OSMAN GHAZI | Aaabaha Salaadiinta iyo faatixiinta | Aabaha Dowladii Cuthmaaniyiinta .

  Рет қаралды 205,586

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 597
@iknowyou1299
@iknowyou1299 2 жыл бұрын
Inta qof ee musalsalka cusmaan ila fiirsato ha ismuujiso 👍
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 2 жыл бұрын
Musalsalka Cusmaan channel kee ka socdaa waa radinaa
@mohamedabdullahamiin8167
@mohamedabdullahamiin8167 2 жыл бұрын
Koow kuruluş Osman
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 жыл бұрын
Aniga ayadoo af turki waxaa kala socdaa kurlus osman ayadoo af somali na Mogadishu cable 🥰🥰xalaa igu dambeysay
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 жыл бұрын
Also
@Aisha-uf8ey
@Aisha-uf8ey 2 жыл бұрын
Aniga xataa
@hamzeali8683
@hamzeali8683 2 жыл бұрын
Suleyman shah > Ertugrul > Osman > Orhan =All are heroes & genius in a battle
@MohamedAnwar.
@MohamedAnwar. 2 жыл бұрын
But mohamet fatih also best
@nimishcollection7998
@nimishcollection7998 2 жыл бұрын
That's right
@Afconstreetfootball
@Afconstreetfootball 2 жыл бұрын
Waxan ka jeclaa inadvertently Somali ku soo qorto hadalkan fcn walal
@ismailmohamedadan1638
@ismailmohamedadan1638 2 жыл бұрын
Qabiilkooda waxa ladhaha kaay
@yasinarif896
@yasinarif896 2 жыл бұрын
Suleyman Al Qanuuni kudar
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 2 жыл бұрын
Osman Allaha unaxariisto Halyeey Islaamka Wax wayn kusoo kordhiyay ❤
@luiz0h0
@luiz0h0 2 жыл бұрын
Alahaunaxariistogeesicusmaanjanaalahagaliyo Google is
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
cusman iyo wilkisa orhan aad bay islamka udifaacen aun
@abdiwahabmoote5176
@abdiwahabmoote5176 10 ай бұрын
Inta cusmaan ila daawataa is muujiya haluagii islaamka u halgamay❤❤
@abdulfatahadam372
@abdulfatahadam372 2 жыл бұрын
Masha'Allaah laba film aya laga sameyay oo cajiib ah mid Ertugrul ayu ku saabsanyahay mid ne wiilkiisa Osmaan weli wu socda flmka Osmaan wan idin kula talin lahaa labadas flim ina dawataan.
@FAYFLE2003
@FAYFLE2003 2 жыл бұрын
Saaxiib isbuucaan baa ninkii Alem Şah ahaa khaarajineynaa
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 жыл бұрын
Artugul hooyadey jacel daawato ana osman jeclahay waa isla daawanaa🥰🥰
@abdulfatahadam372
@abdulfatahadam372 2 жыл бұрын
@@FAYFLE2003 haaa sxb suldanki wa la qaarijiyay wan la socdaa flmka meel xasaasi ayu marayaa
@abdulfatahadam372
@abdulfatahadam372 2 жыл бұрын
@@Anfac__anna ertugrul daawa labadan flm marka is barbardhigay Ertugrul.ila shidan ani kii hore wan so dawaday kane wan la socdaa
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 жыл бұрын
@@abdulfatahadam372 Ertugrul Ghazi Oo af Somali ku turjuman meel ku sheeg wll
@Farayare451
@Farayare451 2 жыл бұрын
Yaa ogaansho ila taageere sida anoo kle illaa 2017kii ✊ like saar
@maxamedaadanmaxamed1442
@maxamedaadanmaxamed1442 2 жыл бұрын
Inta daawatay 5ta season ee qiyamat artugrul ee sadex 3season osman is muujiya
@MohamedAhmed-bu7cy
@MohamedAhmed-bu7cy 2 жыл бұрын
Inteeh kadawadaa wll
@maxamedaadanmaxamed1442
@maxamedaadanmaxamed1442 2 жыл бұрын
@@MohamedAhmed-bu7cy face booka kuqor waad kahelaysa
@theadorableboy8633
@theadorableboy8633 2 жыл бұрын
Thanks for sharing us this great history. May Allah give his mercy to Osman Ghazi.
@Abshirjama5
@Abshirjama5 2 жыл бұрын
Mnshlh walal omar inshaar aad baan kuu taagera wlhi keep going golden voice🥰
@harunsheikh8520
@harunsheikh8520 2 жыл бұрын
The great umar inshar. Keep up Umar. Your work, knowledge and hardwork has really benefited me.
@NoraizarafaT.
@NoraizarafaT. 2 жыл бұрын
Maad af somali ku hadashid geelyohow 🤬
@Peaceloverschannel3716
@Peaceloverschannel3716 2 жыл бұрын
@@NoraizarafaT. Jahilyahaw English miyaa garaneeni kadamaw dadka xoolo 🤣🤣🤣🤣
@NoraizarafaT.
@NoraizarafaT. 2 жыл бұрын
@@Peaceloverschannel3716 maxaa meesha kusoo gashay yuhudi kudhashay wase😳 ma in englisha la barto baad uqabta sharaf geelyohow caqliga laga gumaystay madaxaan kaa wasi laha hadaan ku arki laha
@NoraizarafaT.
@NoraizarafaT. 2 жыл бұрын
@@Peaceloverschannel3716 wll icafi madama aa hooyada caayay🥺👏
@shireabdikariin4903
@shireabdikariin4903 2 жыл бұрын
@@NoraizarafaT. ma isdhahday taas ku quseeso
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 жыл бұрын
Jimca wanagsan walaalaha halkaan ku bahoobay sigaara waxaan usalaamayaa wllkeen Omar Inshaar Alle haku barakeeyo wllo Barnaamijyo aad ufaaido badan ayaad noosoo gudbisa ooku qotoma Islaamka iyo qiyamka Diinteena Suuban .
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 жыл бұрын
Mashaa-Allaah,Barnaamij Muhiim inoo ah In aan Wax kaga Faa'idno Taarqaha Islaamka,jzakalaah Qayr Brother O Inshaar
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@xamzaxaamud3339
@xamzaxaamud3339 2 жыл бұрын
Ok
@user-iu8gy8kq7k
@user-iu8gy8kq7k 5 ай бұрын
Good 🎉
@abdirahmanabdullahimohamud6506
@abdirahmanabdullahimohamud6506 2 жыл бұрын
Maasha allah waa taariikh muhiim ayaa nooga sheekeyse mahadsanid taariikhdaan cml nasoo badi
@somalifunny1
@somalifunny1 2 жыл бұрын
Tariikhda oo filin musalsal cajiib ah ayaa jirta fiirso adaa kaheli doona . Waxaana la dhahaa ka kobaad wa osman abihiis oo ah ( DRILIS ERTRUGUL ) KA LABAADNA ( KRULUS OSMAN )
@muhanatalfaro3047
@muhanatalfaro3047 2 жыл бұрын
Arday ayaan nahay waan u bahanahay qisooyin kaan oo kale cumar Alaaah haku barakeeyo maalin jimca waaye
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 жыл бұрын
Musalsal laga jilay ayaan daawada walhi aad ayaan ujeclahay xalay igu dambeysay kurlus osman 🥰🥰😘
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 2 жыл бұрын
islaamka wan jeclahay inan barto geesiyaashi islaamka waa tariikhdena dhabta ah wxn dawan jiray filinki laga matalay
@mahadmahmoudabdi5904
@mahadmahmoudabdi5904 2 жыл бұрын
Masha Allah wll Cumar aad baan kugu mahadcelinaya Allah ka sakow Dowlal cusmaaniya taariikhdeeda waxaan ku qaatay markii iigu horeysay dugsiga sare fasalka 12 hada waxan daawadaa musasal taxana ah oo laga sameeyay . lkn waxaan kaa codsanayaa hadii ay suuro gal tahay in aad dowladaan taariikhdeeda aad barnaamij nooga sameyso si aad wax uga faaidno mahadsanid 🙏
@mohaomer3740
@mohaomer3740 2 жыл бұрын
Thanks wll Omar inshar Lakin nooso badi qisoyinka halyeeyada Muslims ☪️ from hargeisa somaliland
@ibrahimabdi6731
@ibrahimabdi6731 2 жыл бұрын
Ustaadh Cumar Inshaar. فريد زمانه 🥰
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Inta filmka cusmaaniyiinta daawata oo lasocota ismuujiya 👋🥰✊
@mohamedabdinurmohamed1604
@mohamedabdinurmohamed1604 2 жыл бұрын
m.a ustaad allah haku xifdiyo wxa ka mid thy dadka wxa ku soo gudbiyo social media kuwaad ugu fiican ustaad allah hakaa awal mariyo sida aad noo bartay taariqda islaamka iyo hal yeeyada islaamka ❣❣
@wallaalkasamalida329
@wallaalkasamalida329 2 жыл бұрын
M,sh qabiir alha ku barakeeyo Runtii wax yaabo iga qarson ayaa daaha kaqaaday Waxan Kaa codsanaya inaad noo Soo taakhaha islaamka Mahdsanid♥️♥️
@YoTurkish
@YoTurkish Жыл бұрын
Walaal waxano idil ayado practical ah aa loo jilaa alparslan osman errugrul filiman badno tarikh ah aa helee
@murayomohamed1298
@murayomohamed1298 2 жыл бұрын
Waan ku faraxsanahay ustaad inaan dadkii igu horeyey ee vediogan noqdo xafidakallaaah🥰
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرًا
@shakirosman746
@shakirosman746 2 жыл бұрын
MashallH Omer Inshar Alle Haku Barakeeyo wll Caqliga alle Hakuu Siyaadiyo Caafimaadka alle Hakuu barakeeyo Awlaadda alle Hakuu Ilaaliyo Waxad tahy Qof iLaa Xad Genius Ah Noolow Qisooyinkii Osmaniyiinta Nooso badi wll Mahadsanid
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Fadlan No so Badi Sooyaalka Halyeyadi islaamka ahaa🖤
@najmaizmael
@najmaizmael 2 жыл бұрын
Mashallah wxay ahayen qoys alle uso diray muslimiinti mrka jirtay Alle ha u wda naxariisto dhamantood ameen 🤲🏽
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@mustaffisaleeban8706
@mustaffisaleeban8706 2 жыл бұрын
Filimka laga sameeyay ee ilaaa iyo hada socda oo aad af soomaliga ku heli kartid xitaa wlhi xal qayb ama xilqo oo ka mid ah hadaad dawatid kama cajiseysid osman iyo aabihiisba ilaahay ha ka raali noqdo🤲
@axmeddaakir6191
@axmeddaakir6191 2 жыл бұрын
Cumar illahy haku barakeeyo gabadhyar magac iigusoobixi
@faatmaali6814
@faatmaali6814 2 жыл бұрын
Shukrn wll Waxn ka codsan laha inad so gudbiso عبد الملك بن مروان
@maxamedaadanmaxamed1442
@maxamedaadanmaxamed1442 2 жыл бұрын
قيامة أرطغرل خمس مواسم رائعة والان يتواصل مسلسل عثمان في موسمه الثالث
@shuweeriyaaxmed5988
@shuweeriyaaxmed5988 2 жыл бұрын
اخي وين شاهدت موسم الثالث قيامة ار طغرل
@mohmedabdirahaman4123
@mohmedabdirahaman4123 2 жыл бұрын
عجبا لهم قوما يتعلمون دينهم عن مسلسل خبيث لا قيمة لها وكأن الاسلام هي دولة العثمانية اين اخفيت دولة الاموية أسسها الصحابي الجليل معاوية بن ابي سفيان خالي النبي صلي الله عليه وسلم رغم ان عمرها كانت قصيرة لكن استطاعت هذه دولة التي اعز الله فتحت من شرق الصين الي اروبا
@Cilmidoonxaaji
@Cilmidoonxaaji 2 жыл бұрын
@@mohmedabdirahaman4123 لا أعرف لماذا تنزعج من ذكر العثمانيين وتهمشهم لعلك من الذين تسمّمو بكلام الغربيين والعلمانيين أخسأهم الله حتّى بلغ الأمر إلى حدّ شكّكوا بإسلاميتها فتراهم يتسائلون في المواقع هل العثمانيون مسلمون؟
@Cilmidoonxaaji
@Cilmidoonxaaji 2 жыл бұрын
@@mohmedabdirahaman4123 يكفي فخرا للعثمانيين أنهم فتحو القسطنطينية والتى بشر بها الرسول عليه السلام فحاول الصحابة فتحها في عهد عثمان لكنهم لم ينجحو، والخليفة معاوية حاول فتحها في عهده لكنه لم يتمكن وخلفاؤه من الأمويين حاولو مرار لكن بلا فائدة ثم العباسيون ثم السلاجقة ثم القبيلة الذهبية إلى أن جاءت الدولة العثمانية ففتحها الله على يد محمد الفاتح بعد ما لم يحقّق ذلك من قبله أسلافه وكان أشدّهم تحمّسا بايزيد الأول حاصرها خمس سنين
@beyourself4996
@beyourself4996 2 жыл бұрын
Great history, thank you for posting it here!!
@axmedsheeq5463
@axmedsheeq5463 2 жыл бұрын
maashaa allaah cumar inshaar taariikhyahan guuleyso aquuya
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Omar inzhar legend keep going brother 👍 ❤ مان شاء الله يا أخي عمر إن شار
@SuldanAshour
@SuldanAshour 2 жыл бұрын
1.Ninka dhashe xiligii mangolka Baqdaad waxa uu ahaa Ertugrul ee Osmaan ma aheyn 2.Ninka ugu dambeyaay dowlada Cusmaniyiinta waxa uu ahaa Abdal-hamiid 2 ee Abdal-majid ma aheyn Mahadsanid wll omar_inshaar ina tariikhda radraaco ninka sababta uu ahaa ayaa taahay Mahadsanid kun iyo kow jeer
@azooozdayib2954
@azooozdayib2954 Жыл бұрын
Abdixamiid wuxuu ahaa nin ku dhagan diinta dawladna kamay danbayn lakiin laba ayaa ka danbeyay wana maxamed VI iyo cabdi majiid oo maqaar saar ahaa
@daahirabdi4182
@daahirabdi4182 2 жыл бұрын
Masha Allah kuso Ustaad waa mawduuc aan jeclahay
@suldaanoismaaciil8372
@suldaanoismaaciil8372 2 жыл бұрын
Jasakallh kheyr yaa Allh hadey dhalinyaradeena baranlahayeen taariikhda islaamka intey cayaartoyda iyo fasaqada kale baranayaan qof aan taariikhdiisa aqoon mid islam iyo mid wadanba horumar magaaro allow nagaransii
@Hangaq799
@Hangaq799 2 жыл бұрын
Cumar mahadsanid aad ayaan uxiisaynayey runtii inaan wax saxa ka ogaado tariiikhda osmaan ilaahay haw naxariistee 🙏🏾
@saadaqcosoble4802
@saadaqcosoble4802 2 жыл бұрын
Cusmaan bin Artugal bin sulamaan SHAAH waxaa fiirsaday taxanaha diriliş ertuğrul oo 5season ka koobnaa iyo kuruluş Osman oo hada season 3 socdo Flimmaantaas taxanaha waxa ku baran kartaa sidee diinta ugu ad adkaayen dadkii naga hooreeyay iyo inee waligeed jirtay kursi jaceelka
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 жыл бұрын
Sxp Dirillis Ertugrul oo af Somali ku turjuman meel iigu sheeg bal
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
@@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 afcarabi kuhaya
@kaamilodhorre
@kaamilodhorre 2 жыл бұрын
Masha Allaah, Allaha ku barakeeyo waa taariikh islaami ah oo xusid mudan, jazaka llaah kheyr walaalkeey 😇👍🏼
@munaahmed7500
@munaahmed7500 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto halyeeyo Islaamka kuwa hada jooga kuwo kale ayuu allah kubadali
@dekaadar9636
@dekaadar9636 2 жыл бұрын
MashaAllah thank so much brother Omar I learned so much
@hananabdirahman3922
@hananabdirahman3922 2 жыл бұрын
M.allaha thank you plz noosobadi tariqahaan 🥰🥰🥰
@ismalure-25
@ismalure-25 2 жыл бұрын
Masha Allah Filim lagu soo bandhigayo taariilkhdii cismaan intiisa badan baan daawada Magaciisana waa kurulus osman
@axmeddaakir6191
@axmeddaakir6191 2 жыл бұрын
Cumar wllo ilaahy haku barakeeyo
@onkodbro5562
@onkodbro5562 2 жыл бұрын
M.a wlky qaali alaha ku barakeeyo
@zamzammahadmahamed4637
@zamzammahadmahamed4637 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah wll waa mowdiic aad noogu muhiim ah inaan dib u xasuusano taariikhdii io awoodii uu islaamka lahaa waxaan kaa codsaneynaa inaad wax badan aad ka soo diyaariso dowladihii iska io mar xaladihii kala dagnaa ay soo mareen mhdsnd wll
@zakimoha7376
@zakimoha7376 2 жыл бұрын
Sxb cumar waxan Ka codsanaya in ad tariikhda dowlada cusmankyiinta oo xalqo leh in ad Kaso diyariso sida ay udhacday min bilow ilaa dhaamad raga geesiyada islamka ahaa magaac yadooda kasoo bilow dhaamadka ta taarka iyo bilowga dowlada cusmaniyiinta mahadsanid 🙏🙏
@zakariyemaxamednuur1587
@zakariyemaxamednuur1587 2 жыл бұрын
Hore usoco Cumar inshar
@aaminasalah806
@aaminasalah806 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane Cumar inshaar❤💯
@abuukarcumarbiyoole3572
@abuukarcumarbiyoole3572 2 жыл бұрын
Asc ustad ad baad umhdsanthy runtii taariikhda islaamka aad ayaan ujclnhy waane kaa rajynayaa inaad noo sameeyn doonto taxane taariikhda islaamka I.A.
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 2 жыл бұрын
Masha alla legend 🙌 omer inshaar ❤💯 shakhsi waxtar uleh ummada soomaaliyeed
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 2 жыл бұрын
اخي عمر جزاك الله خير
@maryanabdirashid143
@maryanabdirashid143 2 жыл бұрын
Walaal cumar waxaan kaa codsan lahaa inaad dowlada cuthmaaniyiinta taariiqdooda inaad noosiiwado ilaa aad ka dhameyso . Walaahi wamawduuc aan aad ujeclaa inlaga hadlo aan raadinaayay dadka hadlaayo shukran . Waxaan rajeenayaa inaad cudsigayna tix galiso. In allaah
@yousufbinupdi4166
@yousufbinupdi4166 2 жыл бұрын
جمعة مباركة
@jambaacmk6802
@jambaacmk6802 2 жыл бұрын
Ogaansha, Runtii waa kanaalka aan indhaha badanaa kuhaayo, sidoo kale fawaaida iyo nidaam ka aad wx usoo gudbiso iyo fasiixada codka ayaad ku fiican tahay runtii
@fardawsahussein1960
@fardawsahussein1960 2 жыл бұрын
Thanks walal waxaan daawadaa dirilish artugrul iyo curulus usmaan walaahi waxaa dareemeysaa muslimiin damiir leh dunidan soo mareen wakhtigii nabiga iyo asxaabtiisii ka dib salalaahu calayhi wasalam
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 жыл бұрын
Wll Derillis Ertugrul Somali miyaad ku daawataa mise luqado kale
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
@@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 carabi aya jiro 500baqop
@Zuzu.455
@Zuzu.455 2 жыл бұрын
Jazakallahu khayr sida no guso gudbisay Geesigi Osman Taarikhdisa ❤️❤️❤️❤️
@queenalmaaz1756
@queenalmaaz1756 2 жыл бұрын
Osman ertugal as aasihi dawladi ugu waqti dheered islamka
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
Waa macluumaad muhiim ah oo larabo qifwalba ogaado thanks wll omar inshaar
@mohamedabdihakiin1061
@mohamedabdihakiin1061 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar barnaamijyada noocan oo kle ah oo ka hadlya taariikhihi hore ee muslimiinta noo so badi
@zamzamcaalim5054
@zamzamcaalim5054 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaalkey jazaakalaah qeyr insha allah
@Bogasho1
@Bogasho1 2 жыл бұрын
Waa taariikh muhiima
@yaxyeadan3123
@yaxyeadan3123 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah macalin
@ismahandayib7561
@ismahandayib7561 2 жыл бұрын
شكرا يا عمر
@saalimzain6522
@saalimzain6522 2 жыл бұрын
The one and only legend Omar 💯✊
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Mashallah wcs keep going pro thanks💯💚💝💟
@garmaal
@garmaal 2 жыл бұрын
Allah ha inoosoo celiyo midnimadii mudlimiinta
@maslaxmaskax2203
@maslaxmaskax2203 2 жыл бұрын
Asc wllkey cumar alle hakubarakeyo wax badan kaa fa idnee
@mosdeftrouble004
@mosdeftrouble004 2 жыл бұрын
Wad mahadsantahay really xalqadan waa mid aan ubahnaaY 🖤
@hodanfarah9086
@hodanfarah9086 2 жыл бұрын
Maashaa Allah wajasaaka Allahu khayran
@iknowyou1299
@iknowyou1299 2 жыл бұрын
1326 ayuu cusmaan geeriyooday illaahey ha u naxariisto
@farxiyadhiymon6883
@farxiyadhiymon6883 2 жыл бұрын
Asc wall cumar inshaar
@prohusnihasan4774
@prohusnihasan4774 2 жыл бұрын
Asc wllkey omar inshaar Alx ilaa mudo afar sano wada joogna ani iyo adi alx wax badan ka faiday sidas si lamid ah rajeyna iney dhalinta ani o kle wax ka faideen Adigana horay usoco o inta aan nolahay o adine aad chenalkan so dhigeso barnamijyada nocan o kle ama kasi wanagsan garabkaga ahay Asc wlkkey
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 2 жыл бұрын
Wcs waraxmatullah, Aad baad ugu mahadsantahay wll Omar runtii waa barnaamij aan baadi goob ugu jiray si aan u helo nolosha iyo taariikhda aabaha dawladii cuthmaaniyiinta.
@maxamedcabdi8887
@maxamedcabdi8887 2 жыл бұрын
Asc wax badanaan kaafaa idey wax badana waa Kaa rajeeynaa insha Allah
@abbisaid4659
@abbisaid4659 2 жыл бұрын
Acwb Masha Allah Walaalkay aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay barnamijka aad soo gudbisay ee Taariikhda ah wax badana waan ka faaiidnay. Khayr Allah ha kaa siiyo.
@fathiyahaji7699
@fathiyahaji7699 2 жыл бұрын
Noo soo badi taariikhda islamka wll alle haku xifdiye
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 2 жыл бұрын
M.a mahadsanid bro 👍
@sadiiqsaciidchanell4455
@sadiiqsaciidchanell4455 2 жыл бұрын
M.a keep a going pro omar inshar 👉❤👈
@sacduush4327
@sacduush4327 2 жыл бұрын
Waan maqly qisandan Waxeyna ku qoranthy buuga dugsiga sare ee fasalka 12aad qasatan buuga historiya Waana ku faraxsanhy markale inaa maqlo😇🥰
@oldsomalisongs8026
@oldsomalisongs8026 2 жыл бұрын
Wall ma Manhaj Ka Somalia Mia?
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 2 жыл бұрын
@@oldsomalisongs8026 haaaa
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 2 жыл бұрын
@@oldsomalisongs8026 maya manhaj somaali somaali laguma qaato somaliya tariiqda ama English ama carabi
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 2 жыл бұрын
@@Faysal_Mohamed ma ahan manhaj somaali ku baxo somaali laguma dhgto wa carabi ama English
@sacduush4327
@sacduush4327 2 жыл бұрын
@@user-iu5jx6jf7s maya waa soomali Buugan sedaxda luqadba wey ku qoran yihiin lkn aniga somaliga ayaan qaataa inshalh sanadkan sogawaga weynayaa
@ibrahiimali817
@ibrahiimali817 2 жыл бұрын
Ogaansho sxb wan ku salamayaa aad noo faidaysaa
@MohamedAnwar.
@MohamedAnwar. 2 жыл бұрын
We want a lot of topics like this 🤝
@hamdanadam9147
@hamdanadam9147 2 жыл бұрын
Omar inshaar wllka 🤍🖤🌙
@husseinhassan5426
@husseinhassan5426 2 жыл бұрын
Cok güzel bir hikaye
@hibanuura4612
@hibanuura4612 2 жыл бұрын
osman binu ardhaqul🥰🥰❤
@m.yousuf7809
@m.yousuf7809 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane hadii ad Taxane ahan saladiinti othmaniyinti nogu siwadi wy ficnalahyd
@cismanhasan1332
@cismanhasan1332 2 жыл бұрын
Asc reer ogaansho ♥️♥️
@ibraahinmaxamed3218
@ibraahinmaxamed3218 2 жыл бұрын
Ilaahayaw unaxariiso sulaymaan shah iyo dhammaan muslimiinta
@miskifani1281
@miskifani1281 2 жыл бұрын
Asc cumar inshaar alle hakuxafido wllo tariikhda islaamka o taxane ah hadaad noso afsomaliyayso ad aya lagafa idaysan lahaa
@mohamedabdirahmansheelare7219
@mohamedabdirahmansheelare7219 2 жыл бұрын
Masha Allah Artur Gazi waxoo dhintey 1288 miilaadi Osman waxuu dhintey 1326 Ninka furtey qasdandiini waxuu ahaa maxamed faatix ,rasuulkeena scw ayaa sheegay, hada waxaajirto muzalazal ay ka sameeyeen oo lagu magaacaabo Kurulus Osman 🇹🇷
@hanadali6155
@hanadali6155 2 жыл бұрын
Jimco wanagsan Omar. Manta aniga ugu horeya pin igu qabo ugaas
@mogehassen1305
@mogehassen1305 2 жыл бұрын
ALLAHA CAQLIGA IYO GARAADKA KU BARAKEYO WLL OMER
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
Mashallah Jazakallah kheyr wll
@ruweydoaxmed7652
@ruweydoaxmed7652 2 жыл бұрын
Wll qaali Cumar inshaar wax badan kaafadi day horey usoco
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 2 жыл бұрын
Walaal mahadsanid.
@xasanaxmed7377
@xasanaxmed7377 Жыл бұрын
رحمة الله عليه ورضوانه سيدنا عثمان 🥰🥰🥰
@ifrahhussein6750
@ifrahhussein6750 Жыл бұрын
😠😠😠
@ifrahhussein6750
@ifrahhussein6750 Жыл бұрын
wixii dhacay dagaalkii muhammimka waa dagaal si dee ah
@mahadfaysal9600
@mahadfaysal9600 2 жыл бұрын
Asc...hadii aad helayso xogta ku aadan dhaman saladiintii dawlada cusmaniyiinta barnaamij taxane ah ka dhig ...insha allah mahadsanid
@dhereye3202
@dhereye3202 2 жыл бұрын
Keep going pro ogansho go forward
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 10 МЛН
Stupid Barry Find Mellstroy in Escape From Prison Challenge
00:29
Garri Creative
Рет қаралды 21 МЛН
A pack of chips with a surprise 🤣😍❤️ #demariki
00:14
Demariki
Рет қаралды 55 МЛН
Alp Arslan | Xalqadii 1aad | Dhambaal 4
10:36
Waaberi Media
Рет қаралды 66 М.
Taariikhda Cusmaaniyiinta
9:48
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 41 М.
Cusman Ertugrul | Aasaasihii dawlada cismaaniyiinta | Dhambaal 10
10:01
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 10 МЛН