"Hadii Xasan Sh Maxamuud sii wado dagaalka uu ku hayo Somaliland, maamulada Puntland..............."

  Рет қаралды 11,160

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

"Hadii Xasan Sh Maxamuud sii wado dagaalka uu ku hayo Somaliland, maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa ka sii go'i doona......" Siyaasi Cabdilaahi Jawaan.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 83
@mac-hirsi8569
@mac-hirsi8569 2 ай бұрын
Dan shaqsi, dan xisbi/urur iyo Dan qaran....danta qarankaa kawayn intaba, waa runtii cabdilaahi jawaan aqliga iyo xikmada allaah ha usiyaadiyo
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 2 ай бұрын
Isaaq waa madaxda iyo caqliga soomali oo dhan huwantii waa taa waalalaylray we maryaha dhigtay guul jamhuuriyada barakaysan ee soomaaliland
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 2 ай бұрын
MJAHID CABDILAHI JAWAAN GUUUL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 ай бұрын
ISAAQ waa dadka ugu liita siyaasada.... Ma jiro nin isaaq ah oo maanta soomali soo hor istaagi kara oo wax usheegi kara
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 ай бұрын
Walasha u sheeg
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 2 ай бұрын
😂😂😂 Dal Baaan Rabna ader Somali maxaaa Naga Galay
@ismailab6930
@ismailab6930 2 ай бұрын
Hhh Nimaan ciilay baa' icaaya 😂😂😂😂
@MrHaaroun
@MrHaaroun 2 ай бұрын
​@@jamalsaleeban1666dal kuma noqonaysid sheegashada dhulkayga dee adeer . Ku diiday kaana adki somalina waan ahay igamana jari kartid . Idoor haduu yiraahdo intaan dago ayaan dal ka dhisanaya waa gar isagayna jirtaa dee lagu qasbi mayo somalinimo . Lakin ingiriis baa iigala dardaarmay degaaada somaliyeed ee woqooyiga dal ka dhigo iyo jamhuuriyad walle waa riyo malmeedkii aan kugu dhirbaaxay 25ausgt mana dhacayso . Been weeye awood na uma lihid walle waan ku madhin hadaad isku daydo afka wax dhaafsiisan inaad ku sheegato dhulkayga . Afkana dee hadalku waa bilaashe iska niiclee waligaa ku qaban mayno afkeee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@w410921
@w410921 2 ай бұрын
Hooyadaa u sheeg, Duli baad tahay
@CraxmaanSheikh
@CraxmaanSheikh 2 ай бұрын
Muj cabdilahi waa muwaadin u damqanaya dadkiisa iyo dalkiisaba Allah ha xifdiyo oo cimriga ha u dheereeyo guul Somali land insha Allah
@xamudjama8998
@xamudjama8998 2 ай бұрын
Allah ha JABIYO cadowga somaliland
@XarirSeed
@XarirSeed 2 ай бұрын
Waa geesi qaran illahay caafimaad iyo cimri wacan hasiiyo, aamiiin
@Xudeyfa
@Xudeyfa 2 ай бұрын
Kusoo dhawaada walaalayaal reer sheekh Isxaaqoow Somaliweyn iska ilaawa tafaraaruq.
@w410921
@w410921 2 ай бұрын
Somalia waxay ku mashquushay Somaliland
@fooleyadaawe3434
@fooleyadaawe3434 2 ай бұрын
War odaygan dhegeysta. Bismillah
@DjMüllar
@DjMüllar 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waali waa kaas
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 ай бұрын
Dadku.waxayna.fahasanayn..halkay.sartu.kaqudhun.santahay ❤somaliland.maneheedu Waa.dhukii.somalia❤ Butland.waadhilkii. Somaaliya❤
@w410921
@w410921 2 ай бұрын
Daaha Gaas baa sheegay qadaad wayn. Xaasidnimo
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 2 ай бұрын
Difaac qaraan ka ha loo diyar ga roobo naf iyo maalba ha la diyaariyo ha laga kaco fadhiga dowlad iyo shiciba cadowga gudaha ha laga bilaabo
@Cajabo
@Cajabo 2 ай бұрын
Heego gabiilay hakuqaado saylac iyo lughaya ciise hel Ismaacii waa ciise doqon
@MaryamAli-i2s
@MaryamAli-i2s 2 ай бұрын
Nasiibdaro golayaal laysigu yeedhaa ma jirikaro ila inta laga safaynayo dhuuniqaata yaasha iyo basaasinta ah cadowga Somaliland. Guul Somaliland!
