CODKA UBAX - Xusuustii Aabbo

  Рет қаралды 66,638

Codka Ubax Podcast

Codka Ubax Podcast

Күн бұрын

Пікірлер: 75
@faizacade4925
@faizacade4925 2 жыл бұрын
Aduunka waxaa u jeclahay abeyga mcn illhow i xifdi I love you baba Hassan 💋💙🙏
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo Samir iyo iman ilaahay haka siiyo walaal ayaaneey🥺🤲🏻
@ayaanmahad9054
@ayaanmahad9054 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso aabaheygii mcn Aabo alle waxaan kaaga baryaa inad janatul firdows alle kugu bishaareyo 😭😭😭😭😭😭
@bintutakar6244
@bintutakar6244 2 жыл бұрын
😢😢😢😢allahow aabo ku naxriisto aad bn kugu xiisay
@maankatuke2534
@maankatuke2534 2 жыл бұрын
allow Aabayaasheen unaxariiso aduun Iyo aakhiraBa 🤲
@ayaanhassan1178
@ayaanhassan1178 2 жыл бұрын
Yaa rabi ku naxariiso aabo macn noloshaydad ahayd yaa rabi wasici qabriga🙏😢🥺🥺🥺
@nasrowaddani5073
@nasrowaddani5073 2 жыл бұрын
Ilahey ku dhaafsii dhibtii saciiro Abow wanagsan ayuu ahaa aniga ba ma hilmaamo erayadii uu igu dhihi jiray abahey waana ku dhaqmaa wanadiisi rabow janada hooy uga dhis 🤲🤲🤲🤲 😭😭😭😭😭
@mariyajaamac1805
@mariyajaamac1805 2 жыл бұрын
Amiin Amiin 🤲🤲Aamiin
@mutaasmahmed2814
@mutaasmahmed2814 2 жыл бұрын
Ilhey ha unaxaristo wll🤲🤲
@hanifanaxchannel3519
@hanifanaxchannel3519 2 жыл бұрын
Kaaba caydiid waxan tageera waa qof xaqiiqdii aan isdhaho ma adigay kugu dhex nooshahay markay mansooyinka samayna soo hadan heli lah su'allo badan baan waydiin lah wallshay allah barakeyo
@abdirisakjibril6331
@abdirisakjibril6331 2 жыл бұрын
Waan ku salaamay qoraa/tabiye Ismaaciil, waxaan rajeynayaa inaad fiicantahay. Waad ku mahadsantahay soo gudbinta barnaamijyadan aadka u wanaagsan. Waxaanu kaa coşan lahayn inaad Weedhsame Mar noo soo casuunto. Mudnid.
@hamacade
@hamacade 2 жыл бұрын
😢😢😢 Aabaheey ma arkin aniga 😢😢😢
@ZAKITV2
@ZAKITV2 Жыл бұрын
Mar kastaa muuqalkan daawo ilmaa iga timid aabahay anigooo aad u yar buu dhintay allaw u naxariiso abayaasheen
@nazeem-px6le
@nazeem-px6le Жыл бұрын
Aabo waa tiirka nolosha si kasta booskiisi waa bananyahy😢 aabo allh hakuu naxariisto🤲😭
@rayaanahmed2977
@rayaanahmed2977 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@hindaabdirisaq2010
@hindaabdirisaq2010 2 жыл бұрын
Alle waalidka hanoo barakeeyo inta dhimatayna haw naxariisto
@geelleafrax8238
@geelleafrax8238 2 жыл бұрын
masha allah allaha unaxariisto aabe
@dayaxaadan7840
@dayaxaadan7840 2 жыл бұрын
Masha allah aabo qiimo badan ayuu ahaa allah ha unaxariisto
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 2 жыл бұрын
Aabbo waa qaali ilahay ha inoo daayo aabbeyaasheen inta ilahay oofsadayna janadii fardawsaanu u barinay hooyo macaana sidoo kale
@samanbadan1290
@samanbadan1290 2 жыл бұрын
m.a wllhi abaaha fiican hadiyad Alle moyen uusanncid kle bixinin ilahy ha unaxariisto abayashen🥺😭😭💔
@naimaahmed9848
@naimaahmed9848 2 жыл бұрын
ilhow ku naxarsoo aabo mcn wlhi aaad baan kugu xiisay manta aduunka oo dhan ma siisen hadii laydhihi lahaa sacad halguu keeno aabahaa😢
@camiryare9054
@camiryare9054 2 жыл бұрын
Aabbo Nuurka araagoow Alle hakuu Naxiisto
@nimcoadan2700
@nimcoadan2700 2 жыл бұрын
Ale unaxariisto🤲🤲🤲🤲🤲
@rumanak4479
@rumanak4479 2 жыл бұрын
Allh hau naxariisto Aabayasheen
@sadikelme7143
@sadikelme7143 2 жыл бұрын
Kaaba abo allaha u naxariisto. Lakiin var wayn ayaa jirta oo ah adoo 12 sano jira ayuu abahaa dhintay quraanka waad dhamaysay waanad la sheekaysan jirtay wabad yarad sidee wax u wadaa
@nasriahmed9028
@nasriahmed9028 Жыл бұрын
De 12 jir quranka wey dhameyn karta
@almaabdirahman6065
@almaabdirahman6065 Жыл бұрын
Anigaba 12ku dhameyay quranka cadi iska dhig adigo weyn hadi wax lagu baray dadka sidadokale ha modin
@wllaliinhoyarealiinhoyares4546
@wllaliinhoyarealiinhoyares4546 2 жыл бұрын
Ilaahow aabe no daaa byo alle naxriistisa jano hasiiyo baaba
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 2 жыл бұрын
Ax ax Aabo wanagsanbu ahaa runtii Alle janada haydinku kulmiyo walal Ayaan kaaba😪😪
@maajidabdi7235
@maajidabdi7235 2 жыл бұрын
Mnsh Allah gabadg xalaal ah oo guri xalaal ah lagu koriyay nin xalaal ahi dhalay
@xmda1398
@xmda1398 2 жыл бұрын
qof kaalintii aabihi tebayaa hore uma talaabsado😓😓😓
@mohaabdulaahi9239
@mohaabdulaahi9239 2 жыл бұрын
Allah u naxariisto aabo
@sihaammahamed8651
@sihaammahamed8651 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto🤲😭😭
@aniizadheeg7703
@aniizadheeg7703 2 жыл бұрын
mudnaan Aapo leeyahay nin waayeypa garan 💔💔💔Aapo Aale naxariizto jano ka waraabi 🤲🤲 booskaga cidna ma buxin kartee 😭😭😭🤲🤲 Aalahayow u naxariiso dhamaan Aapayasheen 🤲🤲
@safianooradam1721
@safianooradam1721 2 жыл бұрын
😭😭💔allahuma amiin allah unaxaristo dhaman abayashen🤲🤲
@XISMAAL
@XISMAAL 2 жыл бұрын
Allaah ha u naxriisto
@roodajama1174
@roodajama1174 2 жыл бұрын
I am really really Enjoy watching
@yaxyecadde9767
@yaxyecadde9767 2 жыл бұрын
Qofka kaliya aan dunida ugu jeclahy waa Aabahey ilaaho I xafid 🤲
@Khadraidiris-u9l
@Khadraidiris-u9l 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢aaabe axxxxx qof aaabe la ,aaan ah uuun baaa daremi kara Alla yarxamak aaabe mcn
@sonkoreeyeofficial4994
@sonkoreeyeofficial4994 2 жыл бұрын
Alle haw Naxariisto dhamaan aabayasheen🤲
@Ridwaantechnology
@Ridwaantechnology 2 жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@PrincessRamiila
@PrincessRamiila Жыл бұрын
Noloshu adakaa aabo la.aan😢😭💔😔
@YahyeIbrahim-gq8mo
@YahyeIbrahim-gq8mo 29 күн бұрын
Sorrt❤❤❤😢😢😢🎉🎉🎉
@badrishekh7477
@badrishekh7477 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto wllo
@fadxaibrahimismaaciil4010
@fadxaibrahimismaaciil4010 Жыл бұрын
Alha u nxriisto aabayaasheen
@hibohibo153
@hibohibo153 9 ай бұрын
Aamiin alle ha u naxariisto abayashen😢😢
@xamdimaxamuud5112
@xamdimaxamuud5112 Жыл бұрын
Aabe mcn 😥💔
@ZuZuDahabo
@ZuZuDahabo 2 жыл бұрын
Allah janat Al Firdaws Abaaha walaal Ilaahay ha Ka waraabiyo
@mohamin646
@mohamin646 2 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo abo wllo #ayaan_kaaba
@sadamabdi1486
@sadamabdi1486 2 жыл бұрын
amiiiiin amiiiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@canabcabdi6344
@canabcabdi6344 2 жыл бұрын
Ilahow aabow ku naxariso😭
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 жыл бұрын
Samir io iiman sadiq ilahy haka siiyo wllo🥺
@mohamedawilidle9544
@mohamedawilidle9544 2 жыл бұрын
Maasha Alaah KAABA aabahaa EEBE HA U NAXARIISTO
@---Hatif__0mr---
@---Hatif__0mr--- Жыл бұрын
Amiin
@raqiamohamed3587
@raqiamohamed3587 2 жыл бұрын
Codka ubaxa barnaamijka halaygu casumo!
@farxiyaali1985
@farxiyaali1985 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭aabahay allow janadii ku geey
@kaamilcadebajamas994
@kaamilcadebajamas994 2 жыл бұрын
From Zaki bin haji 👍🏿
@rahmoabdisalan196
@rahmoabdisalan196 2 жыл бұрын
Aabo macan
@kowsar156
@kowsar156 2 жыл бұрын
I’m new subscriber abowe
@HadiyaAli-wy4wv
@HadiyaAli-wy4wv Жыл бұрын
😢😢😢
@faysalmohamed3131
@faysalmohamed3131 2 жыл бұрын
Wlhi waa barnaamij wax bdn lga faaidayo Abwan ayaan inoo celsha please
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
Abbe😭
@abassabdul8
@abassabdul8 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@maaidociisecilmi708
@maaidociisecilmi708 2 жыл бұрын
AUN😭
@sulthanmaame4415
@sulthanmaame4415 2 жыл бұрын
amiin sister
@hamacade
@hamacade 2 жыл бұрын
😢😢😢 AUN 😢😢😢
@muunaabdi869
@muunaabdi869 2 жыл бұрын
🥺🥺allaw janada ku gee
@zagalziciid2402
@zagalziciid2402 2 жыл бұрын
Jaaajuur waa maxay?????
@aalazaed3427
@aalazaed3427 2 жыл бұрын
waa bulkeeti guryaha lagu dhisto ayaan jaajuur u naqaan anaka
@quruxsan7486
@quruxsan7486 2 жыл бұрын
ayaney xiligi dasadaha jogtay😂
@mariyajaamac1805
@mariyajaamac1805 2 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲
@abdishakourmahamoud1888
@abdishakourmahamoud1888 2 жыл бұрын
😰😥😢
@abdiqaniahmed7546
@abdiqaniahmed7546 2 жыл бұрын
𝐯𝐚𝐫 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐛𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐝𝐚𝐲😅😅😅
@xamdaabtidoon7329
@xamdaabtidoon7329 2 жыл бұрын
😪😪😪😪😪😪😪🤲😥😥😥😥😥
@rahmoabdisalan196
@rahmoabdisalan196 2 жыл бұрын
😭😭😭😭
CODKA UBAX - Maxaa Dookhii Ku Dhacay?
54:40
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 909 М.
Suugaanta Kaaba Axmed Caydiid iyo soo dhawaynta Minnesota
28:17
Warlalis Tv
Рет қаралды 131 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 25 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 3 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 9 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 15 МЛН
Ayaan Axmed Caydiid & Suugaanteeda Jacaylka
38:19
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 121 М.
ABWAAN SHARLAAWE Gaatamo iyo kaaba caydiid dagaalkii ugu daraa
3:03
Abdirizak Warsame
Рет қаралды 29 М.
Ayaan Kaaba: Somali Museum 10th Anniversary
7:46
The Somali Museum
Рет қаралды 76 М.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 10
25:14
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 108 М.
CODKA UBAX: QORAALKA & DHAQANKA
32:14
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 11 М.
CODKA UBAX - Silsilad-maanseedda Digrigii Xubbiga
42:25
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 204 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 25 МЛН