Xadhigii iyo fakashadii Halgamaa Maxamed Mooge Liibaan, Halgankii Cuudka, Qalinka iyo Qoriga 2/4.

  Рет қаралды 20,817

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: Xadhigii iyo fakashadii Halgamaa Maxamed Mooge Liibaan,
Halgankii Cuudka, Qalinka iyo Qoriga 2/4.
Taxanaha Taariikhdii Halgamaa Mooge waxaa ka waramaya Qoraa Cabdikariin Xikmaawi
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 25
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Very informative and interesting story of halyeey M Mooge AUN. Buuga halka laga helayo ha la soo qoro fadlan
@suhaibawkeahmed3161
@suhaibawkeahmed3161 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto Maxamed Mooge Liibaan mar la arag saaxada fanka soomaalida soomaraybuu ahaa.
@Maxamed-sm6cf
@Maxamed-sm6cf Жыл бұрын
Maxmaed mooge llaha raxmaado
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Mahadsanid abwaan xikmaawi
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Ha qoslin
@moremath3378
@moremath3378 Жыл бұрын
So we never real heard the best of his music and top of that he died young, but yet agrubly somali greatest He never really had freedom to be free, or freedom to do his music freely Me personal if you asked me 1984 was the day that somali music died I wish he have stayed in sudan for little while until things got in his favor, and i blame his death the people that was giveng him advice they didnt had his best interest at heart He let revange get the best of him instated using his mind and being patient His death hurts to the core it was unnecessary RIP uan MM L the greatest
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 Жыл бұрын
Aad baan kuugu hambalyaynayaa Buuga aad Maxmed M ka qortay jiilka soo korayaa ayuu anfacayaa in wax la qoro oo taariikhda dadkeenu baab'ina waa muhiin wax qoron uun baa layska dhaxli karaa..
@drshoonbe2632
@drshoonbe2632 Жыл бұрын
SAHARA AXMED HEES BAY WADA QAADEEN SII ADKAYSO ADIGANA MAXAMED MOOGE IYO SAHARA AXMED
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Dhaqan waa miyi hoy hoy
@Geeraarshe
@Geeraarshe 9 ай бұрын
Maxamed Mooge tolkii baa dhaawacay iyagaana basaasay Ciidagle qudhun laangab
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Wa tee
@clahisiciid757
@clahisiciid757 Жыл бұрын
Xaaji gujis heeso badna
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 5 ай бұрын
Asc. M mooge waxa uu ahaaba maanta waa naga hooseeyaa. Laakiin waxaa isweydiin mudan maxuu ku dhintay oo dilkiisa sababay? Ma waxuu ahaa daaci diinta ilaahay dadka ugu yeerayey? Ma waxuu ahaa nin wadani ah oo dalkiisa iyo diintiisa xabashi ku soo duushay oo dagaal kala hortagey? Ma waxuu ahaa nin qabiileysan oo qabiilkiisa u dagaalamaayey? Adigu intaas oo sifo mid ku tilmaan.
@qosoliyoqaraaxo8926
@qosoliyoqaraaxo8926 Жыл бұрын
Ninkan madaxa wayn ee timaha wayn
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 Жыл бұрын
Ma intaasaad la shir timid 😂
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Ninkaa timaha weyni malaha waa seediga kkkk Ma bidaar ba ku gashay
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 Жыл бұрын
@@alibaax5346 Ma xanuunsanaysaa mise dabo ku dhiiglaad tahay adeer meel kale la doono xageed ii hor dhigtay😄😷
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Ukab mayaqane u kab
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Жыл бұрын
Sulub Cumar heesihiisa waxa ka mid ah, Roobkii helay Raydab Khaatumo laguma reeyaan wuu ina kala raray! Magool ayaa qaadda heestaa.
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Lkn dadka cusuriyadu dishey wey layabanyiin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Afartan Sono ayey Jabhada SNM Xasuuq Ku haysa qabiiladii la daganaa Markaabay been iyo cantara baqash isugu sheekaynayaan.
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
Batula binu museylama يابنت الكذاب
@aliomer6490
@aliomer6490 Жыл бұрын
Waxaan,,ku, sheegaya, waa, beentaa
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
DR CUNAAYE MUQDISHO MAXAAD KA TAQAAN
40:56
HANOOLAATO
Рет қаралды 39 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН