Cumar dhuule Ali geeridiisa waa la tusay heestana isagaa hadiyad ahaan ii siiyay 'Siidii Ali Winkey'

  Рет қаралды 118,269

Hubaal TV

Hubaal TV

Жыл бұрын

HUBAAL MEDIA GROUP

Пікірлер: 44
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Жыл бұрын
Cumer dhuule Ilaahey ha u Naxariisto,Aamiin ila dhaha Fardowsa Guri ku yeelo Aamiin.
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Aamiin yaa rabi Cumar waan jeclahay intaa waan uduceeyaa
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 2 ай бұрын
Ameeeen yaa Rabbal caalamiin
@AxmedcarabAxmedAxmedcarab
@AxmedcarabAxmedAxmedcarab 15 күн бұрын
Al fanaan fanaan somaliyeed cumer dhuule cali Ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo😢
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 ай бұрын
Cumar dhuule ❤ ALLAHA u naxariisto ❤
@mohamudabukar2595
@mohamudabukar2595 Жыл бұрын
wariye Hawa Luul Cubeyd iyo Fanaanka Siidi Ali Winkey waan idin salaamay. Allah ha u naxariisto Marxuumka Cumar Dhuulle Cali ehlu salaad buu aha inta aan ka maqlay Taariikhdiisa.
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 2 ай бұрын
Wallaahi aniga kaaga marqaati ah waa sax cunar hooyadiisana baari buu u haa ahul salaah buuna ahaa wekiba safka hire, ku, tukada waxaan kuwada tukan jirney masajidka sheikh cabdulqaadir oo ku yaaley iaku raran duhur iyo casir kastaba ilaahoow kuu naxariiso ameeen
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 11 ай бұрын
Allah unaxristo abwaan cumar dhuuele 😢😢
@foziyaadan6091
@foziyaadan6091 2 ай бұрын
Amiin yaa rabi
@qaraami_
@qaraami_ 9 ай бұрын
Abwaan Cumar dhuule alla ha u raxmado😰
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto alfanaan cumar dhuule Ali alle danbigiisa hadhaafo inshalah
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Mnsha allah ilaahow u naxariiso marxuum cumar dhuule cali,siidi iyo gabadha wariyaha ahna salaan sare, mar labaad ilaahow cumar dhuule janadii fardowsa ahayd ka waraabi
@user-cx7vw1yi6o
@user-cx7vw1yi6o 2 ай бұрын
عبدالحسين جامع ، عبدالقادر جوبا ، الف تحية وسلام لااخواننا في الصومال ، من مدينة عدن جنوب اليمن
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 Жыл бұрын
Cumar Dhuule Cali ayaa heestas sameeyay bilo ka hor geeridiisi 😭
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Isagoo cumar dhuule qaadayo ma jirtaa casha walaal
@user-vy6qv3iz2s
@user-vy6qv3iz2s 2 ай бұрын
Cumar dhuule Allah how naxariisto
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 8 ай бұрын
Alle Ha u Naxariisto Cumar dhuulle 😭❤️❤️
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 Ай бұрын
Ilaahow Unaxariiso omar dhuule iyo dhamaan Muslimtii geeriyowray
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
SIIDII CALI🎉 EIINKEY🎉XOOG BUU U GABOOBAY!! WAA NIN YAR!! DADKII AY ISKU AYNIGA, AHAAYEEN !! WELI WAA DHALINYARO!! 50 JIR weeyaan!! BAL EEG!! (RABBI) HEESAHA , haka soo HADEEYO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Fan waa fusuuq kuwan fanka wali wada quraanka kariinka kumafilna miyaa waa fusaaq. ألم يكفهم انا أنزلنا إليك الكتاب بالحق.
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 2 ай бұрын
Asc allaha unaxaristo cumardhule aamiin yarabi said winked aad iyo aad ayuu uduqoway sidii qudarta badso dhalinyaro aad noqotadit ok
@user-td3qi9vi7h
@user-td3qi9vi7h 2 ай бұрын
Maasha Allaah Sisi nin culus xiligi aan galay dugsiheygii dhexe ayuu ka mid ahaa kooxdii nagu marlin jirtay “ceeljaalle “ qof the hashay uun baa fahmi karto no Azasro
@haatuftube5214
@haatuftube5214 Жыл бұрын
Heesteydaay laguma qaado laxan iyo music laguma saaro malahe abid kuma lahaado hadhoow lahashada ma eedo...
@Salmancade10
@Salmancade10 2 ай бұрын
Xaawo luul cubeyd fadlan fadhiga Studios iska qurxi kadib iska soo hore jeesta si aad isku araktaan qofkaa wareysaneyso labo camero isticmaal haddii maquul tahay mahadsanid abayo. Waxaan ahay taageerahaada ilaa markii aad ka shaqeyn jirtay Radio kulmiye.
@dalxiischannelvlogs14
@dalxiischannelvlogs14 Жыл бұрын
Xijaab caadi ah soo xiro queen iminkaba waxba kuuma qarsoone
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
waaabey tuur tuureysa wa gashaanti filiyaa ha iska noolato soo kor dheh
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Doob dareen baa diley illeenee xaggaa muuqata inantaas bal haddaydaan idinku beleysneyn oo aydaan anshax xumayn maxaa baasee idiin muuqda?
@geelegaab
@geelegaab Жыл бұрын
War siidii waa uu duqoobay 70 jir buu u egyahay ninkaan waxuu u ciyaari jiray naadiga madbacada qaranka
@XasanAadanMaxamed
@XasanAadanMaxamed Жыл бұрын
Aun
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 Жыл бұрын
Soomali dhib badanaa Gabadha Lee ku mashquul san yihiin
@ozmanozman3191
@ozmanozman3191 Жыл бұрын
Djibouti baa dabin u dhigtay oo gbdh HIVaid loo dhisay markaasuu is ogaaday cumer dhuule markaasuu heesta sameeyey
@hellanomar4914
@hellanomar4914 Жыл бұрын
Qisada sidas ayan ku maqlay alla ruuney idishaye wallo ha igu digan ayuu ku calaacalay miskin😢
@whatshappening3474
@whatshappening3474 Жыл бұрын
Ilahay hortisa ayad abaalka hadalkaga ka helaa, haddad iska hubin waxa ad shegtay inta cimrigaga ka dhiman ka tooba keen
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
No naag ethiopian ah ayu jeclaaday oo sababteeda udhintay
@kaderahd
@kaderahd Жыл бұрын
​@@Degaliah vu
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 2 ай бұрын
Saqajaan baad tahay, beenloow ah, ilaahey, HIV kugu dil, haka, been, sheegin aniga, lajoogey oona sigaar ah, uga war hayey beerka ayuu u dhintey ilaaheybaase ku xisaabin doona sida aad uga been sheegtey fanaanka ahlul salaad ahaa wuxuu ahaa fanaan kaliya aan khamri cabin xaaraana aan naag ugu tagin deris baanu aheyn godkana dadkii dhigey baan ka mid ahaa ilaahey uga toobad, keen, beenta aad, ka fisineyso.
@sharasiiman
@sharasiiman 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@axmedcade5068
@axmedcade5068 Жыл бұрын
Wad shidan thy is toosiska jooji cadey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 ай бұрын
Midani suxufi bug ah ayaa wareyssneysa
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 2 ай бұрын
Heesta hooyo siciid toom baa lahaa
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 2 ай бұрын
Siciid toon shalaybay ahayd Addis buu ku qaday. Sidi yaa asal laha
@qaansoroobeedmedia2549
@qaansoroobeedmedia2549 3 ай бұрын
Qoftaaan iyadaaa isku maqan maxey wareysataaaa
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 2 ай бұрын
Waar wixii heeso ah iyo Suugaan kale ah soomaaiyeey reer Waqooyi ayaa iska leh Fadlan hakaga dheelina.....!!!!.
cumar dhuule sheeko gaaban
15:40
Said Nabadon
Рет қаралды 315 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 32 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
Sidi Cali Winkey | Heesta Iska Daansho Dhaanshood - Idishaye
8:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 147 М.
Ireland MAMO MEEL CIDLO AH LA DEJIYAY GURI LA.AN DARTEED
3:50
Ammbasador Jimcaale
Рет қаралды 9 М.
SIIDII CALI WINKEEY (KUTUBEEY XAMUUDEEY) BANDHIGA SHOWGA CIIDA |2024|
4:32
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 559 М.
Sheeko gaaban cumar dhuule
4:31
THESadiiq somali
Рет қаралды 37 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 32 МЛН