(Cubaydullaah)Diin Laawihii Aadka Udhibay Asxaabta (RC)

  Рет қаралды 43,196

Daarul Xadiith

Daarul Xadiith

2 жыл бұрын

ما عليك سوى الانتساب إلى هذه القناة للاستفادة من المزايا:
/ @daarul_xadiith
BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​​​

Пікірлер: 45
@abusuheyba
@abusuheyba 3 ай бұрын
Masha allah
@shiiqamohamad3015
@shiiqamohamad3015 2 жыл бұрын
Scw
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 жыл бұрын
Mashalah, run badanaa. Khawaarijta, Cubaydullah, kuwa baraha bulshada nabiga ku caaya, iyo Xajaaj ibn Thaqafi waa gaalo, naartana Alle haa ku fogeeyo.
@sakariyeaxmed6462
@sakariyeaxmed6462 2 жыл бұрын
الشيخ حسان حسين جزا كما لله خيرا لجزاء
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
MashaAllah Tabaraka Allah sheekh, Jazakumu Allahu kheyra
@99educationalcenter.97
@99educationalcenter.97 2 жыл бұрын
Xasaan waa gaal.
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 2 жыл бұрын
JASAKAALAHU khayraan Yaa sheikh
@99educationalcenter.97
@99educationalcenter.97 2 жыл бұрын
Kan waa gaal yuusan ku qaldin
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 2 жыл бұрын
Aabihii waakuma maa fish 😂😂 Allaha kuu dembi dhaafo
@cabdullahixuseen7865
@cabdullahixuseen7865 2 жыл бұрын
Allahu akbar illahayow asxaabta u naxariiso o macigooda naga dhig
@abdiazizaliissa9286
@abdiazizaliissa9286 2 жыл бұрын
Jazakallah shekhana
@Garane2020
@Garane2020 2 жыл бұрын
Great job Dr Hassan Sh Hussein
@mocurguje7360
@mocurguje7360 2 жыл бұрын
M.shallaah
@maryamacumar314
@maryamacumar314 2 жыл бұрын
Wacel wax kadhibadan maleh. Fulay wax ka dhibadan maleh. illahey sharkooda hanamootiyo.
@eedowlogistics7204
@eedowlogistics7204 2 жыл бұрын
Ameen
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 жыл бұрын
8:15 bal kibirkaa eega.
@cabdallacaraaleaadan5323
@cabdallacaraaleaadan5323 2 жыл бұрын
Mashallah alle hku xifdyo sheykhuna
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 2 жыл бұрын
Waa waxa maanta carab iyo wadamada islaamka ah dhan heysto kuwaas oo kalaa hogaanka haayo
@liyopaypoon6281
@liyopaypoon6281 2 жыл бұрын
Xasaan xuseen abusalmaan
@Soml7000
@Soml7000 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@maryamacumar314
@maryamacumar314 2 жыл бұрын
Qof baraha bulshada caan ka ah o ugafey diinta iyo nabiga sallalllaahu calayhi wasalsam waxaa ugu riyoodey riyo xun o laga naxo. Ma usheegaa mise waa iskadaayaa o waa abaalkiisa. ila taliya walaalayaal.
@mohamedfarax1446
@mohamedfarax1446 2 жыл бұрын
Ha u sheegin waayo waxaa laysu gudbiyaa wanaaga xumaha waa la reebaa
@ahmedabdirisak4295
@ahmedabdirisak4295 2 жыл бұрын
Sheeg waa cibro iyo waana qadasho e , waxana laga yaabaa inuu markuu maqlo towba Keenee ama ka waantoobo e
@AbdihamidSalah
@AbdihamidSalah 2 жыл бұрын
u sheeg sababtoo ah waa gaal qofka nabiga iyo diin caayey marka ha dhintee ka u sheeg
@maryamacumar314
@maryamacumar314 2 жыл бұрын
