CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 3

  Рет қаралды 25,546

Codka Ubax Podcast

Codka Ubax Podcast

Күн бұрын

Пікірлер: 146
@hanadyusuf6484
@hanadyusuf6484 2 ай бұрын
Intii ila sugaysay ee kolba soo bookhanaysay like
@HamdaBarre
@HamdaBarre 2 ай бұрын
☝️
@sagaldarajo6159
@sagaldarajo6159 2 ай бұрын
Wlhi aniga sugayay
@hanadyusuf6484
@hanadyusuf6484 2 ай бұрын
@@sagaldarajo6159waan daalay anigu kolba sidaan usoo bookhanayay
@deeqsanabdihalane3446
@deeqsanabdihalane3446 Ай бұрын
same nahy😢😂
@sooyaanify47
@sooyaanify47 2 ай бұрын
Waan is guursannay..❣️❣️❣️ Safarkan haasawaha toolmooni wuxu noloshayda u yahay mid raadad waa weyn ku leh Ma aha mid aan ka qoomamooyo in uu i soo maray waa se mid aan ku farxo waayo qofkii aan la qaatay oo safarka ka hor aanan shaqsiyaddeeda wax badan ka ogayn ayaan maanta bartay kuna bartay in ay tahay qofkii dadka ugu wanaagsanaa uguna qiimaha badnaa waana safarka aan ku ogaaday in aan ahay qof aad u nasiib wanaagsan markii aannu Dhaayo nuura nolosha ku rafiiqnay... Soo tebintani waa mid waayo aragnimo gudbin ah inta is jecel inta la jecel yahay iyo inta is jeclaan toontaba waxan leeyahay.. Naftiina jacaylka bara... Ismaaciil C Ubax aad iyo aad baan marar badan kuugu mahad hayaa walaal.
@hoodo9260
@hoodo9260 2 ай бұрын
@@sooyaanify47 Abwaan aad baan idiinku Hambalyeynayaa Runtii sheekadinan jacayl ee quruxda lihi waxa ay dhiiri galin u tahay dhilinta la nacsiiyey jacaylka ee looga dhigay silica iyo niyad jabka Anigana si gaara baan uga heley tixaha iyo gabayada magaca Rooda ka buuxaan madama aan isku magac nahay gacalisadaada 😁❤
@hamdaabdi6712
@hamdaabdi6712 2 ай бұрын
Maasha Allah barakooba wll❤❤
@sucaadmohammed7568
@sucaadmohammed7568 2 ай бұрын
Masha Allah barakooba ❤❤
@Abdikarim12
@Abdikarim12 2 ай бұрын
Wada jira if iyo aakhiroba walaal ❤
@Moali003
@Moali003 2 ай бұрын
Ismaacilow waad lasoo daahday qeybtan e ugu yaraan daqiiqadaha noo badi bal Mahadsanid😊
@HoddanRoppleMohamutt
@HoddanRoppleMohamutt 2 ай бұрын
Sax wlhi Adoo boo uso daahe😭
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 ай бұрын
Casho + codka ubaxa ayaan isku helay caawa way ii fadhidaa😂🫶🏽😍
@maryamaahmed9177
@maryamaahmed9177 2 ай бұрын
Taydii ba I xasusisay thank you qalpi❤😂
@sagalabdikadir1476
@sagalabdikadir1476 2 ай бұрын
Ana qurcdan ku karsanye sake ano rabo iga dhamtay xalqdan 😊💕
@muwaahibibraahim
@muwaahibibraahim 2 ай бұрын
Ana wan ku qadaynaya😭😂🫶🏾
@LakiAbdiwali-ex2no
@LakiAbdiwali-ex2no 2 ай бұрын
Anigana waan ku qadaynayaa❤😂
@ikraanabdikariim3069
@ikraanabdikariim3069 Ай бұрын
Ana hadda odagygii maqan ku suganooyaa😂😂​@@sagalabdikadir1476
@SagalAhmed-tl1bm
@SagalAhmed-tl1bm 2 ай бұрын
Qisadani waa cajiib illahay ha isku beego laba kasta oo laabta iska raba raalina iska ah❤
