90712 ай бұрын
Lakin ciro 7 bilod hado kabaxsa wayo madaxtoyada walaahi
@naasircalicumar14422 ай бұрын
Inadeer ninka ma waxaad noogu sii amaanaysa in uu habar jeclo kula yahy
@suadisnail74502 ай бұрын
They all bad hashi, hersi and wadani group all thiefs, I'm glad my president musa behi leaving this awful atmosphere, Allah Sobhanawatallah will protect him InshaAllah, he left legacy and great history which everyone somalinder needed to be proud of 😢