Codsigii oo soo noqday

  Рет қаралды 1,344

LBchannel

LBchannel

Күн бұрын

Description

Пікірлер: 28
@abdirahmanhassan1246
@abdirahmanhassan1246 8 жыл бұрын
asc +LBchanal aad ayaad ugu mahadsantahay waxaan codsanlaha hees ku jirta ...(xulka heesihii hore #1 waa hesta sagaalad mxamed mooge sababtoo codkeda faseex ah) waa hesta saxarla
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
abdirahman Hassan Waa hagaag sxb dad kalena way codsadeen heestaa fasiixa ah ee #9 Maxamed Mooge.
@abdirahmanhassan1246
@abdirahmanhassan1246 8 жыл бұрын
Aadbaad u mahadsantahay sxb
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 8 жыл бұрын
thanks bro anigaa u horeeya waayo heeso ayaan kaa soo codsaday LB
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
kqat sxb codsigii heesuhu way xidhnaayeen oo codsigii hore waxba kama jiraan hadaanan kuu balan qaadin.Hadii aan kuu balan qaaday codsigaagu muxuu ahaa.
@ismailchannelkalasocoriwaa9992
@ismailchannelkalasocoriwaa9992 8 жыл бұрын
Asc LB channel zxp waxaan kaa codsanayaa heesta xasan aadan iyo shankaroon ee ah kujar hadalka oo aywada qaadaan
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
ismail m.tubeec sxb heestaa iyadoo dhamaystiran ma hayo.
@ismailchannelkalasocoriwaa9992
@ismailchannelkalasocoriwaa9992 8 жыл бұрын
Ok zxp inoo soo raadi mahadsanis zxp
@alisharifadan7276
@alisharifadan7276 7 жыл бұрын
Waad mahadsantihii llp fadlan hadaad haysaan heesta ay qaadaan sahro axmed jaamac iyo bacalwaa oo dhahayso wagaryahay gardaranaa wiilku soo indhacadaa
@awbustaale5719
@awbustaale5719 8 жыл бұрын
Asc sxb LBchanel. Waxaan doonayay in aan kaa codsado hees aanan garanayn cidda qaada, laakiin midhaheeda ay ka mid ahaayeen: Nin ay dumar haleeleen Horu socod ma yeeshee Way ku hafiyaanoo Ku habaabiyaanoo Kuumana hilloobaan. MAHADSANID!
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Mohamed awil sxb ma garanayo heestaa.
@hemedysomalia3739
@hemedysomalia3739 8 жыл бұрын
Bro waa nasiiib heesta waxa qofkii qaaday aaba iga maqan
@Wadani1988
@Wadani1988 8 жыл бұрын
LB channel Salaan mujahiiid indd
@abdixareed4087
@abdixareed4087 8 жыл бұрын
Asc LB channel salaan sare salan kadib Waxaan codsanayaa hees ay qaado hibo nuura Oo ay midhaheeda kamid yihiin gabaldhac iyo waaberi kaadaba gucleeyo Waa igaar dhibaatee hadmaad gacale Soo noqon Tii hore Ee original ka aheed Mahadsanid
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Abdi Xareed sxb heestaa waan hayaa laakiin tayada heesta ayaa liidata, sidaa daraadeed si hoose ayaan kuugu soo bandhigi doonaa oo aan LINK ku siin doonaa inshaa allaah.
@abdixareed4087
@abdixareed4087 8 жыл бұрын
Asc LP Chanel sxb ado Mahadsan heesta RAKO Ee ay qaado isla hibo nuura Oo Tii hore ah ban rabaa Hadaad hayso mahadaanid
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Cabdi Xareed sxb heesta Rako ayadoo maqal iyo muuqaal ah ayaa youtube ku jirta. halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/nIbZZHqnptBgnpaVma ayadoo maqal ah halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/f5zHf4uEYsScm5I
@lamaarkaan42
@lamaarkaan42 8 жыл бұрын
fadlan heestii isoo raadsha adinkoo mahadsan
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Nasiib sxb heesta (sidii ruux lafalay baan fiidkii wareegaa) yaa ku luuqeeya?
@nabadraadshe
@nabadraadshe 8 жыл бұрын
Soo noqoosho wanaagsan suldaan😃
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Mahadsanid suldaan nabadraadshe.
@cabdiyoonis4972
@cabdiyoonis4972 7 жыл бұрын
heesti
@sarahussein5872
@sarahussein5872 8 жыл бұрын
welcome qowdhan aha salaam sare walaal
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Sara Salaan sare walaal. Mahadsanid.
@AiSomaliland
@AiSomaliland 4 жыл бұрын
heestan magaceeed fanaankee qaada ??
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
Hoyga fanka Magaca heestu waa SULEEEKHA waxaana ku luuqeeya Axmed Cali Cigaal.
@lamaarkaan42
@lamaarkaan42 8 жыл бұрын
sonoqod wngsn
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Nasiib Ali Mahadsanid sxb.
Xulka heesihii hore #6
25:31
LBchannel
Рет қаралды 18 М.
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 261 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 56 МЛН
Qaaci | Hees | dhidigaba aduun baa BY : Shamsan Farah
8:22
Shamsan Farah
Рет қаралды 32 М.
Noam Chomsky - Why Does the U.S. Support Israel?
7:41
Chomsky's Philosophy
Рет қаралды 6 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 579 М.
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН