No video

Col. Cilmi Farax Webi "maalintii uu dhacay Afgembigii dhicisobay xerada Carbiska ayan hegan ku ahaa"

  Рет қаралды 27,835

Abdiaziz Barrow

Abdiaziz Barrow

Күн бұрын

Kusoo dhowow Madasha Gorfaynta oo ah madal warbaahineed oo kuusoo gudbineysa waxyaabaha la xiriira diblumaasiyadda, sirdoonka iyo aragtiyada siyaasiga ah ee dunida ka jira

Пікірлер: 25
@Liiloowe
@Liiloowe 2 жыл бұрын
Hawiye waa dad daacad ah. Ragooda wax barta ma laha kibir iyo isla weyni. Waa xaqiiq in loo baahan yahay dadka noocaan ah. NINKAAN OO KALE WAA MUHIIM IN LAWAREYSTO RUNTII WAX BADAN AYAAN KA FAA,IIDEY. MAASHAA,ALLAAH
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs Жыл бұрын
kkkkkk hawiye yaa ah marka ninkan waa xawadle meyle samaale iqor qorow aya wada sxb
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Dadka qabyaalada la soo booda waa jaahiliin malaha madddax ka xanuunsan subxaanalaaah
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
col cilmi wa shaqsi wadani ah aan faan awoon sida qabilada qaarkood
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 7 ай бұрын
Mahadsanid
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
COL.CILMI WA KADAAAB WEYN XALANE WAXAA LAG BARANJIREY HANTIWADGAA IYO IN DADKA LA JACLEYSIIYO KACAANAKA MADAAMA CASHARADA IYO HEESHAA MEEHAA LAGU QAADNAJIREY AHEY SIDA HEESAHA NOOLOW SIYAAD NOOLW
@user-mj8yv7md9p
@user-mj8yv7md9p Жыл бұрын
Cilmi faarax webi waa ninka saxeexay teesarihii dhalashada
@cabdiindho4204
@cabdiindho4204 Жыл бұрын
Cabdiindho
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Dagaal sax buu ahaa
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 жыл бұрын
2 xidigle intaas oo aqoon ah tababar ah soo qaatay, ku dhawaad 10 sano ku jirey milatariga hadana jooga dugsi tababar oo ardey soo saaraya ayaa hadana 2 xidigle inuu yahay ku qanacsan, oo aaminsan inaan wax darajo ah aanan laga musuqmaasuqin, balse hadda waxa aad arkeeysaa nin aanan waligiis noqon milateri tababar ciidana aanan qaadan ayaa looga bilaabayaa jeneral iyo corneyl, ku darsoo ninkaa isbaaro ayuu joogay, markaa goormaan halka aan maanta joogno ka kaceeynaa, ku darsoo ninkaan 3 sano oo tababar milateri soo qaatey oo uu ku soo laabtey dalkii hooyo, horey ayaa laga xareeyey si tababar kale oo rasmi ah loo siiyo, halka maanta kuwa la dhahaa waa la soo tababarey balse wax ay yaqaanaan aysan jirin, ayaa hadana wixii ay qashinkii beenta u soo sheegay ayagoo wata oo wax ismooda, haddana wali waxeey ka amarqaataan kuwii qashinka ahaa ee soo tababaray, oo ay u hoos joogaan gumeeysi, iyagoo ismooda inuu xor yahay, Allaaah ha inaga qabto kuwaan duliga ah ee shisheeyaha u shaqeeynaya
@osmanali2281
@osmanali2281 2 жыл бұрын
Col. Cilmi waa nin Qalbi ahaan iyo maskax ahaanba fayoow kuna dhex barbaaray waxna ku noqday Qaran ilaa haddana aaminsan inaan Qaran wax ka yar wax lagu heli heli karin..
@qaran3751
@qaran3751 Жыл бұрын
Dalka uma baahna ciidan dhisan ee wuxu ubaahan yahay shacab dhisan somali hore gumaysi kaso baxen dawladnimo neh diyaar ahay u ahayen Lkn shacabka hada jiro xiligi farmajo ka baxen duli nimadii qabiilki dib looga celshe Shacabka an dhisano marka hore ciidanka xun aya iska qabanayo
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
ninkan 1977 ayu 2 xidigle ahaa 3 sano ayu academic ku so qaatay russianka nin sahlan ma ahan..
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 5 ай бұрын
Farmajo aaa ​@@qaran3751
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
NINKAN WAA KACAANKI SOMALIA RIDEY KOLKA A JALLE WARKAAGA WAA LAGA BAXEY IN MAXKAMD LAGU ISTAAJIYO AHYED
@JamaaleAli
@JamaaleAli Жыл бұрын
Walal burburku wuxu bilowday 1975, 76 wereridii kutubkena, iyo sameynti xisbiga hantiwadaga kacanka iyo is dib u kala socidii labaad ee golihii xukunka kacaanka.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Raadkaas anaga kaliya ma burburin Ethiopië wey burburtay jamhadii baa badbaadisay jamhadii somalida maxay ilaa maanta isu laynayaa
@mohamudhassan8825
@mohamudhassan8825 Жыл бұрын
Asc madaxwrynihii ugu wanaagsanaa dalkeena Allah u raxmado
@ibnrushdaverroes7633
@ibnrushdaverroes7633 Жыл бұрын
Xiddile aa gaari watay ?!! Allah ha ku cafiyo adeerkey oo xiddigle ahaa lugta uuna maalijiray marmarna bajaaj, xaajiyo 50 iwlm
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
col wa iskaga qasantay ,, xidigle iyo col wa lugeyn jireen
@aweesabdullahali1633
@aweesabdullahali1633 Жыл бұрын
Odayga wuubaqaayaa Sibuu wax uqarinaayaa mala itoobiya ayuuu kabaqaa haduu tago inlaxero😂😂😂
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
stupid no regrets.
Qisadii Xabsiga - Abdiwali F Qambi
31:49
Madaale Productions
Рет қаралды 52 М.
Komaandoostii BALLI-DOOGLE iyo fikashadoodii la yaabka Lahayd ee Capt. Seef.
24:56
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 27 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,7 МЛН
Cod Sir ah Abdirahman Ciro AFgembi Soomaaliland iyo Muuse Biixi
13:08
Xograac Media
Рет қаралды 2,5 М.
Wareysi Gaar Ah: Aqoonyahan Cabdi Faarax Juxa
52:33
SAAB TV
Рет қаралды 40 М.
Siyaasaddii LAASCAANO iyo Xusuusta Af-gambigii Ciidamada. Faarax Ciise Cabdi.
27:54
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 4,1 М.
Noloshii Qaxa Qoyska Prof Maxamed Xasan Aw-cismaan.
56:40
Abshir Dhiirane
Рет қаралды 18 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН