Xisbulah Muxu UN ugu Orday Israil Duqeynti kadib? Xalane O Sirdoonka Itoobiya Lagu arkay| Imaaraat O

  Рет қаралды 56,721

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Xisbulah Muxu UN ugu Orday Israil Duqeynti kadib? Xalane O Sirdoonka Itoobiya Lagu arkay| Imaaraat O Lagu Qabtay Dambi| Maxamed Buskut & Munira
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 162
@DulmiDiid
@DulmiDiid Ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@sandarela14shuriye75
@sandarela14shuriye75 Ай бұрын
😊😊😊😊
@muzamilmohamed4303
@muzamilmohamed4303 Ай бұрын
Aaad & aaad arimaha familly ka in hoos loo dhaqo ayaa wngsan Wax kasto ha dhacaan hadii kle afkaga inaa ka adkaato ayaa qurux bdn
@Salugla
@Salugla Ай бұрын
Marka hore ee is guursanaysaan guursada qof Illaahay yaqaana qoys diin lehna ay dhaleen laakiin u arkay ku caasjaqay reer laguma dhiso
@Ruwayda.9AM
@Ruwayda.9AM Ай бұрын
Mar labaad mala bixinayaa lacagta marka aad horeyn u bixisay?
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Xusuusin Islaamka 🤲🤲Ha ilaawin 5ta salaadood walaalahayga muslimiinta ah 1. Fajar 2. Duhur 3. Casar 4. Magrib 5. Isha Allow ducadeena ha aqbalo 🤲☝️
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Ай бұрын
Xamaas sidey ubilowday falastiin maana intaasoo Sano lalayn jirin
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
@@ceelocadhays5593 WLL Hamas support falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Ай бұрын
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 Ай бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في غزه 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
@HalimaYusuf-kv5dl
@HalimaYusuf-kv5dl Ай бұрын
Allah hajabiyo yahuda iyo us
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
SCW scw scw scw scw sheikh wcs falastiin gull gobonimo hamas Yamane iran xiisbuulaah gull gobonimo
@Duqabto
@Duqabto Ай бұрын
Sheekh ayagana iska celi baa ku jirta somalina inay ka faidaystaan ayay raban oo lacag ka radiyaan ilaa qof ilahay u naxariistay mahe lakiin wiilka abahiis inuu haya fiican inta aay ka dhalayso ilahay wanaga ha fahansiiyo masha allah ilahay somalida habarakeyo wax barakaysana ha siiyo wabay ku mashquulayan oo hagagayan dadka haday waxay ku mashqulaan helaan
@user-jj2jw9ei5b
@user-jj2jw9ei5b Ай бұрын
ASC Sh Mohamad Khair allaha ku siiyo Itoobiya kaligeed ma aha ee la soco anagu dawlad ma hayno ee waxaan haynaa dawlad musuq maasuq ku shaqaysa oo ku mashquulsan dhul boob xalane waa meesha looga taliyo Somalia wax badan ayaan ka digay una sheegay in xalane laga cayriyo ajnabiga oo dhan
@user-vx1nq3xq7p
@user-vx1nq3xq7p Ай бұрын
Walaal marka hore waan ku salaamay walaal walahi bilahi waan guursanayaaye walaal icaawi somalinimo islaanimo igu intaad awoodo iisoo dir dulmi diid waan rajaynayaa codsigayga inaad aqbasho wll
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@halalpolice7544
@halalpolice7544 Ай бұрын
Waruntaa Jasakalaahu Khayr sheikh
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Ай бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Ай бұрын
allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Ай бұрын
الله اكبر ولله الحمد❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@obsacmajid6537
@obsacmajid6537 Ай бұрын
❤❤Sayid keena Muhammad ❤❤ SCW ❤❤
@shijo2055
@shijo2055 Ай бұрын
اللهم ارنا حق حقاً🤲🤲🤲🤲🤲
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
Maalaxiro xalaanah shacabkaa somaliyaad haxiiraan dowlaadbmajiirtaah xasaan wadaankah halaagaah baadbaadsho
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 Ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@User_19567
@User_19567 Ай бұрын
Musiibo Allaha ku rido 🇦🇪 jajus Amiin 😢
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@BARKHADLEMEDIA
@BARKHADLEMEDIA Ай бұрын
Waa runtii waxa uu sheegaayo oo dhan lkn baarlamaan ma ay ahan laftoodu may qaraaro ay dawladda ku amrayaan soosaaraan
@user-ej3ex3lh9x
@user-ej3ex3lh9x Ай бұрын
Insha Allah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Ай бұрын
Alaha hasakhiro somali sids hudhmo Allah dal wa siyay way dadki🥲🥲🥲🥲
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Imaratka wuxuu wada qorshe Somalia lagu siinayo itopia lacnatullah midakale ninkan wa hayay runtiii xalane wa masibo
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
Waa runt shiiq Gaalo la isugu wacdo 😢
@AminaHassan-gg2fl
@AminaHassan-gg2fl Ай бұрын
Waa run samaali warlay
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 Ай бұрын
Nin sidaadoo kale, warkiisu cadyahay, daacad ah, ahluddiin ah oo dadnimada iyo dal,dad iyo diinba jecel Allow noo soo daahiri waddanka noo hoggaamiyo. ربنا لاتسلط علينا بذنوبا من لايخافك ولايرحمنا
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 Ай бұрын
Dhalinyaradii cuslaatayee reer Muqdisho ayaanu nahay, waxan codsaneynaa Courseska si free ah. Allaha kubarakeeyo.
@DrGaadaa
@DrGaadaa Ай бұрын
❤wcs ❤qiyanada mareykanka +carabta.......
@SuraynKr
@SuraynKr Ай бұрын
Muqalkaas sirdonka inad soqado waan raby
@mahamedgurey553
@mahamedgurey553 Ай бұрын
Inaalilaahi wa inaalilaah raajucuun
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
Subxaanallaha dowlada aad sheegi ii dheeg dowlad jaad gadeyso hub soo gelineyso dhulka shacabka iyo mid dowlada boobeyso
@fadumoahmed6170
@fadumoahmed6170 Ай бұрын
Waxaan layaabay xalane yaa leh? Midakale askarteena waxaay xalinweeyday see uxalinayaan askar dadoow madaxdaan ilaah hanaga qabto ilaah hanoo dhaliyo dolad diin ku saleeysan inshallah 🤲🏻
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 Ай бұрын
Mashaa allaah sheikh waxaan layaabay taliyaha ciidanka oo aan qabaneen ninkaas sirdoonka
@haa8793
@haa8793 Ай бұрын
Sheikh dulmi diid miyeyna ogeyn in 76 sano ey gumeysaneysay see wax uwadaa😢😢😢😢😢😢😢😢
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 9 күн бұрын
Asc Sheik dulmidiid qoyskaas waxaa ku dhex jira dumar tiktok Amiira iyo haano
@Duqabto
@Duqabto Ай бұрын
Sheekh ayagana iska celi baa ku jirta somalina inay ka faidaystaan ayay raban oo lacag ka radiyaan ilaa qof ilahay u naxariistay mahe lakiin wiilka abahiis inuu haya fiican inta aay ka dhalayso ilahay wanaga ha fahansiiyo
@hollaatme2991
@hollaatme2991 Ай бұрын
Somalia dowlad tugada ah ilahey naarta haku fogeeyo amiin yarbi, dowlad dhan dhulkeda warkaheynin yahuu madax somali nacalad allah kuwada rido
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 Ай бұрын
Somaaliaya Itooopiya Xa Runn a Badana Waa ku leeyihin Yaga iyo mareekaba iyo Engiriisakah Iyo Wadama kake ilaa heeye Hanaqabto soomaaliye weyn Toosha Hurdaada ku jirtaane
@sunniic
@sunniic Ай бұрын
Ooh
@mahamoudissack1650
@mahamoudissack1650 Ай бұрын
Asc Dulmi maxaa lagu yidhaahdaa Af-Soomali?
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 Ай бұрын
Asc, dalkeena oo dhan dhinac walbaa itobiyan ayaa dagey intii aan laheen aan kaa aabe fiican, waxan aragnaa dilal aan naxaris laheen, raga dumar iska yeelay, qof walboo somali ah wax wajib ka saaran yahay difaca wadanka, khaasatan ragga u taagan una dhaartay in ay waddanka u shaqeynayan.
@mustafecabdi-bv5bv
@mustafecabdi-bv5bv Ай бұрын
ALLE DHULKA hala Gooyo Israel
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 Ай бұрын
Somali wa Bakhti way urtey Runti marba Haddii xalanle lagu Arkey sirdonka itobia kaquusta somali dambe yaahu❤❤😂😂🎉😮😅😅😮😢🎉🎉
@TQT_hacks07
@TQT_hacks07 Ай бұрын
Tell me how to transfer USDT from OKX wallet to the exchange Моя фраза: head isolate sound end kit industry choice festival limit stable dolphin derive
@user-xi5hv7ih3h
@user-xi5hv7ih3h Ай бұрын
Xasan waqtigii hore ee madaxweynaha ahaa # waxan xasuustaa Gabre oo 2 gabdhood oo garamo wata uu dhexda ugu jira gacmaha haysta. Villa somaliya dhexdeeda hadana xalane lagu arkey ninkii sirdoonka Ethiopia ugu sareeyey xalane lagu arkey ha qariibsan.
@user-ej3ex3lh9x
@user-ej3ex3lh9x Ай бұрын
Asc igu soo dar sheeqaw
@rahmafarah3484
@rahmafarah3484 Ай бұрын
Ma xishoonayyan
@fatimamohamudjama2123
@fatimamohamudjama2123 Ай бұрын
Asc brother thank you so much. For your advice
@osamadaud9206
@osamadaud9206 Ай бұрын
Xalane marka horeba soo iyaga ma laheyn somalia maxey isaga dhigeysaa wax la yaaban waa meesha laga maamulo waxan dowlada lainooga dhigay
@MaxamedAxmed-hk1ct
@MaxamedAxmed-hk1ct Ай бұрын
Asc arintaas waxaa iiga baxday inaan lahaystayaal aan nahay
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Kalfadhi dhana ayaaad inta lagaso dheex baxday 😂😂😂😂😂 💯xilibaano hadlay ,,Dulmi diid iyo sheekh magac khiyaaano ..Dawlad diiid
@abdiwarsame3507
@abdiwarsame3507 Ай бұрын
Ninka ugu sareeya sirdoonka Itoobiya in lagu dhex arko Soomaaliya wax lala yaabo ma aha sababtoo ah boqol Soomaali oo jaajuus u ah itoobiya ayaa buuxa iyo kuwa itoobaan ah. Soomaaliya waa meel laga adeeganayo' Waxaase ayaan daro ah Hay'adda Niisa madaxeeda ayaaba jaajuus u ah itoobiya Sanboloolshe
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Imaarad wa musiiba
@hodanahmed5908
@hodanahmed5908 Ай бұрын
Sheikh xal Ana waxa ka Socda Dawlada maoga
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
WAXA NOOGU WACAN KUWAASMEESHA FADHIYOO DAMIIRLAWAYAASHAA
@nadifayassin5984
@nadifayassin5984 Ай бұрын
Wa ragga waxa dhibka wada.
@cumarsheekh6616
@cumarsheekh6616 Ай бұрын
Waa duruus lagaalaysiiyay
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan Ай бұрын
❤❤❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤❤❤
@kiranpath7033
@kiranpath7033 Ай бұрын
Xalane miyaaney Muqdisho ku dhex oolin. Sidey ku dhici kartaa dowladu in aaney war ka heynin Xalane. Inta anynaan Ethiopia iyo cod kale u galin Soomaaliya need to sort it out wax badan oo dantooda ah.
@gurdan5841
@gurdan5841 Ай бұрын
Wcs
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd Ай бұрын
Awalba itoobiya madaxda somalida dhamantood wey hoostagaan waxan yaan lagu sheegin ee wey iswada ogyihiin dalkana wala iibsaday
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 Ай бұрын
Somali hadaan xaqiiq waxaa ah inaan ubahanahay dib uxoren dalkena iyo diintenaba
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
SIRDOON DALKEENU MALAHA OGOWNA NINKA HUBKA SOO GELIYA DALKA WAA NINKAAS WUXUUNA KU XIDHAN YAHAY WASIIRO, XILDHIBAANO IYO GANACSATO MADAXTOOYADA KU XIDHAN
@husseinomar6882
@husseinomar6882 Ай бұрын
10:22 sheeqow daacsi aa ka fakati see cml😅
@nasradin143
@nasradin143 Ай бұрын
ASC WLL XAYSIISIN DIINTA KIRISTAAN KA AHA MARKA LA SOCO
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Xasan barigi horana gabre ayu hostagayey wadan Somaliyeed
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIMA 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIMA 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIIMA 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐
@Aayga7777
@Aayga7777 Ай бұрын
Sheikhoow pilaa caleyk reer TikTok hanagu soo dhisin Waqtiga noo ilaali please
@sunniic
@sunniic Ай бұрын
Waxay ugu ordeen waxii loogu ordi jiray
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Aawi sanbaloshe taliyaha Nisa
@NimcomaxmudadanMaxamudadan
@NimcomaxmudadanMaxamudadan Ай бұрын
Sheeq Groupka igu soodar sidan kudhahayey wan kugu dalay JWBns wali mahelin what's upka
@user-sk2sr2yr5l
@user-sk2sr2yr5l Ай бұрын
Waa la gartay sirdoonka itoopiya, xildhibaanku muxuu ka qabanayay xalane? Eithopia dad somali oo dawlada ku jira ayaa u shaqeeya. 1967 wasiir somali oo u jaajuusa haile salase ayaa la qabtay.
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad Ай бұрын
Eyo shasheye somaliya dowlad ka ah Ethiopia iyo wax kasto wey so galan wadanka
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Layaab miya arinkan dhamaan waa jaajuuseeyn ithopia
@user-ts4vk9gu8h
@user-ts4vk9gu8h Ай бұрын
Xasan sheeq hadad aragtey itobiyo aragtey
@sunniic
@sunniic Ай бұрын
Dee ya sameeyey
@SamramaajidSamramaajid
@SamramaajidSamramaajid Ай бұрын
Wll gacanta shisheeye banu ku jirnaa ciidanka waxa ku biology MAREYKAN ka
@umxasan7407
@umxasan7407 Ай бұрын
Dowlada soomalia XALANE HA ISKA HAGAAJISO INTAY KU MASHQUULEYSO WAQOOYI
@mychanneltv6905
@mychanneltv6905 Ай бұрын
Waxa ladhahay afdawolan waa dahab
@axmadomar3331
@axmadomar3331 Ай бұрын
Somali ilaaah baumaqan ayagana qawiil cunsurinimo jaahilnimo iskudiris qawiilada kale usheeeg
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 Ай бұрын
Xalane xasankii Saxiixey
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 Ай бұрын
😢😢😢😢😢!!!!
@BarlaHashi
@BarlaHashi Ай бұрын
Xalane aduunkoo dhanba degan muxu ka sheegayaa siayaasiga Somaligu waa bilaa damiir xuduudaheena way dayac yihiin ya ilaaliya marka ma waxay sugayaan in loo ilaaliyo akhas caleekum
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 9 күн бұрын
Xalane waa in laga saara Ajaanibka degan oo dhan iyo cidanka oo ay lawareegaan cidanka Soomaali oo ay ilaaliyaan safaaradaha degan cida soo galeysa iyo cida ka baxeysa Cidanka Atmis hanaga baxaan oo Soomaali ha isku tashada oo abnigeeda ha sugtaan
@dahirduale5650
@dahirduale5650 Ай бұрын
waa cadeynta in aynu fashilanay oo Dawladnimada ayey aqoon u lahayn hadii aynu nahay Somali
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 Ай бұрын
sheekh arigtidaa adiga aad qabto kuguma raacsani sheekh aaway caalamka layska gadaayo ama laysku bihinbihinaayo aniga ma aha waxba ma tuurin malagugu dhaafayaa
@omarosman8749
@omarosman8749 Ай бұрын
Cajib oo xalane ma airport gaara ayu leeyahay waa yaab walhy and
@user-yr3df3ec2g
@user-yr3df3ec2g Ай бұрын
Dulmi diid wan kaga mahad celinayna sida wanaagsan ee aad nagu so gudbisay lakin madaxda dalka ayaa wada tuug noqotay maxaan samayna ta ka daran waxay marka lala hadlo wuxu noqda n̈in reerka hebala
@AadilAlkalbani
@AadilAlkalbani Ай бұрын
Wallow Somali mee oomajeedo ee Nagadaa warkooda
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 Ай бұрын
Waa cadowga islaamka ale ha ka qabto
@HappyHikingWaterfall-qk6qx
@HappyHikingWaterfall-qk6qx Ай бұрын
Ma maqlijirtay inkow jab kiisa nin kow faidadeesa waayay
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Ай бұрын
Soomaaliya maxay ba aday balaaya walba kasoo buuxsantey maekey heshiinwaayeen waar heshiiya oo shisheeyaha iskasaara xalane maxaa laga qabtaa halkee lagu arkey dad wadankooda maamuleyn cidii doonti iska imanayso dadkii dhibaateynayso yaa Allah noogargar😢😢😢
@WifiWifi-tv5bp
@WifiWifi-tv5bp Ай бұрын
Ilahoow dad dhiig leh dalkaan noogu dhiib
@maryanapdi7123
@maryanapdi7123 Ай бұрын
Aamiin yarabi ❤
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Ай бұрын
Amiin
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 Ай бұрын
Hadii uu joogo waa la ogyahay
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Dadxun inaan nahay wey iska cadahay hadey dad wanaagsan yihiin wey is hagaajin lahaayeen wadankooda wey u tashan wayeen waana loo talinayaa lana adoonsanayaa yaa adoonsanaya itobiyaa adonsan doontaa weyna dhaceysaa hadii ilaahey nafta noo daayo
@MaxamedCali-ue4cz
@MaxamedCali-ue4cz Ай бұрын
Xamaas si walpo ay usheegatay werarki 7oct hala dhaho eyaga bilaaway srael na wey is difaaceesaa balse xamaas wexey ka faaiday taageero fara badan iyo qadiyadii falastiin oo dhumi rabtay dib caalamka ugu so laabatay
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
somalih waxaa moryan qabilah somalih waxaa helay xasan moryan in aad madaxweyneh kah dhigaten hargaysah xamar iyo garoweh waxaa helay mafiyoh u shaqeyah carab iyo galoh
@ishakutariiq2487
@ishakutariiq2487 Ай бұрын
Emirates waa shaati reer galbeedka usoo gishto maxaa yeelay iyaga toos uma soo fara gelin karaan Emirates waxaa la is lee yahay waa dad muslimiin ah
WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + SOMALIA/ITOOBIYA + HAREGYSA + GALGUDUUD
15:50
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 47 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,8 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 35 МЛН
WAR FARXAD LEH | FALASTIIN
14:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН