Wow. She was my anotomy teacher back in 2018. She is a good doctor and teacher. I remember the first day she came to lecture us; I was a bit late and sat at the back of the classroom. When she started to explain some stuff, I couldn't hear her voice clearly. I said, "Could you please speak up so I can hear you clearly?" She thought I said "speak up" and then told me, "Get out of the classroom. How could you say that to me?" I responded, "Say what to you, teacher?" She said, "Speak up." I replied, "You must have misheard me, ma'am." She still insisted I leave the classroom. I went out and ended up staying outside for the entire period. Later, she realized that I hadn't said anything rude and apologized to me. Wow, she was wonderful. I was good at the subject and she pledged to give me a good anotomy book which I am still waiting to receive it hhhhh. Please send my regards to Dr. Maryam.
@CaadMellegan5 ай бұрын
Drs Maryan Abdilahi in badan ayaan ka faaiday! Mahadsanid marwo.
@MoohaFaarax6 ай бұрын
Masha Allah waa waraysi Xiiso badan oo xog badan xambaarsan Mahadsanid Wariye Ismail ❤❤❤
@munamohamed4706 ай бұрын
Fadal waraysi ka qaad aadan sahank❤
@Hakimakeinan10206 ай бұрын
Codka ubax walal away barnamijki waa la iga guursaday sidan idin sugeynay wn dalnay
@MarwaNouhSalah6 ай бұрын
Mash allah wxn ku bogaadinya sey iskugu dayayso inay kalmad kasta somali ugu sheekto Mahadsanid❤
@Canadian_2626 ай бұрын
Fadlan Dr's Xagga Laga Helaayo Soo Sheeg Bro Izmail
@nadiiramohamoud36706 ай бұрын
Wan ka helay barnaamijkan dhakhtiirteenuna aqoon dheerada uma laha xanuunkan thyroid ka waxan xasuusta aabahay oo laha laba sanno inay dhakhatiirteena meel kasta maray oo ay ku sheegi waayen inuu xanuunkasi hayo ilaa uu tagay hindiya oo halkaas lagaga soo sheegay. Inantani sifiican bay u fahansantay masha allah waxana muhiima in wacyi galino dheerada la sameeyo
@munamohamed4706 ай бұрын
Waa laygu dhanyahay
@Nasiiblay6 ай бұрын
Aad maad u mahadsantihii walaal
@ZuhurAbdilahi6 ай бұрын
MashaLaah MashaLaah brother chanel ad u qimo bdan ❤❤
@AbdifitahAxmed6 ай бұрын
IsmaiL come'back waLi ah baad Lasoo noqotaY
@HassanCirro6 ай бұрын
Thyroid maxad tahay Ma Qofka Cunaha ama Dhuunta Dhabarku Ka So Baxo Aya la Odhan Kara Xanunka Aya Hayaa Mise Wa Xanunn Kale sharad Iga Siiya Qofkii Fahansan
@muhipohilkocaz92686 ай бұрын
May maha walal thyroid gland wa qanjidh aynu leenay sey drs u sharaxdayba kaasa shaqadiisu aad u badata marna yarata kaso sababa xanuunka thyroid in la ira wu kacsanyay ama wuu dhacsanyay ani dheecanka maskaxdu so daysa yar waddnahayguna aad bu ushaqeeya lakin wax iga muuqda malahan sida barar cunaha hadanad fahmin weli walal yara baadh insha Allah 😊
@KoosHassan-w9s6 ай бұрын
Wll xageen kaa helaa anaa la dhibane
@warfaahassan6 ай бұрын
Tallaal maleeyahay
@Asad-hagio-team27fun6 ай бұрын
Problems with the thyroid include a variety of disorders that can result in the gland producing too little thyroid hormone (hypothyroidism) or too much (hyperthyroidism). Thyroid disorders can affect heart rate, mood, energy level, metabolism, bone health, pregnancy and many other functions. ☝️☝️🫡I wish inaaan mar lakulmo dr. Maryan plus one of favorite tv show in Somali industry ismail codka Ubah