Dhacdooyinkii Layaabka Lahaa Ee Dhibaatooyinka Sixirka Iyo Jinka Ee Soo Maray Sh.Maxamed Sh.Ismaacil

  Рет қаралды 352,412

Baraarug Media

Baraarug Media

Күн бұрын

Пікірлер: 165
@kayseali8070
@kayseali8070 4 жыл бұрын
Alle ha barakeeyo sh dr Maxamed sh Ismail sh Hassan waa sheekh dadnimo fiican oo qiimo badan
@himilopro6861
@himilopro6861 4 жыл бұрын
ilaahay ha xafido sheekh waa qof muhiim u ah dadka soomaaliyeed uu muslimka ah
@malyuunugaas6867
@malyuunugaas6867 4 жыл бұрын
Xafidakallaaah sh. Maxamed sh. Ismaaciil waxaad sabab u ahayd in aan raja aduunyo helo juhdi dheer oo aad ila martay kadib waligey kuma ilaawi doono jazaakallaahu kheyr
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 4 жыл бұрын
Walaalo ma jiin buu ka saaraay aniiga u baahan ee sheekh hadad numbwrkiisa haayso isoo diir
@malyuunugaas6867
@malyuunugaas6867 4 жыл бұрын
@@nimomuhumed9917 walaal haa wuu iga saaray aad baan u xanuusanaa mudo numberkiisa waa0634 421099
@malyuunugaas6867
@malyuunugaas6867 4 жыл бұрын
@@nimomuhumed9917 walaal waa qisa dheer arinteydu igu soo darsa ciwaanka MarwahUgas@hotmail.com facebook geyga
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 4 жыл бұрын
@@malyuunugaas6867 haaye walaalo aad baad u maahadsanty
@maxmuudadanwarsame1592
@maxmuudadanwarsame1592 4 жыл бұрын
J
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 4 жыл бұрын
Shekh maxamad ismacil waa nin fiican allaha barakeeyee amin
@hamdamuuse2538
@hamdamuuse2538 3 жыл бұрын
Zama
@hamdamuuse2538
@hamdamuuse2538 3 жыл бұрын
Hassa n
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 4 жыл бұрын
Allhu akbar waa qisooyin cajiib ah runtii 🙏🙏🙏. Ilaahay wadaadka ha xafido.
@hassanmuse2612
@hassanmuse2612 4 жыл бұрын
Allah hakuxafido shekh mxmd
@faarismaxamed4364
@faarismaxamed4364 4 жыл бұрын
Mansha allah shiikh ilahay Haku barakeyo aaaaaamiin
@umalkhayrxasan4010
@umalkhayrxasan4010 4 жыл бұрын
Masha allah sheekh jazakumulaahi khayr alle hayna kulmiyo wanku bahnaye
@abdirahmanahmed8040
@abdirahmanahmed8040 4 жыл бұрын
Shiikh Mohamed Ismaaciil Alle haku barakeeyo
@hoygabulshada9193
@hoygabulshada9193 4 жыл бұрын
Waa Sheeekha Kliya Ka Sheekeya *Caalamka Naga Daahsoon Ee Jinka*
@AdenJibriil
@AdenJibriil 9 ай бұрын
M.a Allah Hakubarakeyo Sheikh
@sahankaguusha2543
@sahankaguusha2543 4 жыл бұрын
Ilaahy haku xifdiyo sh
@marwobuni9872
@marwobuni9872 4 жыл бұрын
Subhana’Allah 😔 qof diin iyo iiman leh shaydaan uma tagee waa uun umad uu xarko ku xirxirtay ya Rabbi na badbaadi 🤲😭🤲
@naciimamaxamed5859
@naciimamaxamed5859 2 жыл бұрын
Alle cafimaad iyo cimriga haw barakeeyo sheekhaas waa sheekh waxbadan umadiisa uqabty baralaha sheekh if iyo aakhiraba
@soorayssamatar6814
@soorayssamatar6814 4 жыл бұрын
Khayr badan Allaha ku siiyo sheekh anagana Allaha hanu anfaco
@SaamiyaGaraad
@SaamiyaGaraad 7 ай бұрын
Shekh ha halkee kala soo xidhiidh alle ha ku barkeeyeee
@kawsarabdi8351
@kawsarabdi8351 4 жыл бұрын
mansha allah shekh ilahay haku barakeyo
@naciimapriya8499
@naciimapriya8499 4 жыл бұрын
Subxanalah Subxanalah alle imnka haw soo celiyo wax laga naxo weyaan
@clahikayze1362
@clahikayze1362 4 жыл бұрын
Masha Allah alle haku barkeyo sheekh
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 4 жыл бұрын
Subxanalah ilahay ha ku barakeyo
@rodamoha208
@rodamoha208 4 жыл бұрын
Subxan allah waa qisoyin cajiba
@zaynabomar3921
@zaynabomar3921 4 жыл бұрын
sh maxmed jazaka allah waxaan ahay hoyo xanuunsan waxan jeclaan lahay inaan mar uun kula hadlo
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 4 жыл бұрын
Xaruuntisa ugu kalay
@haniadan1662
@haniadan1662 2 жыл бұрын
@@hoodofaisal6709 xaguu ku yaaal
@mohamedaden7382
@mohamedaden7382 4 жыл бұрын
Allah hynga nabad galiyo dhaanteen umada Muslim ka Dhibaato weeye sixirku
@yaareenyaareen3799
@yaareenyaareen3799 4 жыл бұрын
Alxamdulillaah calaa nicmatul islaam
@Fagaase2017
@Fagaase2017 4 жыл бұрын
Waa yaab qeer allaha kusiiyo sheekh
@ismailahmed2418
@ismailahmed2418 4 жыл бұрын
Mansha allaah sh.maxamed jasaa ka laaah
@SaamiyaGaraad
@SaamiyaGaraad 7 ай бұрын
Sheekha alle haku bareeyee waxa waan hayay ina soomileed waan kula deyeyee inan yar oo aanu walaalo nahay oo xanuusan oo dhilinyaro ha oo aad u xanuus sheekh goormaan ku helyaa adoo bakaysan shekh dadaa fa iintaydaa aragto ii soo jawaab alle ha ku darleeyee
@zallohneymar7790
@zallohneymar7790 4 жыл бұрын
Waa mahadsandahay shekhar wanaagsan
@barwaaqosulaymaancilmibarw8601
@barwaaqosulaymaancilmibarw8601 4 жыл бұрын
Ilaahay cimiga hakuu barakeeyo
@king-kj2zn
@king-kj2zn 4 жыл бұрын
Ilahaw sixir bn ka magangalay
@maryanaadan9929
@maryanaadan9929 4 жыл бұрын
MaanzHallaH allhe haku Barakeeyo 🍁🍁🌺🌺🌺💞
@yussufmohamed2405
@yussufmohamed2405 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@amiiraabdullahi8228
@amiiraabdullahi8228 4 жыл бұрын
غفرالله لك وجزاك الله خير
@naimaabdalla5523
@naimaabdalla5523 9 ай бұрын
الله يكتر امثالك
@jikadanora4023
@jikadanora4023 4 жыл бұрын
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaa
@cabdiraxmaanxamse4745
@cabdiraxmaanxamse4745 4 жыл бұрын
Masha Allah sh. Alla akaa cegdg
@zallohneymar7790
@zallohneymar7790 4 жыл бұрын
Sandra Lee
@yurubmuuse690
@yurubmuuse690 4 жыл бұрын
Thanks for your sharing us these stories
@wacdiwaano1701
@wacdiwaano1701 4 жыл бұрын
Junyferl7 rc
@ahmedxabiib9054
@ahmedxabiib9054 4 жыл бұрын
Thanks
@deeqaaar7854
@deeqaaar7854 2 жыл бұрын
4444444444444y
@ABdICali-z1k
@ABdICali-z1k 10 ай бұрын
​@@wacdiwaano170199999999999999
@ABdICali-z1k
@ABdICali-z1k 10 ай бұрын
​@@wacdiwaano170199
@muusecailio6594
@muusecailio6594 22 күн бұрын
Maasha alah ❤
@RahmaMaxamut
@RahmaMaxamut 6 ай бұрын
Sheekh allah kubarkeyo
@waberiinaomar168
@waberiinaomar168 2 жыл бұрын
ما شاء الله
@maxamedabdifitah5650
@maxamedabdifitah5650 7 ай бұрын
M.a👑📿❤
@بشيريوسف-ر1ف
@بشيريوسف-ر1ف 4 жыл бұрын
Jasaka alaah qer ya sheq adigo rali ah tilifon kaga
@farhiyosiciid3026
@farhiyosiciid3026 4 жыл бұрын
Masha allaah
@abdikadirabdirahman2715
@abdikadirabdirahman2715 4 жыл бұрын
kalaman
@yusraubax971
@yusraubax971 Ай бұрын
Ilahoow i cafi ya rabii 15 la xanunsanayaa shayadinta
@yunushilowle8961
@yunushilowle8961 4 жыл бұрын
masha allah
@muminadubane431
@muminadubane431 2 жыл бұрын
Mashaallah sheikh
@Ahmed-zz5sw
@Ahmed-zz5sw 2 жыл бұрын
Shiikhoow xasuus dheeridaa
@mubaarikjammacmuuse9657
@mubaarikjammacmuuse9657 3 жыл бұрын
Manshaalah Shaikh
@muxamedcabdulaahi8123
@muxamedcabdulaahi8123 4 жыл бұрын
بسم لله
@naimaabdalla5523
@naimaabdalla5523 9 ай бұрын
لا حول ولا قوه الا بالله
@fatinbikolino9965
@fatinbikolino9965 4 жыл бұрын
asc asxap plz fiiriya you tube channel kega waxan so dhige qiso cajib ah
@AbdiqanimaxamedAbdilaahi
@AbdiqanimaxamedAbdilaahi 9 ай бұрын
Sheekh lanbarkiisa
@gadhkacali1584
@gadhkacali1584 3 жыл бұрын
Mnshalllh shekh mahomed shekh izmacil
@nimcomohamed4251
@nimcomohamed4251 4 жыл бұрын
الله اكبر
@abdiqadir229
@abdiqadir229 3 жыл бұрын
Ilaahaw iiga gargaar Sixir Iyo khaniisiin Baan ka amaan la.ahay In ka badan 20 sano Waxaa la I dhahaa Cabdi qaadir Qaylo wayne Ii soo duceeya Dadka Wanaagsanaw
@safiyayaasin7529
@safiyayaasin7529 3 жыл бұрын
Allah haku cafiyo
@mohamedahmedaliyooye6654
@mohamedahmedaliyooye6654 3 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@ilhaamabdi9832
@ilhaamabdi9832 3 жыл бұрын
Masha allh
@ahmedmahmmed9373
@ahmedmahmmed9373 4 жыл бұрын
Asc sheikh Mohammed
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@HVEM324
@HVEM324 4 жыл бұрын
ASC SHIIQAN XAGEN KA HELAA WIIL YAR AYA IGA XANUNSAN QURANKA HADANAN GURIGA LAGA AQRIN AMA LAGS SHIDIN DAGAL IYO OROD AYUU BILABA WAX SNAN UJEDIN AYA ADEJINAYA
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 4 жыл бұрын
Waxad ka heleysaa hargeysa gaar ahaan jigjiga yar sawaaxili agtiisa mahadsanid
@HVEM324
@HVEM324 4 жыл бұрын
@@yacquubabdilahi8968 Shugran Walaalo
@iamtheboss6045
@iamtheboss6045 4 жыл бұрын
Jzakallahu khayr 🥰🥰🥰
@ahmedcigebidaar6585
@ahmedcigebidaar6585 4 жыл бұрын
A8
@ahmedcigebidaar6585
@ahmedcigebidaar6585 4 жыл бұрын
P 57Kxuf
@sakariyedaip7313
@sakariyedaip7313 4 жыл бұрын
Alaahu akbar
@halimaabdulahi4750
@halimaabdulahi4750 4 жыл бұрын
Alla sheikhan mala sondeeyay ayago garaacan reer hargeysa arkay ayago koronto ku gubaan
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
Subxaanalaah Maxaa looxidhey
@bisharxusen1349
@bisharxusen1349 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@H.A.M320
@H.A.M320 9 ай бұрын
Waadada keliya aad shayaadhiinta looga badbaado waa weeso qabkoo lagu dadaalo.I.A Shartoodana illahy baa kaa ilaalin.
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 жыл бұрын
Acuudu bilaah allow naga qabo sheydaamada labadaba
@hamsearnav1258
@hamsearnav1258 4 жыл бұрын
Xageen kala soo xidhiidha shekhoow
@ahmethayan2910
@ahmethayan2910 4 жыл бұрын
150 aaaaa xafdaydiii weyi shekh tasi😜
@AsmaXuseen-we8dj
@AsmaXuseen-we8dj 8 ай бұрын
😢
@hilaalmohamed9370
@hilaalmohamed9370 4 жыл бұрын
Hilaal maxamed
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 4 жыл бұрын
subxana lah
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 3 жыл бұрын
Subhannallah
@abdishakurhussein9598
@abdishakurhussein9598 3 жыл бұрын
Barakallah fiik
@caynicabdiraxman4774
@caynicabdiraxman4774 4 жыл бұрын
Soomll
@zallohneymar7790
@zallohneymar7790 4 жыл бұрын
I think the most important question for me nd was when the team went down in that place where
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
11 xalaqo wax dhaafsiisan maleh miyaa? meelo badan ayaan ka daawaday lkn wax 11 ka badan maanan arag
@asmacali5603
@asmacali5603 4 жыл бұрын
Ali
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 4 жыл бұрын
Waa. Waxyaabaha cilmigaabyadu ku ashaqaysaytan sixiriolayaasha dameero ku taabanaya
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 4 жыл бұрын
geeridii nebigaba ma ogid adigu
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 4 жыл бұрын
Oo ma sixiroole dadka sirxa tahay alaah ayasn kaa magan galay subxaanallah adiga iyo kuwa ku shaqaytaba nebigeenii suubanaa nacariis iyo nabad gelyo ale haka yeelo
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 4 жыл бұрын
@@ashaabdullahi4659 tuugu intaanad tuug odhan ayuu ku idhaahdaa tuugbad tahay . hadad dadka sixirtid illahay hakugu celiyo adiga
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 4 жыл бұрын
@@ridwanismail5767 adiga ayas ilaahay la hortegi waxad ku hadlayso waana mid buuga kuu tasla insha alash maalinta qiyaaamaha markaati baad ka noqon inaan sixiroolad ahay markhaatiga waa ka sheegi banka qiyaame
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 4 жыл бұрын
@@ridwanismail5767 ka wax sirxa iyo ka utegaaba midna cimi maleh haday ku dhibtay adiga ayaa og cilmiga sixiroolaha iyo diintu haysto
@indhacadde7500
@indhacadde7500 3 жыл бұрын
Sh wax badan ayu ogyahay
@ciiltireofficialchenal6306
@ciiltireofficialchenal6306 4 жыл бұрын
ShiiKh asc ANiGu WaaN Kuu imi dawooYiN Waad ii QorTaY WaxNa iska KaY BadaLi WeeYeN Sixir Juun wata AYaa La ii SameeYaY Mar Walba XaNuuN JooGta aH AYaaN Dareema iY QaYlo ShiiKh BaL iLaHaY aYaa Wax DaweeYe WaaN DhibanaHaY Wlahi DhiNaca Maskaxda aYuu iGa GaLaY ISoo DuCee iLahaY iNuu WaxaN iGa DuL QaaDo
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 жыл бұрын
Allaha ka dulqado walal subxana allah
@hadafk
@hadafk 4 жыл бұрын
Allah ha kaa dulqaado wll
@tazniimy9061
@tazniimy9061 4 жыл бұрын
Walaal Rabi SWT haku caafiyo.
@jacaylaladawalbahaarkaleh8336
@jacaylaladawalbahaarkaleh8336 4 жыл бұрын
Wllo waddan ka aad joogtaa waa meelma sa arinkàagu imisa ayuuu sano ayuu qaatay haduuu illaahay yidhaahdo waanu kuu duceyn doona talooyin iyo dadaalaa waxaan kula qaban karnaanu kula qabanaynaa insha alllaah
@jacaylaladawalbahaarkaleh8336
@jacaylaladawalbahaarkaleh8336 4 жыл бұрын
Wllo waddan ka aad joogtaa waa meelma sa arinkàagu imisa ayuuu sano ayuu qaatay haduuu illaahay yidhaahdo waanu kuu duceyn doona talooyin iyo dadaalaa waxaan kula qaban karnaanu kula qabanaynaa insha alllaah
@FATUSH3MOHAZ
@FATUSH3MOHAZ 5 ай бұрын
Shiiq halkee kalasoo xariiraa😢
@nawabal-ayed3552
@nawabal-ayed3552 3 жыл бұрын
Allahu Akbar
@maxamedcabdiabshir6654
@maxamedcabdiabshir6654 4 жыл бұрын
Shiiq hada intee joogtaa
@MuuminMuxumed-l2f
@MuuminMuxumed-l2f 3 ай бұрын
🎉
@suusuu-gv4lx
@suusuu-gv4lx 3 ай бұрын
Acuudu billhi oo masaxirlaa ahaan jirtay ubhnllaah
@m.yariiso.official3662
@m.yariiso.official3662 4 жыл бұрын
Asc
@HadiyaAbdiraxman
@HadiyaAbdiraxman 8 ай бұрын
Harye
@cabdicasiiscali6522
@cabdicasiiscali6522 4 жыл бұрын
ilhaw sixirka naga hay
@eng_seruuqyareabdirahman1023
@eng_seruuqyareabdirahman1023 4 жыл бұрын
walalayaal numberka sheekha ha ii raadiyo plz
@ugaasoibrahim2578
@ugaasoibrahim2578 4 жыл бұрын
Wllo numberkisa ma hayno lkn xaruuntisa hargeysa ayaa lagu tilmami karaa
@eng_seruuqyareabdirahman1023
@eng_seruuqyareabdirahman1023 4 жыл бұрын
@@ugaasoibrahim2578 walaal aniga ok lkn hargaysa ma joogo mana kal aqan lkn wand mahadsantahy
@kowthershuuriye2740
@kowthershuuriye2740 3 жыл бұрын
Wll hargaysa xagee kadaganyahay isheega plz
@MuxumedCabdi466
@MuxumedCabdi466 10 ай бұрын
Aslaamucalaykumshekhmaxamadalehakubarakeeyoeedhirteenadaawaynteedanoosoobaahi
@MaxamedahmedSaalkin-ce6ih
@MaxamedahmedSaalkin-ce6ih Жыл бұрын
Sheikh maxan sameeyaa
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Nonseseseseseses EvEr, Ya xan wada
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Yartaan kalE Yariiseey ooriyareey murwodumaroo y samsamEey iyo sayged
@Adam_Ally
@Adam_Ally 3 жыл бұрын
Subxanallah
@Z.Zatana
@Z.Zatana 6 ай бұрын
Alla ben badanaa😂😂😂 farakh
@Umumumtaz-ej6ko
@Umumumtaz-ej6ko 24 күн бұрын
Shik wnxanunsanaya xagen kahelikaraa
@abdisalam9852
@abdisalam9852 4 жыл бұрын
Ku g in
@SadiiqHassan-q8p
@SadiiqHassan-q8p 9 ай бұрын
98waaa sandakan dhashay anigu
@mohamddamein8196
@mohamddamein8196 Жыл бұрын
Jin English ku hadlaya
@Z.Zatana
@Z.Zatana 4 ай бұрын
War wahan islamka halaga daayo. Jin dad gala majiro. Massakinta ad baadhanaysiin iska daaya. Khayimiin baad tihin iyo tugiin ilaahay narta ha ni galiyo!!
@dhoolayareahmed992
@dhoolayareahmed992 4 жыл бұрын
Kkkkkkk waa qiso yaable
@hasanaxmed538
@hasanaxmed538 2 жыл бұрын
P
Khatarta Jinka iyo Sixirka Q9aad Sh.Maxamed Sh.Ismaaciil
50:43
Baraarug Media
Рет қаралды 43 М.
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН
Jinka Iyo Caalamka Inaga Qarsoon Sh Maxamed Ismaaciil
1:13:02
True Cable Tv
Рет қаралды 341 М.
Isha iyo Xaasidka Maxaa lagu daaweyn karaa?
1:06:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 512 М.
Sixirka Dhibkiisa Iyo Sida Looga Badbaado || Sheekh Dirir
12:07
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 250 М.
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН