CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 7

  Рет қаралды 85,623

Codka Ubax Podcast

Codka Ubax Podcast

Күн бұрын

Waa qaybtii toddobaad ee barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ka boganaynaa sheekada lammaane kala jooga Hargeysa iyo Jigjiga. Dhegaysi wacan!

Пікірлер: 211
@abdisalaanaydiid5963
@abdisalaanaydiid5963 2 жыл бұрын
Xanuun iyo xiiso wada socda ayaa ay leeyihiin xiriirrada kala fog 😭 Alle ha isu soo aruurriyo inta kala maqan ee is naawilaysa in ay mar uu kulmaan 🤲 Waan daremi karaa xanuunka iyo xiisaha ay leeyihiin Jacaylada kala fog ee midba meel Jiro inbdn ayaan u soo samray ugu danbayn Alle waa igu Guuleeyay in aan ku midowno Nolosha Aniga iyo Xaaskayga aduunka ugu Jeclahay iyaduna soo kale mudo badan ayay ii soo samirtay wax walba waxaa sobob u ahaa iyada in aan guushaas gaadhno waan nasiib badanahay waxaan helay qof aad iyo aaad ii Jecel soo kale aniguna aan aad u Jeclahay imika waa xaaskayga 💯🌍❤ Hawaaro Jaceylku waligii❤
@kunkaroon4626
@kunkaroon4626 2 жыл бұрын
Allahysu kiin barakeeyo Allahaysku kaaya simo ani iyo kaan jeclahy
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 2 жыл бұрын
Masha Allah rabi ha isku kiin dhawro pro
@qalanjo2421
@qalanjo2421 2 жыл бұрын
🥺❤️‍🩹
@maryancartan2124
@maryancartan2124 2 жыл бұрын
Alle haysu kiindayo
@asmahussein2280
@asmahussein2280 2 жыл бұрын
Ilhy isku lin barakeeeyo🥰❤
@guyodeeq8102
@guyodeeq8102 Жыл бұрын
Markad heshid qof ku jecel waa farxad blse anigo kali iyo murug la ciilan ayan helay mid.intaba iga saartey alleh hay dayo ❤😭👸🏻
@Umal_RozI
@Umal_RozI 2 жыл бұрын
Hadii qofkastaa waxa uu hiisanyo howl yari ku heli lahaa laba kasto is calmadaana calfku isku dari lahaa noloshu dhadhan ma yeelateen Xanuunka iyo xasuusaha ayaa nolosha Micno usameeya qofkana wayo arag ka dhiga.......🥀 #codka ubax waxa uu kiciya dareen dhintay oo abaarsaday xataa idhibacad roobka wax ka tari wayay Badanaa kuwa badwayta bahalyowga badhatanka ugu jiraa ......🥲 Waxaan odhan lahaa yaan nalaga Jarin jalkaanu quudno ❤
@Giftgiver511
@Giftgiver511 2 жыл бұрын
Really wlhi
@dr_yusufa4428
@dr_yusufa4428 2 жыл бұрын
Wlhi maxaan mooda inan qoraal kaan aniga qoray wllo waxaad thy wax garad ilahay haku xafido wllo
@nimcocabdi2941
@nimcocabdi2941 Жыл бұрын
Wlll mcn ilahy ha ku xafdio qalbigay ka hadshy
@walaloek1687
@walaloek1687 Жыл бұрын
walhi Really ha hadshay sisyy
@Muslimah536
@Muslimah536 Жыл бұрын
Talow dib ma u kulmeen🥺 imika sanad ba kaso wareegtaye ilhy haysku kiin so celiyo ❤
@sumushupdy
@sumushupdy 11 ай бұрын
Amiin😢❤
@Axyaadunya
@Axyaadunya Жыл бұрын
Waa dhamaadka sanadka 2022/12/31 sanadka cusub waxa ka hadhay dhawr saaac rabi nuura iyo mohamed haysku so dhaweeyo 😔♥️
@Mariamm34
@Mariamm34 11 ай бұрын
Sheekada waxa igala xamaasad wayn siduu hadalka uheli ogyahy codkiisa iyo siduu shekada ugu soo gudbinayo waa haybad gaara koley m.a wllo❤
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 11 ай бұрын
Haa wlhy waan yaabay m.allah waa hibo ilahy siiyey
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 11 ай бұрын
Xitaa sheekada waad fahmaysaa bilow iyo dhammaad
@haawoali3733
@haawoali3733 2 жыл бұрын
Codka ubax wuu kala kacay marki ay wareysateen ayaan kaaba axmed dad badan baa kuso xirmay horey usocda
@xoraycaanomawaaye52
@xoraycaanomawaaye52 2 жыл бұрын
Caawa waxaan ku dhexjiray chenelka vodka ubax waxaan fadhiyaa baanka hore ee hospital referal jigjiga bukaan baan ku hayaa in aniga laygu dabiibayo baad moodaa marka aan ismaaciilow qisooyinkaan dhagaysanayo Nuura waxaan leeyahay Nin rafi fahankiyo Faaladuu wax ku garta Fariimihii wacnaayo Faaladii seegyaye Fiira yar eegoo Usoo dabac inankaa.
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh 28 күн бұрын
Qisoyinka kale way iiga dawanthy 😢mana aqan sababta illahyow qalbiyada israba mide ❤
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 2 жыл бұрын
Sheekadani "Tufaaxii aan tirsaday" ayaad ciwaan uga dhigi lahayd ismailow. Mahadsanid jaalle noo soo badi barnaamijka
@maryamali4707
@maryamali4707 2 жыл бұрын
Wan rajayn laha inay Nuura dhegaysato qisadiisa si ay ugu garaabto wayo talo wa marad garan waydo iyo maraad gadhi wayde Nuuray so debec o uso jiidh nax ban ku lenahay. Allah nolosha haydinku kulmiyo o nolol qurxon o ad lamaane ku tihin haydin siiyo.
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 2 жыл бұрын
*Dareen Ka cawa sugaan baan Ku cabiraya* ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️ *Anigu wali sidiiban samo kuugu taliyaa🫀* *Haduu seego qeyrkey waxba maad samayninee❤️* *Nasiibkaa sidaa dhala💔😓* *Anigu wali sidii baa qalbigu saafi KUu Yahay* *Hurdada Yuga selelaa💔💓* *Anigu wali sidii baan sacabka kuugu tumayaa👏* *Haduu seeygii kheyrkeey Ku siiyey calafkii waxba* *maad sameynee nasiibka sidaa sidaa dhala🫀🥲🥲* #From #Greek 👉#Like Ku qabo
@5-starsnews
@5-starsnews 2 жыл бұрын
"Saddex arin waxa ay hoos udhigaan qofnimadaada dadka agtoodana qiimahaga hoos ayey udhigeysaa: 1.hadal badan. 2.kaftan badan. 3.sheegasho ama cabasho badan.
@hasanahmed-bl7zn
@hasanahmed-bl7zn Жыл бұрын
Aniga Oo Ah Dhagayste Ayaa ilmada Ceshan Waayay Qalbigayagana Dhinbila Daba Inay Taabatay Mooday kolay Labadi Qof Ay Sheekada Dhex Martayna Waa من باب أولى 😢 Nuuro iyo Maxamed Waxaan Alle uga Baryaynaa In Ay Dib Isku Helaan 😊
@fadumofuad7168
@fadumofuad7168 2 жыл бұрын
Iska kasto aan hblo nahay dareenkYga sii aan uu soo badhigano way nagu adkatahay lkn si kasta aan uu dareen si karno qof ka aan jclnahay nama dareema wiilshu hadhow mrkn aan ku dalano wxy dhahay mrkii hore man dareensneen lkn hda wa dareemay hda kolku anaga dareenku naga dhmdy hsyshee xanuunku leyahay qof aad jeceshay oo qayrka la hdlya lana kaftamay xanuunku nagu hayo mrnba ma dareemi kartana 💔💔😢😢
@ayaanhaji2874
@ayaanhaji2874 Жыл бұрын
Talow Nuura iyo Mohamed Ma Is heleen What a heartfelt story😢 Yaa Rab Ay is Helaan Hooy Mohamedaw Jooji Shalmad Raacnimada Nuuri Gob bey ahayde❤❤
@ayhanhussein9635
@ayhanhussein9635 Жыл бұрын
Nuura wa habo yartay aan aad ujeclahay ila hadana ma aysan gursan allah wxan ooga barya haday khayr ugu jiro inad calaf isku heshaan 😢
@hadiyaibrahim7126
@hadiyaibrahim7126 Жыл бұрын
Allh calfka ha iskugo daro 😭🤲🏾
@abdirisaqahmed803
@abdirisaqahmed803 Жыл бұрын
Walal nuura hadda may guursty
@sagalahmeth3837
@sagalahmeth3837 Жыл бұрын
Xgee ku noshahay😭
@rayaannuurofficial9462
@rayaannuurofficial9462 2 жыл бұрын
Qalbi waxjecel ayaa dareemi kara qofkale waxba kabadalimayaan ereyadaan iyo qisadaan xiisaha gaarkaa lahyd Qalbi tabay qofkaa maqan Quyar anad gaadhyn Ax qamuumyo madanaa
@AKM14723
@AKM14723 Жыл бұрын
Wll codka ubax wan jecelahy ee Ila so xidhidh qiso dhab ah ayn kaga shekynya 👍
@xilkascabdullahi2836
@xilkascabdullahi2836 2 жыл бұрын
Waaa mida manta I heysato inkastoo darensa jclkisa. Farxadiisa ban ugu Ciyaaray wlhi kaftan kaftan iyo dad aan wax iheyn igu dhaafiyey Qofkii Dunida ii jecla manty Aniga Qoomamey wlhi Gadasha inan qof jeclado ma rabo Qalbiyegana kama baxeysid Dunida Faraxd igu nolow. Waa qofka kaliya aan si dhab Farxadiisa aan jecladay inta Dunida Sarna💖😭
@ogaalmaal9898
@ogaalmaal9898 2 жыл бұрын
Sorry
@xilkascabdullahi2836
@xilkascabdullahi2836 2 жыл бұрын
Thnks wll
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
Reer jigjiga Wan SalamaYaaa 🎉
@MuwahibAli
@MuwahibAli 2 ай бұрын
Qisadan wan ku cel celshata ma aqaan waxy uga duwantahy qisooyinka kle 😢❤
@issembulale3502
@issembulale3502 2 жыл бұрын
Taxanaha "Waalayga Guursaday" mid kamida kuwii ugu xanuunka badnaa. Nuura xaalkeeda yaa og 😢
@sactuushppe6162
@sactuushppe6162 Жыл бұрын
Aniga wali sidiiban samo kuugu taliya Hadu seego qeyrkey waxba maad samaynine nasibka sida dhala😢😢
@Yuusuf1
@Yuusuf1 2 жыл бұрын
Codsi ahaan si barnaamijka loo sii jeclaysto xaalad walba oo labada dhinac ku jiraan, heeso cabbiri karaya noo soo raaci, oo meesha ku habboon in yar naga maqashiiso, Ismaaciil, mahadsanid.
@helaalchannel6677
@helaalchannel6677 2 жыл бұрын
Bisinka Waa Ramadaan wllo
@glamafterglam7732
@glamafterglam7732 Жыл бұрын
​@@helaalchannel6677 😂😂😂
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 2 жыл бұрын
Cod macnaaa ninkani🥰😘😍😍😍
@malirasta2688
@malirasta2688 2 жыл бұрын
Masha allah ku dar wall kheeyr ilhay haku siiye
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 2 жыл бұрын
Qisadayda ayay tan meelo aad ubadan iska shabahaan, inaad aniga iga hadlayso ayaad moodaa, meel baa idanqatay aah😭😭😭
@xurmaysan6655
@xurmaysan6655 2 жыл бұрын
Barashadu wa hadaal Isdhexgalku wa hadal Isfahnku wa hadal Kalgacaylku wa hadal Jacaylkuna wa qalbi Labadi kastee israbta isku baahan allayaa isku so dhaweeyoo dhibkasta ka ilaalsha alla ayaa koolkooliyoo nacabaka ka ilaalsha alla ya u araxamoo la fahama qiimaha jacaylka alla ayaa amaano ku macsuuma hoy kharqaba 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@xaliimomaxamed8179
@xaliimomaxamed8179 Жыл бұрын
Illhow ka aqbashaa jaceylka xiisaha badan allow qalbigeeda u dabci anigooon arag ayaan hadana jaceylkooda iskula jeclaadey🤲🤲🖤❤❤❤
@mabruukaquman1156
@mabruukaquman1156 2 жыл бұрын
Tolaw wakhtign my is heleen 😭💔 Allaw ka dhig kuwii iscalfady
@USAME664
@USAME664 2 жыл бұрын
Codka alle hakuu barakeeyo Bro Ismacil ❤️🖤🤍
@abdihamidaden3106
@abdihamidaden3106 2 жыл бұрын
Jacayl guuleysto miyuna jirin oo laga sheekayn karo fanka soomaalida dhamaan sheekoyinka jacaylka ee soomaalida waa ba iyo hoog sida cilmi boondhari
@EngYounis
@EngYounis 2 жыл бұрын
Xiisay uyeelaan sheekada..in la isla rafaado oo sheekadu hadba si noqoto Dareen xoogan ayay sheekada uyeeshaa.. aflaanta iyo musalsalaadkuba intaanay kudhisanyihiin ..
@helaalchannel6677
@helaalchannel6677 2 жыл бұрын
Kuwasi way gulaysten sobob loga shekeyana mesha ma talo iyaga muxubada iyo kalgacalka wada nugaya 😂😂😂
@craxiin_key797
@craxiin_key797 2 жыл бұрын
Wan jaclaan laha inay dhagaysto nuuri qisadiisa sidii ay u dhagaystay gabadhii kalaba
@anwarabdilahi6428
@anwarabdilahi6428 2 жыл бұрын
Waxaan alle kaaga baryayaa inuu dib ilaahay idiin kulmiyo🤲❤️🥺
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 2 жыл бұрын
Anigu waxaan jeclahay qaabka aad noogusoo gudbisid sheekeeyinka erey bixin raada nooosooo badi sheekooyinka jecaylka pls thanks 😍
@sammyuploding5981
@sammyuploding5981 2 жыл бұрын
Inkabadan 3 saac oon hurdo u diyar garobey bn kolba vidoeskga dhinac uga baxayey Alle maskaxda iyo gudbintadaba haku barakeyo xaalad 5 sano ka hor an galay on tan ka dhicin bn dul tagay
@kalgacal123
@kalgacal123 2 жыл бұрын
wll aan ku weheshada idaa so emotional 💔😢 20/5/2022 habeen jimca 12:20Am alle haysku kiin soo dhaweeyo wllo🤲
@ayaancadey3854
@ayaancadey3854 2 жыл бұрын
Maamsha allah barnamijkan codka ubax waanu sugaynay intu KZbin kasoo galayo wllo nosoo badi oo majaajilaystayasha xataa noogu soo casuun isku filan ceegag
@ladanahmad6804
@ladanahmad6804 2 жыл бұрын
MIDAA MID lawajibaar kadaran qofkii ugu sheekeeyo qalbigiisa kadoomayo igu dhacday
@samiiraali3079
@samiiraali3079 2 жыл бұрын
Anoo taagan Ayaan bilaabay sheekada wana ku dhamesty lkn wa naziib wcnty wali hadan la guursan dadaaalka ku dar
@hibodayib9507
@hibodayib9507 2 жыл бұрын
Ax qisadani waa qalbi xanuun dadka anoo kale ah ma dhagaysan karaan wan ka xumahay nuuraay intuu qalbigaaga fahmi waayay wiilkaasi💔😢
@samiihabashiir655
@samiihabashiir655 Жыл бұрын
Iddaa walaal aan ku weheshadee ax waa eray xnun bdn🥺🥺🥲
@umurafiiqa3935
@umurafiiqa3935 2 жыл бұрын
Wad qaldantay waxan dareemaya nuura dhibkeeda raadi gabadhii habenka ad lasheekay sanasaya waydii xalada nuura tag jigjig iyadu hakuu soo kaxayso horteeda jacal kaga ugu sheeg qalbigu haw qaboobe
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 жыл бұрын
Hadii uu wali xaalkagu sidi yahay oo anad jawab ka helin wan kula talinayaa dhakhso ugu tag halka ay joogto jigjiga waba dhawdee cirka haday joogto ugu tag waayo hadhow haday nin kale xilihii noqoto qomamda aad dareemayso ayaan kuu garanayaa fadalan gabdhaas ku dadaal sidaad u heli lahayd Lkn anu ma fahmin sababta aad markii hore oo dhan u fahmiwayday indho wax jecel dadkaba uma eeke😩😩🥺
@Maan-P
@Maan-P Жыл бұрын
Of course you know something about love👸
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Waa sheekadii labaad ee u eg waaqici qisadaydii nolosha iyo jacaylka.❣
@mohamedciid5166
@mohamedciid5166 2 жыл бұрын
Ismail ubax walaal lasoo wadaag qisadaadaa Hadar suurta gal tahay Suu isna isagoo dhawraya shakhsiyadaada magaceed noogu soo gudbiyo waayo tan uu ka hadlayaa waxa loosoo gudbiyay barahiisa bulshada ee gaarkaa.
