#WARKA #WARARKA #DEGDEG Ku Soo dhawoow Aftahan Production , Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA
Пікірлер: 32
@abdirahmanmirre58365 күн бұрын
C.balwaaaaan Xaqudirir guuleyso ❤❤❤❤❤
@FaysalBiishaar5 күн бұрын
Balwan sxb waxad tahay wariye si sax ah wax u taboya waxad run sheeg sxb horey u suco
xasan shiiq iyo kuwa qeylina ilmahoda yurub jogan ayagana basabor shasheye watan yaa shacabka wax u qabtay
@fadumohalane38415 күн бұрын
ASC AFTAHAN MAGAACAA ADIGA MSR WARIYE RUN SHEEGE RUNTA NOO SHEEG WADANKA MA IMAANKARNAA ANIGA IYO KUWA ILAMID AH QABOOW CARABTANA QAALI IYO CUNSURIYAD
@fadumohalane38415 күн бұрын
ALLAMA YASIR SOMAALI IYO KULU MUSLIM Aamiin Aamiin Yaa Allaah❤❤❤
@Xusen-w6v5 күн бұрын
Xasan dhiiqo teeramkii hore ee uu joogay filada wax wanag ah oo lagama arkin filadana wax loogu yimaday malaha mantana waa.sidii kale? Kuwan waxwanag ah laga sugi mayo balwanow
@CumarZhiikH5 күн бұрын
Farmo oogle 292
@saidamohamed14245 күн бұрын
Dee wadanka waaba burburaye instsan siiburburin ka gaara dee maxaad sugeysaan cajeeb
@OsmaanAbdi-k3u5 күн бұрын
Adiga in lagu horkeeno sharciga ayaa kugu fiicneyd madaxweyne xasan ha noolaado farmaajaha aad sheegeyso waxba nalsma dhama oo aad u naageyneyso adeer madaxwrynaheena waa xasan
@DalmarSalal5 күн бұрын
Waar ruuntii oo an biyo ismariin buu so bandhiigay qawlaysato iyo musuqmasuq ayaa maanta waan ka markhaati kacanaa in ay xaqiiqo ay tahaay wayo waad aragtaan halkaay wax marayaan taasna waxa masuul ka ah kuwii coodka siyay ee dawladii hoorumarka iyo dib u dhiiska ciidamada iyo hurmoodka ka ahaayd in somaliya dhiibkii ka so kabato ku badalay moryaan siida daniyahaa u babiisay waxay dawladii hooreeh dhiistayna dumiiyay dad iyo duunyo wixii dalka yaalayna jeebka ku shuubtay somalida waa abaalkeed oo yagaa ayaa dusheena saraan oo sidaa aad u jeedan waka u sujuudaya ee iska dhadhiciinaya ethopiya iyo wixii baba'a somaliyeed hoorseedaya ay hoor kacayaan illahow dadwaynaha somaliyeed u gargaar waa billahii tawfiiq
@FaadumoCaydiid-e3z5 күн бұрын
U sheegay I have a good idea for your wedding day and then you will have to get back to me and then I will be there to go AsC ❤❤😂😂🎉🎉
@FaadumoCaydiid-e3z5 күн бұрын
Filim what what I do for your dad to go 🎉🎂🧉☕️🍧🍦🍼
@ashaomar67195 күн бұрын
Hassan A. Kheyre Hassan munaafuq waxbo ma dhaamo.😅