Waxan oogaaday dooradhadii ka dib in Qabaail Suber Awal ku jira oo laqaramiyey aan Awowe Shiekhi Saxaaq dhali. We all love Muse Biixi iyo Mohamed Kaahin ربي يحفظهم ويخليهم ❤❤❤
@AbiibColaad3 күн бұрын
Subeeriyada ayàa sarty kursiga Ciro waa runted
@NimcoNimcoacmed3 күн бұрын
Fariid fariid geesiyad geesiyad
@sahrahassan30383 күн бұрын
Shabcaaan geesiyad libaaxad muwqifkeedu adag yahay noolow Viva Super power Awal maanshalla guuulayso Madaxwayne Muuse Biixi geeesi qaran u Tanasulay Somaliland
@dashcamcollection78423 күн бұрын
filimkan waxaa bilaabay cirro iyo reerkiisa dee laga barayba laga badi.
ana habar awal ah ee naga ralii ahada garxajisow, dowladniimada nadeeqda kuwa wariyayashaana waxan leeyahay xiishooda oo hablahayaga ad fidno ka dhaxwadaan jojiiya hadiikale talabaan idiinka qadeena
@SomaliLander-l1r2 күн бұрын
Waxaad tahay cali Awal habar Awal ma tihide
@FarhiyoAbdullahi-rs6ob3 күн бұрын
Yusra harti hablaha ayunba jawatoda sax haya😂😂😂😂
@XaashiAxmed-wv6cd3 күн бұрын
Very good marwo shab
@ilhanhassan98133 күн бұрын
Dumaraw xishooda rageenii meeyo bisinkee subeer awal oo dhan kama masuul tihid hana ceebayn bisinkee maxaa ka qaldan naagtan
@TamrenKings2 күн бұрын
kkk Inaadeer wallaahi waan yaabay gabadhu ma isaaqbaa?. Waxaan ahay GARXAJIS laakiin HABLAHEENNU waa kuwa aanu dhaqankooda naqaanno sidan uma hadlaan. Meesha waxba ma dhicin labo oday oo ilmadeer ah ayaa tartamay midbaa kursiga yimi, wuxu na way dhammaatey oo cidiba ma hadal hayso markaa inanta halloo nasteexeeyo oo NIGISKAN ay sheegeyso yaan cadowga isaaqu dacaayad isaaqa uga dhigine aammus dhaha.
@SomaliLander-l1r2 күн бұрын
Cali Awaloow Subeer Awal ma tihide inanta daa iyadu waa Subeer Awale
Misha alla marhadad tahay suberiyada sanka kaliga ayunba tagaya
@Dr.jabiyegole2 күн бұрын
Wll inan qurux badan ayad tahay. Ee hays ceebayn. Lakala tagi maayo. Inta la nool yahay inader xishood
@AnabSaeed-m1z3 күн бұрын
Caydu waa ceeb, ma aqaan ceyda hablaha hiddona uma lihi , ka ilbaxa cayda hablaha, wax jiray sheegtay shabcaan haka Cuban xaqiiqda.
@TaaroAli3 күн бұрын
Siyaasi shabcaan xidigta geeska j.somaliland ee supper subeer awal ee qiiqa ku xidha canaasiirta faraha lasoo gala subeeriyada shantaba ka goysa sankana sare u taagta laandheerenimo maayar qiirona xaqiiqda hadii uu ugu shaqayn waayo subeer awal wuu iska tagi isaga oo fool xun lkn intaanu wali qaranimada kula shaqaynayno ee sharciga ugu tudhayno ayuu nagaga badbaadayaa maayar haysdaawato waxaan ku leeyahay hoosbaad u soo degi!!?
@ahaiban12 күн бұрын
Siyaasad Shacbaaney: Hablaha Habar Awal suuqa kuma maraan nigis iyo kiinshali ee iyagoo asturan oo xaragoonayey Suuqa maraan sida hablaha kale "Kii Yidhi Baa Nijaas Aqoon Xun Ahaa" haddaanu nahay Garxajis inaanu carabka ka jarnaabay ahayd!!!.
@MuniiraAlahi22333 күн бұрын
Somaliland ta la shegaaba miisanka h.awal aya ka weyn yusra hartiyeey😅😅
Oo adeer codka xagee kasiisen dhawr kuno.gabilaya oo samaroon ku jirto daljeclo ku jirto ayuub ku jiro madigaan ku jiro soo Sar meel kale jun.garxajiska iska diiwan galiyay ilaa suuqi waheen 8000kun oo iska diwaan gashan miyad sheeganaysan mise waa fankiini ina nuur fadal sheegay ayuunba meeshii wali la joogtan
@hindaabdallah7953 күн бұрын
Mashallah walaalo noolow❤
@XaliimoCali-xs1ouКүн бұрын
Mallaa waan la ogayne kursiga inan habar awalaa dhashay
@hanadhanad95793 күн бұрын
Dowladii kulmiye wd qabyaaladeysay sheko awal ka dhigteen
Manshalla waa geesiyad ku liis afkeeday kala haysanwayde
@inacarab23532 күн бұрын
Sariibadii iyo hilibkii iskaga noqo wll kolay wxd la ooyeysaa waa lacagtii xaaraanta ahayd ee aad cayda madaxda ku qaadan jirtaye 😂
@SomaliLander-l1r2 күн бұрын
oo ma garxajis baad mooday iyagaa wada jiidhlay ahe
@nature17473 күн бұрын
Niyahow Naagahan wada Qaylinaya ma Shiixaanow Madaxtinimada Guriga ay iyaga leeyihiin ay maleynaayaan. Indho adayg meeqo Sano ay Madaxweyne ay ahaayeen.
@EHLUDIININAXAJI-h8k3 күн бұрын
Waa geesiyad laakiin garxajis marka mahadcielin laga ma sugeyn waliba hadaladooda waxey y super awal waxba iskama celiyaan sadex jeer ayaa la idinla baxsadey waxaa si inama kala saareyso
@HindaQuruc3 күн бұрын
Inamuge gadhimasid ee cidiyahaga kufilnaw anaga suber awala kuna imanano cashurtana sandule ayad kubixin
Dawlada yay ayaa somaliland ee iib gaysay somaliland waa in shacabka somaliland ictirkii waa la aaysay waxan dhisaynaa dhisaynaa shacabka masaakiinta gurmad ayay somaliland u bahan tahay
Eedo afkaaga cano lagu qabbay somalilan illahay ha ilaliyo
@Sir-ahmeth2 күн бұрын
Reerkani waa reer Sharaf leh ee please dumarkan sharafta ka qaadaya ee media dhexyaacaya miyaanay qaban karin. Dumarkani rag miyaanay dhalin oo miyaanay la dhalan rag. Miyaanay Alle ka cabsi aqoon waa maxay qabyaaladan ay Media kaga dhexqayl yayaan Subhanalah
Oo maad qabataan kuwiina raga iyo dumarkaba lahaa waydinkii caydooda ku raaxaysan jiraye
@maftuuxmediapro36263 күн бұрын
Tolow inanta yaaqaba Tolow mee ninkeedi Maxuu noogu sodiray?
@AxmedAxmed1234-ru6ot2 күн бұрын
waxa qaba nin dhulbahante ah oo ay ilmabti yihiin o america jooga hada wuu dhofinayaa San maqlay
@ilhanhassan98133 күн бұрын
Dumaraw xishooda rageenii meeyo bisinkee
@AhmedYusuf-uo2ef3 күн бұрын
Waa runta geesiyad ❤
@khadijahussanabdi95913 күн бұрын
❤Runtaa u sheega❤❤❤❤🎉
@hodanahmed2522 күн бұрын
Buuf cayayaanka shabcaaney yusra harti cadowg gudah waxay dhigteen wlhi waa in marad tuuran
@khadaromar73852 күн бұрын
Alle ka cabso oo jooji munaafaqada , beenta iyo dirka
@UztadMuxyadiin2 күн бұрын
Super awal faan maaha cayna maaha lakiin adigu tumatahay lacagta xagay talla ficil dumar iyo baroor
@SomaliLander-l1r2 күн бұрын
lacagta Subeer awal baa ku fadhiya
@hodanjama4933 күн бұрын
Way xanuusanaysaa bari baa sartaay ciro faan iyo amaan waxa leh Habar jeclo. qabyalaad baa afsomaligii ka xumaysaay naa aamus Awal amusiiya naagtaan xanuusanaysaa
Inantan halo shego in dorashadi dhamatay marka hilibkedi halagu celiyo shabcaan wey mashqushay
@SomaliLander-l1r2 күн бұрын
hilibka waxa noo qala garxajis jiidhlaydii
@inacarab23532 күн бұрын
*Bal dhakhdan eega habar awal may muuse bixi so saarto intay madaxweyne cirro soo saareyso ta 2aad mayorkan aad ku waalateen miyeydaan lahayn xildhibaano idinku metela golaha deeganka hargeysa mida kale shalay solteco marku mayorka ahaa mxd u odhan weydeen wadadaas noo dhis tolkayow dadka ka xishooda kama caqli badnidine*
@XaliimoCali-xs1ouКүн бұрын
Faqash tanan aad ku dhololayso waatii aabahaa ootaagan hooyadaa wasi jirtay garxajis baana kaa saaray bal wax warayso
Horta HA lacagtu halkay u taaal taaala bal halay fahansiiyo, shaydaanba u warameee kuteee dadkaba waaan iiibsanay ooo maaad muuuuse u iiibisaaan
@AyaanWaano3 күн бұрын
Usheeg huwantaa xaarmajo uf
@ibnubacays8063Күн бұрын
Waar ragiii suber awal imika hanlahan miuey u caqli celiyaan mise way kula socdan hadaladan tv yada laso istagayaan waa inaantii 3 xaad ee an arko hadalo cadifaysan ka hadlaysa
Horta gabadha ayaa qaba mise waa carmal indr anaa ku guursanaya ee ha la ii dhiso gabadhaas waxan idinka balan qaadayaa inaanay gabdhaas mar danbe war baahintan lagu arag
@saidkaamil60183 күн бұрын
Qoftani wa badawad hada qabyaalada bartay .war xishooda o naagtan wallan dadka ka qabta .hadii kale marka loo jawaabo ha odhanina gabadh ayaa la caayy .
@abdallaahmed56863 күн бұрын
Geeeeesid❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanHussein-n4d3 күн бұрын
Ha bixinina diida dareensiiya in haber awal somaliland ay laf dhaberteedii tahay