"Magaalada Muqdisho ee maanta joogno maka dhici kartaa doorasho hal qof iyo hal cod ah"

  Рет қаралды 2,654

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 13
@falisnuur5241
@falisnuur5241 32 минут бұрын
mucaarad waligiis waa mucaarad magaalada muqdishow wey kadhecee adoo arkaayaba waliba ❤❤❤❤
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 20 сағат бұрын
Xasan shiiq xafida hullaah meelaha kaqeyl qeyliya dorasha quf iyo cod cidloojoojinaaya malaha
@AHGaney
@AHGaney 14 сағат бұрын
SHIIKH SHARIIF MARBAAD FATAXO WAX KU HESHAY DHAAF FATAXO AYAD KALE KEEN TAN WAATAD KU DHIMAN LAHEEYD
@Yusufxasann
@Yusufxasann 16 сағат бұрын
LABO JAASUUS OO LACAG AJNABI SOO QAATAY WAA NAQAAN. ADINKA OO DULLEYSAN AYAAD XABSI GELI DOONTAAN. WAA HUBAAL
@sahruja5777
@sahruja5777 54 минут бұрын
Haa doorasho wey kadhicikartaa ee meelfariista
@abdikarimhassan2954
@abdikarimhassan2954 7 сағат бұрын
Reer maanlaawe, Doorasho qof iyo cod waa la qabanaa, dadkii iyo deegaannadii lagu qaban lahaana waa diyaar, cidna loo joojin maayo, wayna soo idlaatay howshaa. Puntland iyo Somaliand waa kuwii dalka burburiyay haykalkii dowladnimana dhabarjebiyay. Jubbaland waxa hoggaamiyaa mid adinkoo kale oo dowlad-diid ah, oo sharciyada iyo xeerarka caalamka ka soo horjeeda.
@IbraahimCabdi-s8y
@IbraahimCabdi-s8y 19 сағат бұрын
Xasan skeekh hortiis dadaa riyooday isaguna wuu kadabariyooday
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 19 сағат бұрын
Haa waa ka dhici karta hadii aydan idinku qal qal gelining
@ummuisra6721
@ummuisra6721 19 сағат бұрын
Xasan dal xaraashe iyo parlement ku sheegga iyagaa ls doortay
@DhoodiDhoodiyare
@DhoodiDhoodiyare 20 сағат бұрын
Maya kamadhicikarto
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 18 сағат бұрын
Wadanka ninbaa xukuma Hadal waxba ma tarayo
PRANK😂 rate Mark’s kick 1-10 🤕
00:14
Diana Belitskay
Рет қаралды 11 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 9 МЛН
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 45 МЛН
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 4,3 МЛН
PRANK😂 rate Mark’s kick 1-10 🤕
00:14
Diana Belitskay
Рет қаралды 11 МЛН