Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?

  Рет қаралды 84,935

Hargeisa HD

Hargeisa HD

Күн бұрын

Пікірлер: 86
@axmedthree4118
@axmedthree4118 5 ай бұрын
Gabadha yar ee waraysiga qaadi qurux badanaa masha allah (iyadaaba jeclaaday e )
@abdicash8787
@abdicash8787 5 ай бұрын
Waxaan aad uga helay inanta markuu ku yidhi walaslkay wuxuu yidhi , ninkani masuuliyad ma qaadi karo. Siday u qososhay
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 ай бұрын
Kk war niyahaw waxay iga haysaa hargaysa ma tagtaa tv ga ma iska xaadirisaa markan arko gabdhan oo kale. Waa wada basal bislaatay bislaaatay
@nimcaanabdi6496
@nimcaanabdi6496 17 күн бұрын
Òp❤😅
@Dajiya-f4n
@Dajiya-f4n 6 күн бұрын
Masha allah maxamuud xashi waa ixtiram midhan waxa cadayn u ah sida wanagsan ee u inanta yar ugu waramayo
@cartancartan8452
@cartancartan8452 5 ай бұрын
Hhhh hdal yaaqan mnsha Allah adero maxoud caashi illahy cimoriga iyo caqliga hku barkeeyo Keep going ader from DOha.qadar
@BSK24TV
@BSK24TV 5 ай бұрын
Waayo arag maxamuud xaashi❤
@CabdishakuurKhadar-tk7el
@CabdishakuurKhadar-tk7el 10 күн бұрын
Maxamuud xaashi keep going ❤
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 5 ай бұрын
Waa mawjado iyo togag cilmiya. Waa,aftahan iyo af maal hela xubinka. Waa siyaasi godkuu dagaya yaqaana. Cawana waa mucaashaqa macaashiqiinta. Mr. Maxamuud xaashi cabdi 🎉
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 5 ай бұрын
hbar wadaagtay Ubax ❤❤❤waa salamayaa iyo hbo mcaan
@BAASHExuseenyuusuf267
@BAASHExuseenyuusuf267 6 күн бұрын
Hadal wanaagsanaa maxmuud xaashi cajiib jecayl waynbaa helay❤.
@CabdullaahiSakuurad
@CabdullaahiSakuurad 5 ай бұрын
Hargeisa DH waxaan kacodsanayaa ineey gabadhaan usiiyaan
@xamsecawiil966
@xamsecawiil966 4 ай бұрын
Yaa salaam
@mohamednur1696
@mohamednur1696 5 ай бұрын
RUUXAAD JECESHOO JAR KAA XIGO ILLEYN INDHA SOOMA JIITAAN❤😂
@JawharCabdiraxman-g2n
@JawharCabdiraxman-g2n 2 күн бұрын
Abwaan maxamud xaashi
@leezilla9168
@leezilla9168 5 ай бұрын
He loves money 💰
@mufasacanada6509
@mufasacanada6509 6 күн бұрын
Who doesn’t?
@mohamedguudcade
@mohamedguudcade 5 ай бұрын
Waa Soo jabay ileen maxamuud xaashi guulayso gudoomiye
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 2 күн бұрын
Hanaan-doon tv
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 11 күн бұрын
waa.alle yaqan rag yaqan maxamud waa nin wayo araga
@mahamudjama6048
@mahamudjama6048 4 ай бұрын
aniga waxaa mucjiso igu noqotay walahay 70 jir inan 18 jira jacayl kawaraysanay isna uga waramayo
@xareed1
@xareed1 5 күн бұрын
Waa ixtiraamka ayay ka midtahay
@runsheegg
@runsheegg 2 күн бұрын
😂dhaqankii meel ayuu kaga dhacay ninka oday miyaanad lahayn😂😂😂
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 5 ай бұрын
Jacaylka sideed isku tihiin kulahaa
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Күн бұрын
Tuugii umada dhacay hadana😂 Aan xishoon ee hor yimid😢
@ahmedwairah9489
@ahmedwairah9489 5 ай бұрын
Gudoomiyuhu weli miyuu maslaxayaa kkk kheyr Isha Allaah.
@FaraxSaleban-x1o
@FaraxSaleban-x1o 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 5 ай бұрын
Jecelkeee,for the love of money, 💰 is this that type of love😂😂😂 baalayo
@Somalicryptocurrence
@Somalicryptocurrence 5 ай бұрын
Dumar iyo jcyl habeen ayay wada dhasheen, meelkastana waa la taagan yihiin.😂😂
@advyser
@advyser 5 ай бұрын
Channelkan Waxaa masruufa...... Sidaad ka arkayso Barnaamijyadooda In sawir fiican iyo sumcad loo sameeyo ayaa la rabaa kadib magac dhacii ku yimid arintii hawada ka dib
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 ай бұрын
Mashalah wan taageeraa 2 iyo 4 xaas layaasha. Maxamud xaashi ileen horay ayay sodohdii u dooran wayday kkk heeeey
@ibnulqayim5022
@ibnulqayim5022 7 күн бұрын
Qashinka ayaa isku keen soo sharaxa ,sodehdiiba nacday
@awralamohamed4093
@awralamohamed4093 5 ай бұрын
Jaceyl beel naa lacagtii uu madaarka hargeysa ka xaday iyo tii hawada laga siistay waydii😂😂😂
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 5 ай бұрын
kkkkkkkkk waa rubtaa iyo qeliba tan MBC immika ka qaadto parking madaarka..... iyo tii sheybaadhkii COVID ka ee aan la dhoofi jirin la'aanteed
@ZakariaZaalax
@ZakariaZaalax 5 ай бұрын
Yaa salam 🎉
@abdiazizadamhaji417
@abdiazizadamhaji417 5 ай бұрын
Goat ka Siyaasada Jamuuryada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Joogarka Siyaasada 👋👋👋
@AbdallaSaid-w1e
@AbdallaSaid-w1e 5 ай бұрын
Been maaha inna xaashi wuu Lacag jecel yahay
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 5 ай бұрын
gabadha hore ee ina xaashi waa dhulbahante ta labaadna waa habarjeclo
@Somaliander
@Somaliander 8 күн бұрын
Reer barigu way dhinteen nin waynoo waxaa ka hadlaya wllahi habar jeclooy manoolidiin
@SaydXaji
@SaydXaji 3 күн бұрын
Maxamuud.xaashi.waalahayaa.kupabo.tayar
@nimomumin2552
@nimomumin2552 5 ай бұрын
Laba xaslay isn't easy 😅😅
@AxmedNuur-k9u
@AxmedNuur-k9u 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 5 ай бұрын
Bal waxan waxay waydiinayo Jacayl sideed isku tihiin
@dahirciidle6002
@dahirciidle6002 10 күн бұрын
Maxamuud xaashi madax waynaha 5 sanee dambe isha alah
@axlaamali7560
@axlaamali7560 5 ай бұрын
Laandhere 🤣😂🦁
@IbraahinMuuse-g7h
@IbraahinMuuse-g7h 9 күн бұрын
Habar xunweeye
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 5 ай бұрын
Odaygu, waa la’yaan soo jabay ciyaar mood, ilaa imika ayuu miliqsanayaa, Ha’nna soo marinkkkkkk
@AbdiRashed-t6x
@AbdiRashed-t6x 5 ай бұрын
😂
@SacadMubaarib
@SacadMubaarib 3 күн бұрын
Jookarku waa reer magaall wllhy😂
@saadoadan5009
@saadoadan5009 5 ай бұрын
maaßha allaa goojo baa u ahaa waa rurtii
@diicisxuun3789
@diicisxuun3789 5 ай бұрын
Tan wareysaneysaa weydiisay hadal adag Kaba weyn da'deedaas Waxse ayba moog tahay Inay damaqday waa hore Nabar helay dabiib wacan Wax yar buu dulxaadshee Sidey wax u dhaceen beri Haddii uu warrami laa Warku wuu is tari laayo Wuxuu socon lahaa wiig Kolkiise uu walaalkaa Weyne haw raxmado ee Kaa waabshey yoolkii Waxdaddii ku garab galay Waddadaad ku kulanteen Waxtarkeed ka sheekeeyo Weligaa ha sii deyn Mabda' wadaagta uunbaad Wax is tari karaysaanoo Wada socon karaysaane Qabiil waa hungiyo weyde Dhallintana ka waanshoo Haku waalanina dhaha Waddankana ka cidhib tira
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 5 ай бұрын
Walaw aanay ahayn wax la waydiiyo Qof wayn hadana malaha hhhh dad keenu cid waydiisa ayay jecelyihiin noloshooda.
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 3 күн бұрын
Reer. Bariiga. Ayaa. Jacaalka. Uu. Diuday. Reer. Miyi. Galabeeda
@xareed1
@xareed1 5 күн бұрын
Halkaa inadeer lacag kubedel uun😂😂
@gacanlibaax-q3w
@gacanlibaax-q3w 8 күн бұрын
ODAYGII WAAD KA HADLISAY
@letsplay8629
@letsplay8629 4 ай бұрын
Haduu jecel yahay muxuu ta labaad u guursaday
@nasirawil1232
@nasirawil1232 6 күн бұрын
Mohamud xaashi xataa jacaylkiisiibu tab iyo xeelad ula soo baxay
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 5 ай бұрын
Waxaasaa umad oo horfadhiisanaya
@mohamedJama-rx5ww
@mohamedJama-rx5ww 7 күн бұрын
Jookarka. Jacylka. Iyo. Siyaasada
@RushRash
@RushRash 3 күн бұрын
Tuug Tuug Dhalay
@MustafeQamaaro
@MustafeQamaaro 15 сағат бұрын
😅😅😅😅😅
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 3 күн бұрын
Ninka. Caada. Bay. Ka. Daabo. Dhacaay.
@Buuqa
@Buuqa 5 ай бұрын
Kkk Jab jacayl jihadiisu waa maxayy?
@farxaanmaxamed4978
@farxaanmaxamed4978 5 ай бұрын
Kkkkkk sheekh .siyàasi .fatahan.kkkkkk waa nin.balaadhan xinyacade
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 5 ай бұрын
TUUG TUUG DHALAY WAA NINKII HAWADA JAMUURIYADA SOMALILAND LACAGTA KU BADASHAY RUNTII IN TIIRKA LAGUSOO TAAGO OO LAGU TOOGTAY AHAYD.
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 5 ай бұрын
Aabihii maxaad ucayday?
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 ай бұрын
Kkk Hadii Muuse biixi ahaan lahaa maxamuud biixi uu walaalkii oron lahaa ninkan masuul ma noqon karo. Muuse walaalkii wuxu oron lahaa qoriga ii keeena kkkkk
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 5 ай бұрын
Kkkkk maanta ayuu xidhilahaa
@hassanhussein272
@hassanhussein272 5 ай бұрын
Tuugii maanta gabadh yar buu setup usoo samaystay si wuxuu jecel yahay uu noogu sheego beenaale munaafaq ah
@Ikismn123
@Ikismn123 4 ай бұрын
Adiga maxaad ugu dambaabi ilaahay kabaq
@hassanhussein272
@hassanhussein272 4 ай бұрын
@@Ikismn123 ma ninka 4 million oo biyaha loogu talo galay guryo uk kaga iibsaday
@advyser
@advyser 5 ай бұрын
Desperate attempt to get support of the youth? Attempt to divert attention from the allegations of fraud? Isku day dhalinyarta lagu soo jiidanayo miyaa waxani? Iska jeedin ceebaha lacag lunsiga ee baryahen danbe aadka u faafay miyaa?
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 5 ай бұрын
fikradaada ma af Somali baanad ku cabbiri karin???
@PoppieRooi
@PoppieRooi 5 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk😂😂❤
@kamaludiinabikar3735
@kamaludiinabikar3735 5 ай бұрын
Tuug tuug dhalay
@cartancartan8452
@cartancartan8452 5 ай бұрын
Ader ka xishood gudoomiye Muuse biixi iyo ina kaahin baaa tuug Hore iyo danbaysaba uma dda u boobay wanana lala xisbaatamayaaa
@Buuqa
@Buuqa 5 ай бұрын
Ka xishoo waa waalidkaaye
@Ibrahim-u6v4e
@Ibrahim-u6v4e 5 ай бұрын
Tuug iyo bahal oo dhan ba Wadani . Kan, hirsi, jamac dalool, Ramaax, Abdirisaq khalif...wali wey na hor joogan. Xita dhaartu ma qabato..
@cartancartan8452
@cartancartan8452 5 ай бұрын
@@Buuqa anigz nin tuug waalid iima noqon karee Adiga hku aado
@KeyseAwadAliAbdi
@KeyseAwadAliAbdi 5 ай бұрын
Waar Cayda Iska daa walal 😮
@AbdiRazaq-np9bl
@AbdiRazaq-np9bl 4 ай бұрын
Hhhh odygu xaalad jcyl busomaray
@mohammadahmed5829
@mohammadahmed5829 5 ай бұрын
Dadka been taking ka daa. BEENAALE
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 5 ай бұрын
NINKA DOONAYA INUU UMAD HOGAMIYO WAAKAAS MIIDHYAHA KEENAY HAWEENKIISA
@maxamuuddahir6331
@maxamuuddahir6331 5 ай бұрын
السلام عليكم ؛افشل السياسةهي سياسة علماءعصرنا في اقطارالدول الإسلامية. وهذاواضح في بلادالمسلمين . ونصيحتي هي ؛_يامن يدعي باسم العلماء دعوا السياسة لاهلها. انظروا يامواطني صومالاند علمائنا الذين دخلوا الشياسة كيف فشلوا وانسلخوا من ءاداب الشريعة الامن رحمه الله وقليل ماهم. وهذاعام في علمائنا المغاصر. لم نرحركةاسلامية نجحت في اقامة نظام اسلامي في بلاد المسلمين،بل جلبوا الى الامة بويلات ومصاعب (الشدائد والمتاعب ومشاكل لاتنتهي.).بل جنبوا وابعدوا الناس من الدين عندما شاهد المجتمع شرهم كحب المال والراحة والاثرة ووووووو و.
@HiboFarax-v3k
@HiboFarax-v3k 3 күн бұрын
❤❤❤❤
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 38 МЛН
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
“Habarjeclo waa dunta xariirta ee isaaq”
18:10
Suuban bootan
Рет қаралды 16 М.
Sh. mustafe X. Ismacil. Khiyaamooyinka Reer Galbeedka iyo Sayniska
1:20:04
Ila qosolka Hargeysa iyo Hareeri - Waagacusub Tv.mpg
10:24
Somali Tv
Рет қаралды 424 М.
TAARIIKHDA  NOLOLEEDKA MAXAMUUD XAASHI  OO KOOBEED ||@Engzeeteye
6:18
ZEETEYE PRODUCTION 1
Рет қаралды 2,4 М.
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 38 МЛН