Cumar binu cabdicasiis | Sidee wax ka yar sadex sano uu awood ugu yeeshay dhisida....

  Рет қаралды 101,774

Waaberi Media

Waaberi Media

4 жыл бұрын

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
-------------------------------------
Nagala soo xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: waberi23/?re...
Twitter: / waberi2030
Instagram: abdirahman_...

Пікірлер: 193
@abdirasakhussein4781
@abdirasakhussein4781 4 жыл бұрын
Waxan nasiib u yeeshay inan noqdo qofkii ugu horeeyay ee dawada 🌹😊
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne 11 ай бұрын
Alaah karaalinoqdo asxaabta iyo nabigeena maxamad salalaho caleehi wazalim❤
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 4 жыл бұрын
Maashalaah ,ilaahay ha inagu caawiyo in aan gaadhno meel udhaw darajada cumar ibnu ccasiis
@9.06.0
@9.06.0 2 жыл бұрын
Eid ul adha Mubarak , Ilaahay Sandkadib i cakfay ina dawado ,ciidi kle💐 Thanks
@abdilahiabokor820
@abdilahiabokor820 4 жыл бұрын
Runtii waxaad tahay qof aan xaga afkaarta aad iskugu dhawnahay Alle haku barakeeyo wll.
@samatarcabdicabdilaahi8971
@samatarcabdicabdilaahi8971 3 жыл бұрын
Eebe wax layidhaa ma jiree Allah magacyo wanaagsan buu leeyahee adeegso ku dhawaaq sxb mahadsanid
@ibrahin2250
@ibrahin2250 4 жыл бұрын
Cajiiiiib runtiii wax kasta alla kacabsi aya asal u ah hoogamiyuhu hadu ilahay kabaqayo dadkana wu ucadaalad sameyn hadey cadaalad timaadana kheyr o dhan wu iman sxp mowduuuuca ad kahadashay o ad waqtiga so galisay runtiii aadbaad ugu mahdsntahay ilahay haka abaal mariyo🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍
@mohmoudahmed8575
@mohmoudahmed8575 4 жыл бұрын
Wado fican bad haysaa! Ha niyad jabin maalin malmaha kamida youtuberada Safka hore kaga jira somalida ayd gaadhi doonta insha allah!waa iiga muuqata habkad usocoto.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 жыл бұрын
Mohmoud mashaa Allaah qiyaaskada waa rumoobay marba haduu Waaberi maraayo 101K mashaa Allaah. Iisoo ducee walaalo Muraadkeyga iigu wayn waa in Allaah Qur'aankiisa Kariimka ah uu Qalbiga noogu wada shubo siduu oogu shubay Nabi Muxammad SCW.
@cabdiraxmankatiibo8535
@cabdiraxmankatiibo8535 3 жыл бұрын
Sookale sxb qali
@dekaabdi6099
@dekaabdi6099 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤
@maryammohamedtawakal
@maryammohamedtawakal 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak Mahadsanid walal Abdirahman barnaamijyadaada si gaar ah baan u xiiseeyaa.💯🙏
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 4 жыл бұрын
maasha allh nambar 1 ayaan ahy teamkeygii team waaberi idin jecelhy fadlan liketa haila dhaafina
@omarmoha.8793
@omarmoha.8793 4 жыл бұрын
My best brother my a Allah be with you Amin
@aminakiin5038
@aminakiin5038 3 жыл бұрын
cumar binu cabdicaziiz waa shaqsi aan aduunkan dib dambe u soo mareyn allah u naxariisto
@saharosaharoxuseen1348
@saharosaharoxuseen1348 2 жыл бұрын
Ramadan kariim
@apdikhaliqismail2301
@apdikhaliqismail2301 2 жыл бұрын
Imikan daawanya Wakhtigu waa 2:50 habeenimo Malintu waa isniin Berina waa ciidi 2022 Videogana Eid bad samaysay waa cajiib
@ASMA437
@ASMA437 2 жыл бұрын
Shalay aan qadaneynay siiradiisa Manhajka cusub from four tarbiyada ayey ku qorantahy qisadisa thanks
@Zuhuur476
@Zuhuur476 4 жыл бұрын
Jazakalahu kharyran, noogu dadaal barnaamijyada taariikhda iskaamka, waxaan ahay new subscriber waxaana isku dayaa in aan ugudbiyo my group runtii barnaamijyadaadu waa kuwo xiiso badan
@mubaarigahmed1143
@mubaarigahmed1143 4 жыл бұрын
Mansha allah Walaalo الله يحفظك أخي الغالي🤲
@sagalbashiir9936
@sagalbashiir9936 11 ай бұрын
Mazha allah wallaalo walaahi waad iga farxisay adna illaahay cafimaadka ha kuu dhamaan❤❤❤❤😊 aragti aynu isku aragno illaahay cafimaadka ha kuu siyaadiyo
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 7 ай бұрын
Sagaley after one year 😢
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 11 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@mohamedabdilahi2487
@mohamedabdilahi2487 4 жыл бұрын
Waabari media allaha ku bara keeyo wll cabdirahman omar
@kaamilkhaanii2019
@kaamilkhaanii2019 3 жыл бұрын
Cabdiraxman adiga qudhaada cidkaama horjoogto Innad noqoto cumar binu cabdicaziz
@CraxmaanMaxamed-q4u
@CraxmaanMaxamed-q4u 58 минут бұрын
Zxp sababta Ay Madaxdu kuma kalsoona Dadkoda iyo Naftoda Waayo Ma Cadaalad sameeyaan❤
@abdallahabdi5391
@abdallahabdi5391 4 жыл бұрын
Magacaygu waa abdi raxman ali halkanna waa waabari media intaas baan ka helaaa sxb aad baan ula socdaa barnamijyadda thanka
@kalidali8730
@kalidali8730 4 жыл бұрын
EID mubark c/rahman iyo dhamaan Azxaabta ku xidhanba mar labaad iyo mar saddexadba tnx
@hamuruugooninchannel3833
@hamuruugooninchannel3833 3 жыл бұрын
Cumar Ibnu Cabdulcaziz okale ayan maanta aad iyo aad ugu baahanahay
@cabdifataxshariif5629
@cabdifataxshariif5629 Жыл бұрын
Mashllh my best brother my Allah be with you
@axmedmaxamuud2488
@axmedmaxamuud2488 2 жыл бұрын
Nabiga ku saliya scw
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 4 жыл бұрын
Maashalaaah ,wlaal raali ahow maalintii maan aqrin replygaagiiye
@aziizhamed3172
@aziizhamed3172 2 жыл бұрын
Zxp qisadii ya juu wama juuj kasoohadal ❤️
@crxmn1538
@crxmn1538 2 жыл бұрын
بارك الله فيك يا اخي الكريم المسلم
@somalimusic4591
@somalimusic4591 3 жыл бұрын
Walahi wey iga go,antey in aan arko adoo haysta 1m subscribe inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikarim91
@abdikarim91 4 жыл бұрын
Video an in bdn sugayey love it bro
@kobciyelyricsabdinasir
@kobciyelyricsabdinasir 4 жыл бұрын
Waaberi media walal abdiraxaman cumar ciid wanagsan
@zakiali4591
@zakiali4591 4 жыл бұрын
Wiil iyo awoogiis waa labada Cumar aan ku deydo. Cumar ibnu khadaab iyo Cumar ibnu cabdilcaziiz. Ilaahay haka raali noqdo dhamaantood
@drmohamed1968
@drmohamed1968 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllkay abdirahman waaberi ciid wanaagsan
@khalidabdi9408
@khalidabdi9408 3 жыл бұрын
Asc wll cabdiraxmaan wali kuma arag codkaaga Moye waan kuuxiisnay Allah kuu siyaadiyo xikmada aan ku aragno wan ku salaamay wll
@cagdheermedia2992
@cagdheermedia2992 4 жыл бұрын
My best bro c.rahman omar sxp hmblyo kee0 going afkada caano lagu qabay
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 4 жыл бұрын
abdirahman wali love iimasaarine cawa isdhib sxb qli taageero waaberi media
@royalofficial1023
@royalofficial1023 4 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeye waye waberi media
@umumohamed6097
@umumohamed6097 3 жыл бұрын
Masaha alllah scw scw scw Aamiin 🌴🍀☘🏞🏝🌱🌳💚💚
@zupermax3710
@zupermax3710 3 жыл бұрын
Cumar binu cabdulcasiis radiyalaahu canhu
@AtoAhmed
@AtoAhmed 5 ай бұрын
After 3 years hada ayaan dawanayaa 10/1/2024 time 10:23
@mahirboss1931
@mahirboss1931 3 жыл бұрын
Ciid mubarak vidoekan wxn dawanaya sanad kadib so dhigida vidoekan mantana waa iid 13/5/2021
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 3 жыл бұрын
Great ISLAM
@xalimoshadirashid
@xalimoshadirashid 4 жыл бұрын
Maashaalaah ilaah raali hakaa noqo wll cumar iyo dhammaanteena
@generalde5218
@generalde5218 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah
@zakariahassan7659
@zakariahassan7659 3 жыл бұрын
Masha allaah Cumar Binu Abdicsiis Ralillaahu wa ardaa
@maxameddhagaxmilitari137
@maxameddhagaxmilitari137 2 жыл бұрын
Guul wacaam
@abdurahmanalimohamed5252
@abdurahmanalimohamed5252 4 жыл бұрын
Masha Allah hire usoco wll Abdiraxmaan
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb runtii wax badan oo fiican baan kaaga faa iiday
@maxameddhagaxmilitari137
@maxameddhagaxmilitari137 2 жыл бұрын
Saxiib soo badi
@vanmoha1649
@vanmoha1649 3 жыл бұрын
M.a ilaahay raali haka noqdo
@najaahahmed7786
@najaahahmed7786 4 жыл бұрын
Hore usoco c/raxmaan
@apdikanimuslim4671
@apdikanimuslim4671 3 жыл бұрын
MashalaH💚💚Guulayso
@MohammedSalah-hs1hc
@MohammedSalah-hs1hc 2 жыл бұрын
In lagu daydo ayuu mudan yhy 😇😇😇😇
@cimraanqaan6531
@cimraanqaan6531 3 жыл бұрын
M.a waad ku mahad santahay wll soo kud binta qisididan aadka u wanag san alle dambiga iyo kan walidkaa hadhafo iyo kan musliminta oo dhan
@ahmedmohamud5878
@ahmedmohamud5878 3 жыл бұрын
Masha Allah 🥰 🥰 🥰 🥰 wll Abdirahman jazakallahu kheyr
@maxamuudsiciid5582
@maxamuudsiciid5582 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdirahmaandayibosman702
@abdirahmaandayibosman702 9 ай бұрын
This story was very important because we studies or get many information about our Ashaabah.
@machadka
@machadka 3 жыл бұрын
Waa arin kudayasho mudan
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 3 жыл бұрын
jasakallah akhii Allah ku xafido my dear bro
@salmanadammohamed4415
@salmanadammohamed4415 3 жыл бұрын
Nin Ku dayasho mudan رحمه الله
@abdisalaamkaise4255
@abdisalaamkaise4255 4 жыл бұрын
Cabdiraxman Waaberi ustaad alle miisanka xasanaatka haku saaro.
@hamdiali7883
@hamdiali7883 2 жыл бұрын
Masha Allah
@ahmedothman9791
@ahmedothman9791 4 жыл бұрын
Masha Allah....jasaka Allah..wll
@MrkiikoH
@MrkiikoH 3 жыл бұрын
Mnsha allah wllky abdirahman cumar
@hadafmedia7478
@hadafmedia7478 4 жыл бұрын
Mnsha allh wll cabdiraxman cumar aad baah u mahadsantahay Wll video ka sheegaynaya asxapta nooso badhi waa codsi
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 3 жыл бұрын
😍😍😍😍
@hibohasan5948
@hibohasan5948 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin InshaaAllah
@salmanabdirashid593
@salmanabdirashid593 4 жыл бұрын
mansha allh eid mubarik wall qaliya
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@cmcladoh8193
@cmcladoh8193 3 жыл бұрын
Wallaal waxaan kaa codsanayaa in aad cabdimaalik binu marwaan taariikhdiisa nala wadaagto.❤💦
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 2 жыл бұрын
walaahay allaha xaqqa lagu caabudo ayaan kudhaarte barnaamijkani waa mid mu,miniinta u gaar ah umana baahna in like iyo wax lamida loo baryo ama la codsado like tii rabbi ayaa saaran waayo waxay dhiiri gelin u tahay dhalin calaamadihii hogaaminta leh balse waayay taarikh ay kaga daydaan hogaamiyayashi islaamka EE ka sinaa geesinimo cadaalad iyo naxariis waxa dhici doonta maalin hadalka alle lagu maamuli doono caalamka rumoobina doonto hadalkii xabiibkena (NNKH) EE ahayd inay diintani mashriq iyo maqriba gaadhi doonto xataa nafaheena aanku waynee waanu dedaalayna intay nafi nagu jirto ama tafiirtenu dunida saaran tahay insha Allah. mahad sanid wllo
@asmar3867
@asmar3867 3 жыл бұрын
Keep going. 💯💯💯💯 Keep going M.a Allha ku sharfo wll
@medowerdi5580
@medowerdi5580 4 жыл бұрын
ciid wanagsan bro c/raxman
@modekahmed8985
@modekahmed8985 3 жыл бұрын
Watching eidul adhaxa night Eid wngsan wllyal
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 4 жыл бұрын
mashallah allah u naxaristo
@abdirahmanhassan5000
@abdirahmanhassan5000 3 жыл бұрын
Allahuakbar
@himiloinstituteforreseacha7175
@himiloinstituteforreseacha7175 4 жыл бұрын
m.a sxp Allaha ku xfdo❤
@cumarabdi7505
@cumarabdi7505 4 жыл бұрын
M.a sxp barnaamij muhiima keep going
@drmohamed1968
@drmohamed1968 4 жыл бұрын
hore usoco wllkay
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 4 жыл бұрын
Keep going my brother
@ayubpro
@ayubpro 4 жыл бұрын
Alleh keep you brother Abdirham omar
@haashimahmed2735
@haashimahmed2735 4 жыл бұрын
🙏 thank wll
@abdirahmanomarstello4879
@abdirahmanomarstello4879 4 жыл бұрын
Mashalaah waan jeclaaday waxad soo galiso
@Alldays000
@Alldays000 3 жыл бұрын
Ddka caqliga leh wey kguso xirmi donan i.a wll abdirhmn allaha ku xfido
@alayuubi9489
@alayuubi9489 4 жыл бұрын
Eid mubarak mclin c/rxmn
@minestermubaarikbunni5671
@minestermubaarikbunni5671 3 жыл бұрын
MnzhalaaH WlloH
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Scw Scw scw 💖💖💖💖💖❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍
@ruwaydaabdirizack7264
@ruwaydaabdirizack7264 3 жыл бұрын
Wll ilaahay haku barakeyo
@abdiar4594
@abdiar4594 4 жыл бұрын
Masha allah
@rijaaltaajiray419
@rijaaltaajiray419 3 жыл бұрын
zxp wxd zoo bdizaa dhiiri galinta dhlinta hada jirta wxba tari myzo taariikha hore
@garaadkaagadhis35
@garaadkaagadhis35 4 жыл бұрын
abdirahmaan sifiican baad wx u wada balse wxn kugula talin lahaa inaad muuqaallo ka diyaariso cilmi baadhisyo ku saabsan nolosha binu aadamka haddaad awooddo. شكرا
@samiirasheekh6714
@samiirasheekh6714 2 жыл бұрын
Ilahay cumar iyo Abu bakar iyo intii la mid ahaydoo kale islaamka usoo saar
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 4 жыл бұрын
Dadkaa hadii lagu day do waa labdbaadayaa
@bisharoabshir454
@bisharoabshir454 4 жыл бұрын
Masha allah allaha kaadhigo madaxweeno oo saas cml noqdo oo janada ku fakiro
@ibrahimfure7090
@ibrahimfure7090 4 жыл бұрын
Waaberi media
@wadadailaahay8183
@wadadailaahay8183 3 жыл бұрын
Imaka waa meelehe dhulkuu katalinjiray cumar binu c/casiis
@bishaarxanshi8904
@bishaarxanshi8904 3 жыл бұрын
Mashalah bro
Watermelon Cat?! 🙀 #cat #cute #kitten
00:56
Stocat
Рет қаралды 55 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 105 МЛН
Marka hogaamiyuhu ku jiro safka hore ee | Dhambaal 2
10:16
Waaberi Media
Рет қаралды 89 М.
Why and How the Mongols became Muslim
19:17
Kings and Generals
Рет қаралды 1,4 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
0:17
dednahype
Рет қаралды 6 МЛН