Somaliya waa iiney caawisaah mucaarad yada labada wadan hub lacag siiyaan siida oromiya ola tigrey amhara faano iyo mucaradka kenya waa iin sodan hub siisaah mucarad kenya
@FadumoMohamed-x8jАй бұрын
Ilahay axmad madobe ha ka khabto kismanyo afduub bu ku heysta kismanyo 13 sano welina wa so taganyahay bisinka
@jamahussein6860Ай бұрын
😂garaad: Axmed madoobe waa joogji, mana tagayo hada,😅, waa guushiisa😅 madoobe guul😅.
@jamahussein6860Ай бұрын
😂 gurguurte gabal kiisibaa dhacayee, ha dhaafo dhulka waa ku dheeraadee, (xasan gurguurte iyo marxuumka)😅
@adeerknoor4878Ай бұрын
Warya garad tv hawiya dabacayun siilka hooyada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was
@mohamedmohamud5118Ай бұрын
Shamso iyo kuwa is casilay waa kuwii axmed kusoo darsaday ee amiirada ahaa.
@maxamedbarre4385Ай бұрын
waxa aad leedahay ma run baa mise tani run maaha waan hubaa in aanay taasi run ahayn sidee ku dhacday in madaxweyne ku xigeenku uu ka horyimaado madaxweynaha.
@AbdirahmanFarah-yp5nhАй бұрын
Hassan hablo cute , Hassan buldaana .xamarboo San fara using. Kismaanyo uf tidhi .
@Jaamacmohamed-x1kАй бұрын
Sheets caruureed kkkk.
@KingisharariBahrdaharАй бұрын
Sirdoon ka ethopiya kenya sookuwa neyropi iyo jig jiga wardheer garisa somaliye kuleynayah waliba dumar kii aay qaraxyada uudhiibi jireen ama somalida aay isticmaali jireen ayey liin tooda ku heeshiiyeen dhul somaliya ayey hiistaan miidkalenah waaraadinayaan kenya ethopiya somalidu mafahan sana
@Mahadosman-q9sАй бұрын
Garad wa benale khain ah
@G4STV2858Ай бұрын
Kenya Dowlada Somalia daacad uma ah Ethiopia ayeey kulaheshiisay ineey gudaha Somalia ka ugaarsadaan alshabaab iyadoo Itoobiya aysan kamid noqondoonin admis ciidanka lagu badalayo kadib Itoobiya waxey si hoose kuwada hadleen dowlada Kenya iney gudaha Somalia kuheyso si ay ugu mar marsiyooto AS ayaa ladagaalameynaa
@YFC-lo9njАй бұрын
Ceerigaabo macquul ma aha “somaliland” inay ka taliso. Salaadiinta beelaha Garxajis ee reer Sanaag. Waa inay taas ogaadaan. Haday “somaliland” 30sano oo burburkii Soomaaliya iyo silic Soomaali ka faa’iidaysayay, yagoo caleenta shisheeye iyo cadow Soomaali u ruxaya. Sheekadaasi iyo huuhaadaas hada way dhamaatay.