Waayojoog. Sirta ku duugan Geeridii Halgamaa Maxamed Mooge iyo saamaynta ay kaga tagtay umadda.

  Рет қаралды 32,528

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog. Sirta ku duugan Geeridii Halgamaa Maxamed Mooge iyo saamaynta ay kaga tagtay umadda Soomaaliyeed.
Taxanaha Halganka Kabanka,Qalinka iyo Qoriga 4/4
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 35
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 Жыл бұрын
Mujaahid maxamed nooge liibaan Alle ha u naxariisto ❤
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 Жыл бұрын
Mashallah mahadsanid abwaan c/kariim xikmaawi, alle ha unaxariisto macalin fanaan abwaan iyo mujaahid ba ahaa
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Alfanaan Mahamed Mooge Liibaan Waa geesi baga baxay ax ax 😢😢😢😢😢😢
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 ай бұрын
Aun philasof buu ahaa aqoon uleh suugaanta dhammaan hesihii uu qaaday badi waan arkay inta aanan maqalna waa aqoon iga maqan oo aan jeclaan lahaa inaan arko.
@user-et1tm6gl1t
@user-et1tm6gl1t Жыл бұрын
Alle ha unaxaristo janina haka waraabiyo halgama macalin aqoonyahan maxamed mooge liibaan
@18maychannel23
@18maychannel23 Жыл бұрын
Alleh hawnaxariisto mujahid Mohamed Mooge janatul fardawsa alleh hageeyo.❤❤❤😢 gacan ka xaqdaranbaa dishay xasuustiisuna kadhamanmayso inta afsomaliga kuhadasha.
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 9 ай бұрын
Ninkaa xigmaawi waxaan jecelay inaan shan boqol oo cajal oo tobaneeyo maxamed mooge heesihiisii ku jiraan aan ku wareejiyo markaan hargeysa imaado waayo cajaladuu hargaysay yaalaan ana hada east afrikadaa kalaan joogaa laakiin waxaan rabaa inaan dhawaan hargaysa imaado markaa qoladiina waaya joog isku kaaya xidha ninkaa xigmaami fadlan
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo marxuun, aqoonyahan, mujaahid mohamed mooge.
@AhmedAli-qy4el
@AhmedAli-qy4el 7 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy.unaxaristo
@user-et1tm6gl1t
@user-et1tm6gl1t Жыл бұрын
Thanks abwaan xikmaawi❤
@HAYKAL377
@HAYKAL377 Жыл бұрын
Ilaahay how naxariisto mujahid mooge
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Жыл бұрын
Geesi buu ahaa ALLAH haw naxariisto
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Жыл бұрын
Allah ya raxma
@sahalcali4196
@sahalcali4196 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto janadii fardwsana hageeyo Mujaahidka
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Abwaan xikmaawi mahadsanid
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Alla yarxam maxamed mooge
@Geeraarshe
@Geeraarshe 8 ай бұрын
Ciidagle ayaa basaasay maxamed Mooge iyagana dhaawacay
@Dulqusley
@Dulqusley Жыл бұрын
Sirta wa qomoluud ka idoor Abaarso
@kaafikaafi
@kaafikaafi Жыл бұрын
SIXID: COMMENT- DA KOR KUQORAN, MEELKALE AYAY KUSOCTAY, EE MAQUSEEYNIN WAREEYSIGAAN?
@maxamedibrahim91
@maxamedibrahim91 Жыл бұрын
Goobtay kategeen waa rabaso halkay ku dhinteena waa dhagaxbuur iyo awaare dhexdooda
@maxamedibrahim91
@maxamedibrahim91 Жыл бұрын
Goobta uu ku dhintay may ahay xaga rabaso laakiin rabaso waykabaxeen waxaana la dhintay gudidii rabaso maamulaysay sida maxamed qawdhan oo ahaa gudoomiyaha rabaso iyo rasaas aday caan ahaa iyo saraakiil snm ah waxay ahayd dhagaxbuur iyo awaare dhexdooda
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Allaya raxmee Maxmed Mooge maxaa hees laag daba qaadaa inataad ka fahmeyso yar 100% waxuu laha cod cajiib ah ood u baahntahey inad dhagsto heesihiii 100 jeer kkk
@newsagency210
@newsagency210 Жыл бұрын
buugta imika ay qoraan ninkan yar iyo noociisu ee habeen walba lagu soo bandhigo hudheelada hargeysa walahay kuma arkin mid aan 10daqiiqo oo waqti ah ku lumin karo, khaladaad,ciyaalnimo,bisayl la'aan qoraal, wax qoris iska caashaqid intaas baa u ehel ah..
@macalinhamzamohmoud2381
@macalinhamzamohmoud2381 Жыл бұрын
Waa runtaa Akhrisba iyagan u nacay Ma matali karaan m.mooge
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Taariikh fiican ayaad iftiimisen
@liibaanwadaad-yare966
@liibaanwadaad-yare966 Жыл бұрын
Aan uyara saxo geeridaa m.mooge gaarigii caddaa ee toyota ahaa waxa loo qoondeeyey odayaan xul ah inay ashkato u tagaan dhagaxbuur oo 50 geeljie ah oo ogaadeenku xabashida ku direen ayagoo duurgal ku sheegaya diidanna daaqa ay geelasha keeneen ciidagaluhu awaare iyo dusmo inta udhaxaysa degen dhagaxbuur ayaa lageeye geeljirihii oo qaarkood qoryo siteen habeenkii ayaa digniin loo keenay in odayaash in dhexda loo galay cidda keentay ogaadeen aynu dhallay ayay ahaayeen kaddib gaarigii ayaa sidaa kunegaadey aroortii goor 10:00 subaxnimo m.mooge oo xerada kayimi iyo laba xidigle ina tarabi oo ciidagale ah oo kayimi xagga ceelasha xooluu kacabbayeen ay kulmeen kaftan buu kuyiri mooge saw maad maqalin in suufigaagii fakhash qabatay hadalba intaanu celinin ayuu baastoolad too ugu dhuftay kaddib si degdeg ah ayaa gaarigii xalay nagaadey loo saaray kakii oo sidii loogu jiro ayay lakulmeen baasuuke ay kudhacay kadibna qori bkm ah ayaa dabada loo qabtay makay soo yaaceen eey baadha lahaayeen kii ugusoo horreeyey ee isdultaaga muj.daauud oo dhaawac ahaa ayaa rasaas kufuray wuuna kudul dhacay meydkii intii kalena dibay u yaaceen
@leylaa3666
@leylaa3666 Жыл бұрын
Reerka Ciidagale waxay ahayeen dhul jiif dil dhac u gestay Habar yoonis HJ
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Naa hanagu soo kala qabanin🤸‍♀️ maxaa reerka dhan afka kuu geliyay
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Haa koonfurna waad tagtay
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 Жыл бұрын
maxaa geesi maqan
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Maxamed Mooge Nin Isaaq ah ayay Qaad Isku Dileen Kadibna Xabad baa lagu Dhuftay Sidda Ayuuna Ku Geeriyooday. Dadka Daroogada Waa In Laga Wacyigaliya.
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Жыл бұрын
Tarikhda izka zax Zxp zidaas may ahayn
@user-fr3kw2rf3z
@user-fr3kw2rf3z 2 ай бұрын
OGDEEN BAA TILAY😢
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 18 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 90 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 88 МЛН
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 58 М.
Wareysi Maxamed Mooge  1981
28:24
Add-Tech
Рет қаралды 46 М.
BARNAMIJKA TAARIIKHDII SNM IYO DILKII JAHAAD(MUUSE WADAAD )
21:58
TASHAD MEDIA
Рет қаралды 82 М.
Sugaantii Cismaan Diiriye Kulane [ Carrabay ]  iyo Heesihii Maxamed Mooge
9:05
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 13 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 18 МЛН