@asxaabi
@asxaabi 2 ай бұрын
Nin ragged were, nollow khabiir
@Cajabo
@Cajabo 2 ай бұрын
Doqon Somaliland ayaaka qabyaalad badan amxaaro dhulka Somalia imanmaso
@roodacawad13
@roodacawad13 2 ай бұрын
Maanta nika doorasho doonayaa waa cadow aan difaaca dala rabin waxa socda iska indha tiraya
@engilyas44
@engilyas44 2 ай бұрын
Somaliland waa qabilo harti gadabursi isaq ciise aya wada degan asaskii iyo heeshiskii mamulka Somaliland lagu dhiisay wuxu aha goan SNM hore ugu sii qorna (goniiskutag) Qabilladii kallana waxa loso bandhiigay Goankii SNM oo ah labo daran miid doorta 1991---2024 33 sanadod Somaliland hadday mamul iyo manfac iyo mamusba wixi ay la haiidba isaq aya qatay 32sano kadib darood muriiqiisa ayu ku meelmaray Ciise iyo gadabursina Somaliwayin aya deeqda
@gadhoodhle
@gadhoodhle 2 ай бұрын
Baarlamaan baa xeer ka soo saaray, mana qabo in maanta hadal ka nool yahay. Ma war cusub baa Komishanka Doorashooyinku inoo sheegeen, miyaanay tii baarlamaanku u codeeyeen madaxweynuhuna faafinta ku sameeyey ahayn. Soomaali meeluu joogaba waxaa sharci u ah wuxuu doonayo - Ilaahaw adigu noo naxariiso.
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 2 ай бұрын
Kkkkkk maxa Ka galay Jl iyo Pl 😂😂
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 2 ай бұрын
Odaygani siyaasi ruug caddaa ah ayaan u haystay.Wuxu yidhi SNM baa Jabuuti Canfar ka badbaadisay !!!!!!! iyagiibaa dagaalkii sokeeye ee laga soo baxay ku ka daran geliyey dalka markii ay soo galeen. Immika miyuu cabanayaa? Miyuu faanaya? Mise wuu hanjayaa? Arrintii wuxu ku soo gabagabeeyey inuu tuuladiisii yarayd u hadlo.
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 ай бұрын
OGI OGI WALAALOW WAXAAN LAGU HELIN WAAN KU DILI IYO CADAAWAD LAGU WAA.
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 ай бұрын
Xabashi xasuuqa xamar ka geysatay alshabab na abuurtay ayey cuqdadland ama isaaq Oromo xambaarsan yihiin
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 ай бұрын
Cabdiilahi jawaan waa alshapaap
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 ай бұрын
Xasan haduu caawiyo Isaaq waa Irirsamaale. Haduu caawin waayo waa cadow kkkkl Aqliga Isaaq waa sidaa.Waa dad ku shaqaysta oohinta oo ay ku matalaan dad lagu qaldamay.
@mowliidaden5259
@mowliidaden5259 2 ай бұрын
BEENAALE Djibouti Snm baa Eritrea 🇪🇷 ka difaac day
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 2 ай бұрын
80 jir ciilan, wlhi inuu jawaan yahay,
@XasanAadan-t6m
@XasanAadan-t6m 2 ай бұрын
Nacas based tahay Adam somalinimada diidan
@abdallemohamoud7880
@abdallemohamoud7880 2 ай бұрын
Isaaq waa dadki 1964 iyo 1977 dagaaladi itoobiye aan ukala hadhin
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 2 ай бұрын
Jawaan beenasa Adiga ayaa baba Aya Oo Arab oo soomali Nacay oo xabashi Iyo amxaaro doonayaa Nacas caadifiya oo Qabyaalad walashay Ma kolbaa Arab madax Kanoqonaya
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 2 ай бұрын
Caqli kale malihidin Kenya la raaci iyo ethiopia la raaci waryaa dhulka soomaali baa leh dal kalena cid raacaysaa ma jirto ee orda idinku xabashi raaca dhulku ma guuro ee dadkaa guura ,qabyaalad iyo fidno ayaad soomaali ku wadeen 40 sano.
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 2 ай бұрын
bal eeg qofkan iska wey naadey ee doonaya raali ku ah in bada iyo dhulka soomaaliyeed xabashi lasiiyo hadana soomaali baan ahey ku leh
@samiamahamed3365
@samiamahamed3365 2 ай бұрын
Overleefde succumb synchronisatieproblemen broth mini doen gg strength qudhan station pan palms project
@nasriina6617
@nasriina6617 2 ай бұрын
Kkkkkk xaafdan doqon badanaa mar gadabuurse ha caayo marna ciise ha caayo marna daarood marana haweye marna ororomo kadibana xabashaanahe hayidhaahdo gormaa lawaalanyahe jawaan waxaa looyidh ayaa ka muuqta kkk beentana nagadaa no more isaaqland
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 2 ай бұрын
Barina xabashi iyo oromo ayay caayi doonaan iidoor waa dad waalan hadee dad fayaw maaha
@nasriina6617
@nasriina6617 2 ай бұрын
@@safiahassanali1226 kkkkk waa runtaa oromo wet caayeye xabashi waa amaanayaan
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 ай бұрын
CAJIIB JAWAAN ADOO ARAB AH MAXAAD U DIIDAYSAA IN AAD U CADAALAD SAMASID GARXAJIS IYO MUUSE BIIXI AAWAY CADAALADII SHAMEFUL GUUL WADANI IYO CIRO
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 ай бұрын
Iidoorku waa doorsanyahey soomaalinimo waan jecelnahey beenweynaa dhulkii iyo badii soomaaliyeed yaad cadow soo jireen ah siisey waa afkabaarkii waar adigoo dowlad la aqoonsanyahey yaan soomaalinimada lailaalinkarà
@abdifatahyousuf3136
@abdifatahyousuf3136 2 ай бұрын
Dekada hobyo iyo cashuurta itoobiyaanku gedo ka qaadayaan ka hadal Beedee yahw
@abdifatahyousuf3136
@abdifatahyousuf3136 2 ай бұрын
Itoobiya waa cadaw ayaad naga dhaadhicinysaan war cadaw aan idinka ahayn ma lihin hadaad run doonaysid
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 ай бұрын
@@abdifatahyousuf3136 anaguna cadow baad inootihiin cidkasta oo idinla dirarasan dagaal baan kariixeyna aan aragno halka ay kulagaarto marqaanow dhulbahante yaakudubeeyey
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 ай бұрын
JAWAANOOW ADEER goormaa amxaar dadkeenii noqdoo nala walaaleeyay ama daawa aan ka dhiganoo talada loo dhiibtay Amxaarkii dalkeenii dhacoo shalay ku doodaayey Amxaarkaa dabaabadaa watoo qolana deyneynin nimankii iskuulada dunshoo ubadka laynaayay … ‎ينهى الله تعالى عباده المؤمنين عن اتخاذ الكافرين أولياء من دون المؤمنين، يعني: مصاحبتهم ومصادقتهم، ومناصحتهم، وإسرار المودة إليهم، وإفشاء أحوال المؤمنين الباطنة إليهم، Allah kor ahaaye wuxuu addoomadiisa mu’miniinta ah ka reebayaa inay gaalada saaxiibo ka dhigtaan Mu’miniinta ka sokow, macnaha: la-socoshada, la saaxiibka, waaninta, u qarinta sirta Muslimiinta,,jacayl iyo u muujinta maxabada,, u jaajuusid xaaladaha gudaha ee Muslimiinta FROM AWDAL BORAMA
@mahamudh9589
@mahamudh9589 2 ай бұрын
Been baad ayad shegaysa ma ninkagi laha dhulbahante haka guuro deganadisa anaya Leh baa hada saa u cabadaya nacas qabyaladiste ah colada ad somali u qabto😂 xita faydal uma qabo
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 2 ай бұрын
beentaas bey kunool yihiin caruurta iyo naaha leh hargaysa iyo burco baa qarana
@Gotthemethod23
@Gotthemethod23 2 ай бұрын
Dabkani sunbaycabeen!!!!!
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 2 ай бұрын
Waxaa tihiin argagixiso soomaali diid ah ee xawashi Etiopian ah ayaa tihiin ee hargesia iyo burco waa somalia ee dhulka ma guuro ee dadka ayaa guura ee qabta dhulkiina Etiopia ileeyn xawashi Etiopian ayaa tihiin iidooroow somali ma tihiin hargesia iyo burco ka carara oo ka taga dhulkiina soomaaliyed weeye
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 2 ай бұрын
Hoyada aya dhuulka leh adero fuutadada caar leeg uu doondono
@bardacad
@bardacad 2 ай бұрын
WAR ABY WAXAA UU LEEYAHAY WAA IN AAN MARIN BADEED HELA MAKAHAN SOMALIAND BAAN BAD KA KIARAYSANAYA IWM KIRO BARBARA iwm ganacsi haaaa Laakiiin umada somaliweyn oo dhan baan ogolayn hadalaka aby dhimasha laga xiga somaliweyn oo dhan. Laakiin ganacsi haaaa
@abdifatahyousuf3136
@abdifatahyousuf3136 2 ай бұрын
Somaliweyntu maxay ahyd qadaadweyn miyaad u jeedaa
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 ай бұрын
Sabalaygu waa maxay 😂?
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 iidoor habaar iyo cay ayaa ka soo hadhay 😂😂😂😂 Butland iyo jubland khaatumo intaba xasan sheekh maxamuud ayaa u madaxwayne ah oohinta jooji irirsamkii waa soo dhamaadee
@abdifatahyousuf3136
@abdifatahyousuf3136 2 ай бұрын
Ma iman karaaa hhhh
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 2 ай бұрын
@@abdifatahyousuf3136 waa iman karaa hadee yaa idiidi kara 😂😂😂😂
@abdiali319
@abdiali319 2 ай бұрын
Wariyahan waa tusaalaha wanaagsan ee Somaliland u baahantahay. Waa Wariye su’aal marka uu waydiiyo qof sugaya inta uu ra’yigiisa dhamaysanayo. Lama galo muran iyo weedh wal oo ay su’aal dhexgaliyaan iyada oo ay caddahay inay cidkale ku raali galinaya. Inta badana waa kala qaybin, diradiraalenimo, qaran dumis iwm. Waan ku bogaadinayaa wariye, ku dayasho ayaad mudan tahay. Cabdi Cali from Canada
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 ай бұрын
ISAAQU. 1960 kii waa ku fashilmeen siyaasada. 1991 kii waa ku fashilmeen. 2000 mar kale ayeey ku hor kufeen siyaasada somalia. 2023 ayeey hadana ku fashilmeen dagaalkii Lasannod. 2024.ayeey sii qasaareen MOU
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 ай бұрын
Walasha intaas u sheeg
@NOREDIN666
@NOREDIN666 2 ай бұрын
Waa alxamdu lillaah hadad qirayso in Somaliland ku khasaartay Riwayada midnimoda.
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 2 ай бұрын
Siyaasi maah Ee waa caadifi Aan waba aqoon Waxa somaalind Ladha haa ma jirtoa iidoor ayaad dulad Noqonas war waxaba Maydan tirin ee waligiim gaalo ayaad Jecelaydeen
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 ай бұрын
Nacas iga dheh jawaab shapaap
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 ай бұрын
Ka waran sh aadan sune?xiriirkii so ma socdo
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 2 ай бұрын
Ma faqashbaa nooyeedhinaysa dantayada haday nooyeedhinayso madax banaani kumaanaan dhawaaqneen Soomaaliland guuul guuul
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 2 ай бұрын
Jibuuti waxay rabta in ay erataria weerarto markay jabhadaha samayso
@amiiraamiira4314
@amiiraamiira4314 2 ай бұрын
Beenaale ma adigaa leh bada aad bixinayso jawaan foqa jawaan Isla hel habaarka
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 2 ай бұрын
Dadki kale maxay u hadli wayeen ee wawayna ee wax ogaa sida c.laahi
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Asc kkkkkkk🏃🏻‍♂️‍➡️🦨🏃🏻‍♂️‍➡️🦨🏃🏻‍♂️‍➡️🦨🏃🏻‍♂️‍➡️🦨🏃🏻‍♂️‍➡️🦨 oohin iyo cabaad dheh koox jamhada ah ee gooni ugoosadka ah dalkan dangan weligiin in tiina badan axmaaro iyo gaalo raaca yaad aheydeeyn cid aqvaleysaa ma jirto beenaale oo danbi faraha kula jira waa lasoo afjari in shaa allaah
@1962yusuf
@1962yusuf 2 ай бұрын
Jawaanoow doorashada ha carqaladaynin.
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 2 ай бұрын
KURASI AANAD FUULAYAN LOMAHANQAL TAAGO DASTUURKII WADANKA AYAY AFAR ODAY AFDUUBEEN ISASAR HOYADOD IYO AABAHOD AYA ISASARAN WA SHEKO DHEER HANBABARAW
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc 2 ай бұрын
Markaa markaaa xasid kawayn miyajira
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 28 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 123 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 109 МЛН
SAWAARIIQDA KU DHACAYSA LAFTAGAREEN MAANTA (4744)
47:21
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00
Hargeisa HD
Рет қаралды 47 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 28 МЛН