Cumar Dhuule | Heestii Hodan | Cilmi Boodhari | With Lyrics

  Рет қаралды 940,625

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер: 614
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 10 ай бұрын
BOODHARI 2024 MASOO BOOQATAY ? HADDII AY HAA TAHAY LIKE SAAR😂❤
@yacquubadan2382
@yacquubadan2382 9 ай бұрын
Hadaan. Agfadiya Runtii 😂
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 9 ай бұрын
Haaa wlhi 16\1\20 24 heben salasa from hargisa 10:31
@qaaliahmedbeeso
@qaaliahmedbeeso 8 ай бұрын
2/7/2024 Ay soo boqsay 😢
@sucaadosuusuu1066
@sucaadosuusuu1066 7 ай бұрын
Haa😂😂
@hawonuurmahdi8657
@hawonuurmahdi8657 7 ай бұрын
Hospital kii cumar dhule markasto wan ku so laabtaa
@MahamedAbdullahi-nk7xr
@MahamedAbdullahi-nk7xr 6 ай бұрын
Heestan waa maalinkii igu horaysay 7-April-2024 Time *10:00* PM hada iga danbeeso like isar saan ugu soolabto
@bahjobashiiradem9495
@bahjobashiiradem9495 5 ай бұрын
Anne manta ano murugsan ayaa dawanaya😢
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 5 ай бұрын
@@bahjobashiiradem9495sorry sami❤
@miskimoge-ir1xm
@miskimoge-ir1xm Жыл бұрын
Ma favorite hees ❤2023 ban dhagaysanaya qof ila midii ma jiraa 😊
@abdihamdi9468
@abdihamdi9468 Жыл бұрын
Yeah kulamid
@caynaashecuke6594
@caynaashecuke6594 Жыл бұрын
Waqtigaasan billaabey dhageysigeeda
@youssoufmanal8222
@youssoufmanal8222 Жыл бұрын
Haa wllo 😂❤
@HalimaAbdiqadir
@HalimaAbdiqadir 11 ай бұрын
Haaa anigaba 😮
@AyanMohamed-rl6ey
@AyanMohamed-rl6ey 11 ай бұрын
Haa😊
@WiiLMuDuG-f7c
@WiiLMuDuG-f7c 8 ай бұрын
Habeen jimca 19 01 2024 Insha allah waxan kuso laban marku alle riyadayda irumeeyo Hada ka hor ban comment so qoray mana arag sxb pin🙏igu qabo asxabey like isara aan isku ducayno hamiga io nolosha somalia oo adag alle noo fududeeyo❤
@MahamoudAdam-ih2rc
@MahamoudAdam-ih2rc 7 ай бұрын
Inay kuu rumowda ayaaan alle kaaga baryey
@Yahyaabdullahi-pr5yl
@Yahyaabdullahi-pr5yl 8 күн бұрын
Wll Riyadh marumutay❤
@Yahyaabdullahi-pr5yl
@Yahyaabdullahi-pr5yl 8 күн бұрын
Wll Riyadhi marumowti❤
@mohamedelmishiine3877
@mohamedelmishiine3877 11 ай бұрын
waa habeen axad soo galeyso taarikhdana tahay 21:30 habenimo waxaan jogaa bariga degmada Jalalaqsi meel magaalada waxayar ka baxsan xiligu waa Deyr roobab mahiigaan ah ka da'ayaan dalka badi ahaantiisa waxaan fadhinaa Aniga iyo rag aaynu asxaab nahay dhul roobku inta uu galabta ku da'ay jawiga daganyahay waxaa ina so gaareyso shanqarta harraha ama raha iyo cayayaano yaryar dhamaanten waxaan dhagta la raaci haynaa mid kamid ah xiisad kamid ah xiisadaha cumar dhuule waliba maado aan aniga sigooniya usii jeclahay.
@maxamedmustaf1043
@maxamedmustaf1043 7 ай бұрын
Wawareyyyyyyyy 🫶
@kibmussa
@kibmussa 7 ай бұрын
Mansha allah maxa jaw ah ilaahay ima dilo aniga oo jaw degan ku so qaadan goob weyn halka webiga iyo bada hindiya Iska darsamaan
@badriahmed1417
@badriahmed1417 5 ай бұрын
Waw sxb sitos ah ayad dalka no keentay iyo jawi degan thanks
@aminfarah6667
@aminfarah6667 4 жыл бұрын
Best singer ever and all the time Cumar dhuule cali Illahay ha ku naxriisto Amen amen 🙏 yaa allah 😭😭❤️ Ma arag mana maqal mid u dhigaMa Walaalayaal u duceeya qof kasta waa dhimanayaaye 😭 Sida adigana kuwa ka danbeeya kugu duceeyna dar Illahay 🙏🙏🙏#cumardhuulecali Illahay danbigisa dhaaf Illahayow qabriga u wasici amen 🙏 🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Amiin wllo
@sayidismacil3116
@sayidismacil3116 2 жыл бұрын
Amiin
@mandox3902
@mandox3902 Жыл бұрын
aamin
@Football-fans327
@Football-fans327 Жыл бұрын
😢aamiin allaha u naxariisto
@MoanaAptilahi
@MoanaAptilahi 7 ай бұрын
iLaheyyy haunaxaristo cumar dhuule iyo cilmi boodhari 😫🤲
@CaliyaCabdirahman
@CaliyaCabdirahman 3 ай бұрын
AMIIIIIIN 😢
@hodanm2481
@hodanm2481 3 жыл бұрын
Maanta iga adkaato wakhtigu abe kuu noqoye nabsigi albaabada furay baa aayar so xishiye markasan Arsan doona hadaan mawdku ii imane arsan doona alle haku naxaristo cumar dhuule cali
@fuaadaxmed9316
@fuaadaxmed9316 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@ifrahabdallaosman651
@ifrahabdallaosman651 2 ай бұрын
Ma ilaawo nooluhu Waxuu yeelo admiguye Maanta iga adkaatoo Waqtigu aabe ku noqoye Nabsigii albaabada furay baa Aayar soo xidhiye Markaasan aarsan doona Haduu moodku ii imane 22/7/2024 💔😭
@amiirkadhalboqortoyo1203
@amiirkadhalboqortoyo1203 10 күн бұрын
Qof ad marki horaba ku qaldantey storygaga danbe ka ilali xuman iyo saman midna ha u geysan
@Kaafi_Seeraar
@Kaafi_Seeraar 7 ай бұрын
Heestaan waxaan soo booqday maalin malmaha iiga duwan maalin ii khaaas ah maalin xasuus igu leh laba bari anoo Internet isticmaalin baan manta daraadeed ugu shubtay. Saacaddu 1:55 duhurnimo bishu waa 6/3/2024. Goobtu waa Gurieel Gagaduud Soamlia. Xaafadda kaah. Waxaan rajeynaaa wixii iga danbeeya iney like ii saari doonaan.
@shaadiyaahmed5493
@shaadiyaahmed5493 5 ай бұрын
Magaaladeyda
@Sabriinmahamet
@Sabriinmahamet 3 ай бұрын
Nolow wllo intey nolol jirto
@SahraFaisal
@SahraFaisal Ай бұрын
00v
@SamiiroCabdulle-t4o
@SamiiroCabdulle-t4o 24 күн бұрын
Ani xita
@munaheego8482
@munaheego8482 3 ай бұрын
Wuxu omar dhulle ii baxayaa Habeen jumce sii baxayoo 21 june 2024 Sacadu wa 9:50 ❤😢
@jey8940
@jey8940 3 ай бұрын
July 2024
@beautyofnature408
@beautyofnature408 9 ай бұрын
Hadaad dhimato. Geeridu mar bay nolosha dhaaantaye😢😢❤
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 9 ай бұрын
Really wllhi bilahi😢😢😢
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 Жыл бұрын
Heestan ninkiii safar kugalaa dhadhamiyay ❤✋ Omar dhule All time singer Somali wye wllhi Allow unaxariso aamen
@ayaanyuuzufmohamud
@ayaanyuuzufmohamud 9 ай бұрын
Still lam watching this precious song13/1/2024 it's Saturday Time:5:48 pm l love this song allah give his mercy father of sense and love Omer Dhule 😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@HawoKalinle
@HawoKalinle 7 ай бұрын
2/20/2024😮
@saleebaanmursal7799
@saleebaanmursal7799 7 ай бұрын
You too ❤
@Shamuure.officially979
@Shamuure.officially979 3 ай бұрын
Heestaan waxaan soo booqday 26/06/2024 maalintii xornimada somalia qadatey. waa xiisad ka mid ah xiisadihi cumar dhuule kuwii ugu wanagsanaa hadad iga danbeyso like isaar❤❤😢
@ApdiNaasirIbraaHim
@ApdiNaasirIbraaHim 7 ай бұрын
Qosolkaa Yaryari Waa waxad Nagu Qaldaysanee 💔
@abdirahmaanmaano4307
@abdirahmaanmaano4307 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto boodhari iyo cumar dhuule ba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@muhiyadiinyuusufismail5327
@muhiyadiinyuusufismail5327 Жыл бұрын
Heestan wxn dhegysanaya habeen aan dreemayo jacyl saa,Ida 😢❤
@AKTVchannel
@AKTVchannel Жыл бұрын
Aramidan i heyso iyo naxligaan jiifa adhaxdeyda, intaan talo eegaayey baa urugadaan badmaatey 🥺. ma ilaabo nooluhuu wixuu u geysto aadmiguyee Nabsigii albaabadaan furey baa aayar soo xiriye 😢😢 Alla ereyaasha ayaa kala xanuun badan 🥺😩
@spmodel2776
@spmodel2776 7 ай бұрын
Jawi MuGdi aH qaaCi iyO CUMAR dhuuLe HeesKii qaLiGa aheYd ee Hodan 🔥
@yuusufadan9762
@yuusufadan9762 3 ай бұрын
Habeen jumco ah taarikhduna ay kubegantahy saacada 9:11 habeenimo Halka bishu ay tahy 27 June 2024 xili ay xaaladu bariga dhaxe ay tahy kuna suganahay dalka South Africa qorigeygana uu surwaalka iuo suunka udhaxeeyo halgan nololedna aan kujiro ayaan dhageysanaya allah howlahena aduun iyo aakhiro allah inoo fududeyo hadii aad iga danbeyso like iisaar wll 🇸🇴🤝
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 7 ай бұрын
Still searching 2024 subaxnimo sabdi ah jaceyl abaha was😢
@nasteexobadal6890
@nasteexobadal6890 3 жыл бұрын
Ninkii somaalida wadada jacaylka u jeexay boodhari alle haw Naxariisto
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 Жыл бұрын
Heestan anoo murugo io qalbi jab dareema dhageysanoya qofkan jeclaa bila sabb iga tagy ane wa iskga aamusey 💔😭
@Fasuubrown
@Fasuubrown Жыл бұрын
Iska samair wlo
@hanadcabdi5752
@hanadcabdi5752 10 ай бұрын
Sorry
@ajof9035
@ajof9035 10 ай бұрын
😢😢
@ajof9035
@ajof9035 10 ай бұрын
Najma
@Deganhirsiihelcashaq
@Deganhirsiihelcashaq 7 ай бұрын
Sorry sis💔😭
@PazHkah_man
@PazHkah_man Жыл бұрын
Midii aad hurdada uga goadaye gama kuu diiday😢 Midiii ad gayaankaba u nacdaye 🙄 Garab ka eegaysy🥺 Midii nabarka ku gaystee 😪 Halista u gaadhay🥹 Galabataba haday ka tagtay ✋️💔 Oo gacnta ka tgtay 😥 Hadad dhimato marbay geeridu nolosha dhantaaye 18 July 2021💔🥹✋️
@Xamsejama11-ig2tx
@Xamsejama11-ig2tx Жыл бұрын
Waxa caynba looga dhigay hays cajabiyeen❤. Alle Haku naxariisto omar dhuulle cali 😢
@ubaxmaxamed9543
@ubaxmaxamed9543 5 ай бұрын
😢😢aaamin
@kibmussa
@kibmussa 7 ай бұрын
Hesta heesaha somalida qofkii asal somali ah unba garan kro ❤❤❤ kma daalo todobadkii mar ama lba Aya dhgsta dhegsta omar dhuule aun wxu ahaa fankii somalida oo qof ah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin
@Updiwahaab12
@Updiwahaab12 Ай бұрын
Haben jicmo sogaleso 2:10 AM tarikhda 5/9/2024 muqdisho deg,hodan xfda jamacahada adna gorme soboqatay meshan wll❤😢
@queenhaldhaa8467
@queenhaldhaa8467 3 жыл бұрын
Axyaaa Boldhari,, walle ereyo xikmadaysan wuu ka tagay
@Zakaria_204
@Zakaria_204 3 ай бұрын
2024
@Khayre166
@Khayre166 28 күн бұрын
Hablayahow halkii qoobaneyd baad i qabateene, qalbigaan bogsiinayey baad QAC iga siiseene, qosolkaan yaryari waa waxaad nagu qaldeysaane, intaan eebahey idin qatalin qariya laabtiina 💔❤️‍🩹💔❤️‍🩹💔❤️‍🩹
@CabdulaahiYuusuf-iq8iq
@CabdulaahiYuusuf-iq8iq 7 ай бұрын
Boodhari waxaan sooqday 5/3/2024 Hadad ila midtahay like❤😊
@nastehomohmettahmett-pz2ku
@nastehomohmettahmett-pz2ku 8 ай бұрын
How watching 2024😢😢
@LibanMireAhmed
@LibanMireAhmed 6 ай бұрын
😢 me dear
@isseyare6409
@isseyare6409 5 ай бұрын
Who's watching ✅ how watching❎
@ilyasxikmaawi109
@ilyasxikmaawi109 5 ай бұрын
7​@@isseyare6409
@ZamiirCade-s2l
@ZamiirCade-s2l 4 ай бұрын
Anaga ku mirqamya magalda borama legend wan ku slamaya
@ApdiqaniSuleiman
@ApdiqaniSuleiman 2 ай бұрын
😢😢😢 Still watching
@cabdalleaxmed-og6ic
@cabdalleaxmed-og6ic 7 ай бұрын
Boodhari alle haku naxariisto😢 Eraygaan ka Qoray wuxuu ahaa Waxba Hay dabiibina wadka aan is aragnee 😢
@ubaxmaxamed9543
@ubaxmaxamed9543 5 ай бұрын
😢aaamin
@MaidaDahir12
@MaidaDahir12 Жыл бұрын
From tiktok❤️😂
@SundusCaliaxmed-y2x
@SundusCaliaxmed-y2x 3 ай бұрын
AXX maxan saban colad la iga rabay💔😭😭
@queenlovebbe4104
@queenlovebbe4104 7 ай бұрын
Wll hospital cumar dhuule kheybta ICU.da inta igula jirto wan idin salaamay 💔😭
@LovelyCougar-jj9bs
@LovelyCougar-jj9bs 7 ай бұрын
Qaybta qooqa baa ku jiraa anuu😢😂
@HanadAbas
@HanadAbas 5 ай бұрын
Waxba nacabkan Ha u sacaba tumin’e 😢 Qoolka ku sida’e 😢 Kaso noqo saraar iyo nugaal 😊 Wanku sugayaaye 😢
@saynabyalmaas
@saynabyalmaas 11 ай бұрын
Heestaan xanun waaye wlle hada dhimato gerido marbey nolosha dhantaa💔😭😭😭🛌🤝
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 9 ай бұрын
😢😢😢
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh Жыл бұрын
Ilaahay haunaxaristo dhaman badhari cumar io hodan io dhaman umada somaliyed oo dhintay janada noo balan ah ______29/9/2023
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@ugbaadmaax2989
@ugbaadmaax2989 8 ай бұрын
23/1/2024 still I'm listening 🥰old is gold 👏
@GULLEThPURAALE
@GULLEThPURAALE 8 ай бұрын
❤😢
@Gudcuro
@Gudcuro 7 ай бұрын
Illahay ha unaxariisto adeerkay cilmi iyo cumarba 🥹 2024❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin
@ezmarkhan9197
@ezmarkhan9197 Жыл бұрын
Axya heez Aun cumar dhuule cali
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@Suldaan______cajap
@Suldaan______cajap 7 ай бұрын
Allha unaxariisto dhamantood 🎉🎉🎉 Axsan cod cilmi bodhari
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 2 жыл бұрын
Rabbi haunaxriisto Omar dhuule
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@khadiijocatuush3911
@khadiijocatuush3911 Жыл бұрын
Midkii aad hurdada uga go 'dayee Gama 'a kuu diiday Midkii aad gayaanka unacday Garabka ee gaysay Galabtaba haduu ka tagayoo Gacanta kaa taagay Hadaad dhimato geeridu marbay noloshada dhaantaye Nafyahy guul daradu haysata hay gunuu nicinee 26/December /2022💔🙏
@hoodomaxamed9058
@hoodomaxamed9058 Жыл бұрын
Still watching 09-08-2023 Habeen khamis ah 9:28 pm 😢💔🥹
@suheibreermagaal5202
@suheibreermagaal5202 Жыл бұрын
My favourite song😢allah yaraxma cumar dhuule iyo cilmi boodharo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@MoanaAptilahi
@MoanaAptilahi 7 ай бұрын
Amiiin
@yacquubbuuxsade8392
@yacquubbuuxsade8392 4 жыл бұрын
axyaaa cumar dhuule allo kuu naxariiso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@suweyschannel453
@suweyschannel453 2 ай бұрын
My favorite song 😍 Sacadu waa 3:58pm galabnimo ano dhar dhaqanayo ayan heestan shitay ano ad u jecel❤🎉
@najiibxasan8438
@najiibxasan8438 7 ай бұрын
Wxn dhageesanaya goor galaba wakhtiguna igu adagyahy😢Ilhy faraj khayr qaba noo fur🤲❤️7/3/2024
@aziizamohamet9947
@aziizamohamet9947 7 ай бұрын
Aamiin walalkayow😢
@musdafabdihakim3445
@musdafabdihakim3445 7 ай бұрын
Taliye kuma aqaano lkn aduunka hada jiro lacag ba kashaqeeyo ee xolo tabco kadibna naagba naagte kaquraxanthy ba kuso radsaneso …iamin lipax kafaideso xanunka aad hada daremeso oo kadhig kii ka dhigi laha nin meel kasobaxa ogoow waqtiga dad bogsiiya waligana ha calacalin wakugu celina sxb waliga hacalacalin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin inshaallah khayr
@najiibxasan8438
@najiibxasan8438 7 ай бұрын
​@@musdafabdihakim3445 mahadsanid wllo❤
@KhadraAli-n9b
@KhadraAli-n9b 7 ай бұрын
Kulamid ban ahay wakhtiga adag hynaka saaro😢
@YaxyeCabdulaahi
@YaxyeCabdulaahi 25 күн бұрын
From Tiktok ❤
@Cadar-yar
@Cadar-yar Жыл бұрын
Maanta iga adkaato waqtigu aabbo kuu noqoye 😭💔
@NS_2004-o3w
@NS_2004-o3w 7 ай бұрын
9 march 2024 still listening 👂 old is gold ❤ Ma ilaawo nooluhu Waxuu yeelo admiguye Manta iga adkaatoo Wakhtigu aaBe kuu noqoye Nabsigii albaabad furya Baa Aayar soo xidhiye Markasan aarsan doona Hadan moodku i imane 💔😭 Erayo miisan weyn leh😭
@cabdallayare6555
@cabdallayare6555 5 ай бұрын
Who listen 🎶 2024 ultra legend 🫡
@muniirmohamed9401
@muniirmohamed9401 Ай бұрын
Jacaylow ba walee nafsi waa kuu yaala hadaad qof ku ciyaarto ax ax....
@mohakhadar7169
@mohakhadar7169 2 ай бұрын
Waa 12 :55 waa habeen isniin ah. Waxan dhagaysansyaa mid ka mida bayrasource kii ugu fiicna ee hesa. Cumar dhowle ❤😢
@korowadangaras
@korowadangaras 2 ай бұрын
Watching from Barcelona.
@WardaAbdikadir
@WardaAbdikadir 7 ай бұрын
Still 2024🥹xisad kamida xisadihi Dr cumar dhuule
@XamdaXasanmuxumed-y6u
@XamdaXasanmuxumed-y6u 9 ай бұрын
Jcyl kaftan laygula wadan run Mooday meesha wan ku dhawacanhy jeestana ii naxaysan😢
@Abdirizaksulayman
@Abdirizaksulayman 4 ай бұрын
Bilaa sabab ayay iiga tagtay anoo aduunka ugu jecel si kadis ah ayay simcaradii dhaman uwada bedeshay habeen walba waxaan usoo jeedijiray inaan hal fariin ka helo haba ahaato miday iigaga sii foogaanayso waana ka waayay 1 years ayaan sugaayay bes intaa ka dib waa samray waa shaqeestay waa guursaday waa dhoofay waa dhaqday nolol cusub aan galay alxmdulilaa iyadana qayr baan u rajeenaa In kastoo ay kala tageen wiil ay is guursadeen 31/5/24 from London
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Aamin
@gudonkhadar930
@gudonkhadar930 2 ай бұрын
Heestan waa markii koobaad een soobookhto Een dardeed halkam usoo galay❤😢
@Mutaseyyy
@Mutaseyyy Жыл бұрын
Mid aad hurdada uga go.daye gamaca kuu diiday Midii aad gayanka unacdaye Garab ka eegaysay Midii nabarkan kuu gaysataye Halistu kuu gadhay Galabtaba haday kaa tagtayo Gacanta kaa tagtay Hadad dhimato geeridu Marbay nolosha dhaantaye 💔😭 best singer cumar dhuule rabi hawnaxaristo runti daba fankii somalidu wuu qaribmay 😢😢😢
@umuaxsaab1933
@umuaxsaab1933 Жыл бұрын
Amiiiiiiin yaa allah
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 11 ай бұрын
I love this song Anoon Soo gaadhin 20 jir ahay 😢 balse Waalidkay ka dhaxlay laakin 😊
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@Dhool34
@Dhool34 3 ай бұрын
Fov Qarami and Fov Singer Cumar dhuule AUn❤️🥺
@fatxijamaal1446
@fatxijamaal1446 Жыл бұрын
Nafyahey guul daradda heysata haii kanuunicine😢axsan oraah
@mohanijr3384
@mohanijr3384 4 ай бұрын
Fanka io suuganta somaliyeed waa suugada aduunka ❤
@imkhatray8099
@imkhatray8099 4 жыл бұрын
Olooh igadaa dadkaas aya murti haayay dadka hada jooga kildhiga dabka saara hees laga dhigay 😂😂😂
@ShukriXasan-l8v
@ShukriXasan-l8v 10 ай бұрын
Still watching 2023 12/9 alle sandaka sii dhamanaya khayrkisa hana wa fajiyo ka so socdana sharkisa hanaga hayo🤲 10:04 malin sabti ah oo waliba exam ii jiro😂😓 my favourite song 🎉 Manta iga adkato wakhtigu abe ku noqoyey nabsgii albabadan fuura. Aayar soo xidhiye markasan arsan doona hadan mawudku ii imane 😢😓💔 Alle naxariisti jano hawgu deeqo
@hamdadahir1889
@hamdadahir1889 Жыл бұрын
Hadad dhimato geeridu marbay nolsha dhantaye😭😭😭wlhi hadlks been maha wxa ku xasuuste shpedey marna an dhinaca family an wx iskgag nay nolshe wx kaste wey soo marty wlhi suleekhe inan uaro 18 sano jirty ahyd iyado 3 jir ayay hoyeded iyo abehedba dhinten kadib schoolke wn isle fadhisn jirny inan tas maskxiyn ayay u xanuusnyd family gede kale aya so korsdey malin kaste wxy igu odhan jirty wll mxan ka nooly ana kaftn bn u haysty malin ayay igu tiri shp sun ayan ubaahny ana wn yaby wxan ku iri max ku falayse wxy igu tiri inan caban raba malinki yo dhan wn iske dul oyanyan wn waniyey dhinac kaste wn kala hadly ugu danbyn way i ogalty sidi kabcdi inanti cadi by iske noqty wallow sheekh iyo meel kaste loo geyey ay jin lahyd wa qof mental ahan u xanusn kadib mudo kadib inan ti wey guursdty sidey sidi u jogto mudo 1 sanno 😭😭 ay guri lahyd malin malamha ka mide aya layle so hadly. Dec/28 2022😭😭wxe lay shegy ina is gubty ay nolshe is dhafisy shpedy haben saq dhaxy ahyd wn rumysn weyey wxn lahadly inan an wx siku nay ma runba bn ku iri wxu igu yori ha wlhi wdanhu sidu ii xanuny habenki oodham wn oynaa subixi ayn u tagy dhakhtrje weyn wxan utagy inan tii oo and garny sidey u eegty xite wajigede ma aqoonsmysid cidey tay jidhkedu ka darn malinki dhan meel bn tagne wn shogy naxdinti xite wn hadli jari weyy wxpe yanan hadal idinku daline 7 cisho ka nacdi inan ti wey dhimty ilahy ha u naxriste😭 wlhi inanys wxy noloshe so marty hadad aragto adigehe dhan wxd si ornayse ya ku dhafiye markste wxy odhan jirty tolow gorman ddhimanya ama an nolshe ka tgaya wll igu so duceye inu ilahy h unaxriisto iage qafuru raxime ahben kaste marke si sexnayo wn xasuste wlhi wan iske oya xite adunkn ilahy samysaty qofna u mu doran isge ilahy ku doray hadad nolo fican ku nolaanayso iyo hadii kalba wlhi 😭😭hadad dhimato geeridu marby nolsha dhante wlhi😢inan ts waxy ka doorbidey nolshs dhimshede si kastoy ku adkaty nolshu hadan ilaahy wa qafuru raxim adomadise inu u danbi dhafo ugu so duceye wlleyl 🙏😭
@ayaanmuxumad9044
@ayaanmuxumad9044 Жыл бұрын
Waa xanuun walahi ilahy hau naxariisto 😢
@garuuntech
@garuuntech Жыл бұрын
Allah u naxariisto
@bushra445
@bushra445 Жыл бұрын
Wllhi ilmadeyda ba barkinta qoysay wll waxan isu heystay qof qalbi adag qisada gabadhu waa xanun iyo qalbi jab rabi ha u naxariisto
@apdirahmanmaxamuud949
@apdirahmanmaxamuud949 11 ай бұрын
Wlhi waa wax Laga Naxo😢😢
@SalmaAli-j9n
@SalmaAli-j9n 5 ай бұрын
Waxaan daawanayaa maalin saacaddu tahay 12 duhurnimo taariikhdu tahay 27 Apr 2024 Da'deydu tahay 21. Waxaan rajeynayaa inaan kusoo noqon doono anoo da'DEYDU intaa ka weynaatey
@CabdiramShafici
@CabdiramShafici Жыл бұрын
Heesta inta saalax sanaag ka soo maqashay😂
@ibraahimxaajiaweys8484
@ibraahimxaajiaweys8484 2 жыл бұрын
Midka hada ihaayo waaye caawa😭
@abdulahirashiid5023
@abdulahirashiid5023 Жыл бұрын
Allah ha kaa badbaadiyo zxp
@Mohamedanod2
@Mohamedanod2 7 ай бұрын
hebla kolkaad tidhaahdaanba waan soo hinqanayaanye
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 8 ай бұрын
We love You Omer Dhuule❤ Alha u naxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@MuxuboCabdulaahi-y1i
@MuxuboCabdulaahi-y1i 9 ай бұрын
Waa hpeen 2023/12/30 😢sandkii cuzpa bripa kahadhay sandkan wxuu igu dhavay murg io qalpi jap hada waxa fadhiya meel cila xidga io dyax qruxbdan indhah laraaci isopducya hadaad iga danbayso🤲💔
@ayaanyuuzufmohamud
@ayaanyuuzufmohamud 9 ай бұрын
Alle qalbiga hakuu qaboojiyo wlllo😢
@GargooyeGargooye-s4f
@GargooyeGargooye-s4f 10 ай бұрын
RABBII u naxariiso cumar dhuule 🤲 aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Aamin
@NajmaCilme
@NajmaCilme 9 ай бұрын
Manta iga adkato wakhtigu abo ku noqoye Nabsigi albabada fura ayar so xidhiye Markazan arsan dan nowdku i imane 🙌 Alle naxaristi janno haka warabiyo
@Amaalmaxamadxuseen
@Amaalmaxamadxuseen 8 ай бұрын
Noolshuba marabayaa geerida dhanta wakhti aan xalad xun ku jira dhagysanyaa 😢 hooyo mcn illhya haku naxriisto😢 marka dhimatay bay dadkii oo dhan cadow igu noqodeen hooyo mcn 😢
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 8 ай бұрын
wa sidas hoyo mcn marka lawayo anigaba marxaladas wan somaray anigo 13 jir alxm hada adna wad kabixi adigo Lago so radinayo arkeysa
@hodanibraahin1598
@hodanibraahin1598 3 ай бұрын
Wlahi waan dareemi Karaa hooyonka inta dhimatay Allh haw naxriisto Inta noola allh cimriga haw Dheeryo
@qaamuuskanolosha8179
@qaamuuskanolosha8179 4 ай бұрын
Hey future generations please don’t let this masterpiece die
@abdikadir4547
@abdikadir4547 10 ай бұрын
Legendry voice. Omar dhule Allah unaxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Aamin
@sumayamohamed9382
@sumayamohamed9382 2 ай бұрын
Suwax axad ayy tahyy 2024/7/21😢
@ruqiyahshmoha6123
@ruqiyahshmoha6123 5 ай бұрын
Allow naxariistaaa hoy oga dhig cumar dhuule amin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@HudaIpraahim-xi4zb
@HudaIpraahim-xi4zb 10 ай бұрын
Xiligaan heesta dhagaysanayo walhi jawigaygu ma saxna illhow qalbiga iiga reeb qofkaa aan ii jeedin🥺💔
@abdinasirjirde8716
@abdinasirjirde8716 Жыл бұрын
Side geela hayaamo waxabadan hawdka miiranayey,❤👏
@kingmazrawiofficial9438
@kingmazrawiofficial9438 Ай бұрын
Still 2024 /9/3 dhagysanyaa wxaa joogaa bosaso anigoo hamiyo badan nolosha ka leh wxaa rajaynayaa comentigaan i.a sanado bdan kadib ina usoo laabto markaa kusoo laabto wxaa rajaynayaa in noloshyda wax iska bedelaan❤
@maryamaabdinasirali
@maryamaabdinasirali Ай бұрын
Insha allah dhamaanteen🥰guul ayan ku rajenaya
@hanadosman469
@hanadosman469 7 ай бұрын
Stiil 2024 dhageysanay kobto wa Nairobi alone 😢
@amranMohamed-h6c
@amranMohamed-h6c 7 ай бұрын
Same😢😢
@nagmaaadan3237
@nagmaaadan3237 4 жыл бұрын
Anig imkaN heezta dhagysaNaya :2020/30 /10 Habeen jimcaH 3;19 pm
@Apthi_kareeM
@Apthi_kareeM Жыл бұрын
❤waxa caaynba caayn looga dhiigay waa haa is cajaabiiyaNe😢ax
@saciidhassan4505
@saciidhassan4505 Жыл бұрын
Listening almost 8yrs hestan welina waan dhageystaa.
@everydaythings4422
@everydaythings4422 Жыл бұрын
Heestan yuu uqaaday naagtisa mise wayo wxe u egtahy hees micno weyn jiideso
@somalicomedyvideo7365
@somalicomedyvideo7365 9 күн бұрын
Maanta iga adkaato waqtigu aabe ku noqoye😢
@ikraanbeyle1974
@ikraanbeyle1974 10 ай бұрын
galabtaba hadii ay kaa tagtayoo gacanta kaa taagtey😢 hadaad dhimato geeridu marbey nolosha dhaantaa😢
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
Hees qiimo badan 😢❤
@khalilabdikarimmohamed4323
@khalilabdikarimmohamed4323 5 жыл бұрын
Cumar alaha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@mohamedkhadar9410
@mohamedkhadar9410 5 жыл бұрын
cilmi boodhari wuxu qaday hees wacan eee inta tageersan like ii saaara
@anasaxmed5764
@anasaxmed5764 5 жыл бұрын
khalil abdikarim mohamed amin wll
@aminfarah6667
@aminfarah6667 4 жыл бұрын
khalil abdikarim mohamed Amin Amiin Amiin yaa allah 🙏❤️😭😭❤️ Cumar dhuule cali qalbiga ban kugu hayna kana jecelahay wana ku ducana Qabriga allah ku wasiciyo #cumardhuulecali❤️ Illahay ha ku naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
AMEEEN
@AbdinasirAhmed-n9q
@AbdinasirAhmed-n9q 10 ай бұрын
Cilmi boodhari father love somali People
@Mutaseyyy
@Mutaseyyy Жыл бұрын
Stil I am listing this song 2023/10/8 xili aan jcyl igu kaliya oo anan sheegan kari wayay la dalaa dhacayo 😢💔🎉 I Hope inana heestan iyo page kanba dib uso booqan doono xili aayy noloshu sidan iiga fiican tahay rajoyinkuna irumoben insha allah😢💔
@saynababdilahi3487
@saynababdilahi3487 Жыл бұрын
Ilahy qalbiga hakuu qabojiyo wll😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@maxameddaahir4600
@maxameddaahir4600 Жыл бұрын
Faleenbooyinka cumar dhuule u qoro dhawaca jacaylka ee aanu daiibin dhakhtar iyo wadaadba Waheey hurdaba ma kuu diiday 6/10/2023 sacadu thy 2:58 habenimo
@FarxaanBile-wp5if
@FarxaanBile-wp5if 4 ай бұрын
Somalia cada xune iguma caydene🥺✨
@AbdiasiisAbdi-l7b
@AbdiasiisAbdi-l7b 8 күн бұрын
Manta iga adkaatay ooo waqtigu aabe ku noqoye 4/10/2024 😢 Wn aarsan donaa hadu mowdku ii imane inshalah👏🫡
@mohalux24
@mohalux24 3 ай бұрын
Yaa sacadaan dawanayo😢😢
@CaliyaCabdirahman
@CaliyaCabdirahman 3 ай бұрын
AnigaH😂
@CaliyaCabdirahman
@CaliyaCabdirahman 3 ай бұрын
Heees aduuuuun🎉❤
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 8 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 66 МЛН
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 343 М.
Taariikhdii Cilmi Boodhari
53:32
Universal Somali TV
Рет қаралды 66 М.
Cumar Dhuule & Maryan Mursal | Buurba Kugu Gudban | Audio Only
12:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 116 М.
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 90 М.
CUMAR DHUULE - FAD GALBEED - HEES QORAN - SOMALI LYRICS SONG
7:46
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 204 М.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 505 М.
Sida Sagalka Roobkoo
8:05
Release - Topic
Рет қаралды 331
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 318 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 8 МЛН