CUNTO KARIIS, HAMBALYO IYO JAB ISKU JIRA

  Рет қаралды 61,057

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

Пікірлер: 220
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Perfum ka inta ka gado beeloparadise.com/
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 2 ай бұрын
Fartuuneeey please walaaashey,Nambarkeyga ayaa kuusooqoraayaaa isooqabo
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 2 ай бұрын
Waxanjoogaa Mombasa Kenya
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 2 ай бұрын
Sawaaxili aan kusheekeysaneynaa
@raaqiyaCabdiraxman
@raaqiyaCabdiraxman 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 2 ай бұрын
Waxaan ku dawan jiray 2018 kii anigoo marxalada adag ku jira ilaa hada markan arko muuqalkaga ama codkaga maqlo waxaan soo xasuusta xaaladii waaga fartuunay
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Alhamdulilah hadii aa ka soo baxday abaayo ❤️
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 ай бұрын
Wallahi I believe in you Fartun. I believe that you will go all the way, don't lose hope and resist all temptation. Inshallah you will succeed. 💗🎊🎇💓👍
@Somaliweyn2024
@Somaliweyn2024 2 ай бұрын
Ilaheey amarkiss gabdhaan wlhi waa iska jacelahay abayo waligaa faraxad iyo cafimaad ku nolow fartuun❤❤
@HoodoMaxamuud-iq3cf
@HoodoMaxamuud-iq3cf 2 ай бұрын
Fartuun hooyada waan u xiisney wllhi funny weyan igu salam
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 ай бұрын
Baraawo adeerow keep going lifestyle. GABAR waxaad tahay fariid ah oo hal abuur fiican LEH Maasha Allah.
@hibaaqahmed9099
@hibaaqahmed9099 2 ай бұрын
Most men are like that. My ex told me he used to love cooking and making meals for his loved ones until his dad made fun of him and he hasn't gone into the kitchen to cook for others ever since. So strange.
@NewsFusion24
@NewsFusion24 2 ай бұрын
Toobad keen wllo, qofka danbi uu galay dadka la wadaaga ayaa ugu xun. Xadiis ayaa macnihiisu sidaasoo kale ahaa. laakiin asna mid Ex-lahayd ayuu ilaahay siinayaa adna mid kaloo Ex-lahaa ayuu ku siinanaya.
@sahrnoriye5560
@sahrnoriye5560 2 ай бұрын
Ikraan hambalyo iyo seygeeda from fartuun
@Zabrinahmed14
@Zabrinahmed14 2 ай бұрын
Azxby gabadhan mesha ka qada 400k ku tuura halmar dhiira galiya KZbin se malin walbo nogu so galiso vedio fartun adineh abyo dadalkaga mayaro siilaba jibaar wllhi KZbin leda wax sodhigan kugu jeclhy bilowgii aad furanese KZbin ilahada kama xiso dhaco I.a 1m malin un adigo gaarte wan arki doona guleso xbbti❤🎉
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Thank you abaayo Macaan 😭❤️❤️❤️❤️
@khalidibrahim8801
@khalidibrahim8801 2 ай бұрын
Kumbe Fartun anajua kiswahili aaaahhh😂🤍
@haa8793
@haa8793 2 ай бұрын
MnshaAllah ni perfect hataa nmeshangaa
@abdikadiralli
@abdikadiralli 2 ай бұрын
3:03 Fartuuney wan cunaa lkn waxan unaqaana Quraabeed iska baro icun iyo waxa Uma naqaano😂😂
@abdikadiralli
@abdikadiralli 2 ай бұрын
@@Hanna44_Hoodo from halkee
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 2 ай бұрын
Ree waqooyina ma ahi quraabeedna wan u aqana 😅😊
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 ай бұрын
Ghraybah or Ghurayyiba AF carabi weeye waa Buskud carbeed weluba ka carabtaa ka sii macaan hadaad bakeries Carabta leeyihiin aragtaan waad ka heli kartaan. So delicious!
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw 2 ай бұрын
Haa quraabeed u naqaanaa 😂
@AmaalXAli
@AmaalXAli 2 ай бұрын
Fartuuney😂❤xbbti hadad wllhi isdhuubtid quruxdaada double ayey noqonaysaa 🥰anigu 64 ayan ahay waxan kusocda 45 Insha Allah ❤love you sis ❤
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb 2 ай бұрын
Naa aboyoy isku midaa nahy lkn awal 67 ahaa anoo waxba samenin ayaa jadwalki cunada badalay kadib 64 aan noqday hada maisla jaanqaadnaa❤❤
@AmaalXAli
@AmaalXAli 2 ай бұрын
@@NajmoAbdi-fk3pb masha Allah ❤️shaqo wacan haa xbbti
@haa8793
@haa8793 2 ай бұрын
​@@AmaalXAlinaya 47 aaa 55 qurux dumar wlhi iskadig ama xitaa 60 is nice
@AmaalXAli
@AmaalXAli 2 ай бұрын
@@haa8793 ok sis thank you ❤️
@CusmanFarabadne
@CusmanFarabadne 2 ай бұрын
Fartuuney ma hubtaa waxaad aad karisay in aadan saqiir suujin behind the scenes 😂 Keep going walaasheey
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Labo xabo igu maqan 😂😂😂ama 6
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 2 ай бұрын
Kusaliya xabibkena muxammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@jamiilacabdi4098
@jamiilacabdi4098 2 ай бұрын
😂😂fartuun faniy weeye walhi waan ku jeclahay sister noolow❤❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw ❤
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 2 ай бұрын
fartuuney qac ba ka yeertay dadka qaar oo lahaa ikraan iyo fartuun baa is dagaalsan😄Hambalyo baa leeyahay Abdikariiim iyo ikraan in kastoo Gabadhii yabardhowrakace aan la maseersanahay
@Badran-
@Badran- 2 ай бұрын
Fartuun abayo ani 64kg ahaa hdneh 56kg ahay cuntada iska yareeyay socodka neh wa badiyay bas xtaa aalamiinto ma sameynin socodka adaa igu dhiiro galiyay wllhi🫶🏽😂thank u qalbi
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Masha allah abaayo ii soo duceey aniga 9 lee dhumiyay in 8 weeks 😭😭
@Badran-
@Badran- 2 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl insha allah mcney adoo dhaxyar dhuubo lagu dhahaa wa arki doontaa dadaal lee bas 😭🫶🏽❤️‍🩹
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 ай бұрын
Mabruuk yo Ikraan and her husband 💗🎇🎊💟💓💗 may illahay bless your marriage amiin.
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 2 ай бұрын
Ideaska hore dhan waa kugu raaacsanhy lkn tan gabdha boorsada ah ani ahaan ma jecli boorso gabdheed inuu wiil qaado io kabaheeda lkn inta kle waa caadi, so gabadha caadi ha iska dhigto💯
@africa1683
@africa1683 2 ай бұрын
Please don’t change the language We are happy the way you are ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Big fan 😂
@yaasirmohammed
@yaasirmohammed 2 ай бұрын
Waaba iskakaa jeclahay fartuuneey❤
@TheFadumiina
@TheFadumiina 2 ай бұрын
Masha Allah sis good to see you again . Where can we order the perfumes sis and how are the scents ? Thanks
@MandeeqFarhan
@MandeeqFarhan 2 ай бұрын
Ikran hambalyo 🎉reer comment dambiga jojiya ikran nagaha dhan wee kahoresay and love wins 😂😉❤️
@Zhankaron
@Zhankaron 2 ай бұрын
Ani reer boorama ahy waxanan u aqaana QUREEBAAD 😊
@Ladan_cidi-s3e
@Ladan_cidi-s3e 2 ай бұрын
Abdikariim goobaale iyo ikram hambalyo
@munishmohaz5928
@munishmohaz5928 2 ай бұрын
Wll gangs IAM also marriage in this month late congratlate me thanks
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Congratulations abaayo may Allah bless your marriage ❤️
@munishmohaz5928
@munishmohaz5928 2 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl thanks the queen
@Maya-w5d2s
@Maya-w5d2s Ай бұрын
may allah bless your union I'm happy for you sis🥹🫶🏼
@munishmohaz5928
@munishmohaz5928 Ай бұрын
@@Maya-w5d2s thanks wllo
@beautiful1423
@beautiful1423 Ай бұрын
Kenya 🇰🇪 hakuna matata.i have seen that a lot.😢I don’t know why people remove there clothes after loosing weight.leo umekuwa mkenya.karibu sana.
@FatumaAbdi-h1s
@FatumaAbdi-h1s 2 ай бұрын
K500 please 🙏 guys 🎉🎉
@xafsamaxamed2934
@xafsamaxamed2934 2 ай бұрын
Jah isku rayi nahay ilmahaga wax walba ku waydiyaan yes i know mam in dhaho yaarabi adna owalad bari ah haku siyo mcnt❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 2 ай бұрын
Keep going ❤❤❤
@SaredoAbdi25
@SaredoAbdi25 2 ай бұрын
Fartunay wanku salamay from jabuti ❤
@MohamedAli-wx1vi
@MohamedAli-wx1vi 17 күн бұрын
Kenya ma ku Nolan jirtay ina adeer❤
@Diamond-ina-Balile7
@Diamond-ina-Balile7 2 ай бұрын
Alla fartunee rer kenya ahaanjirtay asal walhi hadaaba moosmoos taqaanid bumbumbaa maxasuusataa
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 Ай бұрын
Abayo fartun hooyo ka waran ❤
@Muslima12384
@Muslima12384 2 ай бұрын
Msh allh fartuun keep going Xbbti
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 2 ай бұрын
Awlaad saalaxa allaha ku siiyo
@fardowsaAli-k7t
@fardowsaAli-k7t Ай бұрын
Mnshalllah farta alllah ku xafido qali fani❤
@zaaraibra4458
@zaaraibra4458 2 ай бұрын
fartuuney jaceyl qaasa kuu qaba 2019 ila hada ku dawada badanana commnt kaama soo bixyo hamblyo misaanka ka dhacay 😁😍
@inamohamett1693
@inamohamett1693 2 ай бұрын
Waxan xasuusta prankigii sigaarka aad ku sameysay ikram congrats 👏 🎉❤
@UmumuniraAden
@UmumuniraAden 2 ай бұрын
Masha allah fartuun hambalyo
@aishaadam6364
@aishaadam6364 2 ай бұрын
Kenya yetu hakuna matata lolll
@fertunali1007
@fertunali1007 2 ай бұрын
Waxaas waa dhaqan xun iyo iman daro 😂😂😂 hadiiba an lacag iska dhiibayo resturanti maxaa laygu wacaa man aniga aado meshan rabo fuquro dheh gabdhas iney hooyaded lacag kadalbato ma ehen intey cuntay iney dhibto ayey ahayd
@Fardosa-i3k
@Fardosa-i3k 2 ай бұрын
MASHA ALLAH HABO KEEP GOING JUST DO INTERMITTENT FASTING FOR HEALTY LIFESTYLE AND WATCH DR FUNG.
@HoodoIbrahim-r5y
@HoodoIbrahim-r5y 2 ай бұрын
Fartuney reer waqooyi waa ilbaxeen I cun maahe I calaaji xitaa waa cunaa maahe waa sameena xitaa
@H-Abdull
@H-Abdull 2 ай бұрын
Hapo sawa sis ❤😂😂😂😂😂
@Aisha-wg2iu
@Aisha-wg2iu 2 ай бұрын
Kumbe unajua kiswahili Ivo well done😅
@fiifii8276
@fiifii8276 2 ай бұрын
Hay ikraan teeni miya qoftaan masha Allah hambalyo ikraan
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 ай бұрын
Maasha Allah abayo, ilaahay hakula garab galo
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 ай бұрын
WAA. KUSALAAMEY. FARTUUN. KUSH KUSH WAA LAGUU. XIISE. WELCOME BACK❤❤❤
@Jano_29
@Jano_29 2 ай бұрын
15 second uun bu yala jacaylan ku qabo marku sas uso dhacay ayan ku dhufsaday love you fartun❤❤❤
@hibahussein371
@hibahussein371 2 ай бұрын
Anaga rer waqoyi waxaan dhahnaa quraabeed
@Kdramasomali
@Kdramasomali 2 ай бұрын
Abayo allah yahfidak love u soo much hope u come to turkey one day💕💕💕
@SacdiyaAhmed-sf7tr
@SacdiyaAhmed-sf7tr 2 ай бұрын
Waad dadaashay fartuuney masha allaah
@Imanx602
@Imanx602 2 ай бұрын
Wooow.... Fartuun you sång all our songs.eesa na yaaku barey??
@baarcadbashiir8103
@baarcadbashiir8103 2 ай бұрын
Omg wlahi sawirkaas ban anba xasuustay wiilka gabdha boorsadeda iyo kabeheda sida😂😅 na ikram habalyo leeyahay wa naag shidane nin naag uu rabo kama tageen nagahan qaraarka ha joojiyan❤😂
@ZuheylaMahamed-tw5ep
@ZuheylaMahamed-tw5ep Ай бұрын
Nayaa fartun ku away in catowday arki rabaye 😂😂😂😂😂
@MunaMay-c6k
@MunaMay-c6k 2 ай бұрын
I love you fartun 😂😂
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 2 ай бұрын
Ahhhhh 😂😂😂😂 wlhi waa cajiib laba way dhacda in lakala fikir duwanaado imika aniga wllshy iga wayn io azxaab teedu waa saas oo waxay donaan ayay cunaan kafib 2 loo qaybiya lkn anu wan ka duwanay sida fartuun qofkaan u yeedho ana bixiya wixiisa taydana ana iska bixiya aniga tayda ila shidan % kala duwanashahu waa wx jira
@CaliYare13
@CaliYare13 2 ай бұрын
Fartuuney abayoy talan karaaba inte kala soo xariira plz arintan in badan i mur jisasay waan dalay saan u sabrayay
@zuusan113
@zuusan113 2 ай бұрын
Fartun qac mahee mamo isniino wa ku aqana inna adiga tagay qofka qalbiga fican 😉🫶🏻😂 i been here since 2018 😂😂
@qmaalim1687
@qmaalim1687 2 ай бұрын
Kenya maajogi jirtey sisy
@Sarah_ss099
@Sarah_ss099 2 ай бұрын
Chefuuna ❤❤
@SuadHersi
@SuadHersi 2 ай бұрын
FARTUNNNN SWAHILI AA KUHADASHAA😳
@habiiboali4826
@habiiboali4826 2 ай бұрын
Fartun wll KZbin ka maxa ku nacday malin walba Saa KZbin kada uu fiirinayay waa dalay video yada so badi inaa adeerey 😂 Respect sis ❤
@MushtaaqXasan-m3e
@MushtaaqXasan-m3e 2 ай бұрын
Wlhi dar Alle ayaan kaga helaa❤🎉
@SacdiyaAhmed-sf7tr
@SacdiyaAhmed-sf7tr 2 ай бұрын
Waa kaa jilcay fartun
@amiiracarab4050
@amiiracarab4050 2 ай бұрын
Akona ma tata filim carton o waa dawan jirnay sawmaahan Allah ku xafido kuna barakeeyo fartun kuusoy qalbi 😅❤❤
@asmaelmi8401
@asmaelmi8401 2 ай бұрын
2 kabadan ba ka dhacay nagada fartuuney waka muqata aad so dhubanayso mansha allaah halka kasi wad
@fadumoxirsi2863
@fadumoxirsi2863 2 ай бұрын
FarTuuuN Qurux ❤👸🏼😂
@Shinaar121
@Shinaar121 2 ай бұрын
Naa idhaaf naag faca wexe samesay ma samenine maskaxdada ka kensatee waxaan wah😂😂😂😂
@yasinyasalam3713
@yasinyasalam3713 2 ай бұрын
😂😂😂😂 Kenya 🇰🇪 sikuhizi kuna Matata
@saynabbarre420
@saynabbarre420 2 ай бұрын
Maasha Allah abaayo Fartuun. Qurux badan asturan❤❤ no gambasaraha tuura tuura 😂😂😂
@safahomer.
@safahomer. 2 ай бұрын
maantaa iigu horaysa cunto i cun la dhaho magacaan ku qoslayaaba😂😂
@NuuraMaxameddl
@NuuraMaxameddl 2 ай бұрын
Hees...nagu garacdaY wlleY...❤😂
@SafaAli-je5yq
@SafaAli-je5yq 2 ай бұрын
Fartuney cawda ana uhoreyo mxa ileedahay bayoo😂plz hoyona igu salm❤😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Waa ku jeclahay nooh 😭❤️
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw 2 ай бұрын
I love you girlll you’re vibe❤
@cattleyaali9766
@cattleyaali9766 2 ай бұрын
I jecel you so much abayo samiyey❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@SamiraWarsame-x6q
@SamiraWarsame-x6q 2 ай бұрын
We miss you fartuunay ❤❤😅
@RoodoSiciid-i9v
@RoodoSiciid-i9v 2 ай бұрын
Asc abyo inaan kula soo xariiraan rabaa intee kaala soo.xariiraa
@DrsiqroOmarAbdi
@DrsiqroOmarAbdi 2 ай бұрын
Fartuuneyyyyy miss u bea❤
@aishaadaud2612
@aishaadaud2612 2 ай бұрын
waan kula qabaa qof walba wixisa baxsado
@BirimoBeelo-ql1wl
@BirimoBeelo-ql1wl 2 ай бұрын
Fartuunay xaas riyada siday u caraftaa
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Flowers camal
@hamdasaed3957
@hamdasaed3957 2 ай бұрын
Hoogay fartun wllo maanta u darnayde daqiiqda aan kacay wxy tan kale waanu cunaa lkn eraygan foosha xun looma yaqaano ee quraac uun baanu dhahna 😂😂😂😂😂
@amiishaxmed1035
@amiishaxmed1035 2 ай бұрын
Asxbeya gawadha kadhaqajiya me sha wah😢😢
@mamahooyo9379
@mamahooyo9379 2 ай бұрын
Alla fartun sidee isku fahmi doonaa markay siday rabto ucatawdo xal noo keena somaligii laga guur 😂😂
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 2 ай бұрын
Daaci muna gabdhaha maxey follow usiin wayeyen 😂faraxyaal daacibilan garabey siiyeene😂
@Sheerinabdiwaha
@Sheerinabdiwaha 2 ай бұрын
Quramaad baan dhahnaa icunka
@suhuurali4628
@suhuurali4628 2 ай бұрын
Fartun waxay cod xumadanidee
@YaxyeXasan-p1j
@YaxyeXasan-p1j 2 ай бұрын
Daratuun waa jecalahy manshaallah walashay
@Qadiiir
@Qadiiir 2 ай бұрын
Tuuney ❤❤❤❤❤ wadareemoyaa waxaa nagu suubinosit🎉🎉🎉🎉🎉
@nyg1162
@nyg1162 2 ай бұрын
You are so funny 😂😂😂😂👍🏾
@fadumamohamed5454
@fadumamohamed5454 2 ай бұрын
Abayo icunka sausamese waqalad burka ayad kubadise waxalaraba 80% sonkor unu ahado
@AmbiyoBuule
@AmbiyoBuule 2 ай бұрын
M.a fartuney so qurux bad noqoty
@sacdiyomaxamed3853
@sacdiyomaxamed3853 2 ай бұрын
Shefunaa gacantada,wee fadhisaaa❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@feisalroble6331
@feisalroble6331 2 ай бұрын
Hakuna matata yes 🙌
@hamdinur9382
@hamdinur9382 2 ай бұрын
Wll sheen waxaan leenahay hambalayo inkastoy guursatay nin naaga furow badan oo naagaha uurkale fura koley waan usii sheegaye yey qalbiga iska raacin ninkaas gabdhaha kucayaraya
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 ай бұрын
Masha allaa❤
@khadiijoali2517
@khadiijoali2517 2 ай бұрын
😂😂😂 faan nagu garaacday wad is taahisha because 2 kilo riday horay usii wad ❤
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 2 ай бұрын
Weli waa is gaari la’dahay Alle ha kaa yareeyo
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
Us us us negative uma baahni 😂😂
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 2 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl Haye ina adeer is adkee🤣🤣🤣
PRANK: QOSOL AH
16:03
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 80 М.
DAHAB GARANKI INTU MARAYO HOLLAND ILA ARKA 🙉 QALBI BEELA👌
20:59
Family Qamar & Moha
Рет қаралды 26 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 89 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 19 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
SAFIYO TUSMO OO MURUGO  LA SOO DERISTAY WIILKEEDA HADLI KARAYN
9:56
Awdal Media Production
Рет қаралды 9 М.
RAMADAN DAY 12: ANIGA NIN SOMALI AH LOVE BAA KU AHAY!
15:45
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 33 М.
Arooskii Fartuun Duvet 2024
2:19
SOMALI ACAPELLA
Рет қаралды 10 М.
Going to my Best Friend/sisters Nikkah | Fartun Duvert
11:50
Akafi Ali
Рет қаралды 202 М.
Kiin Jamac oo Salma Riana la caweysay
6:18
Salma Hared
Рет қаралды 109 М.
TEACHING MY HUSBAND HOW TO COOK AFANG SOUP | THE ATERES
40:45
THE ATERES
Рет қаралды 137 М.
PRANK: HOOYO FANAAN BAA RABAA INAAN NOQDO
12:01
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 253 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 89 МЛН