Erdogan O lagu qabtay calaamadii & Netanyahu O su’aal looga naxsaday | Odayaashaan hala soo xiro

  Рет қаралды 68,048

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Erdogan O lagu qabtay calaamadii & Netanyahu O su’aal looga naxsaday | Odayaashaan hala soo xiro
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 154
@DulmiDiid
@DulmiDiid 10 күн бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@Ducaysane9
@Ducaysane9 10 күн бұрын
Waxaa jira Dad aan somali ahayn lkn iska dhigaya inay somali yihiin qabiilada somalidana aad ku kala bartay iyagoo qabiil magacooda wata ama iska dhigaya inay soo qoraan aflagaado qabiil kale oo somali ah hadaad acounadooda baadhana waaba Ethiopian Waan la yaabay Mudo ayaan acountigiisa baadhayay shaqadiisuba waa isku dirka umada somaliyeed Waxaan la yaabay Inuu ogyahay qabiiladu intay isku jiraan iyo qabiilada somaliyeed ee wada daga 😮
@zeinabibrahim5926
@zeinabibrahim5926 10 күн бұрын
Walalayal corsada dad fahme majiran
@CABDULAAHIXuseen-le9qh
@CABDULAAHIXuseen-le9qh 10 күн бұрын
❤❤😂
@wiilkiimaxamuud
@wiilkiimaxamuud 10 күн бұрын
Ani waan ka faa.iiday
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 10 күн бұрын
ASC wall jimce mubaarak aan ku salino xabiibkeenii muxamad scw kadib dowldan ayada lafTirkeeda qabasho u baahan
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 10 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Wcs wrx wariye shiekh dulmi diid
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 9 күн бұрын
Odayaasha waan gowracayna Insha ALLAAH. Odayaasha wakuwa kitaabka ALLAAH kabeensheegay. Waa kuwa qabyaalada markasta wadanka kukalakaxeeya. Wadajir iyo wadaadnimo midna kumajirto odayaasha badankood. Shaqo in laga qabto WA ballan BI'ITHNILLAAH
@Wll.nuurdahir
@Wll.nuurdahir 10 күн бұрын
Inta daawata dulmidiid qabyaalad haan iska dhaafno in shaa alah
@SudahA_Wahabb
@SudahA_Wahabb 9 күн бұрын
Ha wllh alxamdulillh ani Allah iga qeeqa waxas😭
@Wll.nuurdahir
@Wll.nuurdahir 8 күн бұрын
@@SudahA_Wahabb aamiin
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 10 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@user-qr1uk2jm8d
@user-qr1uk2jm8d 9 күн бұрын
أللهم أنصر إخواننا في غزة وكن معهم وايدهم وانصرهم على القوم الكافرين
@adammohamed5339
@adammohamed5339 10 күн бұрын
Wcs sheekhinaa maa shaa allah dowlada Waad lahadashay wlhi haday wax fahmayaan
@degaghedi1738
@degaghedi1738 10 күн бұрын
Nacam sh inta qabyaalada hurinaya waxay kamid yihiin inta dalkeena duminaysa oo nabada dalkeena udiidan illaahow smli inta nabada rabta israacsii inta qabyaalada iyo dhibka nagu wada hadayna hanuun lahayn nadhaafi Aamiin Aamiin
@hodanegal3022
@hodanegal3022 10 күн бұрын
Odayaasha dowladda ayagaa madex ka ah waana sida ay u heystaan power ka
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 10 күн бұрын
WCS SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️
@itzManha125
@itzManha125 10 күн бұрын
Africa hurudooye wili wee jiiftah gacan horarsi xoolaheeda lee la siiyah 😢
@adammohamed5339
@adammohamed5339 10 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@SharifCarab
@SharifCarab 9 күн бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد
@User-s5z2t
@User-s5z2t 10 күн бұрын
Yaa Allah ugargaar shacabka palestinain rabii u hiili Palestinian 🇵🇸
@user-qr1uk2jm8d
@user-qr1uk2jm8d 9 күн бұрын
بارك الله فيك شيخنا
@AbdiazizJimale-vk2bw
@AbdiazizJimale-vk2bw 10 күн бұрын
Allahu Akbar
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 10 күн бұрын
Amiin jeesow markii laqabto ayaa inta kalana laqabanaa
@kaafisaabdi1669
@kaafisaabdi1669 10 күн бұрын
@@safa-cb3ox Amiin Jeesow maxaa loo qabanaa? Maa kuwa hubka Ethiopia ka soo jalinayo oo dadka gobolada dhexe isku baabi’yay lasoo qabto. Laan Dheere
@Darwiish777
@Darwiish777 10 күн бұрын
Gaalada Allaha Jabiya i.a
@عبدالعزيزحسنوري
@عبدالعزيزحسنوري 10 күн бұрын
Alle ha ku sharfo sh maxamed kheyr Alle ha ku siiyo
@DrMaalim-gv3fw
@DrMaalim-gv3fw 9 күн бұрын
Masha allah sidaan waa dhiiro galin ku wadan sidaan
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 10 күн бұрын
Shiikhaw dawladu iyadaaba qabyaad kushaqaysa
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 10 күн бұрын
Kuwa ugu liita Waa Kuwa Somalida
@AbdulrahimSufi-q3s
@AbdulrahimSufi-q3s 10 күн бұрын
Allahu akbar ❤❤❤
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 9 күн бұрын
Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤
@zeynabsalad4918
@zeynabsalad4918 10 күн бұрын
dawladaa adeegsata aslan qabyaalada, ayagaa horyaal u ah
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 10 күн бұрын
Shiiqoow wiilalal lamaba xirin ilaahada gabdha unbaa la xiraa😢😢
@NabilaAbdalla
@NabilaAbdalla 9 күн бұрын
Somalia illahaybaa umaqan ee dowlad mahaysato dalkii iyo dadkiiba waalaxaraashay
@MahamedDaahirabdi-w4k
@MahamedDaahirabdi-w4k 9 күн бұрын
Shiikhoow ilaahy kabaq oo umada wax kaagatay usoo jawaab!!!!!!!dadka lacag baa kaqaaday ee sifiican wax ufahansiii
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 10 күн бұрын
2024 iyo qabil Allahu manajeyna
@moha.tosane
@moha.tosane 10 күн бұрын
Allah naga dhigo kuwii xaqqa ku adkeystay, cadaalad allah nasiiyo, insaanka wuu madax adag yahay rabbina wuu kala saari doono, dhanka alle iyo rasulkena scw oo raacnaa no roon, iyo kuwa raacay dhankaas,
@NabilaAbdalla
@NabilaAbdalla 9 күн бұрын
Odayaashii cadowga Baarlamaanka Ethopia taageeray nolosha waa inlugugubaa
@RamadanHilal-pg6zo
@RamadanHilal-pg6zo 10 күн бұрын
War runti Alah Karardz afrika u gargaro
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 10 күн бұрын
Scw scw scw scw sheikh dulmi diid respect wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane Vladimir Putin gull gobonimo 🇸🇴🇸🇴
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 10 күн бұрын
رب ينصر أهالينا في فلسطين و كل المسلمين مستضعفين في العالم ، يا رب يا رب العالمين يا الرحمن يا الرحيم يا الملك القدوس يا السلام يا المهيمن 🤲🏾😭انت قادر على كل شيء 🤲🏾امين ،امين ،امين
@aftinkabishar7576
@aftinkabishar7576 10 күн бұрын
Allah akbar
@user-qr1uk2jm8d
@user-qr1uk2jm8d 9 күн бұрын
أللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤
@asheekh15
@asheekh15 10 күн бұрын
Soomaliya maanta dawlad mahaysatee ilaahay dawlad hakeeno waayo qabyalada waxa lacagtakubixiyaa waadawlada
@muidinali2402
@muidinali2402 10 күн бұрын
Maya Maya saas ma ahan waa astaantiisa ama sida kale haa u dhigo waa calasmad oo mar walbo is ticmaalo waaye madax weyne ordugaan
@MohamedAbdi-l2d
@MohamedAbdi-l2d 10 күн бұрын
Iran 🇮🇷 Wa benalay
@Field2future
@Field2future 9 күн бұрын
Iran 🇮🇷 naceeb kugujuraa somaligaa Taxo wasee😂
@abdisharif8315
@abdisharif8315 10 күн бұрын
KUWA XAMAR KA QEYLIYA WAXAA ADEEGSANAYSA DAWLADA XASAN SHEEKH
@haaruunyusuf2617
@haaruunyusuf2617 10 күн бұрын
Asc sheekh madaxwayne erdogan waligiis ayuu isticmaalaayey afarta farood marka uu salaamaayo qof ka fog ama marka uu fagaaro ka khudbadaynaayo oo uu dad badan la hadlaayo xasuuso markii uu doorashadii ku guulaystay isagoo dadkiisa la hadlaayo ama markasta oo uu dad u khudbadaynaayo ayuu ku salaamaa ee waa caadadiise ma aha ficil uu qof ama dad uu ku duraayo. Mahadsanid.
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 10 күн бұрын
Wacaleykuma salaam warahmatullaahi wabarakaatu
@Ducaysane9
@Ducaysane9 10 күн бұрын
Waxaa jira Dad aan somali ahayn lkn iska dhigaya inay somali yihiin qabiilada somalidana aad ku kala bartay iyagoo qabiil magacooda wata ama iska dhigaya inay soo qoraan aflagaado qabiil kale oo somali ah hadaad acounadooda baadhana waaba Ethiopian Waan la yaabay Mudo ayaan acountigiisa baadhayay shaqadiisuba waa isku dirka umada somaliyeed Waxaan la yaabay Inuu ogyahay qabiiladu intay isku jiraan iyo qabiilada somaliyeed ee wada daga 😮
@shurenilyas5473
@shurenilyas5473 10 күн бұрын
Kkkkk saxiib dowlad ad shegeyso madaxeda aya amin San qabyalad
@cabdicali8952
@cabdicali8952 10 күн бұрын
Wadanka ay leeyihiin waa kee. Dhul anay lahayn oo falastiina. Ayaa dawlad macmala. Loogu sameeyay. . Inta caalamka kaga soo ururiyay
@CabdiGeelle-pf6mf
@CabdiGeelle-pf6mf 10 күн бұрын
Asc sxb shiikhow madax.wayne xasan baa si bareere fiilada dhexdeeda dadka hortooda latagna oo lahaa xilalka iyaga iga mudan oo qaraabadayda baa iga mudan xilalka iyo shaqabixinta
@osmangure6040
@osmangure6040 9 күн бұрын
Waddamada u sameeya shirarka africa waxay ka balansadaan resourceska ama waxyaabaha qaaliga ah ee ku jira waddamadooda waxayna ugu brdeöaan iany ku qubaan harasga wershedahaooda Inta wasaiirada africa lasiiyo 10000 doolar waa intaas qura .
@user-og3hz3ql6l
@user-og3hz3ql6l 10 күн бұрын
Sheekh warka somalida gaar ka dhig warka kalana gaar ka dhig fallen warkasta waxa ku dhex jira ja somaalida
@asheekh15
@asheekh15 10 күн бұрын
Xafladkasta oo uutago iyo markasta oo uudadgacanta utaagayo afartaasuu taagaa
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 10 күн бұрын
Maa kiirabo ayaga qaaradooda ugu yimaado
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 10 күн бұрын
Sidii eygiyaa loola dhaqmaa xasan sheik asaga waaba cagmadhige lugtisocota waakujiraa waaye
@Ahmed-q3i9q
@Ahmed-q3i9q 9 күн бұрын
Ader meshan waxa dulmiga wado wa udiyal dhaqamedka wa duliyin anay damir laheyn wa nacas uff
@warsamegasgas-wv9gt
@warsamegasgas-wv9gt 10 күн бұрын
Anigu waxan qaba in maxkamad la sosaro odoyaasha Muqdishow qabiilka uga hadla hadey Dowlad jirto.
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 10 күн бұрын
Oo sheikh madaxweenah ayaah kamida odayashah somiyeed ee qabyaladah faafiyah
@GGM-GUlED
@GGM-GUlED 10 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 ❤
@omerhassan3041
@omerhassan3041 10 күн бұрын
Marka hore waa in wadamada afrika gudahooda is hagaajiyaan sida ruwaanda oo kale markaasay cid kale la xisaabtami karaan.
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 10 күн бұрын
Scw
@marwo1162
@marwo1162 9 күн бұрын
Wcs
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 10 күн бұрын
odayaasha muqdisho xasan sheekh ba kushaqeysta oo wa kuwi lagu diray farmaajo op caayen oo ka eryen muqdisho haderna dadkale maagaya
@CabdiGeelle-pf6mf
@CabdiGeelle-pf6mf 10 күн бұрын
Ssc sxb dulmidiid qabyaalad 4.5 qabiil sowmaaha sow lagumadhisin bal erdogan o lagu qabtay calaamadi natanyaahu saasba cilwanka ka dhigtay bal Akhri wll
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 10 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
@sharifahmed7346
@sharifahmed7346 10 күн бұрын
hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey !!!!
@cismaanguure927
@cismaanguure927 9 күн бұрын
Markii hore ee gumaystaha iyo waqtigaan casriga ah kee baa xushmad leh ,awal gumaystahii qaboobaa reergalbeedka madaxda kaliya ayay amrijireen in khayraadkooda in iyaga kaliya qaadankaraan oo cidlkale aysanqaadankarin oo ganacsi xor ah ma jirin hadda waqtigaan casriga ah muhumiddiisa waa aan ka hishiino si waadax ah kharaadkiina iyo lacagteena aan kala faa'iidaysanno marka kan u arka bahdil waa tuugraba in shacabkiisa uu khayraadkooda reergalbeedka si hoose aysan shacabka ogayn uga gato lacag jaban illeen waa hanti uu xadayo 'e ,
@abbdll
@abbdll 10 күн бұрын
Odayaasha gobola kala duduwan ayay joogaan. Dowladana xamar kaliya ayay awood ku leedahay
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 10 күн бұрын
Maya. Calaamada 4 farood waxa waaye Astaanta xayaanwaanka Yey`da oo ee Geesiyada dalkaas isticmalaan.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 10 күн бұрын
Ordugan, waa Geesi Geesi dhalay.
@abdikarshe2934
@abdikarshe2934 10 күн бұрын
Dawladu iyadaaba qabhaalaalad luga leh oo soconaysee.
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 9 күн бұрын
Asc Sheekh, bal CINWAANKA kunoqo, ORDUGAN mise NETANYAHU????
@sahroali1196
@sahroali1196 10 күн бұрын
Qabyaalad.ilaa Xiligii.cabdulaahi Yuusuf.ayay.soowadeen
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 9 күн бұрын
africa waa taajir waxa laga dhaadhicinaa iney gaajo yihiin kadib qeyradkooda lagu taajirey
@ArdoMohamedJimaale
@ArdoMohamedJimaale 10 күн бұрын
Odayaasha qabiilka ku baaqa waa biiriqaatayaal qoomkale ayeey u Adeegaan cidna uma asxaan falaan soomaalida ayeey kala fogeeyaan,sidaa u fahan.
@fardosa1236
@fardosa1236 10 күн бұрын
Odayaasha iyo siyaasigaba irsaaqadii ayaa qabiilka kagashaye gabdhaha maxaa qabyaalada kagalay
@LiyaYuusuf
@LiyaYuusuf 10 күн бұрын
Ad iyo ad
@ismaelahmed4618
@ismaelahmed4618 10 күн бұрын
Dhaqalo daro ayaa kukalifaysa wadadadi inay online waz karadsadan
@nurabdi3884
@nurabdi3884 10 күн бұрын
Laga ma yabo Africa in ii isbadasho
@zainababdi781
@zainababdi781 10 күн бұрын
Madaxda africa hal madax Wayne oo kamida madaxda caalaka ma gaaraa waa daaanyeero
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 9 күн бұрын
Garawe. Dadka lagu laayay wad ka qayb qadatey Nairobi dukaano baden ba laxiraya
@SheikhHussein-wx6or
@SheikhHussein-wx6or 10 күн бұрын
Asc.masar.waxay.yuhudu.kuhaysata Maxad falastiin.ugu.hiilin.wayday
@YG5185
@YG5185 8 күн бұрын
Qabyalad hadey jirto adi ayaa kow ka ah.
@kilofaqacumar6294
@kilofaqacumar6294 7 күн бұрын
Maya Maya abadaan Malaga yabo seyiid amiir sheikh madaxweyne ordogan in u faraha ama astanta masoniyida ama calamadaha cilumatiga shayiintada cabudo u sameyo sheikh kadafa cambareyntas oo kale shantisa farood un ban aragna wan tiriney 4 ta farood weytaganyihin sulkan Wu Laban yahay
@ArafatTafara-rt6rt
@ArafatTafara-rt6rt 10 күн бұрын
Shiikh salaantada wanku ceceshada si aan kaga qaado salanta wcs wcs wcs wayo salaantadu wa aqbal
@majid2968
@majid2968 10 күн бұрын
Odayaasha hadan laga takhalusin xumaanta ku gaaray iyo qabiilka soomaali nabad noqon mayso
@NuurmaxamedNuurmaxamed-u7h
@NuurmaxamedNuurmaxamed-u7h 9 күн бұрын
Dowlada ayaaba qabyaalad kudhisan sheeqow 4.5 maxaad kaleedahay
@dagancadey1282
@dagancadey1282 10 күн бұрын
Siyaasiinta wiilasha soomali raxanweyn iyo galjecel iyadoo cadawga dariska
@nimoabdi5909
@nimoabdi5909 10 күн бұрын
Bin- madow aqalimalah number one Somaliada aha
@deeqyare2897
@deeqyare2897 9 күн бұрын
Qabiilada hubeysan dhanba yee ka amarqaatan. Odayaashooda ayee ka amar qaatan
@AbdulahiibrahimAli-ce3ir
@AbdulahiibrahimAli-ce3ir 10 күн бұрын
Ascdulmigaalhanagaqabto
@OmarAli-r5f
@OmarAli-r5f 10 күн бұрын
Hadii ayfakaraa
@ismaelahmed4618
@ismaelahmed4618 10 күн бұрын
Shelkha halo ururiyo zakada si u online ka iskadhafo
@OmarAhmed-xp8jd
@OmarAhmed-xp8jd 10 күн бұрын
Maxaad utiri odayaasha waalagaquustey miyaadan ogey illaah inuu hidaay siiyo qof cimrigiisa gaalnimo kuduqooway illaah hidaayadiisa waasic waaye
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 10 күн бұрын
Odayashas Xamar Ma Jogaan
@haa8793
@haa8793 10 күн бұрын
4 wives muuugiliyo wilka yar
@majid2968
@majid2968 10 күн бұрын
Ordogan afarta farood waa shicaarka ama calaamada xisbigiisa Xisbul cadaala watanmiya calankoodana wuu ugu sawiran yahay afrta farood
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox 9 күн бұрын
😂😂 sheikh xukunka qabil ku qeebasan midiyah aad mac nac ka wada
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 10 күн бұрын
Madaxdwinhida iyo dhamana se dhibyara ay lo dili kara imkada iraan marka waa gabgaba iyo indho cadayas
@maxamuudmaamow6808
@maxamuudmaamow6808 9 күн бұрын
Warlaga waxba Lagama Fahamayo
@saidohassan8376
@saidohassan8376 9 күн бұрын
Adigu hadda ma kulatahey in aad qole kale sii kicineysid adoo isleh qaar wax u sheeg
@nasrabashir3958
@nasrabashir3958 10 күн бұрын
4 far ay leeyihin xisbiga madax waynaha turkiga diinta wadanka calanka ıyo dadka
@kaafisaabdi1669
@kaafisaabdi1669 10 күн бұрын
AFRICA, MADAXDEEDS WAAQOF TUUGSANAYANA , QOF BAAHANA MA GORGOR TAMI KARO
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,5 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 183 М.
QOF KA DUWAN DADKA NAFTAADA FARXADEEDA
8:54
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 454 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,5 МЛН