Cismaan Gacanloow - Mushaax

  Рет қаралды 8,121

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Cismaan Gacanloow - Mushaax

Пікірлер: 17
@hassanomer620
@hassanomer620 2 жыл бұрын
Qiso dhaba ayaa heesta laga sameeyay. Xashiish will uu dhalay ayuu xoolihiisii kaga tagay. Wiilkiisiina xoolihii wuu ku ciyaaray
@ayanhashi7111
@ayanhashi7111 2 жыл бұрын
Aniguna waxaan maqlay inuu ahaa ina Xaaji Miyattayn oo xoolihii aabihii kaga tagay ku dhalinyareeyay.
@kayali6496
@kayali6496 Жыл бұрын
Adigaa xashiish doqona ayaa bastarnimo kugu dhalay 😂
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 Жыл бұрын
Waa sax waa ina xaaji miyetayn magacii baaba naanays looga dhigay mushaax ayaa lagu naanaysjiray
@adamcawad5667
@adamcawad5667 4 жыл бұрын
Abwaanka sameeyay heesta mushaax ee cisman gacaloo qaado
@gacal11
@gacal11 4 жыл бұрын
Sorry saxib ma haayo hadda laakin waa soo radin insha Allah.
@gacal11
@gacal11 4 жыл бұрын
Aad baan kaaga mahad celinaa saxib.
@gacal11
@gacal11 4 жыл бұрын
@Cabdi Baashe aad ayaad u mahadsanid tahay saxib.
@adamcawad5667
@adamcawad5667 4 жыл бұрын
Oky Doon heestii Nabi amaanka ahayd magool ee ahayd nebi allow ninba afkii nuur allow kugu amaan
@abdifarah1425
@abdifarah1425 2 жыл бұрын
Waa eryadii maxamed cumar huryo
@gacal11
@gacal11 5 жыл бұрын
Alah ya raxma.
@adamcawad5667
@adamcawad5667 4 жыл бұрын
Abwaankee lahaa
@gacal11
@gacal11 4 жыл бұрын
Saxib mahayo hadda laakiin waa soo radinaa insha Allah.
@abdulaahimali7817
@abdulaahimali7817 2 жыл бұрын
Waxaa heesta lahaa sidaan filaayo Huryo
@adamcawad5667
@adamcawad5667 4 жыл бұрын
abwaanka sameeyay heesta kumuu ahaa
@Hanad2976
@Hanad2976 Жыл бұрын
Huuryo
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto huryo ayaa sameeyey
Cismaan Gacanloow - Lexjeclada Dhoowra
6:47
Ik Hajji
Рет қаралды 2,3 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 78 МЛН
Hidihi Hidihooy
10:40
ADDE JAMA
Рет қаралды 29 М.
Mahiigaan
8:57
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 1,6 М.
MAXAMED WARSAME QASALI. WAA MAHAD ILAAHEY.
8:06
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 118 М.
Tubeec heesta Xurnimada ee Dharaartaan waxyeeladii dhaqdhaqee
6:00
xusuusonline
Рет қаралды 954 М.
Sahra Ahmed iyo Maxamed dabarlow: Haduu beerku qaybsamo
5:30
Juneydi Farah
Рет қаралды 98 М.
Axmed Cali Cigaal Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "GORAYA CAWL"
9:12
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 466 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 222 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН