DAAN-BARI AAMINA CABDILAAHI XIRSI IYO XASAN AADAN SAMATAR HEES abwaan XASAN GANAY

  Рет қаралды 213,996

WARCIMRAAN TV

WARCIMRAAN TV

Күн бұрын

SUPSCRIBE si aad ula socoto
SHARE si aad ula wadaagto cid
COMMENT si aad dhiirrigeliso
LIKE hadaad ka heshay
WARCIMRAAN TV AFTAHAN
Copyright contents, reuse not allowed
🌺💐🌷🌸⚘🍁🌹🥀🌼🏵🌹🍁⚘🌸🌷💐🌺🌹🥀🥀🌺💐🌷⚘🌹🌹🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌷🌷⚘🌹🌹🌹
DAANBARI , DAAN-BARI
AAMINA CABDILLAAHI XIRSI IYO XASAN AADAN SAMATAR " markay dani ku haysaad dad ku kala ogaataa"ganey,XASAN X CABDILLAAHI X XASAN"
DAANBARI ADOO YAAL
CIRKOO DOOLLO KA ONKODAY
BEESHA OO AH DOOG RAAC
ADNA AWRTU DABARLI'I
INTAY KAAGA DAATEEN
LABADAADII AAR DILAY
DUSHA WAX AAD KA RARATANA
KOL AY TAHAY DAMEER HAYN
REERKII KAA DUL GUURIYO
DERISKII WAX KUGU TARA
KOLKAY DANI KU HAYSAAD
DAD KU KALA OGAATAA
ANNA MAANTA DEBECSANI
NABARKA I DAMQAAYANA
DAA'IM IYO ADAA JIRA
WAX DAWAYNKARAAYEE
ADIGIYO DADNIMADAA.
ADAA DOOLLO IYO HAWD
DEEGAANTA TAALLIYO
DOOGGA U WAHOODEE
NINKA DAAQSIN MAQALEED
DARUURAHA KU HOORIYO
DULEEDKIISA KA CABBAYN
DARAANKIISII OO MADHAN
XARRAGANA ISAGA DAYN
DIIFTIYO JACAYLKIYO
DIIHAALNA KAA BADAN
WAAYAHANA KAA DARAN
DANTA HA ULA CABANNINE
ADIGOO AAN IGU DIGAN
ANNA AANAN KUGU DAYAN
NABARADA DAMQANAYAA
WAA DABAR WAQTIGU SIDO
DEEQDII ALLANA MAQAN.
DUUNYADOO AH CEEL QABAD
DARAN CUNA, KALIISHII
DOQON SILIC WARAABSHIYO
ADOON GEESI DAAFACA
MIDNA CEELALYO U DIRAN
XOOLAHOO DAF SOO YIDHI
DARKA KAAGII OO TUBAN
DAAN-GASLAHAA WARAABSHEE
KII SII DURDURSHIYO
DOOBKII WAX KUGU TARA
MARKAY DANI KU HAYSAAD
DAD KU KALA OGAATAA.
KOL UU DAAD-MAREENKIYO
DACDA NUGULKU KU DEGO
AMA UU DADBA U BAXO
OON LAMA DAREERTEE
NINKA WABI DIRAABIYO
DURDUR MARO AGTIISEE
BIYO UU U DOONTIYO
DUNQURUUR KA QUUSTEE
GALAAN BEENYO DARIKARIN
DUUNYANA WARKEED NACAY
WAAYAHANA KAA DARAN
DANTA HA ULA CABANINE
ADIGOO AAN IGU DIGAN
ANNA AANAN KUGU DAYAN
NABARADA DAMQANAYAA
WAA DABAR WAQTIGU SIDO
DEEQDII ALLANA MAQAN

Пікірлер
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
#LyricsSongDaanBARRI #AaminaCabdilaahiAHUN Daan bari adoo yaal Cirkoo doollo ka onkoday Beeshoo ah doog raac Adna awrta dabar Li'i Intooy kaaga daateen Labbaddaadi aar dilay Dusha waxaad ka raratana Kolay tahay dameer hayn Reerkii kaa dul guuriyo Dariskii wax kugu tara Markay dani ku haysaad Dadka kala Oggaataaa Anna maanta dabacsani Nabarka i damqaayana Daa'in iyo adaa jira Wax dawayn karaayee Addigiyo dadnimaddaa #HassanaadanSamatar Addaa doolo iyo hawd Deegaanta taalliyo Doogga u hawooddee Ninkaan daaqsin maqaleed Daruuraha ku hoorriyo Duleedkiisi ka cabbayn Darraankiisii oo madhan Xarragana iskaga tegay Diiftiyo Jacaylkiyo Diihaalka kaa baddan Waayahana kaa daran Danta hawla Cabbanine Addigoo aan igu diggan Anna aanan kugu dayyan Nabaradda damqanayaa Waa dabbar wakhtigu siddo Deeqddii ALLE-NA maqan #AaminaCabdilaahiAHUN Duunyada Oo ceel qabad Darran cuna kaliishii Doqon silic waraabshiyo Addoon geesi daafaca Midna ceelal-yo u diran Xoolahoo daf soo yidhi Darka kaagii oo tuban Daan gaslahaa waraabshee Kii sii dur duurshiyo Doobkii wax kugu tara Markay danni ku haysaad Dadba kala Oggataaa Anna maanta debacsani Nabarka i damqaayana Daa'in iyo addaa Jirra Wax dawayn karaayee Addigiyo dadnimaddaa #HassanaadanSamatar Koluu daad mareenkiyo Dacda nugulku kuu dhaco Ama uu dadba U baxo Oon lama dareertee Ninka WEBBI diraaciyo Dur dur maro agtiisee Biyo uu u doontiyo Dunquruur ka quustee Galaan beenyo dari karin Duunyana warkeed nacay Waayahaana kaa daran Danta hawla caba-nine Addigoo aan igu diggan Anna aanan kugu dayan Nabaradda damqanayaa Waa dabar wakhtigu siddo Deeqdii ALLE-NA maqan __________________________ Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii ugu heesaha cuslayd ee BIDAARI SIBIQ BAY KUGU GASHAA- 1976 riwaayada waxa curinteeda Lahaa Abwaan Hassan Ganney-: heestan waxa codka ama laxanka u sameeyey Hassan Aadan halka kabanka uu garaacayo GOOBE AHUN Darmoogadana ay tumaysa SHAMSA Cumar AHUN -. Heesta waxa si heer sare ah ugu wada luuqaynaya Legend, Cod Libaaxle Hassan aadan Samatar iyo Aamina Cabdilaahi Xirsi AHUN iyadda iyo intii dhimatayba- Aamiin.
@kingaaryan3116
@kingaaryan3116 5 ай бұрын
What a art muuqaal wuu dhaafy ❤🥶🔥
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
Wow dan bari adoo yaal cirkoo doollo ka unkaday🎻🎻
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Farshaxan baad tahy wll si wngsan bad isugu beegtay heesta iyo muuqaalka thanks heestan badan baan raadiyey duubisteeda hore
@qaasimmacruuf3501
@qaasimmacruuf3501 3 жыл бұрын
Warcimraan tv Eeshcalaa Zxbky Aftahan Wnkaa hynaa Aamina Clhi Iyo Xasan Aadan Fanaaniintii Loobaahnaa Weeye
@deekoahmed
@deekoahmed Жыл бұрын
Sanadku waa bilow 2023 heestan aaad ayeey iitabatey wxn rajeynayaaa rajadaaan sugayaa mid khyr igu soo dhmaata in illhy iga dhigo 15/1/20223 axad
@SAAMOFFICIALMUSIC
@SAAMOFFICIALMUSIC Жыл бұрын
17-02-2033 incha Allah
@zakariacabdi1966
@zakariacabdi1966 4 жыл бұрын
Mansaha allah sxb muqaalka iyo hesta wad isku kentay
@warcimraantv2541
@warcimraantv2541 4 жыл бұрын
WAAD MAHADSANTAHAY SAAXIIB
@abdillahibarre
@abdillahibarre Жыл бұрын
Heestii wuxuuyahay abaal
@ebraahimsweet4009
@ebraahimsweet4009 3 жыл бұрын
Amina c/laahi fananad qaaliya
@smiledon77
@smiledon77 3 жыл бұрын
waa eraydii xasan ganey senoir+miyi
@SakeriyeCumar-vi4tr
@SakeriyeCumar-vi4tr 5 күн бұрын
Hees farshaxan
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 4 жыл бұрын
Xasuus.ano.joga.hargaysa.ayala.kenay.RUWAYADII.LA.ODhAN.JIRAY.BIDAARI.SIBIQ.BAY...KUGU.GASHAA..... Tigidh.ku.4,lab.ayu.gadhay.xasan.aadan..askari.ayu.ku.matalaayay..aamina.abe.heed.ayaa.yidhi.ninkad.doonto.ii.keen.aan.kusiiye..nin.shaqalaha.dawlada.ayaa.iska.jcl.day.ayaduna.waxay.jeclayd.x.aadan.ninkii.jeclaa.aya.xidhay.xasan.aadan.qiso.dheer.ayaaaaa.kujirta.masokoobikaro.lakiin.inta.xasusata.ayan.ujeedaa
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 4 жыл бұрын
Adaaa dollo iyo howd deegaantaa taaliyoo doogaa u hawoodee niinkaan daqsiin maqaneed
@nasirgahayr879
@nasirgahayr879 3 жыл бұрын
Qisada hestani waxayka dhacday magalo bidhiidh
@qadijocali3391
@qadijocali3391 3 жыл бұрын
Maashaa allaah
@barkhadahmed
@barkhadahmed Жыл бұрын
Ereyada qoraala kudara Dhalinta dambe ma fahmayaane Dirqibaan Ku fahmayaa ereyada qaar Inta hore waaba Odhaah markasta la isticmaalo.reerkii kaa dul guuriyo deriskii waxkugu tara markay dani Ku haysaad dadka kala ogaataa
@osmanahmed2313
@osmanahmed2313 2 жыл бұрын
Wario.sheeko.yahakahadha
@warcimraantv2541
@warcimraantv2541 2 жыл бұрын
WAAD MAHADSANTIHII DHAMMAANTIINBA SAAXIIBAYAAL
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 4 жыл бұрын
Disha waxaad ka raratana koley tahay dameer heyn reerkiii ka dul guriyo dariskii wax kugu taraaa dadka kala ogataaaa markay dani ku heysaaa
@warcimraantv2541
@warcimraantv2541 4 жыл бұрын
MAXAMED TAAJIR KKKKK AXYAA MACALLIN SAXAAFADEED NINKII QAASIN KA WARRAN
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 4 жыл бұрын
@@warcimraantv2541 waa jokgA saxb
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 10 ай бұрын
Xoolaha hasoofin adiga soof dhul aanan ubahneen riig riig ladono dulfariso anaqotay anaa ijartay dowlad kaaxogweyna ahay iskusobax xisabin gobolke ubaahan riig hada udhalatay goormaa soodagtay farsamadan kalatashatay qofka kusodhibAy dowladas dalkeda macalin makatahay doowladeda mase mid gar wax ogabarta bugagtedana kasoxada arday aadiskarebeysid oo juhdi lacag loga qato aba kuwa kacanhorsada walidkod macalin iskulka kulajurin walidka logaturjubanin dowladi dib uguceliya riigagi isdinko kalaxaden aba kalagaraneyn wadanka
X. A. Samatar & Aamina C/laahi
15:15
Hal Abuur channel
Рет қаралды 7 М.
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 184 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,3 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,1 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
DAAN BARI ADOO YAAL || XASAN AADAN SAMATAR
15:22
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 304 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 71 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН
xasan aadan iyo sahra dawo
7:33
Hasan gahayr
Рет қаралды 19 М.
Aamina Cabdilaahi Xirsi - Gacantu Raaxa Daranaa
7:56
Ik Hajji
Рет қаралды 360 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,3 МЛН