RAMADAN DAY 12: ANIGA NIN SOMALI AH LOVE BAA KU AHAY!

  Рет қаралды 32,987

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 160
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 6 ай бұрын
Faraxada ka muuqato hda fahmay waaliid fican oo farax bdn oo jaceyl iyo hadal mcn baa ku dhalaay wey ku dhacatay fartuuney allaha ku daayo waalidkaga ❤
@warsan11
@warsan11 6 ай бұрын
Fartuuney fataal waa wax ceeb ah qaali anigaa walaal gang kula ah Somalia na kusoo koray oo Soomaaliga si fiican kuugu aqaan qofka lacagta ku ciyaara waxa la yidhaahdaa loofar. Salaama xbbti walaal gang since 2018❤
@araweelonuur7407
@araweelonuur7407 6 ай бұрын
Diinteena ayaa xuquuq inoogu filan faaraxeena somali nin ka wanaagsan aduunka ma jiro xabadxabada xun wax naga galay ma leh inta fiican ayaa ka badan. ❤❤
@jibrilomar9207
@jibrilomar9207 6 ай бұрын
Wallahi I love your channel vibes and the way you make content as if we are in front of you. WALAL GANG since DAY 1. GUYS lets SHOW HER LOVE. Shes a brand and a BOSS wallahi KEEP GOING. we love you lots. Masallah Tabarallah Fartun :) walal gang smash the LIKE button!!!!!!
@sumayomohamedmohamud3335
@sumayomohamedmohamud3335 6 ай бұрын
si fiican ayeey sameesay gabadha sodohdeed haddeed u dan sheekatay waa inee iyadana qalbikeeda dhowrtaa alle ayaa meel kale kasiin doono, fartuun adna talo fiican ayaa siisay 🥰❤️
@itsikraneyyy
@itsikraneyyy 6 ай бұрын
Qof markuu wax isiinayo dadka hai arkan hadey katahay inuu iska heesto ka jeclahay wlhi kaga daran weyba ka noqsatay 😅 jab weyn waye ani ahaan sbbto ah wax aan islehesiyay in leyga noqsado wax yar mahan
@SaffaMohed
@SaffaMohed 6 ай бұрын
Inader mcn de salaan kal iyo laab ka timi ayan ku salaamay,Ramadan Kareem ayan ku leyhy in kasto oo ay Ramadantu cawa 14 ay thy balse de Ramadan Kareem taa iska bdne igu qaado mida kle de inader 2019kii ilaayo hadaa wn kula socda Alle na wxn kaga baryay in ad wxd jecshahy ku siiyo inshallah❤
@Safa-iu6gy
@Safa-iu6gy 6 ай бұрын
Mashallah Allah keeps the warm and love between you and your dad 😊
@hibaaqahmed9099
@hibaaqahmed9099 6 ай бұрын
Aw she was coming from a nice place but it went wrong lol the fact that she tried though ma sha Allah. My ex's mother got me a baati and made life awkward for me. 😅 Also, i love your dad ma sha allah! Amiin to all the duaas you made for him! I personally didn't use to watch your older video, but i'd see them around. I like this new rebranding, it feels more personal and friendly rather than you just doing something to get more views/likes like most people do.
@xabiibalbi4836
@xabiibalbi4836 6 ай бұрын
Why awkward wll?
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
I feel like my authenticity came back. The last 3 years I don’t think I was being me: I’m glad you like these aspect of me. Thank you for encouraging
@hibaaqahmed9099
@hibaaqahmed9099 6 ай бұрын
@@xabiibalbi4836 I wasn’t exactly her favourite when it came to being a spouse for her son 😮‍💨
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 6 ай бұрын
​@@FartunDuvetGirl qurxey been cad indhaha Naga gsline 11:daqiiqo marka ahed abeh waxu ku dhahay ma lacagta iska sodirti bari sybaxa adn sheekada wano badashay lacagata nagata lasodiri ahay qosol raciisay kadib wajartay de nolshada dhabta sodhiga feke ka dhig 😂
@munaaliii
@munaaliii 5 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl 11:53 abayo thanks for free promotion Hodan Global ❤
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 6 ай бұрын
Jah abe alaha ku dhowro ❤ iyo hoyadaba wan ka hela vedioyada marke ku jiran luq luq uga so dar mar marko ❤
@nadaabdi1515
@nadaabdi1515 6 ай бұрын
Mashaa Allah 💯👏🏼👏🏼👏🏼 ❤❤❤ gabar si fiican lo so koriyay aa tahay ilaahay hooyada iyo aabaha ha janeeyo mamada madaxaa igaa shume fartuuney
@pricess1772
@pricess1772 6 ай бұрын
Www aabe anigo arkayah sidee nin somaliyeed ucaneyaah love you aabe mcn❤❤❤
@Usayma666
@Usayma666 6 ай бұрын
❤mansh allah wlaashay fartuun ilahay ha ku dayo walidka ❤🫶waxa ku aqan 3ramadan walhi waa jeclahay video yadaad ❤
@warsan11
@warsan11 6 ай бұрын
Maasha Allah, Allahuma baarik aabe Alleh hakuu xafido xbbti ilmaa igu soo istaagtay wallaahi waalidkeen Alleh ha janneeyo.❤
@sahraegeh3926
@sahraegeh3926 6 ай бұрын
Fartuuneey ilahay aabaha ha ku daayo nin ficana ilhay ha ku siiyo ❤❤
@asmakhadar3935
@asmakhadar3935 6 ай бұрын
fartuuney intaan ku dawanayay cawa ayad ugu darnayd fataalad iyo fataal cay baan u naqanaa anaka😂😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
Walaahi deh ba’aa 😂😂😂
@sahruj2haji239
@sahruj2haji239 5 ай бұрын
Aniga dumashidey wa re waqoyi inaga fatalad wxan dhahno iyaga faxal bay dhahn that’s why bay ku ledahy wa caay 😂
@asmakhadar3935
@asmakhadar3935 5 ай бұрын
@@sahruj2haji239 Alaa ma faxal bay ka wadaa meel ana u qaadan garan wayayba😂😂😂
@dekaanab
@dekaanab 6 ай бұрын
walahi wan ooyaya dareenka aabahaa iyo gabadhiisa ka dhexeeya aniga aabaha aduunka uu fican ayaa idhalay wana waayay 12 sano kahor yaa rabi aabohay unaxariiso
@Khalidinho83
@Khalidinho83 6 ай бұрын
My favourite person ❤
@quruxsaninajelle
@quruxsaninajelle 6 ай бұрын
Runta allh wu jecelyhy hoyadey waa ushega waxana dhihi laha waxee idhahday wa ubahanahay shalay marka kusinaye ma umalenenin inaa uso bahan dono manta wa ubahanahay muhima u ahay anigana wa iskaga warejiyay 2bari shegsheege kadibna cadi yee iska noqone waxeda awalba iyada laheed somaha marka wax weyn uma arko❤
@YaskaAman
@YaskaAman 6 ай бұрын
Machallah you have a wonderful dad, like mine 🙂
@abdikadiralli
@abdikadiralli 6 ай бұрын
Fataal waxan unaqaana garac ama wecel from somaliland 😂😂
@asmakhadar3935
@asmakhadar3935 6 ай бұрын
sharmuuto iyo sharmuud😂
@m.a.h.a.m.e.d
@m.a.h.a.m.e.d 6 ай бұрын
Fartun asxaab International eh bay u bahantahay o kolba markay dhiiqo kusii socoto garab joogo ka qabta😂😂
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
Kkkkk
@sacdiyocabdikariim9588
@sacdiyocabdikariim9588 6 ай бұрын
Fataal koonfur qofka lacagta kudheeldheelo ladhaha
@bilanmohamed8851
@bilanmohamed8851 6 ай бұрын
Fataal qof war badan ayan u naqana from 🇩🇯
@HanaBille
@HanaBille 6 ай бұрын
Masha allah fartun wlalo you look beautiful with this outfit today ❤
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 6 ай бұрын
Fartuneey zhb anagu cid kle ma rabno ee kaliya hooyada nogu yeedh wlhi wn u xiisay aniga ahaan yado cod keedo kaliya la maqlayo so plz nosoo gali
@anisayusuf9711
@anisayusuf9711 6 ай бұрын
Masha allaah waad saxantahay F xaquuq aad islaamka weeyso wallaadan gaaal ka heleyn ❤❤❤❤❤❤❤❤
@habsomohamud9475
@habsomohamud9475 6 ай бұрын
I love your take on the gender war, u spoke nothing but the truth! 👏🏽👏🏽 Also, like u said we shouldn’t paint all Somali men with the same brush just because there are a few bad ones! I been watching you for a couple of years now and I love your Ramadan series and you sitting down and sharing your view on certain topics. I think you should do more of that. But keep being you though, your doing amazing! May Allah bless you and protect you abayo! ❤️
@AbdirahmaanHassan-v6c
@AbdirahmaanHassan-v6c 6 ай бұрын
Ohhh mashallh how come your this cute and good positive person Allah saa hakugu adiga qofki xta sxptinimo kula wadaaga nasiib leh
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 6 ай бұрын
Aniga gabdhan waxaan dhihi laha dahab aduun wa wax la helaayo hadii aad reer kaga ku farax santahay taas muhiim ah maal aduun wala helaa 👍👍👍👍
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 6 ай бұрын
Qofka kaliya oo Galkacya lacag loga so diro😂😂😂😂
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 6 ай бұрын
Reer sweden hada nahay wana jaftay 😂😂😂😂
@FarxiyoHilowle-dl2fc
@FarxiyoHilowle-dl2fc 6 ай бұрын
Abayo lacag iso dir😢
@munaaliii
@munaaliii 5 ай бұрын
Mashallah ❤ you have wonderful dad like mine Allaha noo barakee 🤲😇
@MinaMinana-kq1nv
@MinaMinana-kq1nv 6 ай бұрын
Fartuun fataal waxa loo yaqaana ilmo bilaa aabo aha from hargiesa 😂😂😂😂😂😂 wallahi
@NimcoAhmed-oe2fi
@NimcoAhmed-oe2fi 6 ай бұрын
Woof sida loo dhahy qalanjo qoor dheer😅❤️
@sundusali8376
@sundusali8376 6 ай бұрын
waa sodoh fecan aniga fikirkeyga waayo wexey ka tiriisay familka iyo asxabteda oo dahab bey ukenty
@deeqaciise5804
@deeqaciise5804 6 ай бұрын
Garmany aya igu og thy hello farax 😂😂😂😂
@M_maha_1m
@M_maha_1m 6 ай бұрын
Keep going fartun you make my days ❤
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 6 ай бұрын
Good girl abyo nagaha nimanka ka caayo media wa kuwo lcg ka sameeyo oo Talent Çay nin ka yaqaan dumar wax uma hayan xata ma caawiyan midi dhiban oo so oysa weyba sii cayan i gree with you qali
@asmaahmed5744
@asmaahmed5744 6 ай бұрын
waaba cadi dadkey kaa jawisay 😂 wa sodoh fiican igu sawirba ha ahaate
@Monicaa_ahmed
@Monicaa_ahmed 6 ай бұрын
Fartuney ilmo ayaa iga timid marka aabo la hadlaysay because anigu hadda 18yrs ban jiraa aabahahy anigoo uurka hooyo ku jira ayuu dhintay right now kalmada aabo baahi wayn ayaan uqabaa mental ahaan iyo financial ahanba xita waxa kasii daran fartuneey waxan abaal ku qabaa qof ii sheega xabaashiisa meel ay ku taallo because berigaas qabriga magac malagu qorin jirin qabriyaashana aad aya ubadanyihin so ilahay haku daayo aabo,kalmadaasi ciyaar ciyaar maaha💔
@ashahassan7791
@ashahassan7791 6 ай бұрын
Love you fartun ❤ Keep going girl
@queennuura9106
@queennuura9106 6 ай бұрын
Fartuun cumar Ibrahim sabriye gaadle 👑👸❤👋
@salmo.1
@salmo.1 6 ай бұрын
Goat fartuuna💕💐
@fadumafarah2146
@fadumafarah2146 6 ай бұрын
No dont say that she have to tell her mom habo sorry because why she have to lie been maxay u sheegee
@abshiroabdullahi1570
@abshiroabdullahi1570 6 ай бұрын
Kkk aniga wilkeeda ayaan dhihi lahaa hoyadaa ugeey wayo iisoceli ayeey itiri
@selmamohamed2904
@selmamohamed2904 6 ай бұрын
It’s very wrong to gift someone and than take it back what happened to be straight forward about it . Narrated Ibn `Abbas: The Prophet (ﷺ) said, "One who takes back his gift (which he has already given) is like a dog that swallows its vomit."
@harimbalmy5765
@harimbalmy5765 6 ай бұрын
asc abaayo cunta Karin wan ku cajisnay adna fiyuskada hosuna udhacay xayesintada ama asxp tada ama qosolkada noso celi
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
Sorry intaan haku anfacdo
@Ftima-d4f
@Ftima-d4f 6 ай бұрын
Wlhi waa jab iska normal ah❤❤
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 6 ай бұрын
Masha Allah abyo Allaha nii deysto adiga iyo family gada quruxda badan ❤❤❤
@sahraabdallah3144
@sahraabdallah3144 6 ай бұрын
Abayo wan ku salamaya waan ka hela baramjikaga guuleyso qaali
@anisoibra1805
@anisoibra1805 6 ай бұрын
Mashallh tabarakallh allaha kuudayo aabaha iyo dhamaan abayaasha somaliyeed
@sucdiarif867
@sucdiarif867 6 ай бұрын
Asc sis your right you’re honest parson your food look good ❤
@hindahodan
@hindahodan 6 ай бұрын
Masha allah illahay qacliga hakuu siyaadiyo fartuun afaarahaas ha galin sidaas ayaanu kugu wadanaa from hargeisa ❤
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 6 ай бұрын
Fartuun bes naga dheh hee abaha alle ha ku deystee dhagaha naga ba bisee
@faizafernandez5728
@faizafernandez5728 6 ай бұрын
shes soo right.. europe is done.
@abdirahmanabdilleh8776
@abdirahmanabdilleh8776 6 ай бұрын
Asc,Fartun anigu dadka Ramadaanta kugu xidhan ayaan ahay,maalin adigoo dibada kasoo adeegayana noosoo duub fadlan.Ramadaan Kariim.🍎🍉🍒🍓🙏
@BahjaAhmed-d2d
@BahjaAhmed-d2d 6 ай бұрын
Fartuuney Ireland 🇮🇪 kawrn iyadaan usocdaaye😊
@IamAcoconut3
@IamAcoconut3 6 ай бұрын
What she said is soo true about Sweden 😂 don’t come here
@ruhiyastar2617
@ruhiyastar2617 6 ай бұрын
Tunney we love you u doing great😂😂😂
@NemaDahir
@NemaDahir 6 ай бұрын
Like the way you put your hijab.
@zaytuunihersi6924
@zaytuunihersi6924 6 ай бұрын
Fartuun habo puff pastry is xalaal waxaan arkay midka Aldi Iyo lidarka in ay qamro ku jirto habo Macan ila wadaag ciyaalkaygaa Jacel pastry thanks 😊❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
Kan waa mid sainsbury ah kuma jiro waa aqriyay ❤️❤️❤️
@iqrakediye2777
@iqrakediye2777 6 ай бұрын
I agree with you fartuun qofnaa haa u sheegin dhihi laha
@Maryamo_Cabdillahi
@Maryamo_Cabdillahi 6 ай бұрын
Hadeey sheegtana dhibi kuma jirto. Sodohda Waxay u sheegtay oo dhan ha u sheegto hooyadeed Ninkeedna ha u sheegto waxaa macquul eh Inuu dahab u gadi lahaa lakiin uu is dhaho way haysataa Fikirkayga waxaa ila quman inee ninkeed u sheegto si uu dahab ay iyadu leedahay ugu soo gado Sidoo kale waa inay hooyadeed u sheegto si aan loo oran dahabka zako ka bixi Maba haysateee maxay sako ka bixisaa ?
@xinoabdisalaan
@xinoabdisalaan 6 ай бұрын
Wan kuku raacsanahay
@queenk3570
@queenk3570 6 ай бұрын
Horta sodohda nasib Keed lakin wax maqari laheyn adunka wax qaris aan u necbahay wax qalada qof u wuxuu awoodin in uu isku dhibo
@ahmedapdiqadir4225
@ahmedapdiqadir4225 6 ай бұрын
Maasha Allah fartuun walaal reerka O'Day U samee
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 6 ай бұрын
Xuquuuq waxaa nooogu filan tuu ilaahay na siiyey nin ma caayi karo waayo aabahay korkiisuu igu soo koriyey ilaa uu ka dhimanayay waxaa haystaa nin aduunka iigu jecel bn haystaa waxaan haystaa wiilkayga ooo aduunka ugu jeclahay markaan arkaba Wadnaha idhaqaaqayo Marka see u caaya nin 😢I love nin somali❤
@munajama1023
@munajama1023 6 ай бұрын
Mashallah tabarakallah illahow abaha haku daayo
@AsmaAbdoGouhoul
@AsmaAbdoGouhoul 6 ай бұрын
Ma chère sœur, vraiment vraiment je suis fan de toi. Je t'aime énormément 💕💕💕
@maanmohamed-tu3kx
@maanmohamed-tu3kx 6 ай бұрын
Cawo dhan video gan ban radinayay walalaye heesta ban rabah magaced😅xuyeeri xay tiri one time❤
@FaadumoMaxamed-hf7nd
@FaadumoMaxamed-hf7nd 6 ай бұрын
Hore uso gabadh qiimo leh
@zahroqasin2250
@zahroqasin2250 6 ай бұрын
masha allah
@radwaAhmed351
@radwaAhmed351 6 ай бұрын
Masha allh tabarakllh allhuma bariik allh haku xafiido Abo xppty ❤❤
@Naruura4
@Naruura4 6 ай бұрын
Ninka 9 jirka halke uga hadashay walal gang inta video KZbin sodhigayse waba dawade😮
@shocksthedameer3426
@shocksthedameer3426 6 ай бұрын
Love your videos Fartun, and I’ve been part of walaal gang on 2 accounts for a long time! I don’t know what people were tagging you in, but it makes me sad to see women put down feminism when it’s the only thing giving us back our rights that Islam gave us. When we no longer have to fight for our safety and rights, we can give up feminism. But until then, I will be a feminist ❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
Thank you 😊 life is a beautiful thing. If you can mix many views and find your comfortable zone.
@nyg1162
@nyg1162 6 ай бұрын
Fartuun jarmalka abaar ba ka jirta, aaway 10ka nin halgabar kuso aadayo, gobalka Nord-Rhein-Westfalen haa soo aadan😂.
@Nature_motivation.2024
@Nature_motivation.2024 6 ай бұрын
Hello😂
@YussufAbdulrahman7
@YussufAbdulrahman7 6 ай бұрын
Macqul miyaa fartun Galkacyo loogusoodiro.....aabaha Allah haku xafido
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 6 ай бұрын
Fav bad itahay fartun dar alle ku jclhy🥰👸
@abdiqaadir7729
@abdiqaadir7729 6 ай бұрын
Fartuuneyyy ina aderoy gacaliso teamka hal habeen ma cazuuntid sida soonkii hore Nasteha io Abs broadcast asne noso duub😂😂😂
@ashaoali8020
@ashaoali8020 6 ай бұрын
Anigu waxaan dhihi lahaay ninkada u sheg
@xabiibalbi4836
@xabiibalbi4836 6 ай бұрын
Aniguba sidasan dhihi laha waayo isagu wuxu moodi dona hadhow inay iibisay ama uu ka lumay hadhow marku guriga ku arki waayo. Si yaro fiican oo dagan ayey ugu sheegi karta. Mida kale waxy ku dhihi karta waxba ha waydiin waxna ha dhihin. Hadhowdi si ayna iskugu dhicin.
@nyg1162
@nyg1162 6 ай бұрын
Masha Allah very tasty, I try it soon inscha Allah.
@liishoawed1934
@liishoawed1934 6 ай бұрын
fataal cay weeye lkn hebel lacagta wuu ku fataalaa waa ladhahaa gabadha sodohdeed wax xun may samayn keliya wixii ay awooday bay samaysay madaxa hasaarato
@sunrise4459
@sunrise4459 6 ай бұрын
Si xun hadaan u fikiro! Waa u keentay waa u quuri weysay iska iloow, ka soco
@maidasalahessa2615
@maidasalahessa2615 6 ай бұрын
Fataal wax kale bala dhaha fartuuney 😅
@samirabintusaeed634
@samirabintusaeed634 6 ай бұрын
I love this girl ❤❤ Keep going my dear
@amalabdiwahid2976
@amalabdiwahid2976 6 ай бұрын
Fartuuney London buska mala bursado miyaana magaalada noo aad vlog wax un noo suuge channelka quruxey 😂😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
Lacag ma igu siine?
@fadumasalad369
@fadumasalad369 6 ай бұрын
I love you fartuun you are unique ❤ kusoco
@fufu7330
@fufu7330 6 ай бұрын
Hoyo haku dhedhemiso iyada ku heysana
@MuslimahTiktok
@MuslimahTiktok 6 ай бұрын
Allahumma barik
@fadumaahmed1250
@fadumaahmed1250 6 ай бұрын
Allahma baarik
@MinaMinana-kq1nv
@MinaMinana-kq1nv 6 ай бұрын
Mansha allah aabo alle haku xafido ❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 6 ай бұрын
SHEEFUUNS. KUSH KUSH. WAA. KASALASMEY❤❤❤
@youtuber-cv6hm
@youtuber-cv6hm 6 ай бұрын
Maasha’Allah ❤
@nasroali8220
@nasroali8220 6 ай бұрын
Until you have to go to Germany
@indhoderaleey9825
@indhoderaleey9825 6 ай бұрын
Masha Allah fartun ❤❤❤❤❤❤❤
@hamdiahmed6695
@hamdiahmed6695 6 ай бұрын
Abyo ciwaanka cawa qoraalka wuu ka qaldanyhay umalaynaa “aniga” miyaa kawadaa?
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 6 ай бұрын
Sorry orod baa ku jiray
@mariamalhamodi5329
@mariamalhamodi5329 6 ай бұрын
❤manta first time aa comment qoro habibti
@rainlover9485
@rainlover9485 6 ай бұрын
Mash Allah ❤
@arafomohamed2719
@arafomohamed2719 6 ай бұрын
Dumarland calaan ina losemeyo waye 🎉
@safamubarak411
@safamubarak411 6 ай бұрын
Caday SAS dhana mano jaftay hada nahay rer sweden
@nimcodaimond4183
@nimcodaimond4183 6 ай бұрын
Furtun abayo biljamka kwrn mala aadikaraa
@selmahamuud
@selmahamuud 6 ай бұрын
Ameen ❤❤ Yaa rabii
@aymanwarsame9547
@aymanwarsame9547 6 ай бұрын
Naag wax garad ah baad tahay, Soomaaliya hadaad timaado liiska hasaawayaashaada igu soo dar waa intaas oo aan isla keenee.
@asmaabukar994
@asmaabukar994 6 ай бұрын
love you video's abayo
CONFESSION IYO DILEMMA BAA SOO NOQDAY
16:15
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 118 М.
RAMADAN DAY 15: ABAAYO XABADKA BAA IGALA DHEER 😂
14:10
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 28 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 28 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 46 МЛН
Marti qaad qado iyo casriyo 😜
20:45
Abay foziya channel
Рет қаралды 5 М.
PRANK: HOOYO AFKAA CUNTO IGU SISAA
12:33
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 179 М.
PRANK: HOOYO NINKA WUU IGU OG YAHAY INAA BALWAD LEE YAHAY
8:02
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 99 М.
PRANK: HOOYO FANAAN BAA RABAA INAAN NOQDO
12:01
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 251 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12