Waayojoog: Sidee ayuu ku bilaabmay Dagaalkii SPM iyo USC? Halgamaa Axmed Xaashi SPM Qaybtii 2aad u

  Рет қаралды 28,872

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: Maxaad kala socotaa Siduu ku bilaabmay Dagaalkii SPM iyo USC? Abaanduulihii SPM ayaa ka warramaya.
Halgamaa Axmed Xaashi Qaybtii 2aad
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 48
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Masha allah senator Ahmed Haashi runta ayuu ka hdlaya runti Allaha ku dhowro awoowe ❤❤
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Senator. Axamad Xaashi is realist.
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Жыл бұрын
Senator Axmed xaashi si xog ogaalnimo ah ayuu noola hadlay allah dhowro.
@xamselove6729
@xamselove6729 Жыл бұрын
Maasha,allaah,walaal,nasser,waabarmaaijjyo
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Senetor. Axamad Xaashi waa Run sheeg .waa qofka aan ugu neceb nahay.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Run
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 Жыл бұрын
Waxan wariye maaha wuxu ku fashilmey beentii laga dhaadhiciyey e aheyd c/tuur aya keenay nimankan kan yar o kaliya maaha wllahey qaar waaweyn o taariikhda khalda aya sida ku andocooda
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 Жыл бұрын
Jabhadaha Dalkii wey bur buriyeen ilaa hadane Wali Xal lama Haayo Qabiil iyo Qurun ayaan ka dhaxalnay Inteey ku Haayeen Siyad bare Waa Dictator maxaa ka dhaxalnay aan dhib iyo rafaad aheyn 😢😢😢😢😢😢😢
@axmedcaabi3194
@axmedcaabi3194 Жыл бұрын
SPM Iyo USC Labadaba Soo Gacan Qabashadooda Iyo Itoobiya In Aqoonsi Iyo Hub Looga Raadiyo Waxaa Lahaa Siilaanyo Iyo Maamulkiisii Ninkana Waa Cadeeyey, Sidoo Kale Wuxuu Sheegay In Cabdiraxmaan Tuur Ugu Yimi Baligubadle Cida Xidhiidhka Wada Shaqayneed Ka Dhaxeeyeyna Ay Ahayd Siilaanyo Iyo Maamulkiisii. Taariikhdu Run Bay U Baahan Tahay!!!
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Жыл бұрын
Sheekadii Somalia oo lasoo koobay waa korneyl Axmed Xaashi
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Real politics is not emotionality.. waa Runta oo qayaxan waa wax la barto.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Axamad xaashi.. Senottor ayuu ahaa markii iigu danabaysay.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Taariikhda waa in la qoro , bur burkii dawlada kacaan si daacad ah loo qoro.
@kamaalahmed5706
@kamaalahmed5706 Жыл бұрын
@mudaneyegbicadaan8860nacaladii rabbi hakugu dhacdo adiga iyo kuwa aad u shaqeyso, aamiin, you Are son of bitch, and your mother is whore, Somali’s Are Brothers, and we will one day understand that 💯
@kamaalahmed5706
@kamaalahmed5706 Жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay 💯,
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Senetor .Axamad xaashi waxa uu ka sheekaynayaa heshiiskii Mustaxiil..
@ismailjama9452
@ismailjama9452 Жыл бұрын
Ahmed xaashi waa ninkii jalbaab ku baxay kismaayo waagii ahmed cumar jees ka cararay.walaahi Wan xususta Belgium dakada joogo u galay kadibna xamar Hartiga ka caayi jiray fulay cuqdadaysan
@akramhassanomar4899
@akramhassanomar4899 Жыл бұрын
Af uur ahmed xashi faraca fuleynimo uma laha ahmed waa geesi laga yaaqanow deeganad somalida dhamaan
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
SPM.. Axamad Cuamr jees ayaa watay
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Maalintii odayaasha Kismaayo ee Hartiga Aad isku xirxirteen ee airbortka Aad ku xasuuqdeen waxa kaaga darnaa gabadhaada oo gaadhigeeda muraayada laga jejebiyay!
@warsamet7290
@warsamet7290 Жыл бұрын
@Mudane Yegbicadaan maya maya marqaanland wa mujaahidiin qayila, oo qaran badhiwwen haysta.
@Rabsho1
@Rabsho1 Ай бұрын
Isaga yuu yahay wlaal
@am.b5688
@am.b5688 Ай бұрын
@@Rabsho1 Ogaadeen!
@Rabsho1
@Rabsho1 Ай бұрын
@@am.b5688 yuu ka yahay
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Senotor.. Axmad xaashi, waa xog ogaaal.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Sida aan xogta warka ku hayo, Axmad cumar jees 20 kaare oo ciidanka Dawladu kacaanku leedahay ayuu SNM gacanta ka saaray . ma hubo warkaaa
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Жыл бұрын
Ciidanka dowladda soo cumar carte qaalib kuma amrin inay hubkooda oo dhan ku wereejiyaan SNM ta!
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 Жыл бұрын
Ahmed omar jees ciidanka abaandul 26naad ayuu ahaa ,Siyaad bare yiri soo gal muqdisho,wuu didey ,sargaal shukri bedel lagu bedeley isku rer yihiin ,Ahmed O.jees hub la baxsadey dagaal ku soo qaadey dawlada .Snm la soo dagaal geley.ka dib u soo wareegey xudur.
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 Жыл бұрын
General Ahmed haashi hogaamiye ku xigeenka Spm xaqiiq sheegey,Usc manifesto dagaalka sokeeye bilaabey,ciidanka Spm markii yimaadeen Afgooye ,waxaa weerarey Usc ,ka dib dagaalka isku bedeley Darood & Hawiye.
@sheekocusub2259
@sheekocusub2259 Жыл бұрын
Kolonbiyeey ninku jarato xaguu kaxigaa
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 Жыл бұрын
Su aalihii muhiimka ahaa maad waydii intaan Somaliland lagu dhawaaqin xamar dowladbay dhisatay kadib ayay wixii 60kii qaldamay ayaa lasoo ceshaday
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 Жыл бұрын
Somaliland for life.
@magloresaleh3992
@magloresaleh3992 Жыл бұрын
In your dreams 😅, No more sxxb is done
@abzeezy56
@abzeezy56 Жыл бұрын
Fucking idoor gaalo
@ibraahimxiis359
@ibraahimxiis359 3 ай бұрын
Wuxu.kashaqqeeyaa qabyaaladda Wuxu.ugu tegay cabdiraxmaan tuur baakeeney laakiin nin daacad ayaa u waramaya Wuxu.raadiyaa wax waraysiga ifiso beeneeya laakiin wuu waayay wagaadhi kkkkk weriye xishood ku dar xaasid nimadana jooji hadaad toontona kusoco
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Жыл бұрын
Kan waraysanyaa inuu intaa ka genesis an-yhy bn u hysty lakiin wllhi mntuu iga dhinty wxu u habranyaa yan lga daremin xaqiiq radis jnd tahay nacas intu wydinyo mad isku ogydn iyo hdlo jilicsan mxu u wydiin waayay in rer somalia iygu sababeen iny Somaliland dib ugala noqoto midnimdedii mrkii ay rer somalia ogn iyo badheedh ugu dhawqeen inuu cali mahdi yhy mdxwynaha somalia taasina ka cadhaysiisay ree Somaliland
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
SANADKA WAA SOMALI DAACAD AH SI DAACAD U WOSLEY MEEDEY SPM. KKKKK
@sahrawarsame3902
@sahrawarsame3902 Жыл бұрын
Ubadkana idinkaa u Macalin u ah. Caano daatay dabadaa la qabta ama doqon qiiqa kama kacda dhabanaday warwareejisaa. Marka, Senator is dhiiba oo heee xilka ku wareejiya dhilinta ama dhalinyarada. Adigusa, waxaa tahay hogaamiyihii ugu horeeyey ee qirtay khaladaadki dhacay. Bal hada saxa intaanu XAQA idiin imin.
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 18 күн бұрын
Beenlow axmed xaashi soo celi Lacagtii aad ka dhacday Qaybtii 26aad, adiga iyo dhamme shariif oo gaani seedigii ahaa markaa kadib dhaliil dowladdii soomaliya
@bashirmohamed1815
@bashirmohamed1815 Жыл бұрын
Been badanaa
@yacnick
@yacnick Жыл бұрын
Weriye aad u liita ayaa wareysiga qaadaya, weriye Xirfad fiican leh in wareysiyada noocaan ah loo dhiibo ayaa fiican.
@24Sevendays
@24Sevendays Жыл бұрын
SSDF Jaajuusin bey ahaayen. Waarun.
@ismailjama9452
@ismailjama9452 Жыл бұрын
Markaas snm baa Mujahideen ahaa?? Lol
@omardabar4532
@omardabar4532 Ай бұрын
​@@ismailjama9452 maynan dagaalamin dowlada iskudhiibeen waxa digalamay waa SPM, SNM iyo SPM
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 79 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 43 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
Waraysigii Muj Maxamuud Wadaad Ee Gudagalkii Burco.  Q: 4-aad
30:01
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 85 М.