@hamdaali9086
@hamdaali9086 2 жыл бұрын
Wlhi wll waa xanuun qisadan dadka qaar ma qaadi karaan sida anigo kale waayo dadkaasina waa dad qalbiga ka dhaawacan💔💔💔😪
@nusaybaxasan8260
@nusaybaxasan8260 Жыл бұрын
Jig jiga ugu tag😢
@ednafaysal1-kz6sj
@ednafaysal1-kz6sj 9 күн бұрын
Talow inanki iyo inanti mays helen shekadan 3 jeer ban dhagaystay oo mudo kala duwan u dhaxayso ya iga so warama inanki inuu inanti nuura ahayd helay iyo in kale😢😢
@kaldeekamouze4563
@kaldeekamouze4563 Жыл бұрын
Sidaad uGu ShEekaYnaYso inaY adi KuGu dHacDaa M00da alle HaKu BarakeYo waLaaLo🥺💔
@anisoabdi2322
@anisoabdi2322 2 жыл бұрын
Inta badan gabdhuhu mashekankaran lkn nuura intey gabadh daneykeda sobandhiki karto wey sobandhigtay lkn wuu fahmiwaye
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Wadnahan ka dareenay mahadsanid walal Ismail.☹️♥️
@yahyamohamoud2954
@yahyamohamoud2954 2 жыл бұрын
Hal dhib een is leyahay dhanka ragga ayay ka socota waa in raggu lakulmo tii ku habonayd isagu kusi jeda ta an ku habonayn
@hamdanazir7629
@hamdanazir7629 2 жыл бұрын
Anigu wali sidiban sodhawaw ku leeyahay 🥺❤️
@user-rv9yc6ed4g
@user-rv9yc6ed4g 8 ай бұрын
1sano aya ksso wareegtay talow ma kulmeen😢
@ziraadmustafe
@ziraadmustafe 2 жыл бұрын
💔 damage emotion I remember lovekii 8 yrs continues 😢 ahaa lkn an wali la kulmin because xaalad distance awgeed
@Unknown-ez3mo
@Unknown-ez3mo 2 жыл бұрын
bal english uun miyaad iskaga qortid afsomali ka tagtaye kkkkkkk
@guuleedmohamed
@guuleedmohamed Жыл бұрын
​@@Unknown-ez3modamage emotion 8 sano waar inanta kadaa oo kadaa baanu ku leenahay 😂😂😂
@dahabo319
@dahabo319 2 жыл бұрын
Alla Qalbi xanuun waynaa🥺💔 jacaylkaba markasad nacaysa😏
@mariaismail7508
@mariaismail7508 2 жыл бұрын
Igada jacalka xanunukisa
@nimcosaryan9590
@nimcosaryan9590 7 ай бұрын
Sheekadani si bay ii tabanaysaa waxaban moodaa inan xaladan ku jro Hada emotioneel
@user-oe9fp4on4l
@user-oe9fp4on4l 7 ай бұрын
Jacaylka xanuun badanaa markaa qofkaa jeclayd waydo
@mohamedciid5166
@mohamedciid5166 2 жыл бұрын
Dareen urugo leh oo ay naafaysay dareemid la'aan, ALLE haysku kiin so dhaweeyo
@SundusMuusejaamac
@SundusMuusejaamac 5 ай бұрын
Aamiin❤
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh Ай бұрын
What breathtaking story 😢
@gabdhiigabdhaheryatay1931
@gabdhiigabdhaheryatay1931 2 жыл бұрын
Dee inan nuura layidhaah yaqaanaa ooreer jigjia ah
@nimcogobsan7262
@nimcogobsan7262 2 жыл бұрын
wll qisooyinka jacaylka noo so badai ples
@faatuuAbdirashid
@faatuuAbdirashid 2 жыл бұрын
Thank you i love it ❤🙈
@Itssnura753
@Itssnura753 Жыл бұрын
What a good story teller🥰
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 2 жыл бұрын
DAMIIN BAAD AHAYD
@inaguuleed1541
@inaguuleed1541 9 ай бұрын
Allow calaf iskugu dar qalbiyadaa is jecl yaarabi 🤲🏻😭❤️‍🩹
@duniohashi
@duniohashi Жыл бұрын
Qalbiyada isdonaya hadana kala dabran deqlahow isu keen 😢
@rayaannuurofficial9462
@rayaannuurofficial9462 2 жыл бұрын
Wllhi waan oyay waligay anigoon hadalo jacayl ka hadlaya u ooyin alle haydin kulmiyo marlabaad noqdana labdii isku waara insha allah
@mariaismail7508
@mariaismail7508 2 жыл бұрын
Walhi say dadku uarkin ohintayda ayaan qola isku so xidhay
@abdirahmanahmed1801
@abdirahmanahmed1801 Жыл бұрын
@@mariaismail7508 laailaaha ila laah😂
@Abdirhmann
@Abdirhmann 2 жыл бұрын
malayn maysid sidu darenkygu noqdo mrkan dhagysanayo barnaamijkan waa layga guursady xqqtn ano lay hayn ba mrkas lay halela
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 2 жыл бұрын
Sidoookale
@abdirahmanabdilahijama9938
@abdirahmanabdilahijama9938 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ismail
@indhodeeqabdilahi4021
@indhodeeqabdilahi4021 2 жыл бұрын
Thanks you ismacil ubax walhi wanku farxay barnamijkan cusub🥰
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 2 жыл бұрын
Wll aan ku weheshadee idaa🥺😢😢
@cabuudishow
@cabuudishow 2 жыл бұрын
Indho doob ku yaal ayaa deymadeeda u baratamey wow 😊
@onehour772
@onehour772 2 жыл бұрын
Afkii baa juqda gaby😭😰😰😭
@nimcoahmedsigad138
@nimcoahmedsigad138 2 жыл бұрын
gabadh goan leh weye runti
@nimcomaxamed2266
@nimcomaxamed2266 Жыл бұрын
Qaybahii kle part 7 kahooseeyey meeyana
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 2 жыл бұрын
Nimanka afka dheerleh waxes kunacay naag walba way iskala qaadayan nimanka kibirka badan ayaa la raadsada😂😂
@cabdulwehab5166
@cabdulwehab5166 2 жыл бұрын
Qofkibir badan alleh majeclah iyo admigiisunah majecla qof hadal badan nah macnah inaad afgabnato roon sorry qoralka
@cabdulwehab5166
@cabdulwehab5166 2 жыл бұрын
Qofkibir badan alleh majeclah iyo admigiisunah majecla qof hadal badan nah macnah inaad afgabnato roon sorry qoralka
@mariahassan4459
@mariahassan4459 Жыл бұрын
Mashaallah ilhay codka hku barakeeyo
@Giftgiver511
@Giftgiver511 2 жыл бұрын
Abti Naga soo badi sheekoyinkan waa lyga guursady
@qaalisaid665
@qaalisaid665 2 жыл бұрын
Ilove it😥
@fayruus
@fayruus Жыл бұрын
😮qisadan inta la socday wlahi qaybta saaid bay isaamaysay😢😢😢😢😢😢😊
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 11 ай бұрын
Lkn waa laga xamaasad badan yahy
@hodanfarah8761
@hodanfarah8761 2 жыл бұрын
Wali adunka waxad leday raajo nool mar haday nuur inan tahay adigun waa doob tahay Rabtan kagun jiiro Waad iga nasap wacantahay anigu waxan ahay boqarad guul daradan walin man cid lawadagii qisadayd hadii aad danaynayzo please ila zo xidhidh
@drnoradin21
@drnoradin21 6 ай бұрын
Xanuun iyo xiiso 😢
@dhoolbariise3552
@dhoolbariise3552 Жыл бұрын
Arimaha jeclka illahey amarki marka dhageysto wa iska ooooooya🥲🥲🥲
@shadiyaibrahim9105
@shadiyaibrahim9105 2 жыл бұрын
لحد الان ما شفتش قصة حب عميقة تبكي القلب
@mohamedomar8783
@mohamedomar8783 Жыл бұрын
Waxan jecelnahay inaad bilawdid cinwaan kale oo ah JACAYLADA AAN LA AQBALINBA?!! EE LAYSU SHEEGTAY😪
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh Ай бұрын
Hadii aad sheegtayba Kuwa badan la aamusan wad ka ficanthy
@maryanali4185
@maryanali4185 8 ай бұрын
Nuuraay fariintayda hada aragto abaayooy janis kale sii mohamed plz 😢
@Rays_Dualeh
@Rays_Dualeh 2 жыл бұрын
Waxay sii qurux badnaan lahayd sheekadani inay run xaqiiqa oo dhacday ay tahay.
@queentasniim2696
@queentasniim2696 2 жыл бұрын
Wah hda ma flima hdeysan xaqiiq ageyn 😳 ooyinta iga baxdanad ogeyn 😩💔😭
@hadayamohamed6732
@hadayamohamed6732 Жыл бұрын
Ax yaaa jacayl 🥹❤️
@iidaanz
@iidaanz 2 жыл бұрын
Abwn Amiin Samadoon inoo soo martiqaad bror.
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 2 жыл бұрын
Afkiiba juqda gabay runtii isaga ayaa qalbigisa iyo waliba qalbiga qof kaleba dhawacay
@hotha4341
@hotha4341 Жыл бұрын
Nolosha sida ah Qofkad Calmataba calaf iyo canshaq Kle baa ka dudinayo💔
@hoodoayaan6898
@hoodoayaan6898 Жыл бұрын
‏"لا يسهر الليل ، إلا من بهِ ألمُ😒
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo soo gudbiye
@hadiyaibrahim7126
@hadiyaibrahim7126 Жыл бұрын
Labo is jecelbo dan iyo darufba kala geeso🥺💔😭
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 2 жыл бұрын
Hadaad xisaab dhigto sideed u soo saartaa XIYO Y HADAAD HADALADAA CAD FAHMI WAYDAY
@mustafeaxmed9555
@mustafeaxmed9555 2 жыл бұрын
Waxaas Oo dhan wlhi ma dareemin waanan dhagaystaa khiyaali ayaan u arkaa🙏😂
@salmanour396
@salmanour396 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@queentasniim2696
@queentasniim2696 2 жыл бұрын
Wxa oyin igaga baxay 😩💔😭🤣
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh Ай бұрын
Imika mid maku helay 😂
@foosiyaaxmed910
@foosiyaaxmed910 2 жыл бұрын
Allah ini kulmiyo mar kale
@umuahmedumuahmed2249
@umuahmedumuahmed2249 Жыл бұрын
Wala gursday nuure nabdgalo dhe wiil ka
@sihammohamed7026
@sihammohamed7026 2 жыл бұрын
Very funny ,love sotires should be the story òf joy and laughter but Somali love stories are full of a misery and grief 😔 ☹️
@rumanmatan3914
@rumanmatan3914 2 жыл бұрын
😂😂😂
@zonaabdalla5120
@zonaabdalla5120 2 жыл бұрын
@@rumanmatan3914 9th 9kii will also 👌 ♥
@zuhuurcaaqil3684
@zuhuurcaaqil3684 Жыл бұрын
Naa soo koobta lagugu dhufanaya ileen dad bila farxda majirane🙄😅😅
CODKA UBAX - Dalxiiskii Riyada
31:34
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 33 М.
1 Qof la ilaawi karin si fududna lagu heli karin noqo
14:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 160 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 55 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 41 МЛН
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 11
27:54
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 97 М.
3 Adigu ha aqbalin in ka yar qiimahaaga fiiri waxa dhaca
15:16
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 73 М.
Waxa Aad U Baahantaahy  Waqtigaan | Fandhaal Podcast 56 |
30:55
Omar Inshar
Рет қаралды 64 М.
Ismaaciil Ubax - Shaah iyo Shaxan Ep1
1:13:24
Fankeenna
Рет қаралды 3 М.
Cisbitaalka Jacaylka
23:46
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 38 М.
Tufaaxii Aan Tirsaday
22:46
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 56 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 55 МЛН