Dhagaha u roonaa runtu! Geesiyad qaran oo caqli iyo miisaan ku hadleysa. Guuleyso inaadeer intee uun baanu been iyo masabid soo maqlaynay finally inay gabadh garta iyo gobnimadaba taqaanaa na soo hor fadhiisatay🎉💚🤍❤️
@galbisabdi5807Ай бұрын
Gabadh caqliga badan
@Abdirahman-1020Ай бұрын
WALEEE INANTAASI WAA GUURTI GARASHO DHEER THANKS #SAMSAMEEY INAADEERO GARXAJIRSOOW MUXAAFADNIMADU WAY KA DUWANTAHAY ALBANKII MUCAARIDADA EE AY IDINKAGA DHAGANTAHAY ILMAADEERAYAAL
@mahamoudalim2225Ай бұрын
Gabadhaasi waa guardian dhab ah ilaahay haka abaalmariyo hadalka wanaagsan ee ay tidhi
Walaahi waa fariid waxgarada oo dadka meel dheer wax ka arka ah
@alijama3401Ай бұрын
MAASHA ALLAH
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591Ай бұрын
HAMBALYO CIIDANKA MADANIGA AH EE ZUBEER AWAL
@xaajimasaleh8837Ай бұрын
Maasha Allah inantan samsam qaran waa siyaasiyad hadal yaqaan ah garasho badan caqli badan wrliba cadaalad badan run badan ilaahey cimri dheer caafimaad qab iyo cibaado haku siiyo samsam qaran ❤🎉
Samsamay cidagale waxaanu ku naqaanay rag taliya oo run sheega la gu yaqaanay waanu ixtraami jirnay maantana wixii aan odhan lahaa ba aduga ayaa yidhi wallaahi waxaan kaaga mahad naqayaa qalbigayga si wanaagsan oo kalgacal ku dheehan yahay runna waad ku dhawaaqday hadaba c kariim ha soo fadhiisto
@sahrahassan3038Ай бұрын
Kursiga hadiyad baa lagu siiyey thx Samsam in aad cadaysay well said sis
@BarberousseSatileh-df5gmАй бұрын
Gabadhani raag badan badan ayeey dhantaa. Alle garaadka iyo fahamka ha uu biriyo. Farid weyaan.
@abdullahiyusuf4543Ай бұрын
WAAD MAHAD SANTAHAY INAABTI. WAA HADAL WANAAGSAN.
@Johnweek55Ай бұрын
Maxaa ka galay cidii u doono ayuu xil u dhiibiyaye
@zeinabhirsi94Ай бұрын
Mashaa Allah ha ku xafido SamSam inantaasoo kale oo runta sheegaysa ayaa loo baahan yahay
@dahirismail8978Ай бұрын
waa inan caqli badan hablaha kale ee KZbin ka ku waashay waxaan leeyahay ina tan wax ka barta. Maansha,allaah inadeer mahadsanid
Manshllh wlhy ragbadan bay aqli dhaanta dadku inantaso kale haday noqdan dhib iyo nacayb midna ma yimaden dadka waxa kala dila dad afqabiil iyo hunguri ku qadhabsada
The standards have been set high by the Outgoing Regime, the new regime has to be sober and be focust to retain popularity. Remember Five years is just coming soon.
Hambalyo ciidankii madaniga ahaa waanu soo dhaweyneynaa. Cirro 100 maalmoodna sugimeynee garxajisow soo socda indhobeelyow😊
@Johnweek55Ай бұрын
Yaa la xisaabtamaya maayarka mida kale doorashada ka hor wey amaanayeen ee markii doorashadu dhacdey ayee cabaadayaan
@mouhoumedhassan3197Ай бұрын
Ruta
@djibril24mahmed74Ай бұрын
Guul Ciidamada madaniga ah ee Subeer awal manta umbad talaabo ficaan ku dhaqaaqdeen walahi habar awalay
@B055SNMАй бұрын
Awdal ciidamada madaniga coming
@Ceebla-v7iАй бұрын
inantaa runbay sheegtay waa inan kala Garanaysa qaranka iyo qabiilka Cadikarin mooge waan u hiilinay laakiin wuu is dhega tiray
@yurub5288Ай бұрын
Waxay ka wada fiicanahy Rag badan oo garxajis Ah Raganimo
@mhamadahalaАй бұрын
Waa lays wasasaaye wasmo isu diyaariya
@maxamedsiciid669Ай бұрын
Waa gabadh aqli badan oo xaqiiqda taabatay gobanimo
@icecreamgiroonthelineАй бұрын
Hadalka wanagsani waa sadaqo Hadii sidalowada hadlo waxbaba Maxumadeen waxan odhanlaha War hadaynu nahay Labada reer Emanta ishaya sihufan halohadlo
@AyaanWaanoАй бұрын
Wll nooolo yes isaaq waa isaaq waa isaaq
@safiyai2843Ай бұрын
Àsc run ahaantii way u qalantaa magac qaran kowo rag isku sheegaya ayey ka maskax badantahay
@SaedDahir-v6dАй бұрын
Caqligiii waxaa lasiiyay qaarbadan oo rag isku sheega dad aan somaliland aaminsanayn oo nasabka reeraha caayi jiray in gambadh lagu soo fadhiisiyo Waa qalad
Gob dhashaa kutacabto Gabadh weeyi qaaliya Gar yaqaan dadnimaloo Waxa dhalay wax garado Gaaribaa xambaartoo Ka go, nacas gurracanow
@MuxuyidiinJamacАй бұрын
reerkan ooyey,,, Hiil bariis dhacay,,,😂 Adeer.muuse wan bireyay 😂😂😂
@Ceebla-v7iАй бұрын
cadikarin mooge wuxuu bilaabay inuu dadku qafaasho ciidanka Illaladiisa ah Waxuu ka kahelo yaanu cidna wax ka siin anaguna waxaan bilaabayna tii mid ka daran qaniiyo qaniiyo ka fujisa
@B055SNMАй бұрын
Xishood
@MubYus29 күн бұрын
Mooge, caruurta sac sac muuse ayuu wasaa.
@mali9027Ай бұрын
Gabadh AAD u caqlibadan
@dekaibrahim7625Ай бұрын
Magaca hajiro
@djibril24mahmed74Ай бұрын
HADAD OGTIHIIN REERKI GUNIMADA SAMEESEEN DEE INTA INTEED BAN SAMEENAYA YAAN LA ISKU CEEBSAN
@MuxuyidiinJamacАй бұрын
😂😂 Cadowga kaliye somaliland ayay leedahay,, 😂4habar awal 😂😂
@osmaanmunasarАй бұрын
caasimada soomaaliland ma habar awal baa leh mise soomaaliland maayarka waabilaa aqli. caasimada cadaan iyo madow baa imanaya .hadey foolxuntahayna maayarka ku ceebeysan
@nafisaabdishideh1752Ай бұрын
Hoyadda ayaa imanaysa casimadda dad ayaa dagan ku ah