Ciyaaraha Puntland hadii Sool iyo Cayn ka qaybgalaan waa u dhimasho Khaatumo

  Рет қаралды 14,830

Shiine Culay

Shiine Culay

Күн бұрын

Пікірлер
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 Ай бұрын
Cayaar wax ka weyn baa ssc iyo puntland ka dhexeeya ha karaamo seegin. Ssc iyo puntland waa labo dowladood oo daris ah ha ku deeqdo
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Malin kasta Warsangali a lagu dila Ceerigabo tas u bahan in wax ka qabatan Shiino bahane cuqdada Majerten u dhimo
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 Ай бұрын
Thanks seddi Mahadsanid seddi
@inaguluyux
@inaguluyux Ай бұрын
Maakhir iyadu ma is dhiibtay Khaatumo hooyadaa wastaye ?
@aadanmaxamed8028
@aadanmaxamed8028 Ай бұрын
Shiine culay waa ciyalka xafada
@AhmedFarah-l6i
@AhmedFarah-l6i Ай бұрын
Khatumo waaka weyn tahay wiil yar oo banooni meel ka laada khatumo waa dowlad gamurtay ciidan leh barlamaan leh dhaqaale leh waa mamulka ugu dhaqaalaha badan khatumo dhaqaaqday wax la qabsada oo daris wanaag kula noolada oo deniyow ha is ceebeynin ceeb iyo wax lagu qosle weeye
@xamseabdirisaaq3391
@xamseabdirisaaq3391 Ай бұрын
Waar reer ssc yaw somaliland tiini ku sonoqda ilmaderayalaw
@momindekk1
@momindekk1 Ай бұрын
Warsangali iyo dhulbahante waa isma hurto
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 24 күн бұрын
Car dagaalkaceergabo kahadal imika akhas xoolo macaac
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Majeerteen iyo Isaaq Dawoladi Udhayen Mayeso Siilku Labada Daan mid haraaco
@fartunosman3503
@fartunosman3503 Ай бұрын
Tuugsada majeerteen mar Walba illaahey Idin baryee kuligeen lugaha majeerteen imaa Ada illaah idinkiis
@SamiroAbdullahi-rr7yh
@SamiroAbdullahi-rr7yh Ай бұрын
Naa amino af waynidaa
@HRU2100
@HRU2100 Ай бұрын
HA NOOLAATO PUNTLAND IYO HOGAANKEEDA SICIID DANI
@omarhersi4367
@omarhersi4367 Ай бұрын
SSC waa magac putland ku qabsaneysay berriga Sool Hiil harti hiil soomaaliyeed hiil daarood waa khiyaanad putland
@bby6
@bby6 27 күн бұрын
Adi iyo waxa isku damiir ah mid kale o yacqub la dhaho o nolosha ka dhacay o cidii habenkas dhalada khamriga ugada u niikiya taarikh xuma ku danbaysa ciyaaraha wa is dhex galka bulshada somaliyed jaahil yahow
@FaraxQalbi
@FaraxQalbi Ай бұрын
Xasan.shiikh.baa.ku.soo.dhibay.100.wa.ku.higalay
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu Ай бұрын
Puntland iyadaa somaliland ka xoraysatay bariga sool iyo buuhoodle waa laba maamul oo kala adkaaday
@HiradXasan
@HiradXasan Ай бұрын
Shiine axmed madoobe xasan shiikh ka soo hadal
@GamalFarah
@GamalFarah Ай бұрын
Siyaasadu tol maleh Dhulbahante
@AhmedHussein-k5g
@AhmedHussein-k5g Ай бұрын
Asc war heedhe saaxiib af balaadhoy waar ma moqofadii ayaa kaa madhatay waadiga maanta puntland iyo deni saarane,
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Ай бұрын
Cuqdad puntlaland udhimo ruufyaan ontaa kunafis
@bby6
@bby6 27 күн бұрын
Warya away maakhirti ad shegaysay o Hassan munaafaq ku so magacabay ceerigaabo ka waran horgal yahow
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc bacaaaac bacaaaac bacaaaaac adjgu sow dabadhilif majiro 😎😎😎
@Salamin77
@Salamin77 Ай бұрын
War dhulbahante maa la iska daayo. Waan garan karaa markii Ammaan la isa siin waayo waxa ka dhashay.
@abdallahassan9290
@abdallahassan9290 Ай бұрын
Yaa wax iskudiray aan shiine ahayn,shinoow SSC KHATUMO IYO PUTLAND waa laba Maamul oo walaala,ah mana iimuuqato wax siyaasada oo hada laga dhex raadiyo,hadii ay jiraan wax uun qalada waa in lasaxaa lkn waxkale majiraan dadka wax karaadinaya Ciyaartooyda SSC KHATUMO ayaa koobka PUTLAND kaqayb gashay waxaan u,arkaa inaan waxdhiba kujirin Garowe iyo Lascanod waa iskumid, Garowe sotii shalay dhiiga ushabaysey Lascanod maaha marka waxaan leeyahay caqligu hashaqeeyo.
@GamalFarah
@GamalFarah Ай бұрын
Walaleey kola na caawiya dhihi Maysan kola wadan ayaan nahay dhulbahante 4qof ayaad tihiin majeerteen anaga idin maamula saa isma maamuli kartaan
@MaxamedDhanaan
@MaxamedDhanaan Ай бұрын
Shiine sxb wlhi waku xiisney mediyaha ba wakuxiusey solaabo e
@huyYu-b3n
@huyYu-b3n Ай бұрын
Shine majeerteen baa lagaa dooxayaaye Dhulbahante hooyadii magaceeda barko QANJICILEEY baa la yiraahdaa ee baro
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Ayeeyday timacad waan ka Ayeeyo Quxur badan adiga ayeeydadii oromad ahad ee masarka u dhimatay wiila Sheena miid baaka racay u dhiimo ee dhidhibso yaa qabxa
@w410921
@w410921 Ай бұрын
Xorayntii Laascaanood ma burburinta Puntland buu dhalay. Belo ku cayaadhay
@mlkcali5058
@mlkcali5058 Ай бұрын
ciyaalka bilaa nigiska kumara suuyada ee kani kamid yahay intee lagushubtaa horta
@nomadic-lady6192
@nomadic-lady6192 Ай бұрын
Shiine soo noqoy oo wax ma qasin waa been😂 ruuxdii shiine culay lakin aamina maqaaxida ka hadlaysa manta gabadhiisi jamac siyad😂😂
@HalwoFarah
@HalwoFarah Ай бұрын
Iskudirka caan baad ku tahay
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Ай бұрын
ciyaarahu ma muqasbaa isku dirka jooji harti waa isku mid sports kana lama siyaasadeeyo jarkaba somalidu way ku ciyaaryaa doqon
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
Ina Dahir calasow
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
Prank 😂 God qarkiisa 😂😂
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Landheer inadeer ❤ku sooco❤😂😂
@elminaahmed1070
@elminaahmed1070 Ай бұрын
War shiinow samiday xageed kakeentay nin Rag baatahay S.sare.
@AbubakarAbdilahi-w3b
@AbubakarAbdilahi-w3b Ай бұрын
😂😂😂Khaatumo state of puntland waaye
@mahdibiixi3512
@mahdibiixi3512 Ай бұрын
second
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 Ай бұрын
SHIINE WAA RUNTAA
@khalifkambi7349
@khalifkambi7349 Ай бұрын
Naag warsagely rooseeto soo marso
@madiino8542
@madiino8542 Ай бұрын
amusa alkuamusi
@AhmedHussein-k5g
@AhmedHussein-k5g Ай бұрын
Laxay 3:26
@madiino8542
@madiino8542 Ай бұрын
cilakhabenshineculaya munfakha batahay
@MaxamedIbraahim-e8f
@MaxamedIbraahim-e8f Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@amiinabdiye8186
@amiinabdiye8186 Ай бұрын
Khaatumo ma prank ba😂😂😂
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Dhilow siilkaga u sheeg langab ku sidaa iga daab ooyaa
@fadumakabdi2791
@fadumakabdi2791 Ай бұрын
Ruffiyan
@Barkatlesaid983
@Barkatlesaid983 Ай бұрын
Maqaayada so celu laguma hayee
@FayGulus
@FayGulus Ай бұрын
Ku dqba fayla mj gaar ahan ms😅
@muhuboali9896
@muhuboali9896 Ай бұрын
Kani waa nacaskii harti u waynaa
@Zamzamismailyusuf
@Zamzamismailyusuf Ай бұрын
Adiga. Sowtad. Uceyn jirtay sowmahan. Adigaa. Dacar cuni. Doontid. Wariif. Bad tahay. Lacag. Ayaa ka weysay. Saciid. Dani. Walan laguu. Siin. Bahidada. U. Dhimo
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Ай бұрын
Wcs
@AlAl-wp4vt
@AlAl-wp4vt Ай бұрын
Kkkkkkk
@hiradbahwal4488
@hiradbahwal4488 Ай бұрын
LEGAND 👍✅
@engbashirxaaji717
@engbashirxaaji717 Ай бұрын
War nimanka seee ka yeeelnaaa. 😂😂😂
@AhmedFarah-l6i
@AhmedFarah-l6i Ай бұрын
Deni siyaasada iskaga bax siyaasad ma taqaanid nacas sool maxay puntland ka rabtaa 15 sano buu cadow korfadhiyay oo haldoorkoodi la leeynayay puntland maxay u qabatay sool waxay puntland ka baxday oo aay kamadax banaanatay 2007 malin hadh cad markey puntland isaga baxday marka puntland ma afka kaliya ayeey sool ka sheegata waligeed ma difaacin waligeed wax ma tarin deni intii laga xishoon karo waa laga xishooday lakiin waa nacas doqon ah doqonta hal il beey leedahay baa la dhayay ishaas waxay ku aragtaa walaalkeed Deni kuwii ugu dhawaa barlamaanka ayaa dowlada federalka ka raacay marka deni cid heshiis la noqon karto ma jirto waa daneyste danta isaga iyo wiilkiisa iyo shilin iyo lacag uu cuno ayuu raadiya puntland musuq masuq baalayo oo dhan war puntland halaga bad baadiyo nacas kaas farmajo uu la dagaalay kuwii uu soo dhistayna waa heshiin waayen marka deni waa qof fashilmay isaga iyo Ahmed madoobe siyaasada ha isaga baxeen waa is ceebeyen inagana waana ceebeyen labadoodaba ha is casileen
@JamaHGuled
@JamaHGuled Ай бұрын
Waxaas qof baahan ka ahow
@AhmedHussein-k5g
@AhmedHussein-k5g Ай бұрын
Laxay
@Itzmojii
@Itzmojii Ай бұрын
Sax
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@aliahmedbygt4kub921
@aliahmedbygt4kub921 Ай бұрын
Nagga Aamus midgaanyahow Midgaan kale loo waayay
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 Ай бұрын
Madhibaaan waa Madaxda Soomaal Waa dadkii Micnaha iyo Maqaamka lahaaa
@farhanhade6561
@farhanhade6561 Ай бұрын
Sporti iyo siyaasad waa 2 arimood oo aan is qaadan karin
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Shiine Baahane Iskudire Yur
@haydar378
@haydar378 Ай бұрын
😂😂😂
@Itzmojii
@Itzmojii Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@ainansheabdirahman8197
@ainansheabdirahman8197 Ай бұрын
Shiinow Makhir ka waran?, muku jiraan ciyaaraha?
@MohamoudGashe
@MohamoudGashe Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@abshirabdi1294
@abshirabdi1294 Ай бұрын
Shiinoow Anagaa ciro kuu ogole hanagu xoqone hargaysa iska tag
@MaxamedDhanaan
@MaxamedDhanaan Ай бұрын
Shiine sxb wlhi waku xiisney mediyaha ba wakuxiusey solaabo qadiyada xasan Sheeq iyo ahmed madoobe kasohadal
@abdinasiraden8875
@abdinasiraden8875 Ай бұрын
Nin baahan qob maaha khaatumo iyo puntiland maxuu ka raadinaa maskiinkaan
@Caaqilka123
@Caaqilka123 Ай бұрын
Shiine Hassan Munaafaq kasohadal😅😅😅😅
@NagaadOsman-o3n
@NagaadOsman-o3n Ай бұрын
Xanuun maxamuud saleebana kuhaya shiine baahane
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
Doqon baa tahy? Puntland & SSC waa walalo. Halky donan bay kuciyaarayaan
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
Dahir Calasow buu u shaqeeya Gabadha ina quuje Iyaga hadalka usoo dhiibey isagana haduu soo qalabqaadey. Shiine Dahir calasey
@_22260
@_22260 Ай бұрын
Shiino dhibadanaa kuye qarqadu madaxdooyada beey taal gaalada baa dhinac kaga tusaa 😅😅😅😅😅
@AhmedHussein-k5g
@AhmedHussein-k5g Ай бұрын
adeer kula yaabimeyo horay ayaa loodhi nin baahan bakhtigaa u xalaala horayna waataad u qaadatay magac caan baxay ee shiine baahane ka kadhex bax dadka meel xun baa arsaaq daadii gasheye
@Barkatlesaid983
@Barkatlesaid983 Ай бұрын
Muusey qaraabo yihiin ninkaas wad garanaysa carabka haka leeexin shiine
@sultanahja5831
@sultanahja5831 Ай бұрын
Wa landhere runtii dani 😂😂😂😂
@Puntlader
@Puntlader Ай бұрын
Shiine adigu somaliland iyo ciro ba dadka uwadaa lakiin iskuma diri kartid Ssc iyo puntland wax wadid masoconayan qalad wa dhaca lakiin wa lasaxaya Somaliland xoga ka qadatay lakiin isku diri kartid Labada mamul Waxa la isku yahay ba kaweyn Kubad iyo siyasad riqiis ah iskuma dagalayan SSC iyo puntland waligood lagama dhex shaqeen karo taa ogow
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Shiine Baahane Afbalaadh Iskudire Yur
@elminaahmed1070
@elminaahmed1070 Ай бұрын
Kismaayo noogasowarbixi.
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 Ай бұрын
War sharmuutadaan iyadu ma harti isku isku dirkoodaa irsaaqaddii ka gashay. Nacalatullah calayk dayuus haddaad maqashid waa taas afka gaduudan
@AbiibColaad
@AbiibColaad Ай бұрын
Sool putland weyi waxkle wxba jiraan wlee
@aadanmaxamed8028
@aadanmaxamed8028 Ай бұрын
Shiinow Geel caruri Qaday mafoga
@Zamzamismailyusuf
@Zamzamismailyusuf Ай бұрын
Adiga. Yaan lagu. Shidan
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 Ай бұрын
Dhulbahante Iyo wersangeli ma dhisi kartaan port of lasqoray
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Langab madka celin Kara adigu kaba hadh
@haydar378
@haydar378 Ай бұрын
Baradho state
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 Ай бұрын
Mj dariiq baa loo samaynayaa halkii iidoor maray bay maraysaa
@ayuubnairobifilms3492
@ayuubnairobifilms3492 Ай бұрын
First
@GodsaveSomalia
@GodsaveSomalia Ай бұрын
Kan waa wacal ama. Waa khaniis
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Ай бұрын
Waa ruintii
@Cabdiqanibulshawi7
@Cabdiqanibulshawi7 Ай бұрын
😂😂😂
Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub gaaray | Qubanaha VOA
29:51
Sababta Puntland u diidan tahay wax ka badalka Dastuurka
10:20
BBC Somali
Рет қаралды 71 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Isdiidooyinka Somalia & Itoobiya horyaala iyo Qosolka Xasan iyo Abiy
23:07
Урыла😏 #кино #film #fypシ #minions
0:37
Faron
Рет қаралды 8 МЛН
ЧАЕВЫЕ ДАШЬ??? 💵
1:00
ЗАПАДНЫЙ КОНТЕНТ
Рет қаралды 3,4 МЛН
I WANT SUMO (Shorts Version)
0:30
FilmPop
Рет қаралды 50 МЛН