HOWL ADAG AYAA MUQDISHO, ROOBLE OO KU BIIRAY MUCAARADKA, XASAN SHEEKH OO XAALKA KA XUN YAHAY

  Рет қаралды 17,361

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@xuseeabdulaahi6383
@xuseeabdulaahi6383 18 сағат бұрын
Wllayaal igula sali nabiga scw
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 13 сағат бұрын
Scw
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 18 сағат бұрын
Rabi Talo Ku Filan Inshaaaalh❤❤❤❤❤❤❤
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 13 сағат бұрын
Hassan Dhuusoweeyne wuu jabay Allaha jebiyo
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 8 сағат бұрын
Rooble Bahane Waa Tuug wuxuu kala ogyahay malahan Doqonka🥺🥺🥺🥺🥺
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 13 сағат бұрын
Rooble Waa Habargidir Waa daciif. Sharif is the best
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 17 сағат бұрын
Guul mucaaradka ❤
@aasuf119
@aasuf119 15 сағат бұрын
Wixii khayr noogu jiro Insha allaah🤲
@normomin3790
@normomin3790 15 сағат бұрын
Guul guul guul CB
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 17 сағат бұрын
rooble baahane miyaa madaxweyne nalooga dhigi rabaa hada , waala ba'aye. subxaannaka yaa cadiim.
@AbuNaciim
@AbuNaciim 18 сағат бұрын
Rooble Baahane
@AliMohajim
@AliMohajim 16 сағат бұрын
Rooble waa laa walaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 18 сағат бұрын
James Swan Waa siduu rabay Ree Ba,aw yaa ku leh
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu 11 сағат бұрын
Mucaradka guul rooble wa wadani xilkisa ayu ugu dage si wadankisa oo dorosho sax ah u garo
@wayrahali1768
@wayrahali1768 9 сағат бұрын
Asc. Balwan waxaad tahay ibnu Xalaal Run sheeg ah oo aan qabiila shaqo kulahay ahna wadani xalal ah Garabkaaga: Wayrah. Ali USA,
@shukrifarxan8065
@shukrifarxan8065 17 сағат бұрын
Rooble bahhhane Waa danley reer tabareed Tacbaan waaye nin rabo malaha hanoo buunbuuninin gaajo qof laga dhigay
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 18 сағат бұрын
ROOBLE BAAHANE LAMA AAMINI KARO WAA QOF KHAA'IN AH KULA KACAY MADAXWEYNE DAACAD AHAA MUDANE/ MAXAMAD CABDULAAHI FARMAAJO XAFIDO ALLAHU.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 15 сағат бұрын
Viva president Donald Trump oo ka joojiya xassan tuug sadaqadii la siin jiray. Haddaa la is cunaa, mar dhow Villa soomaaliya askarta ayaa la wareegee. Allah waxaan ka baryaa inuu bililaqadii 1991dii nagu soo celinin ooy askarta raadsadaan madaxda sare ee waddanka ka dhigay qabrigii mucaawanaadka dibedda. Viva president Donald Trump!!!!
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 13 сағат бұрын
Naagtii uhurru nigisyada u guri jirtayey miss rooble cidi kuma rabto adi iyo bakhti usujuude isku mid baa tihiin
@mhashi7824
@mhashi7824 17 сағат бұрын
Cabdullaahi Xasan farriintiisu waa "qof iyo cod" xataa hadduu naarta ku galayo.
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 11 сағат бұрын
Eeboow waxaaba is weydiin leh hadiiba la qabto one man one vote qofkee xasan dooranaaya ? Other question rooble ma ka dhab baa mise kistiisuu xasan ka qalqaalsanayaa ?
@Xaqiiqda-ku3yc
@Xaqiiqda-ku3yc 11 сағат бұрын
Mar haduu ku soo biiray Rooble waa qiyaano. Rooble wuxuu ka socdaa kooxda xassan sheekh ee milkiilayaasha dowlada hada jirta si ay u ogaadaan dhaq dhaqaaqa mucaaradka waxay soo dirsadeen rooble oo iska dhigaya mucaarad in uu xassan ku yahay. Mucaardka waa in ay iska ilaaliyaan rooble!.
@BoondheereLibaax-f8e
@BoondheereLibaax-f8e 6 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂Baacow rooble waa madaxweynaha ku xiga xasan shiikh waa musharax madax weyne guul dowlada
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 16 сағат бұрын
Rooble Baahane was mukharrib. Dhibka dalka heystaan qaybta ugu weyn ayuu ku leeyahey. Ninkaasi mucaarad ma noqon karo, haddii maxkamadi jirtana waxaa dhihi lahaa gal ha lagu furo.
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 13 сағат бұрын
Problem baahane loogama baahna meesha,waa Mooryaan xanuunsan.
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 16 сағат бұрын
Xasan godkii ayaa biyo oogu galay somaliyo oo dhan xasan way naceen. Xetaa dadkii uu ka dhashay way naceen
@ahmedomer3275
@ahmedomer3275 12 сағат бұрын
Rooble baahane iyo marxuum xamse midna umaqalmo kursiga Madaxweynaha iyo kan prime minister kaba waalabo xayawaan labodaciif
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 17 сағат бұрын
Mudo koroorsi majiro runtii wixii farmajo laga diidey xasan sheekh lagama yeelayo wadanku dorashadii tendhada ayaa la isla aadayaa insha alah
@mustafgabo6192
@mustafgabo6192 11 сағат бұрын
War xasan waa maqnuud dabdaa laga Qatar waanaqowmu luud xasan fircaan qeybta dabdaa laga wasaa
@fabu2526
@fabu2526 17 сағат бұрын
Kuwa dhaqdhaqaaqa mucaaradka wadaa maxay kaga duwanyihiin Xasan sheekh? Shalay dowladii soo ifeysey idinka ayaa dumiyey maxaad hada la qaylineysaan?
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 15 сағат бұрын
Rooble timirtii yareed UAE. sadaqada u keentay oo Ayraboorka ku sugaayay miyaaba Gurguurte tuug mucaarad ku yahay ..... wallee halkaan waxaa ka cad Somalia inaan loo rabo iney dib dambe dowlad ay noqoto haddiiba weli Rooble baahane siyaasadda ku milansanyahay...... Soomaali xaalkeed BA' .
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 17 сағат бұрын
Rooble bahane waa khain wadan tuugta la shaqaysta
@AliMohajim
@AliMohajim 16 сағат бұрын
Rooble yaa af yaqaan xiligii farmajo buu hada ka miisaan badnaa
@bulohus8548
@bulohus8548 15 сағат бұрын
Wax lagu farxo ma’ahan! Gaal loo- Kala dhuhlaynayo Ma’Aha ! Somali Ayagu hays xaliyaan!! Allaah na ha Ka xabsadaan Dadkaan masaakinta. Ah oo ‘Ay Korkooda Ku loolamayan ha joojiyaan!!
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 16 сағат бұрын
Rasalwasaaruhu. Haduu dhaco. Dawlada xasan uu hogaamiyo ayadana way dhaday xasanow ku seexo kuna soo toos
@jamilasufi5443
@jamilasufi5443 16 сағат бұрын
Baahane muxuu yahay kkkkkkkk
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 14 сағат бұрын
X. Culusow. Waxa. Uraba. Isago. Dayerkalita. Inubaxo. Balsewaxauron. Inudadkataladalawadago. X. Culusow. Dibisusoshariximayo
@AbuNaciim
@AbuNaciim 18 сағат бұрын
Qoodho Salaaxe Baahane
@jamilasufi5443
@jamilasufi5443 16 сағат бұрын
Baahane wuxuu yahay baaba iska yar
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Dowlada Marayakanka oo ku biirtay dagaalka Daacish & Puntland
8:31
Xasan Sheekh oo ka Cararay Villa Soomaaliya Qorshaha Argagixisadu Damacsan tahay
9:39
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН