No video

Cumar Dhuule Cali Heestii | Ceelasha Bari Lyrics | 2020

  Рет қаралды 2,684,845

Brother Colombo

Brother Colombo

Күн бұрын

Cumar Dhuule Cali Heestii | Ceelasha Bari Lyrics | 2020

Пікірлер: 882
@cabdigood226
@cabdigood226 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto walaalkeen cumar dhuule, iyo dhamaan walaalaheenii kale ee fanka intii dhimatay. Inta noolna nolol wanaagsan , cimri dheer iyo camal suuban.
@sahrageenyo1675
@sahrageenyo1675 Жыл бұрын
Eedo saado cali allow u naxariiso. Danbigeedana dhaaf
@ShaaficiCabdi-ms6bl
@ShaaficiCabdi-ms6bl 9 ай бұрын
Aamiin 🤲🤲🤲
@AbdihakimAden-vo9iw
@AbdihakimAden-vo9iw Ай бұрын
2024 August ya ila dawamaya😂😂
@Inadhanto
@Inadhanto 28 күн бұрын
Wa ikan😂
@mohamedkadiye5970
@mohamedkadiye5970 26 күн бұрын
11 august 😂
@user-vz8vr3cw7d
@user-vz8vr3cw7d 26 күн бұрын
We here pro 😊😂
@HamseAhmed-xu6vj
@HamseAhmed-xu6vj 21 күн бұрын
16 Aug😂he
@XOOGSATO
@XOOGSATO 18 күн бұрын
Ani😂
@saadiqjrsaadiqjr26
@saadiqjrsaadiqjr26 Жыл бұрын
Codka laxanka erayada musica waxan ku ceshtay tiro ahaan sadex jeer tariikhda 09/9/2023 hadaad iga danbayso like isaar mahad sanid
@AbdalaShurayma
@AbdalaShurayma 3 жыл бұрын
A week ago while I was in Mogadishu the driver was listening to this song I was surprised to hear first-time such well-connected phrases like this song. I did enjoy it.
@jaamaccadde4809
@jaamaccadde4809 2 жыл бұрын
What happen your origin language
@AbdalaShurayma
@AbdalaShurayma 2 жыл бұрын
@@jaamaccadde4809 I do enjoy this English language. It's fun
@YuuAden8
@YuuAden8 2 жыл бұрын
@@AbdalaShurayma keep going enjoy what you know but don’t forget ur mom land kkkk
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 2 жыл бұрын
Aduu markaa ma oronaad ahayd qaraamiga oo dhan ayaa sidan ah
@apdihakimlyrics299
@apdihakimlyrics299 2 жыл бұрын
Adeer Somali Baynu Nahayee Maxaa Ku Kadeeday
@dahirsiyad3876
@dahirsiyad3876 6 ай бұрын
Legendkasto challengeka hospitalka🏥 cumar dhuule kaso raaci halkan baan ka salaamaaya 4-3-2024 Goats ❤🫡
@asiisaabdirahman5245
@asiisaabdirahman5245 3 жыл бұрын
Layga kaaqaadyoo layna kala qariyeey soraan allah janadii firdawsa haynagu kulmiyo😭😭😭😭🤲🤲
@ksaid6504
@ksaid6504 2 жыл бұрын
Ninkan sooraan maahan
@asiisaabdirahman5245
@asiisaabdirahman5245 2 жыл бұрын
@@ksaid6504 aniga ayuu ahaa sowjkaygii AUN sooraan sidaa kawaday qoralka🥺🙏
@cabdigood226
@cabdigood226 2 жыл бұрын
@@asiisaabdirahman5245 wllo ilaahay ha naxariisto. Janadiisana Fardawzana ha ku casuumo dhamaantood 🤲
@xareed1
@xareed1 2 жыл бұрын
amiin🥰
@zudayziofficiyal1629
@zudayziofficiyal1629 2 жыл бұрын
Asc WaLaaLo Halkee Kawada Xirirnaa 😭😭😭
@ahmedothman9791
@ahmedothman9791 Жыл бұрын
Jigjiga 2023, Maalin ciid ah, fadhi barako leh with this beautifull song, Rest in peace legend dhuule.
@user-ex5yh5xk5b
@user-ex5yh5xk5b 6 ай бұрын
❤dib u soo milicso
@user-kj1il9gk2q
@user-kj1il9gk2q 8 ай бұрын
This song always makes me think about my late dad . May Allah rest his soul in peace 😢
@mustafeali617
@mustafeali617 8 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@user-ru3gh2fy4c
@user-ru3gh2fy4c 7 ай бұрын
Aamiin
@wiillhooggangchannel9305
@wiillhooggangchannel9305 Жыл бұрын
Ala xabaali xoog badanaa maxay geed adeeg nin raga god ku haysaa Afar xaasle ayaan ahay hanti aan ku kala maslaxdana ma lihi midii iga carootana kaban kaygaan usoo qaata waana ku dajiyaa!! Sidaasa laga hayaa aabo cumar ana lamida baan ahay lkn talantigiisa ma lihi amaan oraahdiisa ku maslaxdaa Lol Like ta Sara wixii 2023 dhagayzanaYa 👋
@user-uo4is6vr6y
@user-uo4is6vr6y 6 ай бұрын
😂
@Ikruushi
@Ikruushi 4 ай бұрын
Adi afar maxa kugu saladay laba ama mid 😢😂😂😂😊
@ridwanaharir8777
@ridwanaharir8777 3 жыл бұрын
Walalayaal faaninta dhimatay ee ad heesahoda dhagysataan Sadaqad Qarson o Qof waliba wuxu Awodo ah U bixiyaa Thank you guys Ilaahay ha u Naxaristo ❤️❤️❤️
@xalimoisaq1335
@xalimoisaq1335 3 жыл бұрын
Qq1
@theweirdguys1293
@theweirdguys1293 3 жыл бұрын
@@xalimoisaq1335 y7y6t6t65t
@raage-Jaamac
@raage-Jaamac 2 жыл бұрын
Cumar fankaa raar buu usii dhigay alleh hawnaxwrito
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 2 жыл бұрын
Heestanbaa sadaqo u gu filan.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Жыл бұрын
@@sacadcabdiraxmaan997 😂😂 astaqfirullaah
@suldanahmed4574
@suldanahmed4574 3 жыл бұрын
Cumar dhuule hadanu madhibn ahan lahyn taaloyinba loo dhisilaha runti 😭😭😭😭
@yusufeid7996
@yusufeid7996 2 жыл бұрын
Aad io aad wlh ninkaas somaliya ciishay Ani asaa I ah boqorka codka 100%
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 2 жыл бұрын
Beer jileeca Waa Cudur waana Doqonimo tan ugu xun, in Cumar Dhuule yahy Fan aan Caadi aheyn Waa lees la ogyahy lkn ma ahan in isla markiiba qalbigaaga ku soo dhacdo Taalo, horta dadkeyn Soomaalida dhul kii la degaayay ayaaba lees ku heesta oo la la yahy adne taalo ayaa ka hadle, Fan ka Waa dhegeysana annaga oo Og in owsan wax fcn aheyn marka laga hadlaayo diinta marka ma ahan in qof kasto taalo loo dhiso, tan kale Taalo lees ku dhiso ka mid ma ahan dhaqan ka islaam ka kuwa loo dhisayne Waa lagu xad gudbay, aakhiro waxba uma tareyso aduun ka oo lagu sheeg sheego, asne ma joogo oo sheeg sheega magaciisa ku laab qabowsa maayo Sxb Cuqdada Jooji
@sudansaid4657
@sudansaid4657 Жыл бұрын
Xaqiiiiq
@muhubo100
@muhubo100 2 жыл бұрын
Sitting in a hotel lobby in Antalya Turkey listening this song 21.20 pm on 1st August 2022. May Allah bless our ummah, guide and protect our children 🙏. Amiin
@mr..niceguy6666
@mr..niceguy6666 Жыл бұрын
Ameen..Well said❤it's classic. OLD IS GOLD...
@avvocatoqaran3776
@avvocatoqaran3776 Жыл бұрын
Heading there on Friday my third time
@omarkaambo1680
@omarkaambo1680 Жыл бұрын
Marqaan la,aan 😢😢😢
@abdallabaar2664
@abdallabaar2664 10 ай бұрын
Long life🙏🏽
@SigadAhmedMohamed
@SigadAhmedMohamed 6 ай бұрын
Sitting in a pharmacy enjoying the sweetness of the song 🎵. Cumar dhuule rest in peace 😢
@ahmedkaarshe6584
@ahmedkaarshe6584 3 жыл бұрын
Heesta faanaan si saxan ukeena lawaa🥰Legend omar dhule ilhy ha unxristo🤲
@ahmedkaarshe6584
@ahmedkaarshe6584 3 жыл бұрын
2021♥️
@amin3977
@amin3977 2 жыл бұрын
Runta
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Ma kuwii hore mise kuwa hada Fanaaniintii hore ee laxankan qaaday makala dhacaan waxaa u sareeya 1- Cumar Dhuule Aun 2- Khadiijo Daleys Aun 3- Maxamed Yuusuf Aun 4- Maxamed Axmed Aun 5- Xaliimo Khaliif Aun 6- Gu'roonjire Aun 7- Xasan Diiriye Aun 8- Cabdinuur Allaale 9- Jawaahir Aadan 10- Ustaad Liiro
@mahadibrahim4258
@mahadibrahim4258 2 жыл бұрын
Allah ha u naharisto amin
@Caano108
@Caano108 5 ай бұрын
Anybody2024
@maxamedxasancusman9183
@maxamedxasancusman9183 4 ай бұрын
👍 👌 💛
@abdullahiabdi9494
@abdullahiabdi9494 4 ай бұрын
Of course meh 😂😊
@karoibrahim2537
@karoibrahim2537 4 ай бұрын
🎉🎉
@NAYRUUSH1
@NAYRUUSH1 4 ай бұрын
With My Love 😂❤
@AxlaamyasinMaxamed
@AxlaamyasinMaxamed 3 ай бұрын
@boqoradasomaliland7841
@boqoradasomaliland7841 3 жыл бұрын
Ale ha u naxariisto intan ku abtirsado oo sooran ugu dambeyey😭😭😭😭😭
@user-vi5dh6np6i
@user-vi5dh6np6i 9 ай бұрын
ALAH HAUNAXARIISTO CUMER DHUULE legendery hadaa daawaneeysid 2024 isaar like ❤❤😊
@rahmamohammed5095
@rahmamohammed5095 2 жыл бұрын
M.a father of somali musicians really I haven't see like this men in my live my allah be blessed you in paradise listing in DIRE Dawa Ethiopia 24 February 2022
@Amiir12306
@Amiir12306 7 ай бұрын
Still iam listening 😢 2024❤ alle ha u naxariisto omer dhuule
@Kaafi_Seeraar
@Kaafi_Seeraar 6 ай бұрын
Heestaan waxaan soo booqday maalin malmaha iiga duwan maalin ii khaaas ah maalin xasuus igu leh laba bari anoo Internet isticmaalin baan manta daraadeed ugu shubtay. Saacaddu 1:55 duhurnimo bishu waa 6/3/2024. Goobtu waa Gurieel Gagaduud Soamlia. Xaafadda kaah. Waxaan rajeynaaa wixii iga danbeeya iney like ii saari doonaan.
@sacidsayid2127
@sacidsayid2127 6 ай бұрын
Dhuusamareeb kasoo salama landheere
@dekadagan4596
@dekadagan4596 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawanayo✌️
@jaabirmohamed5765
@jaabirmohamed5765 3 жыл бұрын
DAPCAN JCYL AYA KU HYA XAQIIIQ 🎼
@emmaahmed397
@emmaahmed397 3 жыл бұрын
Aniga
@dekadagan4596
@dekadagan4596 3 жыл бұрын
@@jaabirmohamed5765 mid wayn😢❤️
@jaabirmohamed5765
@jaabirmohamed5765 3 жыл бұрын
@@dekadagan4596 WU KA MUUQDA DIIFKI JCYLKA
@coalitiontrading6145
@coalitiontrading6145 14 күн бұрын
What a beautiful imagination, haleeyay dharkaan huwanaa, and concluded, kamaan helin taan u hawlgay. Listening Aug 2024 in Sun City Village near Rustenburg after 20 years.
@naimadahir519
@naimadahir519 7 ай бұрын
Comments ka wax kle wye wlhi heesta waxa ay ii baxtaa markaan qoraalada dhalinta aqrinaaayo siday qisooyinkooda nola wadagaan io waqtiyo xasuusmudan sida sanado lasoo dhaafay io dhactooyin cajiiba ah waa 11:22 haweenimo 23 January 2024 inta waxaa keeny xasuuso hore😢😢😢
@mokumppe6921
@mokumppe6921 2 жыл бұрын
I'm right know in burco and one local guy Play this Song and we discussing the Somali history we going to have One somalia Nation IA ❤️❤️🌎💯💯🙏
@bennuraa1011
@bennuraa1011 2 жыл бұрын
inshallah bruv...... jiilka sobaxaya qabyaalad way kuyartahee .......waydhamaan i.a💙🇸🇴
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
before you seek one somalia, go back to your parents and ask what happened in burao 1985-1991, i was present the day of 37 most prominent burao residents were gunned down and summary execution by General Gani of Siad Barrre uncle
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
@@mhassan0163 tell the kid one somalia basically means suicide let bygones be bygones were somalilanders 🇭🇺❤😊
@mubarekahmed7993
@mubarekahmed7993 3 жыл бұрын
30/5/2021 Listening this song in my studio chewing alone, facing one of my hardest year ever 11:22AM Everything will be Owkay Insha'Allah Edit: everything turned out to be Mansha'Allah, Thank you guys, indeed your dua worked well, Keep me in your prayers and i Shall.
@sumayoahmed9268
@sumayoahmed9268 3 жыл бұрын
Illahay ha ku qaboojiyo wll
@spliffcyphaz4118
@spliffcyphaz4118 3 жыл бұрын
May Allah grant you a strong will and patience, have sabr akhi there is always light even in the darkest hour
@cabdiraxmaanxuseen496
@cabdiraxmaanxuseen496 3 жыл бұрын
Çùmèŕ dhuule
@burco7626
@burco7626 3 жыл бұрын
I hope you are OK insha Allah
@naanxaaji992
@naanxaaji992 3 жыл бұрын
Be strong Mate 💪🏾
@muscabcrahmaan8137
@muscabcrahmaan8137 3 жыл бұрын
Godka lagau janeeyow waa 😩 lagu tabay
@user-ex5yh5xk5b
@user-ex5yh5xk5b 6 ай бұрын
Alle haw naxriisto 😢😢
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Listening..January 18/2021❤️
@kenler7495
@kenler7495 3 жыл бұрын
19/1//21
@ahmednour6470
@ahmednour6470 3 жыл бұрын
20/1/2021
@hamdiabdillahi6508
@hamdiabdillahi6508 3 жыл бұрын
3/2/2021
@saidojama1170
@saidojama1170 3 жыл бұрын
Anaa February 18 for really after one month
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 3 жыл бұрын
March 5/ 2021❤️😘
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 Жыл бұрын
Cumar dhuule cali alle haku naxariisto Intaan heesta dhageysanayo waxan la yaaba qaabka iyo farshaxanka heestaan laxankeeda iyo sida uu u qaadayo qeybta dhexe 2:46 ilaa 3:54 qaabka uu u xiriiriyo erayada iyo laxankooda firaaqo iyo nasiino la aan waa wax aad cajiib ah.....
@mohamedibrahimhayd7622
@mohamedibrahimhayd7622 3 жыл бұрын
06.february 2021 9:21pm Burco city Cumar dhuule boqorkii qaaciga Allh ha kuu naxariisto
@nasteexsayidsulaymaan5756
@nasteexsayidsulaymaan5756 3 жыл бұрын
AUN Cumar dhuule Ali old is gold Alle haku Naxaristo boqorki codka😍🥰😭🥺🤲
@Sahalali9
@Sahalali9 2 жыл бұрын
Heestan waxan ku raxeysanayah❤😰2021 o ka dhimantahy 6 biri 😭
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
Rabbi haggu janneeyo kuna naxriisto boqorkii jaceylka cumar dhuule ❤️🙏
@lilaahmed403
@lilaahmed403 3 жыл бұрын
Sunday morning 🌄 05:22 2021.may.30 in mogadishu listening to this through hard times ... RIP Legendary 💯♥️🇸🇴
@KalelaChannel
@KalelaChannel 3 жыл бұрын
Allah kuu sahlo ninyahoow. Clearly you are diaspora. Xamar maxaa ka doontay.
@lilaahmed403
@lilaahmed403 3 жыл бұрын
@@KalelaChannel it's where we call home ma G 🇸🇴💪
@user-qg9yu9gl7p
@user-qg9yu9gl7p 9 ай бұрын
Ma nooshey zhp 2sana laso dhaafe😂
@nasser-1429
@nasser-1429 6 ай бұрын
Waan iska ooya wlhi markan Ninkaan dhageesto😭 Allow unaxariiso
@mahdra-
@mahdra- Жыл бұрын
habeenimo saacadu tahay 10:09 taariikhduna 9/march/2023 habeenimo jimce ah
@qadidibalana4862
@qadidibalana4862 3 жыл бұрын
Illahay haunaharistoo Aba Omar dulee ali 🤲 Amiin
@shaadirigatube
@shaadirigatube 3 жыл бұрын
Listening 19/june/2021 ❤ Omer Dhuule The King Of Somali Music earlier
@idiriscabdiraxman9915
@idiriscabdiraxman9915 Жыл бұрын
Heesaha qaramiga iyo guud ahanba heesaha ta xagayga dookha kowaad ka ahegend cumardhuule Alle ha unaxariistee
@fadsacada5136
@fadsacada5136 Жыл бұрын
Old Somali songs are best for listening best words mashallah heesi hore iyo badh Allah u naxariisto Fanaaniti hore intii dhimatay waxaan ka mid ahaa dadkii aad ka u fhegaysan jiray
@empirerahma5089
@empirerahma5089 7 ай бұрын
Hospital ka Dr. cumar dhuule bukaan socodyada xiliga dheer yiil ban ku jira ❤
@fartounali1078
@fartounali1078 6 ай бұрын
Hada ma bogsootay wll?
@fatimashiekhabdikadir9959
@fatimashiekhabdikadir9959 6 ай бұрын
bukanda cusub oo hda laso jifiyan ku jiraa😢😢
@abdulkadirmohamedyusuf
@abdulkadirmohamedyusuf 2 жыл бұрын
Hello! From dhusamareb, Galmudug, Somalia✋ fiid wanagsan😍
@abdalaabdiwali3359
@abdalaabdiwali3359 2 жыл бұрын
Godka lagugu janee idamka Alle Aun cumar dhuule.🤲
@AwKalale.
@AwKalale. 2 жыл бұрын
Yaraantay Magaalada Mooyaale Dowlad deeganka ilaa Muqdisho intaan joogay Int jeer aan dhagaystay ma tirin karo Cumar dhuule ilaahey ha kuugu raaxeego janadisa sida aad dhegaheena ugu raaxaysay , wan hubaa ilaahey inuu janadisa ku gelinayo waayo dad ma dishid xoolahoda ma dhacdid keliya cuudkaga kaga farxisa isu jeclisiisa ilaaheyna wanaagga waa uu jecel yahay
@maxameddeeq8364
@maxameddeeq8364 8 ай бұрын
Subxanaka yaa waduud cisbitaalkii Ina dhuule ayaan kuwada jirnaa
@user-ex5yh5xk5b
@user-ex5yh5xk5b 6 ай бұрын
Bil xaqiiiq😢❤
@Fatima_abdalla11
@Fatima_abdalla11 2 жыл бұрын
yaa ilaa dhageysanayo 02/3/2022 ❤️‍🔥Alla yaraxma cumar dhule
@hiwaqmohamed9341
@hiwaqmohamed9341 2 жыл бұрын
Listening 🎧 Tuesday Feb 1st 2022 at 23:49 while on night shift....ilahoow unaxariiso.. love 💕 from Kenya (Mombasa)
@muusemohamed2322
@muusemohamed2322 3 жыл бұрын
Aaah aloow kuu naxriisto cumar dhuule cali ilaaheey qabriga hakuu nuuriyo aamiin yaarabi
@hanadilkacaseofficial6285
@hanadilkacaseofficial6285 2 жыл бұрын
Taageerayaasha cumar dhuulle is muujiya 15/12/2021💯♥️💯
@yaasirtikle.
@yaasirtikle. 3 жыл бұрын
Salaad iyo soonba wan ka tagoo Sodonki ramadaanta sii daayo Ma seeexdo hurdo sabanadano Salaanta Kama qaado saxiibadeyo
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 3 жыл бұрын
Maxaa salaada iyo soonka ooga tagay
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 күн бұрын
Jacayl awgii ​@@abdikaniabdirahmanakhie638
@aadancambe7079
@aadancambe7079 2 жыл бұрын
Waxan dhegaysanayaa 15 may 2022 ayadoo ay si toosa usoco doorashada madaxwayne somaliya 11:33 Waxaan rajaynayaa inuu farmaajo ku guulaysto insha allaah Illaahay ha u naxariisto cumar dhuuule iyo dhamaan intii dhamatay ee muslin ah aaamiiiin
@indhodeeqa2909
@indhodeeqa2909 2 жыл бұрын
Calemo sarki madaxwaynaha dhagaysana iyado farmajo laga gulaystay 9/6/2022
@samsamadam9641
@samsamadam9641 2 жыл бұрын
Woow waahwaah ya salaam heesihii omar double anoo anoo 7 to 11 years jira ayaa iigu danbeysay markii uu aroosyada family wedding uu ka heesi jirey kooxda asaga ito kuluc iyo qadiija cabdulahi delays mostly waxa lagu dhigi jirey guriga adeer oo filada deris laahaa guryihii saraakiisha somaliyed iyo barisamadkii are parents really they had a great time we are like just kids very busy students we wasn't understood and enjoyed that much so but we really remembered it was extremely interested exited every time are family members wedding 💒 comes we got so happy 😊 evan adult make as practice dance again so we love to dance 💃 more and more was great memories ❤i 😊 💙 💖 ilaahow u naxariiso cumar dhule iyo fanaanintasoo dhan ilaahow u danbi dhaadf anGana ilaahow gadaashood hana fitnayn oo qayrka iyo hidaayada nawaafaji raxmaanow 🤲🤲🤲💕🤍💙🙏💕💚💛🤍💙❤❣aduunyo naf malahan wa dhaldhalalka jabaanka HAPPY NEW YEAR 2022. 01/01/2022🥰🎊🎊🎆🎇🧨✨🎈🎉🎊 ilaahow dalkeenii iyo dadkeena nabad iyo barwaaqo iyo baraare nooga dhig baraare nooga dhig oo shisheeyahaan sharkooda naga xijaab rabiyow raxmaanow 🎆🎇🧨🎈🎈🎈🎊🎊🎊🎆🎆
@apdihakimmuze8553
@apdihakimmuze8553 2 жыл бұрын
Tuesday morning. 1:07 pm 2021/12/21. listening for hard times xasuus wllhy Rip legendary 🙏
@cawilxaraaro8636
@cawilxaraaro8636 3 жыл бұрын
2021 Friday like inya ila dawanaya😭
@muqtaarabuukar2478
@muqtaarabuukar2478 Жыл бұрын
Friday night 10:10 waliba magaalada muqdishu gaar ahaan degmada yaaqshid👉 old is gold 👌 ✨️
@muqtaarabuukar2478
@muqtaarabuukar2478 Жыл бұрын
Fri 3 mar2023
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
Hawd✔ Daroor✔ Caynaba ✔ Buhoodle ✔ Isaaqnimadu macanaa 🌍🌎🥰🥰🥰
@ApdiraxmaanAhmed
@ApdiraxmaanAhmed Жыл бұрын
Hawd Ma adaa le mise buuhoodlad legahay
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 11 ай бұрын
Abwaan cali shiikh jaamac ayaa heestan lahaa oo dhulbahante ahaa, iidooroow ilaahayba taariikhdii iyo wax kasta dhulbahante lahaa idin jeclaysiiyay ileen qoom jiritaankooda qawaday ayaad tihiine😂
@amaliyashire329
@amaliyashire329 8 ай бұрын
Caac daroortDa imanso foolxumo u dhimee
@isramaxamed1236
@isramaxamed1236 Жыл бұрын
Waxan dhagaysnaya heestan duhurnimo an murugo la jiifo ilahow amuuraha no sahal😪2023/01/21
@abdikarinyusuf5508
@abdikarinyusuf5508 Жыл бұрын
Riyadada rabi haku rumeeyo wll murugadana kaa qaad farxadna kugu badal
@fardawsaibra1082
@fardawsaibra1082 10 ай бұрын
First time listening this song And the words is killing me😢(touching song) Bardera gedo somalia october 2023 diwaankan kugu qoray💔🙏
@hodonahmet7889
@hodonahmet7889 4 ай бұрын
Qacdan ku arkaan is qonsadaye😢❤
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 3 ай бұрын
Hes Io BADH.😩
@faHiima354
@faHiima354 3 жыл бұрын
2021/6/12 ayan dhagaysanaya AllaY baday cashaQ waa balo oo Bogsiin kari wayey boog shidan3y🥺😓↕️
@Sayid_Saabuun
@Sayid_Saabuun Жыл бұрын
Isniin 16/January/2023 Time: 12:30 duhurnimo galkio puntland Somalia ban hestan manan ku raxaysanaya,Allaha unaxaristo Fanan Omar dhulle ❤❤❤
@user-xu6vf6og6l
@user-xu6vf6og6l 4 ай бұрын
1 year kdib❤
@ayaanmaxamed8438
@ayaanmaxamed8438 2 жыл бұрын
22/5/2022 10:10 subaxnimo Sunday Subax wax badan aan qorshaynay aniga, kawsar iyo nadira ilaahow riyadadayada noo rumeee . 11/6/2022 national examination u fadhisanyna ilahow noo fudedee🤲
@ahmedyassinmohamed8045
@ahmedyassinmohamed8045 3 жыл бұрын
Allow Kuu Naxariiso Cumar dhuule cali cumar mahdi Axyaa father of love
@najaxyuusuf4581
@najaxyuusuf4581 Жыл бұрын
It’s 29 April 2023 and still enjoying listening to this legendary while washing dishes 😭😂🫀
@haliimomohamed9928
@haliimomohamed9928 Жыл бұрын
15 may 2023😂❤
@user-mq1vq8mv8o
@user-mq1vq8mv8o Жыл бұрын
may 18 2023😂
@ileyskacaasimadaent8309
@ileyskacaasimadaent8309 3 жыл бұрын
Axsan heees 😍cumar dhuule cali rabi kuu naxariisy
@rajianobwoy9553
@rajianobwoy9553 Жыл бұрын
1:20 a.m Habenimo kaligay qol mugdi ah You can learn more in streets than in any class room😢
@mohamedaidid8710
@mohamedaidid8710 2 жыл бұрын
Sitting at a park in Leeds, 🇬🇧 listening to this song. 2022 Reminiscing on old times One ☝️ Love 💗 🇸🇴 Ha Noolato
@muhubo100
@muhubo100 2 жыл бұрын
Come down to London,many beautiful parks to enjoy this song.
@mohamedaidid8710
@mohamedaidid8710 2 жыл бұрын
@@muhubo100 sure with the right company!!
@zamiamahamed8743
@zamiamahamed8743 2 жыл бұрын
19/2/2022 Saturday 2:00 Am layga ka qaadyoo layna kala qarye Alla qacdan ku arkan is qonsadaye 😭😭
@SamiirSirad
@SamiirSirad 2 жыл бұрын
Listening 🎧 18/01/2022 in Mogadishu daru salam district this song has touched me deeply
@anisaqueen7496
@anisaqueen7496 2 жыл бұрын
Me 2/4/2022
@Abdiwasa-ur3oq
@Abdiwasa-ur3oq 5 ай бұрын
Xaqiiqdii dareenkayga aad bay u badashay waxaan laba dareemay jacayl kale oo dheeriya 😂❤
@UPdifatah_Toni
@UPdifatah_Toni 7 ай бұрын
Waxan so booqday 2024/1/21 Hees wa dhafty wa Hesyaalo🤩😭
@user-ex5yh5xk5b
@user-ex5yh5xk5b 6 ай бұрын
❤iminkana dib u soo milicso
@Bukaansocod
@Bukaansocod Жыл бұрын
Alla ninkaan jecliyaa ilhow kuunariizo oo jannatu fardows kaawaraabi anigana heesahaga iga madoobee😭😢😥
@eng_muud
@eng_muud Жыл бұрын
dadka faalada ka baxshey heesta luuqadaha ay aragtidooda in badan oo ka mid ah ku cabireen waa kuwa qalaad toloow ma cumar dhuula baa ingiriis ku heesay!! war dhaqanka dhowra
@Sirkhader
@Sirkhader Жыл бұрын
Hilaada aan dhagysanayo waxay Ku beegan tahay Subax 10:51 maalin Axad ah 20/11/2022 AUN CUMAR DHUULE ALLE HA U NAXARISTO 🤲💛
@sabcawasabciin5188
@sabcawasabciin5188 2 жыл бұрын
4:16 Sunday 13 murch 2022 Capetown southafrica africa 🥰🥰🥰 inta iga danbeeso kheyr baan idiiin rajeynayaaa
@yuukeylyrics3622
@yuukeylyrics3622 3 жыл бұрын
Waxaan dhegeysanayaa 19 February 2021 wey igu socotaa leyna kala qaadyay!
@mohamednuralfa
@mohamednuralfa 3 жыл бұрын
Legend Cumar dhuule Allah ya raxmaa 🤲
@nashadgacal2439
@nashadgacal2439 2 жыл бұрын
23 may 2022 I listening this song ilahayow ku naxariso legend cumar dhule inu toos igu shekeynaya Moda wlhi waa hees iyo bdh❤️❤️😥
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
الف رحمه ونورتنزل عليك المهذب الانيق عميد الفن عمرطولي علي
@abokormoh5087
@abokormoh5087 2 жыл бұрын
It's June 2022 , who can suddenly remember & how many legends still listening this masterpiece ❤❤😍
@hasanapdi845
@hasanapdi845 2 жыл бұрын
What asong🔥🔥 Wllhi Tani hees way dhaafta🔥🔥 another level weèyi💥alla Yarxama cumar dhuule🤲24/4/2022 hapen ramadan ramadan dawanaya
@abdiraxmanfartaag2293
@abdiraxmanfartaag2293 3 жыл бұрын
axxxxxxxxx alaa ibaday caashaq waa belo 😭💟💟💋💋💗💋💗💋💌💟💓 yaa daawanaya 08/09/2021/ maalin arbaco ah alaa markaad dhuuxdo 💋 heestani maxay kugu soconaysaa qofkii garanaya ayaa garanaya 💑
@hannad879
@hannad879 Жыл бұрын
9:11pm Wednesday 8 2023 lasacanod
@taliyecabdinuurcabdiqaadir3994
@taliyecabdinuurcabdiqaadir3994 3 ай бұрын
xilligu waa 02:01 18/05/2024 habbeen sabtiya waxan ku dhageysanaya hargeysa gar ahan xafadaha qudhac dheer heestan aad bay iigu socotaa ❤
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
allah yaraxma cumar dhuule cali fanaankii somaaliweyn
@reymaz8
@reymaz8 7 ай бұрын
😮wow the quality of music🎶 🙆‍♀️
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
0:22 Buuhoodle 💜🥂🤩😭
@dalmarsheikhabdi728
@dalmarsheikhabdi728 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Abwaan Al Fanaan qaali ah Cumar Dhuulle
@abdulazizmohamed9236
@abdulazizmohamed9236 Жыл бұрын
It's 3rd March 2023 and am still listening to this legendary masterpiece, somewhere in Kenya 🇰🇪
@nahimaali988
@nahimaali988 Жыл бұрын
Me too
@rahmaruun8371
@rahmaruun8371 Жыл бұрын
Same here
@yeacoolyeaable
@yeacoolyeaable Жыл бұрын
You Are not alone 😊
@mohamedhoussein6226
@mohamedhoussein6226 Жыл бұрын
All of us in the same day🤝🏻
@arafatabdullahi2983
@arafatabdullahi2983 Жыл бұрын
Legend
@RasKay09
@RasKay09 2 жыл бұрын
Legend of Somali Blues
@engzachariemahmoud7383
@engzachariemahmoud7383 Жыл бұрын
Layga kaqaadyo layna kala qariyeey 😭😭😭😭 ala janooy awadaa majiifsado😢😢😢😢😢 what emotional pain 😢😢
@faafintaiyofogaalaraga191
@faafintaiyofogaalaraga191 2 жыл бұрын
Impeccable est la voix mélodique du grand chanteur somalien AUN Cumar Dhuule
@yasminhassan363
@yasminhassan363 Жыл бұрын
@faafintaiyofogaalaraga191
@faafintaiyofogaalaraga191 Жыл бұрын
@@yasminhassan363 Merci Yasmine Vs êtes la chanteuse Yasmine Geydh?
@mahamudsheik3623
@mahamudsheik3623 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto boqorkii xarxaradhla codka.
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said Ай бұрын
My fav Song Ceelsha Bari and Mulkilihi fanka Cumar dhule alle yarxamak 😢❤
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh Жыл бұрын
Alla Janooy aawadaa ma Jiifsado!😍💎💝Allaha kuu naxariisto Abwaan sare Al- fanaan Omar dhuule. I was so young when the first time I heard some beautiful pieces of this great Song from marxum dhuule then I started and used to sing when came in Mind❤
@hassanwehliye7615
@hassanwehliye7615 2 жыл бұрын
Wed, 11 may 2022) habeen 1: 52 am hees dareenkayga dhaqaajineysa waaye allaha u naxariisto boqorka codka Cumar dhuhle Ali haf shah ahna i horyaalo imotional feeling love❤💯❤
@mohamedali4884
@mohamedali4884 8 ай бұрын
What A Legend Ani Hadeer Leeba Bartay Waan maqli Jiray Kali ah Lkn Markaan Dib udhageysto Fanaan Noocan Miyaa Jiray baan is irahda Runtii👌
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Жыл бұрын
Language completion was held in BBC in 1990s, and Arabic and Somali language became the most richest language in Literature in the whole world. Everybody was expecting English will be the first richest language, unfortunately English walnoten even the 4rth Language. But Arabic and Somali languages shocked the world. After that the BBC never published again and put the results in deep drawer.
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 Жыл бұрын
Thanks 😊
@tajirmuncim7204
@tajirmuncim7204 Жыл бұрын
Adinki hore ee salaada subax bil ka hor 14/feb waxa iiqaaday heestan ruux aa wahelked ujeclahy ❤❤
@ifrahali3545
@ifrahali3545 Жыл бұрын
Masha allah ilaasho🥺🥰
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
Biimeyay naftan bOgsiin jiray hees iyo badh aun cumar dhuule💉🥰
@waleedabdi2174
@waleedabdi2174 2 жыл бұрын
This song had me in tears 😭
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 80 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 305 М.
HEES | Ilwaad Qurux | Cumar Dhuule | Amaana Alla | Lyrics
6:23
MAADEYS
Рет қаралды 1,8 МЛН
Shay Mire Dacar | Muxuu Nabarka Caashaqu |Lyrics
6:21
Timacase Lyrics
Рет қаралды 1,6 МЛН
cumar dhuule sida geel
10:32
Ahmed Maxamed
Рет қаралды 9 М.
CUMAR DHUULE - FAD GALBEED - HEES QORAN - SOMALI LYRICS SONG
7:46
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 194 М.
Cumar dhuule || Oran maayo with lyrics
8:32
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 627 М.
omar dhuule - salgula
8:34
Talo TV
Рет қаралды 2,1 МЛН
Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo
10:42
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 754 М.
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
jaamacada
Рет қаралды 2,1 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН