Waa eeyad aan garaneynin muhiimada ay dhulkeeda hooyo ay leedahay ee xabsiga haku urto
@faah-l2d17 сағат бұрын
mana xidhna waa been reer somaliland lagu mariin habaabinaayo
@ahmedali-nu7ye20 сағат бұрын
Subhanallah Horaa looyidhi hee Baqal fardo ladaaqfa Faras bey is moodaa Walaal maaha iska hadal Aduun waa wareero war iyo Sheeka Kahadhaa Waa Munaafaqiin <>labaduba
@ummuisra672120 сағат бұрын
Abwaanad niciima waa dadka fara ku tirisKa ah ee runta iyo xaqiiqda sheegay
@ummuisra672120 сағат бұрын
Waad riyoonaysaa ee Somalia 🇸🇴 keliya ayaa jirta UN ta iyo dunidana soomaali waa one
@slandprince721021 сағат бұрын
Waar reer kama shaqeeyo JSL hala soo xidho Liibaan anoo weliba Garxajis ah ayaa sidaa leh hadii kale qaar kasii xun baa iman.
@slandprince721021 сағат бұрын
Doqon ta hala xidho waa cadow dabadhilif waa shaqaalihii Farmaajo Muqdisho na ma tegi karto.
@sammie116321 сағат бұрын
Maasha Allaah
@zahraabdul987922 сағат бұрын
Adigu koley abwaanadu waa kaa caqli badantahay
@zahraabdul987922 сағат бұрын
Naciimo Allah xifdiyo
@ZaynabMoh-s2z23 сағат бұрын
Cawiloow waana kaalalaabatay layakatii waayo dal kaaga majecalide oo sebisa garayabaad kadooratay ee macasallaamo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Borama196023 сағат бұрын
Keep her in jail for life. She got the freedom she wanted in Muqdisho. Why didn't she stay there. I hate anyone who is against Somaliland. She deserves to be locked up naagta waalan.
@fatumaahmed471818 сағат бұрын
It is true.she is copy cat.doese she thinks the prisone is her house.prison is prison she wants a big room.
@mohamedmuuse-ck5gm23 сағат бұрын
Waxa Ka xun Sinatrar qodox isagoo shaqo U haya qaranka Ka door bidey QARAN dumisnimo inanta hala SII daayo waa dumar wax kasoo qaad malaha
@siciidxasannuur1039Күн бұрын
Waa sidaas aad sheegtay uun😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@nimasahal8599Күн бұрын
DOQONIMO HADAL😅
@Waryaa1234Күн бұрын
Naciima marka hore waa gabadh in la xidhana waa qalad. Waxba u dhibi meyso jidhitaanka Somaliland. Inantan caqli ku filan malaha. Wasiiradii, iyo xildhaabanadii reer Somaliland ee Xamar u shaqo tagay bàa cafis soo weydiista madaxda Somaliland inta ay ka soo degin madaarka Hargeysa. Cid la talisa miyey weyday? War is ka sii daaya inanta.
@Siraad-b5iКүн бұрын
Run bay sheegray ma qasab baa in aad ky qasabto gooni u itaag
@SahraNohКүн бұрын
Hala soo xidho isagana liibaan Wax xiniyo layidhaahdaa majiraan dawlad dalka utudhaysa majirto
@SahraNohКүн бұрын
isaguba waakii Soomaaliya uhiilinayey Dadka iyo dalkakaba caayaayey is not difren
@FaadumoaaaКүн бұрын
Sxp dhinac ayaad u badantahay
@FaadumoaaaКүн бұрын
Wax ba Malala duwana
@AbdulkadirHirsiAliКүн бұрын
Isir iyo sinji waa sowraca ay somali isku garato
@amaljamaa8478Күн бұрын
Doqoneey baga lagu xidhey wayo xiniiyo muqdisho ayey ku socotaa
@khadrayoonis9420Күн бұрын
KA WARAN QOFKA DUMARKA TAN EE RUN UGA XIDHAN LABADA GODBA AMA LABADA ALBAABA NICIIMA QORANE IYO HARGEYSA MIDNA MA XIDHNA WAY MATALAN WAXAAN DAD MASAKIIN AH OO QOF QOF AH AYAA U XIDHAN QARAN GURIGII BAY
@khadrayoonis9420Күн бұрын
WAAR XIDHNAADXHADDII KALE CAASIMADA WAREEJIYA OO BOORAMA KU WAREEJIYA NINKA KURSIGA IYO MADAXTOOYADA KU JIRA AYAA LA XIDHA OO IN LA FADHIISIIYO BAAHAN HADA MA QOF TAAGAN AYAA SALAAD KU JIRA AYAA XIL LOO DHIIBA
@saidibrahim5931Күн бұрын
Marqaan land demoqradiyad kama jirto , maalin walbo qof aya laxira oo lajir dila aanan aminsaneen Marqaan oromo land
@fatumaahmed471818 сағат бұрын
Waa home land.adii guurii kumalihid oumaad daalan.
Cawilow isir iyo jinsiyad waa isku mid e taas iga sax bal 🫣 iyagoo isku isir ayeey kala dowlado ahaan karaan weyna yihiinba sida carabta ama africanka qarkood luqada sawahiliga kuwa ku hadlo hadaan khaldaneyn