CUMAR DHUULE - FAD GALBEED - HEES QORAN - SOMALI LYRICS SONG

  Рет қаралды 183,050

SomaliLyricsSong.

SomaliLyricsSong.

5 жыл бұрын

Waxaan idin soo gudbinaa heeso aan sooxulnay

Пікірлер: 62
@naazirdayib1622
@naazirdayib1622 Ай бұрын
Iyo ubax fayoobo aan fara kasaarin sidiisaa nuurkaagu fidayaa ❤caawa oo ay tahay 23/5/2024
@Naagnool124
@Naagnool124 8 ай бұрын
Sow inan faciisiyo filkii ugu horreeyoo ...❤
@xamiimofficial3818
@xamiimofficial3818 9 ай бұрын
Cumar dhuule Ali Heesihiisa midan ugujclhy ✌️✌️
@abdulkadiraj3747
@abdulkadiraj3747 5 ай бұрын
Allah haa u naaxaristo cumar dhuule iyo mcaclinkaygi jamcda Abwan gaariye😢
@aliarahman3405
@aliarahman3405 Жыл бұрын
Old but gold 7.3.2023 Ilahow isagana u naxariso anaga no danbi dhaaf 🙏
@muxubo7736
@muxubo7736 Жыл бұрын
Amin
@muhazeali2142
@muhazeali2142 Жыл бұрын
Sow inaan faceed iyo filkeed ugu qurux badan ficil weyn imey galiin❤
@saliimayaanle5895
@saliimayaanle5895 5 жыл бұрын
Illahay naxariistii jano haka waraabiyo isaga iyo abwaankii sameyay heesta abwaan gaariye
@iqraabashka6818
@iqraabashka6818 2 жыл бұрын
Abwaan gaariye ma sameen 1. Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye 2. Maxamed Cali kaariye ( abwaankaan ayaa heesta iska leh)
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
@@iqraabashka6818 lama hubo wllo
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
maansada Fadgalbeed ee ABwaan Gaarriye iyo heestan waa kala laba ee fadlan saxa isku mid maaha
@iisamuhamudabukar5448
@iisamuhamudabukar5448 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya gaariye ma ahan ee waa kaariye
@iqraabashka6818
@iqraabashka6818 2 жыл бұрын
Abwaanka heestan miraheeda leh waa Abwaan Maxamed Cali Kaariye. Dadka qaar ayaa ku qalda maanso uu leeyahay AUN abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye oo iyadana la yiraahdo Fad-galbeed lkn waqti danbe o dhawaanahan ah ayaa hoobalka ku caanka magaca Himilo waxa uu uqaaday hees ahaan.
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 2 жыл бұрын
Mahan mansadan waxa lalahaa maxamad xaashi dhamac gaariye waxana la dhahaa fad galbeed😎
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
@@shuuriyecade1027 qoralkaga lama fahmaye heestan maleh gaarriye
@abdulllahijama5672
@abdulllahijama5672 Жыл бұрын
@@shuuriyecade1027 Gaariye waa run oo maanso fad-galbeed la yidhaado wuu leeyahay laakiin heestan maaha ee ha isku qaldin
@kaareburburiye
@kaareburburiye Жыл бұрын
waa ABWAAN GAARIYE HEESTII UGU HOREESAY UU QOF U DHIIBO WAXAA QAADAY ,,maxamed Adan Himilo,,dadku wey isku Qaldaan
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Anigu in cumar dhuule leeyahay baaban moodayey
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 11 ай бұрын
Baaba cumar allow kuu naxariiso 🤲
@abdiwasanuur2707
@abdiwasanuur2707 4 ай бұрын
Hesstan iyo manta oo tahay 03/03/2024 4:07
@amalcabdiraxmaan4542
@amalcabdiraxmaan4542 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto,cumar dhuulle cali
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 8 ай бұрын
Cumar dhuule cali😢 Allah naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen wllhi cajiib ayuu aha laxanka codka iyo music 🎼🎧🎤🎻🪕🎸💯 4:47 /3/11/2023 berbera iyo baradii jacaylkee boodhari Ku aaznaa hadaad iiga danbeyzo like dhac Ku zii
@mohamedahmedgaab4309
@mohamedahmedgaab4309 7 ай бұрын
Fad-ka Barriyo ka muuqda falaadhihiisa fidaya fayaqab falwanagsan ka yimaada rabbaw ka yeel.29/11/2023. Aduun waa hadhka wareege.
@khadaraweys4398
@khadaraweys4398 Жыл бұрын
Maaha dumar fooddoodiyo', ee waa sow dumar bahdoodiyo far ma dheerid naagaha.
@joker_pro670
@joker_pro670 11 ай бұрын
Sow dumarba food iyo Far ma dheerid naagaha Waa sidaas bro wuu saxanyahay.
@soafrican9084
@soafrican9084 10 ай бұрын
Aun cumar is a legend
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Erayada waxa lahaa MAXAMED CALI KAARIYE baan u malaynayaa hadaanan qaldanayn
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 5 жыл бұрын
sax sax
@M.Duran71
@M.Duran71 5 жыл бұрын
AUN Abwaan Mohamed gaariye ayaa lahaa ereyada waa 1978 asagoo ah macalin lafoole
@abdicasiismawlidcawl4998
@abdicasiismawlidcawl4998 4 жыл бұрын
Gaariye wll
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Gaariye aya leh wll
@iqraabashka6818
@iqraabashka6818 2 жыл бұрын
@@M.Duran71 maya sxb waxaa iska leh maxamed cali kaariye taas aad sheegaysid isku magac waaye lkn midaan maaha
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 9 ай бұрын
Fanka kaliya isku darsaday Erayo sameen Laxan sameyn Kabankii Everything is doing bfr
@xamiimofficial3818
@xamiimofficial3818 9 ай бұрын
Lkn hahalmaamin digfeer iyo axmed mooge labaduba laxanka iyo eryada iyo kabanka weey sameeysan jireen Waliba Digfeer luqad adeeyg ugusiidarsaneed
@Axmedcigebbc
@Axmedcigebbc 5 ай бұрын
Fad galbeed ka muuqdo fooda dahb lamoodo cumar aynu uwada duceeno marwlba
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Ай бұрын
halkee ayuu gaariye ku lahaa heesta, fadgalbeed gabay la dhaho ayuu lahaaye ummada ka daaya beenta
@alimohamoud1130
@alimohamoud1130 Жыл бұрын
Addia Ababa Washington Hotel - fiid aan gabadh hotel ku cawaynay ilaa hadda jacaylkj habeenkaas i galay weli iga bixi waa.
@apdulhakimjamal8528
@apdulhakimjamal8528 5 ай бұрын
Yaa salaam cumar dhule ❤❤
@ShamsoFaarax-sn1ml
@ShamsoFaarax-sn1ml 9 ай бұрын
Jah hee igadheh🙆‍♂️🙆‍♂️😯🙀
@CabdisiyadCabdisiyad
@CabdisiyadCabdisiyad Ай бұрын
DANAB group mieda hadad hees dhagaysanayso kuwan hanoqdan
@xuseendaahir9195
@xuseendaahir9195 Жыл бұрын
Yaa waduud
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i Ай бұрын
Sow dumarba hoodiyo hees igadhe
@user-gd9zm3kj2p
@user-gd9zm3kj2p 9 ай бұрын
@MAXAMEDMUQTAR-ub6or
@MAXAMEDMUQTAR-ub6or Жыл бұрын
Cumar double cali fad galbed
@iisamuhamudabukar5448
@iisamuhamudabukar5448 4 жыл бұрын
wll qoraaladda saxa
@karamoige5268
@karamoige5268 3 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Legend Cumar dhuule Ali AHUN. Waxaan ku dhagaysanayaa jewi degan oo Neecay iyo Kalinimo ah,aana fadhiyo Jirdiinka Hore Ee xaafa aan deganahay,waa habeen tariikhi ah waa habeenkii ugu foraysay ay Noloshayda Maryan Ruun igu dhahday adi daraadaa baan u ooyey,Markaas baan Raali geliyey oo jeclahaystay inaan heestan aan Dareenkayga iyo Jacaylka aan uqabo ugu cabiro. Taariikhdu waxay ku beegan tahay 25/03/2024 15/Ramadaan/1445. Saacaduna tahay 3:23am. ❤
@user-yk8lt3sm6q
@user-yk8lt3sm6q 9 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MaxamedAbdi-bj9ej
@MaxamedAbdi-bj9ej 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ 0:41
@khadramohamed3983
@khadramohamed3983 4 жыл бұрын
Yaa ii mecne karo hestaan
@shidanecismaan3840
@shidanecismaan3840 4 жыл бұрын
Whatsup kaaga sheeg macaankeeda anaa ku dareensiine
@abaadirguulwade1288
@abaadirguulwade1288 2 жыл бұрын
sorry Say wlhi maa tahay wlhi waan kuusharixi lahaa wa erayo cajiib ah, waxaaba sharaf ah inaad kudhiiratay inaad raadiso erayada kudhibayo... dad badan oo kagudbaya ayaad ka caqli badan tahay waanad baran inshaAllah
@abdirisakjama7042
@abdirisakjama7042 Жыл бұрын
How do you know it's a song if you don't know what it means
@hanadofficial2793
@hanadofficial2793 Жыл бұрын
yaa zalaaam cawa saacadu waa 1:23 daqiiqo, jawiga galabtii ayuu roob da'ay iminkana waxa jira jawi aan qaboobeyn laakiin waxa jira jawi falax ah cirkuna saafi bu noqday heestanna way ii baxaysaa yaa salaa.
@canabadan6839
@canabadan6839 Жыл бұрын
7h
@abshiraden9045
@abshiraden9045 Жыл бұрын
didi
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "GARANMAAYO WAXAY I GUBEE"
12:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 261 М.
Cumar dhuule || Kaa guureey aniguye with lyrics
10:28
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 214 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 14 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 7 МЛН
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Halbeeg Show
Рет қаралды 158 М.
LAFOOLE - HIBO - HEES QORAN - SOMALI LYRICS SONG
2:54
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 64 М.
Abwaan Maxamed X. Dhamac (Gaarriye) (Maansada fadgalbeed)
10:23
Sayid-Axmed Dhegey
Рет қаралды 626 М.
Heestii_ Fad Galbeed _ Cumar Dhuule _ Hees Qaraami Xul ah With Lyrics
10:03
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 69 М.
omar dhuule - salgula
8:34
Talo TV
Рет қаралды 2,1 МЛН
Cumar Dhuule Cali Heestii | Ceelasha Bari Lyrics | 2020
7:08
Brother Colombo
Рет қаралды 2,6 МЛН
gaywarow ||heestii yaanan jabin daraadaa
9:08
Ilyaas Abdirahman📸
Рет қаралды 1,6 МЛН
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
jaamacada
Рет қаралды 2 МЛН
Macaan iyo Qadhaadh | Cumar Dhuule | Qaasim | Boodhari | Lyrics
9:52
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,4 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 761 М.