Maxamad farax @ Walaal riyada waa amaano waa fariin qofka laguu soo dhexmarsiiyo. Hadey digniintahay iyo hadey bishaaro tahay waa loo sheegi karaa qofka ayku socoto. Se waxaa lasheegi karin riyada xogaa la karho ama laga cabsado e qof mumin ugu riyooto sida inuu dhimanaayo ama caalamadaha uu kudhimantoono iyo wixii lamid ah.
@AbdihamidSalah
@AbdihamidSalah 2 жыл бұрын
@@maryamacumar314 hadii uu gaal yahay mid Lagu riyooday kawaran waa maxaad fatwoonaysaa marka??
@alibouh5732
@alibouh5732 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@qalifcilmi7535
@qalifcilmi7535 2 жыл бұрын
Wuxuu lamid ahaa kua
@qalifcilmi7535
@qalifcilmi7535 2 жыл бұрын
Wuxuu lamid ahaa kuwa maanta dhibaya muslimiint soomaaliyeed sida xasaan.
@fardowsasomane4909
@fardowsasomane4909 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk maafish
@eedowlogistics7204
@eedowlogistics7204 2 жыл бұрын
Maafish 🤣
@siciidmaxamedyaasinsiciidy778
@siciidmaxamedyaasinsiciidy778 2 жыл бұрын
Kani waa polic ka culimada wax cilimadu ka xishootay ayuu iska walaaqda waar dadka allaa xukumee shaqsiyadaada ku koobnow loox yarad tahay waxoga carabiya isu gays taye shaydaanyahow
@Muxammadamiin
@Muxammadamiin Жыл бұрын
Kalagasheekenayo faraciisa inaad tahay shaki malaha. Sheydaaan.
@cuntochannel9154
@cuntochannel9154 2 жыл бұрын
Ibnu casaakir soo ashcari maahan maxaad noogu soonaqlinaysaa maa naga daydid???????????????????????
@mohazat5009
@mohazat5009 10 ай бұрын
Caaqido lagama qadanayo ee taarikh iyo axaadis aya laga qadanaya
@Yasser-2
@Yasser-2 3 ай бұрын
أشاعرة المتقدمين أفضل من المتأخرين بمليون مرة
@American_patriot110
@American_patriot110 2 жыл бұрын
Lol 😂 adiga hada nin dhintay baad iska cayneesa, kitaab weyn oo cid kuso qortay aadan aqoon baadna ka akhrineysa, kawaran ragg is dagaalsan hadey ahaayen adna aad nin aadan aqoon u laheen aad isaga xadgubeyso 🤔
@InaBarre450
@InaBarre450 2 жыл бұрын
Jaaahil baa tahy. Ee waxbaro .
@American_patriot110
@American_patriot110 2 жыл бұрын
@@InaBarre450 isheeg waxa aan so barto walal?
@MABRUUK
@MABRUUK 2 жыл бұрын
@@American_patriot110 wax kale ma ahn ee diinta soo baro👊🏻😷
Qiso Naxdin Leh || Sh Xassaan
20:10
Daarul Xadiith
Рет қаралды 123 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 161 МЛН
Q1-Qisadii Xaadhib ibnu abii Baltaca (ما حملك؟) Sh Xassaan
59:30
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 4 М.
Qiso Cajiib Ah || Cadowga Allah Hadad Fursad Kuhesho Lama Cafiyo Sh Xassaan Abu Salmaan
11:25
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 16 М.
Dr Ahmed Yamani Markuu Yemen U Qaxay Sidee Loola Dhaqmay? Maxaa Ku Dhacay?
8:43
Qisadii Dagaalkii Badar Taladii Cumar RA Ubixiye Iyo Siduu Quraanka Uwaafaqe Sh Xassaan
23:41
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 34 М.
qiso aad u xanuun badan boqor galoobay : sh xassaan
19:55
cabdirahman kusow
Рет қаралды 10 М.
Q4aad ll Muxaadaradii Al Qowlul Amiin ll Sh Xassaan Xuseen
2:27:32
Sunna Media
Рет қаралды 24 М.
Qiso cajiib Ah || Jaabir RA iyo Subanaha Scw Sh Xassaan
22:31
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 19 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН