Candho calasey Waxu ku faana Waxi laga faani jiray
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
dahir ciise warabe ama yqano war hoy yaay ku dilin dheh ciise wa isu hiiliya maha sida isaqww isku qoslee walahay ka kugu dhow ba ku dilaya hada mid ciise dhibto dahir mantu ciiin daaqay
@munabashiir2152 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@mohamedomarbaan Жыл бұрын
Haa sax lkn in la kala xiishodo weyfican tahay
@nimogedi2646 Жыл бұрын
Haye seedigay. Away Walashay Ayaan. Waaan u xiisay Ayaan
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
dahir wuxu iska dhiga xariif lakin qofka qofka paswordkiisa ahaya ayuu hanjaba ka qaataan muxu samyn kara hadaaba maxkaamd bay leeydahay youtube qof dacweya dahir ma la wayay waxan waa dhaqale qofna in dhaaqlisiisa lagu xadgudbo looma baahna dahir khalad wayn buu ku jiraa
@xiiscabdi5199 Жыл бұрын
gabadh waa lafuri jiray balse guurkan cusub fikir ahaanteyda waxaan u'arkaa guur political marriage dhanka kalle cawaale waa hobol(fanaan)sooomaaliyeed Daahir calasoow nabad hakusoo daboolo xaajada
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
Dahir gabadh ujecelyahay aya cawaale guursaday waa saas sababta
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
maxakmada youtube ha tago tan kale dahir gabadha siisay passworka ninka
@dulmar9139 Жыл бұрын
Irir samaale 👍👍👍👍
@rikardostalin5708 Жыл бұрын
Muxuu ahaa irirku
@sadocabdi7737 Жыл бұрын
Wuxu yidhi intan show dhajiyeey waligey kama baqan niinbanhy balantu qado ilaliyaa
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Ninkii naag samroon ka taaga sidaas baa udhambasaa
haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay ma dahir baa suldan noo ah Alla isaqa beer jilicsana ma daahirki malin walba idin cayi jiray ba suldan idin ah wad ku suldan la daahin hada cid ka dhigaysaan wiilka jaamal maad ka dhigtan
@onabeat6352 Жыл бұрын
Dadka waxaa lakala gartaa maalintay dhanaantay. Markaa dahir reer shiikh Isxaaq barigaas daawashada ayaa kagashay. Balse ku ilow maanta oo ay,arintu mareyso ISAAQ iyo yaareer hebalahey meesha uu ka istaagay. Dahir Calasow yuusan xoog iyo xoolo kugu bixin laakiin waa nin saameen badan kuleh baraha bulshada. Marka hala,is dajiyo oo hala fahmo dabayshu siday u socoto . ALLAHU ACLAM WABILLAAHI TOWFIIQ.
@sacido1721 Жыл бұрын
Dahir waa saqajaan umada ilaahey ha ka qabto
@maslax1119 Жыл бұрын
nagee OO kale AYUU facltama waxu KU kacayo DUMAR AYAA sameeyo wuu qaslyaa
@mahdimuuse7131 Жыл бұрын
he's tu kuso heesAyi waxa so sari malihidino
@asmadjibril3948 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣astaqfirullah odaygan aya iska cibaadayso dhaha qof aan war u hayn ayu ku daalaya cawaleh hees ayu ku soo jawaaba ee live kuma dhex habaataqleeyo
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
UF IYO AKHAS😂SOMALILAND😂OO DHAN😂CANDHO CALASEY😂AYEY DABA FADHIISTAAN😂!! BUDHUQ BAASTO😂AYEY😂NAF MOODEEN😂HSHAHAAAA😂KABA QAAD BAAD U TIHIIN😂