XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :

  Рет қаралды 2,498,857

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

8 жыл бұрын

Пікірлер: 649
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Heestab markii ugu horeysey aan maqlo aabahy alle ha raxmadeee oo ka shaqayn jiray bankigii muqdisho Ayaaaa markiii uu shaqada ka yimi uu hargusa noogu yimi isagoo cajalada badan oo haystan iyo heeso kale ku jiraaan u keeney hoyaday macan markaasaan la daawnay waayo waayo 😥😥 Aabe alle haku raxmado
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
LYRICS *Xasan* Dalsankii widhiidhoo Xilliguu gu' di'i jiraaye Dambarsamuhu ku onkoday Darantuna ugbaad tahay Oo ramadku dayr dhalay Deer-cadkiisi loo dhigay Nirgaha meel duleedka ah Damalada hadhkoodana Digriyayso culimadaa Hablo dahab la moodiyoo Doobkiyo barbaartunaa Ilaa waagu daalacoo Sacabka aanay daynayn Daymada sideedii Marka aan ku daawadoo Qalbiga igu diirsadaa Dadna adaa ugu qurux badaaneey Deegaanta roobkiyoo Adaa doogna ka udgoon Dumarna waa adoo qudha Dookhna waa kan igu jira Duntuna iigu kaa xidhan *Magool* Dooliyo afmeeroo Roob aan dabeyl iyo Duufaan wax qaadiyoo Dibindaabyo lagu araag Mowluhu ugu deeqo Dhulka meesha didibta ah Daadkii kusoo jabay Dambaskii uu kala tagay Iyo digadii xoolahaa Oo madheedhku dayr dhalay Hoobaan da'aysiyoo Malab yaro ka daatiyoo Dusha midha ku leeyihiin Daymada sidoodii Marka aan ku daawadoo Indhahay daraandara Dadna adaa ugu qurux badaaneey Waagoo dilaaciyoo Dabna adaa ka muuq dheer Ragna doorki baa tahay Dookhna waa kan igu jira Duntuna iigu kaa xidhan *Xasan* Xidigtii dagaariyoo Dayaxiyo cadceedoo Dariso gantaalaha Dacallada ka baxay iyo Diilimo iska hor yimid Daaheen dhamaanoo Cirka meel ka wada dagay Oo dab iyo nuurkiyoo Mudabkooda dahabka ah Daaweystay maalmo oo Dan-wadaag shucaac u leh Sagal yaroo da'aayiyoo Dusha caad isaga maray Dar-allee jalleecada Waxay dunnida u eeg yihiin Dambi li'i adaa jiraa Dadna adaa ugu qurux badaaneey Deegaanta roobkiyoo Adaa doogna ka udgoon Dumarna waa adoo gudha Dookhna waa kan igu jira Duntuna iigu kaa xidhan *Magool* Dimis oo barwaaqoo Dirir cawle ku ongodaayey Dhulka meesha darida leh Doogiyo xareedii Labadu is dabaasheen Duunyaduna galabtii Laxda sabada daaqdiyoo Neyluhuna duleedkii Farduhuna is dugsanayaan Ooy dumarku xoolihii Soo dabbaala leeyihiin Awrna dabarka lagu xidhin Meel dheerna laga dayin Dayasha kalgacalkaa Marka aan ku daawadoo Indhahay daraandara Dadna adaa ugu qurux badaaneey Waagoo dilaaciyo Dabna adaa ka muuq dheer Ragna doorki baa tahay Dookhna waa kan igu jira Duntuna iigu kaa xidhan Ereyadii Abwaan xasan cabdullaahi (xasan geney)
@faysalosman8745
@faysalosman8745 2 жыл бұрын
Xxszďfaw22ßssswwwqaa1111wwqqwáźźZZZXXŹAŹZZZŹQEÞGFFFFÇXĎXŹZXXŹŹŹZŹŹ,q1mLhgggghh . 8to . 0p Ppppppoooy6655th
@aslicabdi3818
@aslicabdi3818 2 жыл бұрын
Thankz
@hassanabdulle240
@hassanabdulle240 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 Жыл бұрын
@@hassanabdulle240 u welcom wll
@axmadnuur1759
@axmadnuur1759 Жыл бұрын
Sharf iyo krmo🫵zhp qaali 🥰🥰
@mahdimmed7272
@mahdimmed7272 4 жыл бұрын
Waa labo Fanaan oo HG❤🇸🇴🇩🇯 Allah yaa Raxma Boqoradii Codka Xaliimo Khaliif Magool iyo kornayl Xasan Adan Samatar
@abiikaryare1239
@abiikaryare1239 3 жыл бұрын
Umada markii eey wax kale ka hdlayan adinkana qabiil lee ka hdla had iyo jeer Habar gidireey, kaali qabiilka iyo magacina oo meel wlbo kamuqda sharaf iyo ilbaxnimo maad u moodaan
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 3 жыл бұрын
Xasan waa nool yahay
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 2 жыл бұрын
@@abiikaryare1239 maxaye tahaye adigu xaasiiyadad ku qaabto inuu qabiilkiis sheegto miiyada ka xuuntahaye adigu
@axlamali6332
@axlamali6332 2 жыл бұрын
​@@abiikaryare1239 qabilkle somali qabil ka hadlayo lma arag qabilkn ma ahe
@cahil6216
@cahil6216 Жыл бұрын
@@axlamali6332 dhilo mgc hg miya xanon kugu hayo nacala kudhalay
@apatientcuredisacustomerlo3761
@apatientcuredisacustomerlo3761 4 жыл бұрын
Waah waah ax yaa xasan baashi iyo boqoradii codka Alle haw naxariistee marxumad xaliimo sheikh khaliif cumar magool ❤ ciid mubaarak dhamaan umada somaliyeed 🌙👳‍♀️👳‍♂️ ❤ 23 /5/2020 sooroga (sabti)
@yoonisgabal5461
@yoonisgabal5461 2 жыл бұрын
1:dalsankii widhidho 2:cashadu ilahay 3:sayroo guyaalbadan 4:daanbari adooyan Afarta heesod ee darandoriga ah Ee xasan aadan qado labo magol laqado midna Amina cabdilahi midna sahra axmed waxa curintoda laha abwan xasan Gani xasan Gani la,antisa xasan aadan waxba manoqden
@abdirahmanmuqter6190
@abdirahmanmuqter6190 Жыл бұрын
Xasan ganey waa Abwaan sax lkn ogow heestu isma qaado ismana laxamayso in erayo la curiyo waxaa ka dhib badan In cod lasaaro oo music iyo codka la is waafajiyo intana asaa laxameeya teedakali Heesaha kala ah Siraad,Heesta aan qof copy-yeysa loo heyn ee beledweyne iyo kuwa kaloo badan ayuu qaaday Hassan ma sahlanee ogow
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 Жыл бұрын
Waana afarta hees aan ugu jeclahay
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Күн бұрын
heesta ha khaldiina waa daqsiinkii wiiriiro
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 8 ай бұрын
Heestan waxa Aan wada dhagaysan jirnay ina Aptiday (2016) waan jeclaa lkn Calaf baa Naka geyay oo iminka waa Marwo Ana wali Singel waxanku leyahy ina Apti Noloshu hakuu wacnaato Alle ubad baari Ah haku siiyo😭💔
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 4 жыл бұрын
waxan ka nimi hargaysa waxan sii galaynaa tog wajaale waa 3:57pm bishu waa 2020/03/10 ilahayo nabad nagu gee waxan ku sii jeeeda jarmalka fasax ayaan wadan ku imi caruusna waan ahaye asxaabta soo duceeya
@binticali2421
@binticali2421 4 жыл бұрын
Caruus wacanoo baraara wall💏
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Alla hakuu barakeeyo reerka ubad khayr qabana Alla haydinsiiyo.Aamiin.Dee waxaan islahaa wuxuu odhanaya taariikhduna ay ahayd 80kii ama 90kii laakin 2020ka ayaad ka dhigtay.
@habiilmire6841
@habiilmire6841 4 жыл бұрын
Sxb hada germalka ma noo timi ani manta ayaan Germany lahr beey heestu iga shidan thy inkasto reerkygi Paris iga jiro oo aanan la ciidin sababta caronaha waan kusalamay caruus
@habiilmire6841
@habiilmire6841 4 жыл бұрын
@@abdihakimmohamud9373 kjj waad iga qoslisay heesta inaga waa inoo 5 25 2020
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
Aroos wacan Ubad kala Hela Wiil iyo Caano gabar iyo malab insha alaah
@wayelkajaqafsada3142
@wayelkajaqafsada3142 2 жыл бұрын
Habeen axad soogalayso taarikhdu tahay 23/4/2022 dalka Rwanda casimadisa Kigali safar ayan uahay Uganda illaa Kenya ayay heestani gaarigayga iiga iibaxaysa jawi àan inaba caadi ahayn ten years ago ban xasus dib ugalay🎵 Laba fanan àan qaas udhagaysto boqorka codka xasan aadan Samatar xasan baashi iyo allayarahma boqorada codka xaliimo khaliif magool ❤️💯
@mohamedabdilahi3151
@mohamedabdilahi3151 4 жыл бұрын
Waxan heestan ku dhegaysanayaa Hargeysa 4:18am 08.07.2020. Heestani waa mid ka mid ah heesaha aan ugu jecelahay ee abid la qaado.
@sagals1281
@sagals1281 2 жыл бұрын
Tt8t8yxfyd,f,f,f,d,fttyfytuttdťtttS4sdw@5ESAaaA5aA
@abdiaziizabshir690
@abdiaziizabshir690 6 ай бұрын
2024 duleedka xarardheere oo aan sanad ka hor hees aan laga ogoleen ayaan ku dhagaysaneynaa anagoo badan oo meel bacaad ama bacad fadhina, waa gud cur waxaaa noo shidan moobil qof asxaabta ka mida wato alloow dalka nabad nooga wada dhig❤
@zakiawil8370
@zakiawil8370 4 жыл бұрын
Ereyadii abwaan xasan ganey Codkii labo legend tiirdhaxaad aha Xaga fanka xaliimo kh.magool Iyo xasan A. Samatar Laxankii jaango wa hees midhaha iyo laxanka iyo luuqda laysku jaangooyay waxanay ku salaysan tahay xilli degaanku barwaaqo yahay Alla dhulka hooyo wacana marka suganta lagu cabiro kaba si daran
@osmamsufi7817
@osmamsufi7817 8 жыл бұрын
erayadii abwaan hassan geney luuqdii magool iyo xasan aden riwaayadii dumistii aqalkayga iyo arooskii inantayda 1976
@halimayusuf4324
@halimayusuf4324 7 жыл бұрын
Hassan Wadani. Oooooooooh hees dheh Abwaanka weyn Xassan Xaaji Cabdullaahi(Xassan Ganay) Codadkii xidigihii fanka Somaaliyeed Aun Magool iyo Samater👏👏👍👍
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Osmam Sufi laxankii legend Axmed Nuur Jaangow
@cabdiraxmaanmaxamed2842
@cabdiraxmaanmaxamed2842 6 жыл бұрын
Qaraac
@mustafqelshey455
@mustafqelshey455 4 жыл бұрын
wakahelaa
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
Waa ruwayadi dumisti aqalkeyga iyo aroski inankega Samatar wxaa aabo u ahaa micaad miigane
@ikranabdalla8966
@ikranabdalla8966 2 жыл бұрын
Allah ku naxriisto eedo🥺 adeer cimriga Allah ku barakeyo ❤
@fartunali965
@fartunali965 3 жыл бұрын
Woof caleek Fanaaniintii cayr habargidir magool Alllow u naxariiso xasan aadan cimri dheer cfmd ban u rajaynaya
@anissahassan9932
@anissahassan9932 9 күн бұрын
I am listening right now 12.7.2024 is amazing song I’ll show halimo khalif uu naxariisto hassan Aden I hope you got long live🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@farhiyojimaale6286
@farhiyojimaale6286 7 жыл бұрын
Laba fanaan oo kala dhicin iga dheh. Ilaahow ku naxaristo magool
@umxassan4039
@umxassan4039 7 жыл бұрын
Farhiyo Jimaale haa wlhi waa cajiib ereyda iyo faniinta qadeyà
@farhiyojimaale6286
@farhiyojimaale6286 7 жыл бұрын
Faadumo. Sheekh mahadsanid abayo
@mohamedharbi1434
@mohamedharbi1434 6 жыл бұрын
Farhiyo Jimaale wa sax
@ahmednorsheikhali838
@ahmednorsheikhali838 5 жыл бұрын
Farhiyo Jimaale Aad iyo Aad
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 4 жыл бұрын
Allah u naxariisto Aamiin walaal
@shaakirmohammed3902
@shaakirmohammed3902 5 жыл бұрын
6 \8/ 2019 baan dhagesanaya ano joga South Africa 🇿🇦 Hadad iga dambeso Like ii saar
@maymuuncabduraxiim5091
@maymuuncabduraxiim5091 5 жыл бұрын
Anigaa kaa danbeeyo 12/8/2019
@zuldanhamze2365
@zuldanhamze2365 4 жыл бұрын
8/9/2019
@libanshuute1373
@libanshuute1373 4 жыл бұрын
Absolutely ugaas
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
Ragna waa adoo qura dooqna waakan igu jiro duntana igu kaa xiran yarkaan commentiga aqrayo😋😋🥰
@abdifatahismail5632
@abdifatahismail5632 4 жыл бұрын
Dumarna waa.adoo qurra dooqna waa kan igu jirra dantuna iigu kaxitan yarta soqortay
@mohamedarab7334
@mohamedarab7334 4 жыл бұрын
Ramla qurxy
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
@@abdifatahismail5632 😃😃😃😃😃😃
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
@@mohamedarab7334 🥰🥰🥰
@bashemohammud7573
@bashemohammud7573 4 жыл бұрын
Kkkkkk ninkasta miyaa mise 😂😂😂😂
@HersyUgaasD-ps2dw
@HersyUgaasD-ps2dw Жыл бұрын
Yaa salaam yaa salaam Hillaacii Soomaali soo mara Mudane musharaf Xassan A. Samatar Allow sii cimri dheer iyo caafimaad daa'im ah Boqoraddii codka Faaduma Magool AUN
@abdulahimohamud8280
@abdulahimohamud8280 3 жыл бұрын
Cabsiye hadaa tahay like saar labadaan legend ayaa ka dhalatey❤️
@abdifitaaxyare8569
@abdifitaaxyare8569 7 ай бұрын
Magool allah u naxariisto Xassan’s cimri dheeri cafimad iyo cibado suban u rajeyna ❤️❤️
@raflehisse437
@raflehisse437 3 жыл бұрын
Waagaan waxan aheyn iyo maanta Alhamdulilah Muqdisho gaar ahaan Hodan ayan ku dhashay ebedkey ma ilaabayo waagi aan Xamar nabad ku socday. RIP AABE SIYAAD
@housseinabdillahi3252
@housseinabdillahi3252 4 жыл бұрын
Wiriir iyo dimbis oo ah halku dhiga heesta ama deeganka lagu amaanayo waxu ku yaala gobolka saaxil ee Somalian gar,ahaan degmada bulxaar ee xeebaha saxil region 27 jun 2020 by hargo from Canada
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Erayadii xadan ganey. Afsomali somaliland ugu kaaley proud to be reer waqooyi
@waryaasomali
@waryaasomali 4 жыл бұрын
War yaa dhageysanaya 2020 Oo hakan Iska muuji like qu qabo
@hindizaarunited8312
@hindizaarunited8312 4 жыл бұрын
🖐
@caanomaleh9475
@caanomaleh9475 3 жыл бұрын
Aniga wall 3_10_2020
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Waa maalin khamiis ah taariikhdu waa 31/12 /2020 saacada geeska Africa waxay ku beegan tahay 9:00pm la filayaa sanadka cusub ee 2021 goobtu waa tog wajaale mirqaan shuushaa waxan ku raaxaysanayaa heesta dalsan waa codadkii xasan aadan samater iyo allahaw naxariistee magool Waa erayadii xasan cabdilaahi xasan (ganey) laxankii iyo kabankii allahaw naxariisto mujaahid xudaydi Allah ya cisak mudanayaal iyo marwooyin allah ha ina xafido dhamaanteenba
@taraydhtvchanel
@taraydhtvchanel 2 жыл бұрын
WAxaan go,aan ka qaadanayaa dhagaysiga heesaha waxaa igu danbaysa tan ishaa alaha
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
@@taraydhtvchanel dee waa yeelkadaa 😆 🤣
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
@@taraydhtvchanel ina dhilo ayaad u eeg tahay nacalaa wixii iskaa dhalay kun jeer ku yaale faqash fooqal xaaraami
@cabdisuley7469
@cabdisuley7469 Жыл бұрын
Ruwaayadii dumistii aqalkeyga iyo arooskii inankeyga Erayadi abwaan i xasan xaaji cabdullahi Xasan ganey cadodkii xasaa aadan samatar iyo aun xaliimo qaliif magool Laxankii aun axmed nuur jaangoow 1977 dii
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
Wooow I listening at 4 am 2020 in Tottenham she was the best artist ilahoo uu naxariisto halimo x x
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 2 жыл бұрын
Tottenham North London
@asmarosa145
@asmarosa145 4 жыл бұрын
Dooliyo afmeero rooban dabeyliyo Duufan wax qaadiyo dibin daabyo lagu arag mowluhu ugu deeqo 4/10/2019🤞🤞
@mahatomar9833
@mahatomar9833 3 жыл бұрын
🖐️
@cirkaguur8916
@cirkaguur8916 4 жыл бұрын
28/9/2019 ayaan dhagensaday waliba anigo jooga Dalka South Africa 🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦 hadad iga danbayso like ha.ila gudbin wll
@amaadabdi9801
@amaadabdi9801 3 жыл бұрын
eryadi abwaan xassan ganey laxanka jaangoow hadaa heestan isku dayo erayada ku jiroo waa weyn ilaaa waga dalaco"- ila waga baryo dee ganta robka 💥 wa mel carwaqa doolo iyo afdheere wa lama magalo lkn meley ku yalan ma aqan🧐 dhulka mesha didibta waa💥 mel bacada ama dhulka jileca hobaan waa 💥midho maddhedh wa💥 geed midhod dunta igu ka xidhan wa💥 isharasho dacalada waa 💥 geesaha sagal waa 💥 seyn roob dirir wa roob sido kale madar wa rob neeylo waa 💥 dhalanka idaha e yar hagardaamo waa💥 dhibateyn damiss 💥afdheer doolo dalsanti wadhiidha 💥 intaasba wa gooba magac yahod🙏🙏🙏🙏 dadkii afka iga sareeyo iney si bila turxana u saxan ya filaa 🙏🙏
@suldanxaskisa4974
@suldanxaskisa4974 2 жыл бұрын
Damiis waa ceel biiyod wuxu ku yaala degmada Bulaxaar oo ka tiirsan gobolka saaxil wiriiir siido kale waa meelka miida Isla degmada Bulaxaar waa halki uu ku dhashay abwaan xasan ganey wll KZbin ayay ku jiirta tariikhdasii Wariye cabdisalan heerari iyo bulaxaar kaso dawo 🥀
@salansacad
@salansacad Жыл бұрын
Waa heesaha ugu macaan heesaha soomaalida riwaayadii dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga ee uu curiyey xasan ganay laxanka waxaa saaray xasan gareyt kabankuna waa xasan gareyt samatar iyo magool alle ha unaxariitee
@King_AkTV
@King_AkTV 4 жыл бұрын
05/15/2020 03:27 am Cleveland Ohio USA 🇺🇸 🇸🇴💙 qaraami 🔥
@faysalqambalo926
@faysalqambalo926 4 жыл бұрын
Suugani waa tii hore 15 / 5 /2020 hadaad iga dambayso like isaar
@maxamedmusse3989
@maxamedmusse3989 4 жыл бұрын
2020 Danmark Copenhagen.
@abwaanjimcaalexaajisaleeba8157
@abwaanjimcaalexaajisaleeba8157 4 жыл бұрын
31/5/2020 ayaan dhagaysanayaa anoo jacayl la il daran ayadoo qoftii aan jeclaa si kas iiga tagtay
@amiinyare4608
@amiinyare4608 4 жыл бұрын
@Jimcaale Sulaymn saxib mid qeyr ku O Ka wacan Allaha ku siiyo hde kuso noqoto Nolol Qurux badan o horumarsan idin rajeynaa 👏✌️ Jaceyl ku ha waaro ha guuleysto ❤️❤️💚💘
@abwaanjimcaalexaajisaleeba8157
@abwaanjimcaalexaajisaleeba8157 4 жыл бұрын
@@amiinyare4608 amiin amiin insha ALLAH
@saabiqaabdirahman2007
@saabiqaabdirahman2007 5 жыл бұрын
2019 ya dhagesanaya 😂😂😂😂😂
@saedsara
@saedsara 4 жыл бұрын
Me
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Dee maxaad ku qosli marka hadad dhagysanyso
@abwaanzamiirzamiir7262
@abwaanzamiirzamiir7262 Жыл бұрын
2023 ban dhegaysnayna hadaa nooshahay
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
Xasan xaji cabdilahi (xasan ganay) abwankii abwanada bal dhagyso ereyada muga wayn oo an dhanwalba kamadhnayn dhir iyo dhaqan dhulba iyo cimilada dhulkena udgoon 🙏🙏🌹⚘🌹
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
Waa adeerkay Xasan Xaaji cabdilaahi Xasan ganey abwaan jiitay dhaqan yaqaan ah lovely 😍 👍 🥰 ☺
@cabdilaahifaarax5335
@cabdilaahifaarax5335 5 жыл бұрын
Waayo waayo alla heestan maxaan Ku guureeyey from bari to sool Allow anoo nabad qaba igu celi dhulkaygii
@ahmedalielmi1457
@ahmedalielmi1457 2 жыл бұрын
12:23AM 24/6/2022 heestan wa hesaha ugu jeclahay hesaha somalida edadey xalimo qaliif magol Allh ku naxaristo 😥 ader xassan adan samatar adne cimri dheer insha allh 🤲🤲
@farxanwadani.2433
@farxanwadani.2433 5 жыл бұрын
Fanaanintii hore eryo cod iyo aqlaaq Masha Allah balse kuwan hadda kor kashid hoos shid waa wasaq socoto runtii
@axmadcumar3674
@axmadcumar3674 4 жыл бұрын
Axmabgja
@axmadcumar3674
@axmadcumar3674 4 жыл бұрын
Salakj
@shariifmaxamed4587
@shariifmaxamed4587 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 3 жыл бұрын
Woow 1 millions vieuws mogool ilahoow uu naxariisto this two artist there are best if mogadicho I am listening now 9 pm 9.12.2020 xassan ginii made ilahoow u naxariisto the abwaan the singing Somaliland places people don't the meaning 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴❤️💚💋🌹💜🙏
@qadanapdi2598
@qadanapdi2598 4 жыл бұрын
Fan waa fankii hore❤
@asmaali573
@asmaali573 4 жыл бұрын
Qadan Apdi waa runtaa
@amiinyare4608
@amiinyare4608 4 жыл бұрын
Qadan Apdi Aad io Aad Huuno.
@libaandahiir2935
@libaandahiir2935 3 жыл бұрын
Ihaay Ayaa iga dgigah Habargidir sacad. Saleeban, Cayr, iyo. Saruur waa walaal ahay waana jeclahay Viva HG
@iiddeeq7399
@iiddeeq7399 3 жыл бұрын
Saalama From garxajis. Isaaq
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s Ай бұрын
Salam fron Sarurka amarka adag awowe 🔥💪
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 28 күн бұрын
Qabyaaladda iyo qurunka kala tag meeshaan subaxanalah
@abdikaniibrahim5926
@abdikaniibrahim5926 6 жыл бұрын
Abwaan xasan ganey Alle haku xafido Riwaayadii dumistii aqalkayga Iyo dumistii inankayga
@hargeisa5267
@hargeisa5267 7 жыл бұрын
wale hassan adan macalin faanka hormar gaadh siyeey ayuu haa fanaaniinta somaliyeed wuxu ku dhafaay abwaan hassan genay abwaan qaliya💚💛💜💛💜💓💔💔💙❤❤💙💙💙
@AbdinassirAbdullahi21
@AbdinassirAbdullahi21 5 ай бұрын
Heesta. DALSAN waxan is xasuusta aabahy iso nimnka kudhagysanjiry xafada xilima days soomalidu utaqaano fiidka sanadku waa 2011 kii iso melha Anina sidaasaa ku xiftiyayba heestan😢
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Dumarna waa adoo qura... Dookhna waa kan igujira. Duntuna igu kaa xidhan😍
@libaanhussein2657
@libaanhussein2657 4 жыл бұрын
7 Jun 2020 Hamburg Deutschland jawi dagan eshcala hees qaraami ah.
@fahadhaddad3454
@fahadhaddad3454 4 жыл бұрын
I was listen this song in 1994 I was in hargeisa they are legends
@Zubeir970
@Zubeir970 Жыл бұрын
That’s when I born😂😂😂
@mustafeali617
@mustafeali617 9 ай бұрын
Were are you now
@Abashe18
@Abashe18 4 жыл бұрын
Waa heestii ugu horaysay ee jacaylkaygu intii aanaan isguursan ay iisoo dirto, waa hees xasuus badan maskaxdayda ku reebtay
@calioslo2545
@calioslo2545 4 жыл бұрын
Bro waxaatahay qof aad iyo aad u nasiib wacan hadii aad heshay jaclkada allah idin dhooro
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
15/12/2019/ sanadkan dhamdkisa wixi dawaday like i zara😏
@Aamina6544
@Aamina6544 7 жыл бұрын
eeeshcalaa hees waa laba fanan oo top ah ilahay ha siiyo naxaristo jano magool.xasana allow cimriga u dheere .abwaanka xasan ganayna waxan leyahay alle caafiyo
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Woo this song is very very very nice dalsan people don't khow is one the place beautiful hassan kinsi give the song xasan aden and halimo khalif mogol because the got voice mashallah allah u haku naxriisto mama
@faysalcabdilaahi5666
@faysalcabdilaahi5666 2 жыл бұрын
From Laascaanood 10:30pm 11/10/2021 fiidnimo ALLE fanaaniintan danbigooda ha dhaafo💝
@kaareburburiye
@kaareburburiye 5 жыл бұрын
5/23/2019,,waan dhageesanayaa,, ku sugan#Bahama, Wakhtigan xaadirka ah, Yslaam
@cabdisayidmohamud5271
@cabdisayidmohamud5271 5 жыл бұрын
dadna waa dadkii horo hadana waa intay yiraahdeen
@snfisomalia8456
@snfisomalia8456 4 жыл бұрын
Bahamas, koonfurta America(south America) soma ahan
@asmahaji3283
@asmahaji3283 3 жыл бұрын
Ayeeyo mcn ilhy halku naxatisto 😭❣awoowgy xasan adan samatar ilhy cimriga haku dheereyo💋❤❤
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Oo Ramadku deyr dhalay axyaa hees Abwaan xasan ganey Abwaanka degaanka😘
@jamalhussien9757
@jamalhussien9757 2 ай бұрын
30-4-2024 The best song Walhi waa xuus Fankii hore iyo baa bah Weeye Addunkuba❤❤❤
@mohamedawale5113
@mohamedawale5113 4 жыл бұрын
26/05/2020 waxan ku dhegey san hayaa magaalada Beledweeyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
@saidabdi73
@saidabdi73 4 жыл бұрын
Sxp gobolka saxiil gar ahan berbera kudhaysanaya adna wan kusalamaya
@sochedorg5775
@sochedorg5775 5 жыл бұрын
17/08/2019 listening From Hargeysa
@ahmedismail5671
@ahmedismail5671 4 жыл бұрын
Soched org I m listening from USA
@Ubax2007
@Ubax2007 4 жыл бұрын
Soched org listening from uk 🇬🇧
@yakubibrahim7431
@yakubibrahim7431 3 жыл бұрын
@@Ubax2007 a
@anissahassan804
@anissahassan804 4 жыл бұрын
South hall I am listening in at 5.37 pm queen and king somali
@anissahassan9932
@anissahassan9932 Жыл бұрын
Woow 1.9 millions vieuws I am listening right now ilahoow uu naxariisto rabii rahman 💕💚🌸❤️💜🤍🌷🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿
@jinniekercheval3845
@jinniekercheval3845 4 жыл бұрын
December 18, 2019 anaa dhageysanaya malab yar oo kaddaatiyo dusha miro ku leeyihiin. Yaa salaam
@saciidaadam1234
@saciidaadam1234 4 жыл бұрын
Dumarna waa adoo qura Dookhna waakan igu jira Duntuna iigu kaa xidhan
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 2 жыл бұрын
😊😊ani miya😅
@user-lk9ov6qy1z
@user-lk9ov6qy1z 2 жыл бұрын
30/3 /2022, xasuus waayo waayo 😢😢❤️❤️yaa ila dhageysanooyo Grazie ustaad 👌
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
30/8/2022/ baa dhageysanayaa ❤💯
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 4 жыл бұрын
15/4/2020 b weyn hiiraan somalia xasan ganey erayada laxanka jangow luqda samatar iyo magool
@farxanwadani.2433
@farxanwadani.2433 5 жыл бұрын
Ilaahow soomaaliya nabad iyo sidii hore noogu soo celi. Aaamin
@caizhamahamad3119
@caizhamahamad3119 4 жыл бұрын
aamin wll ducadaada allaha noo aqbalo
@binticali2421
@binticali2421 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@kaydqowrax8517
@kaydqowrax8517 3 жыл бұрын
Abwaan xasan ganay Waa abwanada dhifga ah ee yaqana dhaqanka somaliyed wax suugan sameyana waa ninka an ugu jeclahy isaga iyo Aun sangub iyo Aun xasan Sheekh mumin marka inta laga yimado Xasan adana waa fananka kaliya ee angu jeclahy waxa heesa ama wabari lkn waxaan kasii magol alle ha u Naxariisdo lkn khadra dahir oo laqadaysa ayaan kasii jeclaanlahaa
@BrainyBaseHub
@BrainyBaseHub 3 жыл бұрын
Yaa dhagaysanasyo 15 December 2020. Kenyatiga ayaan xariirka ujarnay mnta
@anissahassan9932
@anissahassan9932 9 күн бұрын
2.4 millions vieuws well done both the singer halimo she pass away alaya ha Rahim 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌸💕
@mustafaahmedjama2318
@mustafaahmedjama2318 4 жыл бұрын
Waxaan ku dhegaysanaya heestan dalka france bisha 23 bishii 3aad aduunka waxa qasaya carona virus xafada kama bixi karno classic music weyaan heestan like dhac kusiiya ilahay carona virus hanaga qabto
@mohamedmohamuudmohamed7647
@mohamedmohamuudmohamed7647 3 жыл бұрын
heestan xili ano safara oobabuur wada weyn bahabeen saqdhexe tayir ika qarxay ban tayirkii kubadalay anigo dhageysanaya xasuus 10/5/2014
@mohcoonka1218
@mohcoonka1218 4 жыл бұрын
Dadna adaa ugu qurux badanee Jeegaanta roobkiyo adaa doogna ka udgoon. Dumarna wa adoo quraa Dooqna wa kan igu jiraa Duntuna igu ka xeran. Legend samatar.
@madarqawle9149
@madarqawle9149 6 жыл бұрын
midhihii abwaan xasan ganey ilahay cimriga ha ubarakeeyo xalima khaliif magool na ha unaxariisto samatarna cimri dheer
@ahmedabdulle1231
@ahmedabdulle1231 2 жыл бұрын
If u are still listening this song 🎵 u re legend
@dubmuslim371
@dubmuslim371 4 жыл бұрын
Marka aan ku daawado indhahaa i daraandara. July 8 2020
@mohagurdanshe2304
@mohagurdanshe2304 6 жыл бұрын
erayadii abwaaan hassan ganey iyo codadkii allaha u naxariisto wixii dhintiyo wixii nool
@axmedmadad9457
@axmedmadad9457 5 жыл бұрын
aamiinaamiin
@ahmedabdinasir9091
@ahmedabdinasir9091 2 жыл бұрын
Heestan 2011 ayan barty ila hadana kama daalo waxaysa igu macaneed 02 July 2019 mar an safar dhulka ah o 2 haben ah ugu kala goshayey DDS Gar ahan qorexey ila boosaso alla safarka dhulka macana Manta 11.01.2022 talado iyo Mogadishu 🥰
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
25/3/2022 central somalia goor barqo subax ah io xilli la filaayo inu curto roobka guga oo jawiga cirku yahay mid kicin ah🌫🌧 alle hana siiyo raxmadiisa dhamaan deeganada somalida ee ay abaartu ka jirto🤲🤲 ❤💯
@hoodo2256
@hoodo2256 2 жыл бұрын
Heestan waxaan ku dhagesan jiray anigo shaqo carbeed ku jiro waliba wadanka sacuudi carabiya 2010 wan markii igu horeysay bey aheed hadana wadankeygii hooyo waqtiguna wa 29.6.2022
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Woo magool and hassan this dalsan is makahil Saad mousse
@ahmedabdi626
@ahmedabdi626 4 жыл бұрын
7.4.2020 ayaa dhagesana anoo joga dalka Qatar hadad iga danbeso like
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Old is golds Samatar iyo Mama Magol AUN😥
@hdtv5157
@hdtv5157 4 жыл бұрын
Iam listening 👂 at 21:00pm greece mytilini moria 2/6/2020 ✌🏼
@aminamohamed9139
@aminamohamed9139 4 жыл бұрын
17 March 2020 10:40 aroornimo London
@Hassan_Turki
@Hassan_Turki 4 ай бұрын
Dumar na wa addo qudha dokhna waa kan iguu jiraa duntu na iigu kaa xidhan😊❤
@CaynaasheCabdicasiis
@CaynaasheCabdicasiis 4 жыл бұрын
20/04/2020 caasimada umada somaliyeed Mogadisho somaliya banaadir Alla yaraxma maaamiia Alla yacizak baaba xasan
@aliabdichannel.5659
@aliabdichannel.5659 4 жыл бұрын
22/04/2020. 22:51 PM. Jooga hargeisa xaafada 150-ka ama daloodho. Ramadaan hal habeen1 ayaa ka dhiman alle caafimad iyo khayr iyo wanaag hayganu gaadhsiiyo. Like tu wa halkiina.
@bahdooncali1588
@bahdooncali1588 4 жыл бұрын
12.01.2020 Austria 🇦🇹 Golden voice 👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@amuunmohamehirzi3866
@amuunmohamehirzi3866 Жыл бұрын
@bahdooncali1588
@bahdooncali1588 Жыл бұрын
@@amuunmohamehirzi3866❤
@safiahassankahiye102
@safiahassankahiye102 3 жыл бұрын
Edo haliimo kh cumar magool alaah ha unaxariisto sido kale adeer xassan aadan samatar cimrireer iyo cibaado suban alaah siyo
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
Woo 302 millions vieuw ilahoow uu naxariisto mogol amiin she was legend artist and hassan adan az well dalsan song hassan geney is abwan somiland especially is saad mouse makahil viva souber awal x x
@anissahassan804
@anissahassan804 5 жыл бұрын
Allay unaxariisto halimo kalif she was the best legend artist x x x
@dubmuslim371
@dubmuslim371 4 жыл бұрын
Soomaali dhalad ah oo af yaqaan ah ayuu ahaa ninkii sameeyay heestan. Waliba dhaqanka miyiga aad u yaqaan. Samatar iyo Magool.iyaguna si wacan ayay ugu luuqeeyeen.
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 4 жыл бұрын
Abwaankii deegaanta Xassan Ganay.
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
2020 yaa dhageesanayo
@ciisexaashixayle3223
@ciisexaashixayle3223 4 жыл бұрын
Ereyadu waa Xasan Ganeey, codadku waa Samatar iyo Magool, laxankuna waa Axmed-Nuur Jaango AUN
@cabdiqani3883
@cabdiqani3883 3 жыл бұрын
25 /6/2021 ayaan dhagaysanayaaa anoo joga bosaso oo ay kulayl tahy oo foorihii aan sugayno saacadu waa 9:14 pm
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 жыл бұрын
Magnifici.we.love.you.hestaan.markaan.dhegeysto.somalia.a.igu.so.dhacdo.ayado.namada.oo.barwaqo.oo.kuli.walalo.la.yahey.oo.afrika.iyo.carab.ka.horeyney.an.ka.so.tegey.waxan.soo.racey.somalierlien.diyaradenii.an.yurub.ku.imadey..
@abdiaziizabdullahi2460
@abdiaziizabdullahi2460 10 ай бұрын
Waxa dhagesanaya xili duhur like dac kusiii hda dib usoboqtay
@craxmaangabobe2966
@craxmaangabobe2966 4 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaaya kadib markii dib loofuray national theater kii 2020
@Dhulmar
@Dhulmar 4 жыл бұрын
12-6-2020 Manchester United Kingdom Legends of all the time Allah yarxama Magool Don't forget 👌👇❤
@cabdifitah5072
@cabdifitah5072 2 жыл бұрын
ppppppppppppppppppppppppp
@MukhtarCabdi-nk6fl
@MukhtarCabdi-nk6fl 2 жыл бұрын
Gtdeeďddedddeeeďddéftþ ffff hhhyýfftu ujjbù vmhyuyyth hhhh jti8ujb
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Shinbiryahow Ma Duushaa
7:18
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 62 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"
10:10
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 400 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,7 МЛН
hassan aadan samatar & xaliimo khaliif magool Dalsan lyrisc 2023
13:45
Qalanjo iyo Samatar   YouTube
9:48
Abdi wahab
Рет қаралды 703 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 225 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27