@Qaraami-gu5wt
@Qaraami-gu5wt 2 ай бұрын
waxa aan Ku dhagaysana Furshayg: weli keli baan ahay --waa Habeen Isniini Baxayso salasana soo Gelayso waxa aan Leeyahay Riyooyin badan oo Guurku ka midayahay /isoo duceeya in eebe iirumeeyo
@mutasali4903
@mutasali4903 2 ай бұрын
Aamin wllo
@awouchaKhaterrrr
@awouchaKhaterrrr 2 ай бұрын
Amiin 🥺
@munaahmed2712
@munaahmed2712 Ай бұрын
Amin
@safakeyse5933
@safakeyse5933 2 ай бұрын
Its all about interesting and amazing story❤️ Thank you walaalo Ismail Ubax
@hannanapdilaahi2306
@hannanapdilaahi2306 20 күн бұрын
Alloow mid sida rooda jcyl dhaba idhansiiya anna🙈, ku darsadoo reer ceerigaabona waan ahayow sheekadu dha'dhan gaaray iisamaynaysaa dee!😂❤
@nimcoabdullah-op9xn
@nimcoabdullah-op9xn 20 күн бұрын
Reer ceerigaabonimoh😂♡
@hamseroyal4425
@hamseroyal4425 Ай бұрын
Qisadani markay dhamato aniga iyo inbtidayna qisadayda ayaad tebi doonta aan u bixiyey "BIYO HOOSTOOD WADNE LAGA BEER🫶❤️"
@mohammeddirie9800
@mohammeddirie9800 2 ай бұрын
Alhamdulillah, Ugu danbeyn way na soo gaartay.
@RuweydoRumaan
@RuweydoRumaan 2 ай бұрын
Ismaciil Allha kubarakeyoh ee sodhaqsoh wallo
@juuleshakir
@juuleshakir 2 ай бұрын
Abwaan Farhan iyo Rowda Caalim Isku waara idiin Leeyahay Sheeko Jaceyl oo Xiiso Leh❤
@deeqacali_23
@deeqacali_23 2 ай бұрын
Ay ay yaa salam walhi jawi kale anba darema runti jacayl ka yarantu waa amazing ❤hal fadhi ban ku dhamesta 3 xalq
@ikrandahir7308
@ikrandahir7308 2 ай бұрын
Wad nga so daahiseen inan hilmamno wixi hore bn ku dhawaany
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 2 ай бұрын
Fadlan hala so daahin sheekadan dhuuxay raacdaye
@Siciid_dawlo
@Siciid_dawlo 2 ай бұрын
Lasoo dhakhso haye zhp ismaciilaw
@Santaaag-g6o
@Santaaag-g6o 2 ай бұрын
2020 ilaaa maanta ayaaan kugu xidhinhy wllhy saaan u xiiseeyo❤❤
@hamdasagal9549
@hamdasagal9549 2 ай бұрын
Reer gar,adag waaba awlaad jacyl❤😂
@YurubSharmaakE
@YurubSharmaakE 2 ай бұрын
Marba iska dhignaa 😂😂
@Roro__ruun
@Roro__ruun 24 күн бұрын
Alla magacaygii san u jeclaaday❤ Rooda❤
@FaatimaApdalla-pe3ki
@FaatimaApdalla-pe3ki 18 күн бұрын
wa jecllhy dadkan rer waqoyga jacelkooda iyo codkooda 😂💕💋
@ayaanabdilahihirsihasan2869
@ayaanabdilahihirsihasan2869 Ай бұрын
Part 4 ku soo dhakhso 😊walaalo
@safasamawada7034
@safasamawada7034 2 ай бұрын
Dhabanka iyo gacantaan is ku hayaa anigu😮
@zaamnews4717
@zaamnews4717 2 ай бұрын
mnsh allah ustaad waanu kaa haynaa lkn waxa is waydiin mudan markii aad guursatey ayaad sheekadiiba u badashey waan guursadey
@muwaahibibraahim
@muwaahibibraahim 2 ай бұрын
Alla isku si u fekerynay😂😂😂
@zaamnews4717
@zaamnews4717 2 ай бұрын
@@muwaahibibraahim 😂😂😂
@shaficijamac7886
@shaficijamac7886 2 ай бұрын
Fariin Iyo Muuqal Fariimeed aad U Farshaxan Sareeya ❤
@suusuu7069
@suusuu7069 2 ай бұрын
Saan usugayay❤
@awilosmaan6533
@awilosmaan6533 2 ай бұрын
First wad laragtay😊
@HibaaqMahamed
@HibaaqMahamed Ай бұрын
Xanuuun badan Qof wax jcladay Allhe dhibay😢
@sabirinomer3127
@sabirinomer3127 2 ай бұрын
In badan wxaan dhowraba wey timi qeybti 3aad ❤
@المملكةالسوداء-س3ل
@المملكةالسوداء-س3ل 2 ай бұрын
Yaaa salaaam xalqadani waa cajiib ❤❤
@MuunamaxamedYaasiin-sh7vt
@MuunamaxamedYaasiin-sh7vt 2 ай бұрын
So dhacday ugu danbayn Laso dhakhso wllo waa xiiso miidhane❤
@Khalidabdirashidbade
@Khalidabdirashidbade 2 ай бұрын
Ugu yaraan time dheer nooga dhig zxb ❤
@badraabdi9863
@badraabdi9863 2 ай бұрын
Hadad laso raagayso walal ugu yaraan 30 minute noga dhig hadi kale laso dhakhso
@HilaalMuuse
@HilaalMuuse 2 ай бұрын
Walhi waxan marayaa heer an ku riyoodo maba Sugi katayee la soo dhakhsada wll❤
@Yahyebinuyahye
@Yahyebinuyahye 2 ай бұрын
Hanaga Soo dahinina please 🙏🏼🥺
@sadushshire8299
@sadushshire8299 2 ай бұрын
Noola so dheere wllo 4
@hamdayar8030
@hamdayar8030 2 ай бұрын
Ugu dambayn ❤
@hamdaali5964
@hamdaali5964 2 ай бұрын
Rooda waa lama ilaawanki la sheegi jiray ee laso dhakhso ❤️
@xamsexasanmaxamed1985
@xamsexasanmaxamed1985 Ай бұрын
Xalqadaha waad la so dahad ee la so dhakhaso ustaad wayo malinkasta marka an luganayo ayan dhagasat
@Nada-rv4gv
@Nada-rv4gv 2 ай бұрын
Cajabey cajiib❤😊
@Nashaadhamse
@Nashaadhamse Ай бұрын
Jah tani qiso way dhaaftay😊😢
@calixasan9183
@calixasan9183 Ай бұрын
Yaa salaam❤ 4 aawey
@mohammedaamiinabdirahmaan7496
@mohammedaamiinabdirahmaan7496 2 ай бұрын
Barakoow ustaad
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 2 ай бұрын
Mashlh ❤❤lasodhkhso pr4 wllo
@SaynaAadam
@SaynaAadam Күн бұрын
Alaa laso dhakhsadaah 😢😂❤
@nuuralqamr376
@nuuralqamr376 Ай бұрын
Ku so dhakhso 😊
@Indho904
@Indho904 2 ай бұрын
La soo dhaqso dee
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 2 ай бұрын
Daqiiqadaha inoo soo badi si wayn bay tani iigu socotaa anigee😅
@Sacdiyacom
@Sacdiyacom 2 ай бұрын
Ninyahow sheeka goyska maa naga daysid waa xay sidani
@umuilyaaz2395
@umuilyaaz2395 Ай бұрын
wanku sugayna 😮
@NawalAlimohamed-r8v
@NawalAlimohamed-r8v 2 ай бұрын
Wallo plz Nola so dhaqso inkasto cawa ay ad u macanayen gabayada
@sleekhaalliabees2275
@sleekhaalliabees2275 Ай бұрын
Qalbigayga raadba ku yaal isagu leeyahaye💔😭😭 waxaba iga nasiibadan dadka qisadoda so gudbinaya so lola qaybsado murugada aniga isma lihi qof ka qiso xanuunbadan ba jira hadana ma lihi awood aan ku gudbiyo kaliya aniga uunbay idhibta oo i rafaadisa💔😭💔
@MariyaKamiri
@MariyaKamiri 2 ай бұрын
Fad laan nola so dhakhso ❤❤❤❤ wll
@ikraancabdi81
@ikraancabdi81 2 ай бұрын
Waad laa Raagtayy😢😂😊
@mumtaasyuusuf
@mumtaasyuusuf 2 ай бұрын
Sidaan u sugayey xalqaddan😮
@dhemaninaqasimali76
@dhemaninaqasimali76 Ай бұрын
Wllo part 4 la soo dhaqso plz😢🙏
@queenhamda465
@queenhamda465 2 ай бұрын
Best story
@AhmedDiin-j4z
@AhmedDiin-j4z 2 ай бұрын
Waad laso daahday wll so dadaji insh Allah qaybaha kale
@zackadenofficial9573
@zackadenofficial9573 2 ай бұрын
Lasoo dhakhso waan daalny saanu u sugyner
@SalaadoCabdi-q7r
@SalaadoCabdi-q7r 2 ай бұрын
Caawa anaa u horeeya
@ayansaid3827
@ayansaid3827 2 ай бұрын
Ismacilow nagaga so dhakhso qaybaha kale
@nasteehaabdulaahi7979
@nasteehaabdulaahi7979 Ай бұрын
Yaaa salaaam
@Khalidmohamed2290
@Khalidmohamed2290 2 ай бұрын
Codkee daa i deeqoo Waa camal wanaagoo Cadho wey ka dheertee Ma reer ceerigaabaa?
@Asli256
@Asli256 2 ай бұрын
ano ka xiiso dhacay bad so galisay qaybtan
@muscabaadan
@muscabaadan 2 ай бұрын
Wad laso daahdey ustaad
@user-bilanzara
@user-bilanzara 2 ай бұрын
Badra ♥ iyo bilan wow labadeydi magac ba kujira ayyy😊
@omaari155
@omaari155 2 ай бұрын
Qeebtaan waxey noqon doonta midda iigu danbeysa oo waxuba inta xiisaha loo hayo ayey ku wacan yihiin sheko awalba dhexda looga tagayay 4bari sug waa xiiso dil
@sayidalimohamed9646
@sayidalimohamed9646 2 ай бұрын
allow yaa ukala warama hawaaro jacaylkuyee
@XamdaQali-lf6pq
@XamdaQali-lf6pq 2 ай бұрын
Cimri dheeridaa imikaan egayay inaad soo dhigty p3
@IdoOmer-j8j
@IdoOmer-j8j 2 ай бұрын
Cajiiib ❤️
@kimtiana641
@kimtiana641 Ай бұрын
Wll qaybtii afaraad meeday 💔 9days baa kaso wareegteee
@nemcomohamed8661
@nemcomohamed8661 Ай бұрын
Qeybta 4aad meeday de wa kala ilaaweynaa ilee sheekdee lasoo dhakhso nio😮
@Zehaa007
@Zehaa007 2 ай бұрын
Walal Nolaso dhaqso😢
@munabintumoha1627
@munabintumoha1627 2 ай бұрын
Plz xilqadaha hnala soodadajiyo
@mumtazdhakhane8548
@mumtazdhakhane8548 2 ай бұрын
Ismaciilow lasoo dhaqso qeybta xigta
@BarwaqoHaldha
@BarwaqoHaldha 2 ай бұрын
Yaaa salam
@Indho123
@Indho123 2 ай бұрын
Heer waxan gaadhay aan isdhaho mindhaa part 3 wuu ku dhaafay oon kolba channel ka soo booqdo thanks Wllo😊
@AsiaIsmail-b3x
@AsiaIsmail-b3x 2 ай бұрын
Hadaa hal mar isaso raacisaan maxaa ka baqdeen 😢
@xamdaibraahin7262
@xamdaibraahin7262 2 ай бұрын
Waà ariiin cajiibhaaa wllhiy 😢
@salanadenaden2324
@salanadenaden2324 2 ай бұрын
Wlhi sheko aniga igu dhacday 2015 waye walidka dhan oga goay ilaa hadanah gacan kuma haayo ayadii 😢😢😢
@HamseIsmaciil-mu3vf
@HamseIsmaciil-mu3vf Ай бұрын
❤❤
@NimcoCumar-z9j
@NimcoCumar-z9j Ай бұрын
Wall Wan sugaynaa dee 4 😢😂
@kaltunsiad1384
@kaltunsiad1384 2 ай бұрын
Inta soo oroday❤😅
@abdirashidmohamed2291
@abdirashidmohamed2291 2 ай бұрын
Waxa maad isku kaayo wada raacisidba khatarsanaa😅
@MaryanSalad-li4xc
@MaryanSalad-li4xc 2 ай бұрын
Eesh qiyaasak saaxiib❤🎉
@abdirizaksantoos8251
@abdirizaksantoos8251 2 ай бұрын
Cajiiib!
@NuuraPashiir
@NuuraPashiir 2 ай бұрын
Wllo qabta 4 laso dhakhaso
@udgoonhussein10
@udgoonhussein10 2 ай бұрын
@qamaralihussein9831
@qamaralihussein9831 2 ай бұрын
Lasoo dhaqso 😢
@GoogleAccount-m7u
@GoogleAccount-m7u 2 ай бұрын
Rasmi bay bogayga udagtoo waan Raygalaye
@Santaaag-g6o
@Santaaag-g6o 2 ай бұрын
Oradbaan ku sooo gly😂😂😂
@faizaahmed08
@faizaahmed08 Ай бұрын
malinta sheekadan dhamaato ayaan dhagaysanyaa anu intan coffee qato ban masalaha la tagaya siidan yaree marba ina lasoo daynayoo kuma jiri karo anuu
@hoodo9260
@hoodo9260 2 ай бұрын
Yaa Salaam ❤
@rehemahashi9762
@rehemahashi9762 Ай бұрын
Sidaan habayn walba ueegayey daalay Ismaiology sidaan maku qabataa ?? 🤔
@abdisalamahmed6450
@abdisalamahmed6450 2 ай бұрын
mxaa Noogu kala jartan qisad 😢
@NimcoMuxiyadiin-tb7gq
@NimcoMuxiyadiin-tb7gq 2 ай бұрын
Ala maxaan malinkaa ugayaran 5mar soegy inlasodhigy
@hamdasagal9549
@hamdasagal9549 2 ай бұрын
Kula mid Baan ahy 😂
@deeqsanabdihalane3446
@deeqsanabdihalane3446 Ай бұрын
wlalow lasoo dhaqso shekada pge sa usoo boqanayay wa daale😂😢
@Edebsan12
@Edebsan12 2 ай бұрын
Wad lasoo daahdeen wan idin sugayey in badan
@Abdikey00
@Abdikey00 2 ай бұрын
Imaam cod macaan ilaa fanaan ,fanka aad uyaqaana ?😂😂😂inaga soo hubi marmar bahasha
@mustafemaxamed7092
@mustafemaxamed7092 2 ай бұрын
Waad lasoo daahdeÿ, daqiiqado yaŕna weeye, oo dadku way ka x̌iiso jabàyaan.
@QuenShamso-e7o
@QuenShamso-e7o 2 ай бұрын
Laso dhaqso 😊
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 4
36:38
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 29 М.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 9
17:32
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 90 М.
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,1 МЛН
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 47 МЛН
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
Dilaaga aamusan | Maxay Qasab u tahay in aad fasax qaadato .
17:42
Wixii loo daalo ayaa lagu raaxaystaa qof dadka ka duwan
9:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 27 М.
FIKIRKAYGA FIKRADA AADAN SAHAN"
8:10
BARKHADLE MEDIA
Рет қаралды 13 М.
Xikmadaha Maxamuud Darwiish | Abwaankii Jacaylka.
8:31
Sahanka
Рет қаралды 70 М.
AAN KULA WADAAGO CASHARO NOLOLEED (30 Jirkeyga KAHOR)
22:39
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 19 М.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 7
19:22
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 89 М.
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 13
12:05
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 51 М.