Israil O Ku Dhiiratay 30 Sano Waxeysan Sameyn Hada| Shaki Weyn aya Jira Hantida Somalida Dhaceeda ke

  Рет қаралды 74,766

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Israil O Ku Dhiiratay 30 Sano Waxeysan Sameyn Hada| Shaki Weyn aya Jira Hantida Somalida Dhaceeda Kenya| Isbadalka Facebook
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 190
@DulmiDiid
@DulmiDiid 3 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sheikhwo doua preay gaza falastiin 🇵🇸🇵🇸😢😢
@SihaamAbuukarawees
@SihaamAbuukarawees 3 ай бұрын
Yaa ila arkay aduunka oo dhan in lahurinayo siiriya iyo Turkish iyo soomali iyo itoobiya Kenya iyo shacabka soomaliya
@DarulSalaam999
@DarulSalaam999 3 ай бұрын
Ninki shale maqayadhisa dhifacanaye waye walakala bobe lkn walaal somalidha bis maaxa galada xita dibkas waxasta xita somalidha weykadharanyahin ee kahadal sidhas ayya xaq eh barrakallah
@CabdirishaqShiine
@CabdirishaqShiine 3 ай бұрын
Adiga mudan waad dadalaysa Aale haku marakeeyo
@rafiq5722
@rafiq5722 3 ай бұрын
Ilah baa la jira Faladtin, wuxuushti dhihi jireen Ciidanka ugu xoog badan Aduunka bay mukulaal ka dhigeen
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 3 ай бұрын
Alhamdulilaah 🤲 ilaahow guuley oo garab is taag una gargaar walaalahen rer falastiine Ameen yarabi 🤲💪🏼🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸💪🏼
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 3 ай бұрын
Laakiin xamaas waxay haystaa awooda iyo garabka Ilaahay muslimiinta waligood waxaay kuguuleysanjireen awoodda allaah
@alkheyr4
@alkheyr4 3 ай бұрын
اللهم أنصر هم في غزه، ،اللهم بدلهم خوفهم امنا، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،ياإله الاولين والآخرين، ،ربنا تقبل منا إنك أنت السميع العليم
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 ай бұрын
Ameen
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 3 ай бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
@Sharkygram7
@Sharkygram7 3 ай бұрын
Sheikh course kii mee,mahadsanid.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 ай бұрын
اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 3 ай бұрын
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@AhmedKii-f5g
@AhmedKii-f5g 3 ай бұрын
shiekh ilahay haku shafree barnaamujkii aad naga balan qaaday xaguu buu kudambeeyay . Edittin kii wuu dhamaaaday baad dhahday. Goormaad noo soo gudbin . Mahadsanid
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 3 ай бұрын
Mxy aheyd balanta sxp aanka faa iideystee
@fadumamohamed7231
@fadumamohamed7231 3 ай бұрын
Waa run shiiqow xagey mareysaa barnaamijki
@AhmedKii-f5g
@AhmedKii-f5g 3 ай бұрын
@@Mind.mingle2 walale waa barnaamuj shiekh Nagu yidhi waa meel xaalaal ah Khadka lagasameeyn karo lacag kasab xaalal ah . Kuwa badan oo xaraam ah waan garaanaaya lkn caalooshayda iyo ubadkaaygaba umaquuro
@AhmedKii-f5g
@AhmedKii-f5g 3 ай бұрын
@@fadumamohamed7231 shiekh maxkamaada ICC inaan warqado kadhigno Ayaan isku abaabulaaynaa. Hhhhh shiekh waan kulakaftamaayaaa
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 3 ай бұрын
@@AhmedKii-f5g intaad miir qabto xaaraan iska ilaali wllkeey isoo gaarsii hee hdaa aragto mclinka aan ka faa iideystee
@ashawooo
@ashawooo 3 ай бұрын
Polika keney iyo kuwa yuhud waa isku mida ee waa ineya ka tashade wada shiya Somalia xolihina kala soo baxa ee Ada wadankin
@XuseencaliMaxamed-pq3mr
@XuseencaliMaxamed-pq3mr 3 ай бұрын
Kusaliya nabiqeena maxamed scw scw ❤❤
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 3 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وفي كينيا❤ وفي كل مكان
@deqoomar5564
@deqoomar5564 3 ай бұрын
Guryahay la dhisayo iyo hantida galinayo ha u xayeesinina una sheega runta
@CiidKhalif
@CiidKhalif 3 ай бұрын
Somalia mid ah insha alha🤲🇸🇴
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 3 ай бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
@SalmanDalmar
@SalmanDalmar 3 ай бұрын
Shiikh intaas aa sheegtay waa inta ugu yar in la jabin waayo waxaa sababay oo ugu wayn hiil Rabbi iimaaanka oo ka awood badan mirkaafa iyo maraykan geeridu waa u guul oo Alle ayuu shahiidnimo ka rajaynaa guusha adduunna wa u guul oo heeryadii iyo gumeestihii ayuu iska riday inta kale aad sheegtayna oo dhab waliba intii tabartooda ah way u diyaar garoobeen waana siduu Alle naga rabay oo waa in la diyaar garoobo intii tabar ah taag iyo itaal Rabbaa lehe xamaas maraykan iyo israaiil iyo waxay cago ku jiitaan ayey iska celsheen Alle ha garab galo
@Zamiaahmed221
@Zamiaahmed221 3 ай бұрын
Xamas alle ayey talo sarten weyna guleysanYa
@InaismaaciilMuxammed
@InaismaaciilMuxammed 3 ай бұрын
Waad ku mahad san tahay soo gudbinta barnaamijyada kala duwan. Laakiin waxaan u malaynayaa fiicnaan lahayd inaad isku xidho mobile-kaad gacanta ku hayso & camera-da noo soo gudbinaysa. Thanks brother
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 3 ай бұрын
Inaay dhaqaale gashadan Dhulka ama Gobolka somaalida North Eastern, waayo waa sida South Africa somaalida loo caseeyo maxaa u diiday Garissa, Wajeer Mandera dhulkasi ayaa ka badan
@AsadAli-ws6ue
@AsadAli-ws6ue 3 ай бұрын
Maqaayadas waa tii ninkii somaliyed ee bastolada iskudifaacaye ninkii iskalahaa walaxere😢
@ladanilmi8237
@ladanilmi8237 3 ай бұрын
Kenya waxa dig iyo dam loleyahey wa Somalida all of this strike is against Somali people Kenyan want to invade Somali stores, shopping centres, trades nothing else and I convince that Kenyan politicians want to cover their weakness through these demonstrations
@astolafisto5660
@astolafisto5660 3 ай бұрын
Wanu asaga videoga ninka iskadicinayo werarkas iyo ninka leh muqayadas lajijibiye wa halmel mesha weye daca
@AsadAli-ws6ue
@AsadAli-ws6ue 3 ай бұрын
Runtii meshan nairobi Somalia maiskaloho ee dulka Garissa ayey iskaleyyihin meshan dhabaqyo daadher ayey kasameysten alle amani haainasiyo 😢😢
@marikafarah761
@marikafarah761 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkk Soowta xayeysiints u sameyneysen kalaye wa labadabaaq wa fiilo kkkk jecliya jaab ananku jiriin
@MahadHaji-d2h
@MahadHaji-d2h 3 ай бұрын
Hadaad ka hadashay waxaan rajeynayay soomaalida waa inay wadankooda maal gashtaan. Not wadan shisheeye illaahey wadankeena hanoo barakeeyo oo nabad hanooga yeelo asmiin
@nuurismail3003
@nuurismail3003 3 ай бұрын
Warka gaza xooga noosaar warka somalida xiiso uma qabno somalidu waa umad dib usocod mooye hore usocod maleh madaxdeenu katabco mooye wax dhis maleh tuugnimada xasidnima udheer markay iyagu dhargaan qarabadoday dhargeyan
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 3 ай бұрын
wallahi dulmi diidow tii ilahay ayaa mesha kasocotee iskadaa hadhisene bi`idnilaah guryahaas waxey uso noqon donaan rer falastiin maxaayelay? waxaan aragnay astaama badan o tusiinayo israail iyo dhamadkeda insha allah saasaanta socota falastiin wey xurobi rabtaa
@foxtrotmc.
@foxtrotmc. 3 ай бұрын
Madaxweynaha dalka somalia ayaa qabuurta maytada somaliyed ee dalkiisa ku yaala faagaaya ee kenyatti dalkoodi ku baahan bur iyo bariis kaa qaatay yaad ka sugeysaa in ay ka dhiciyaan 😂😂
@naimamuad3140
@naimamuad3140 3 ай бұрын
Anguna awood allaaha ayaan haysanaa
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 3 ай бұрын
Dagaal ha ku difacdo xoolaheeda waa badheedh dagaal cad baa hantidii lagu qaaday ciid culus meesha dawladu may gayn waa lagu dawanaya waa arin laysla ogyahay .
@AhmedAdow-h2q
@AhmedAdow-h2q 3 ай бұрын
Bro also Allah assist them
@farhiyamh
@farhiyamh 3 ай бұрын
Kawarama Somalida dhisma iyo hantedooda galinaya
@zainababdi781
@zainababdi781 3 ай бұрын
Soomaali haka guuraan kenya wadankeenii baa inoo baahan gaarisa dhisa oo mugadisho dhisa waxan anigu waligay waan filayay qaadka ay inaku sumayyaana ka xira hadaydan idinku dad iska dhigin cidina idinka dhigi mayso
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 3 ай бұрын
Hantidooda wadankooda ha gashtaan hadii kale waa ladhacayaa
@mahdifarah5040
@mahdifarah5040 3 ай бұрын
A s c Sh cousadee ma soo socutaa mis waan ka samirnaa
@barrefarah4856
@barrefarah4856 3 ай бұрын
Somalidu Kenya siday u amineen lama oronkaro maal gashi, 40% hantida Somalidu waxay taal Kenya, wadan somalida lagajecelyahay Maha, wadankoda Allah tuso
@sahrahajifarah5509
@sahrahajifarah5509 3 ай бұрын
Illaahay wadankood ha tuso soomaali
@a-auslim-girl-from-yemen.
@a-auslim-girl-from-yemen. 3 ай бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-.........،،،،،،،،،،،،.......;/_••^•^^||°|√
@habibajamac9941
@habibajamac9941 3 ай бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 3 ай бұрын
Wcs wcs wcs Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤mashaaa Allhaa shiq guuuul guuuul guuuul ban kurajanaya mashaaa Allhaa shiq ❤❤❤❤
@Abuunaseeha
@Abuunaseeha 3 ай бұрын
Where is the course yaa sheekh
@rashiddabarehaybe5842
@rashiddabarehaybe5842 3 ай бұрын
Waardulmiyow.adiga.maxaakuudiidey.hurumarkasom.land.inaaduhambalyeyso
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 ай бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
@yuusufmahdiabdullahiahimuh5224
@yuusufmahdiabdullahiahimuh5224 3 ай бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم Faraska ka soo baxay Mogadishu oo toos u tagaya yahuuda isku qarxinaya maxaa looga jeedaa?
@HaybeAbdilahi
@HaybeAbdilahi 3 ай бұрын
Magacaaaga ma aqaan maad noo sheegtid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@neyruuschannel5543
@neyruuschannel5543 3 ай бұрын
Sheikhow maxeey qaadanaayan ayagaaba tooda uyaaban insha allah waxa aan ilahey ka rajeyneyna inta eey heestaan iney kacararaan
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 3 ай бұрын
Allaha ka cararsiiyo balhtga
@ladanilmi8237
@ladanilmi8237 3 ай бұрын
Mashallah cheik dulmi did today you bring us very good news wa jab tii u wayneyd waana bilow jabkanii.
@yahyeabdi8726
@yahyeabdi8726 3 ай бұрын
Asc Sheikh Mohamed Waa Isla Maqayadi Oo Yarki Somaliga Difanayay Marke Police Ka yimadeyn Ayey Sas Ku Dhacday😢
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wcs falastiin 🇵🇸❣️♥️ respect ilahayo ugargar reer falastiin gaza😢😢
@adammohamed5339
@adammohamed5339 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@AbdiAbdul-o3f
@AbdiAbdul-o3f 3 ай бұрын
Boob farshaxamesan isdifaaca somaliyeey caruur hantidina bobeyso 😮
@SadiyaNuh-zt3ct
@SadiyaNuh-zt3ct 3 ай бұрын
Guryaha la dhisaayo waa QANIIMDII. Reer falastiin
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 3 ай бұрын
Sxb.taasi insha.allah waxba kama.suuragalayaan hadiiba xm.guulaysato ama eraan lugleer samaysato iyo.turkiga.asagana carabta.ayagu madax doodu.waa gabdho
@muxyadiincabdiraxmaan2
@muxyadiincabdiraxmaan2 3 ай бұрын
Asc malin dhawed Facebook ayan profile ka sartay sawirka cubayda ama muqawamada xamas kadibna Facebook wa laiga xiray ila hada waa xirnyahay Facebookgaygi 😂😢
@Saynabmaxameddaahir
@Saynabmaxameddaahir 3 ай бұрын
Sheekh ninkii soomaliga haa ee difaacayay meherdiisii xaguu kudanbeeyat
@geesabadane7415
@geesabadane7415 3 ай бұрын
Meesha mucjiso inta ka weyn oo xaga allaah markaad dhaawrto arintii shalay ee taangiga iyo dhacdooyinka kale
@heeryaabow7093
@heeryaabow7093 3 ай бұрын
Asc shiiqoow codka Waa uu gaabanyahay Ee fadlan dheree codkaga
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 ай бұрын
Xamaas Waa Adoomo ilaahay Adoon ilaahay iyo Adoon sheydaana, isku Xigmad iyo Awoodmahan
@mataan10hasan77
@mataan10hasan77 3 ай бұрын
Wcs❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤awoodu waatan alle ku galiyo yuhuud awood ma laha
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 3 ай бұрын
MAYE SHEEKHOW OGOW DAGAALKU HADUBA ISTAAGAYO HESHIISKA WAXA KU JORA LA RABA IN AYBSRA,IL OGOLAATO ,HADEY DIIDANA WAABA DAGAALKI OO SII SOCON DOONA TASO AH IN XUDUUDI 1967-DII AY SRA,IL KA BAXAYSO OO FALASTIN KA TALIN DONTO O DALKEDU YAHAY.HADEY DHISTANA KALIYA WAXA LAGA BAQAYA INEY CAAMERAADKU FHEX SAMEYSAN KA BAQAYA OO KAWAASIIS NIMO U ISTICMALI RABTO LAKIN MA QAADAN KARTO DHULAKA ISKA DAAYE DHULKI 67-DI AYEY TAGAYAAN OO HALGANKAABA SIDAA AHAA
@mohamedtowbah1922
@mohamedtowbah1922 3 ай бұрын
Shirweyne balaaran ayaa lagu baaqi sabtiga..dhamaan somalida kunool Nairobi
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 3 ай бұрын
Ilaahay ninkii talo saarto ayaa xoog badan Taas ha iloobin
@abdihakiim7215
@abdihakiim7215 3 ай бұрын
Maqaayada laguranaayo Somali baa iska leh, waa Mombasa town gaar ahaan ganjoni, ninkii maqaaxida lahaa Rasaas buu dadka kufuray oo 3 nin buu dhaawacay kadib booliska baa yimid waana laxiray, kuwii dadka laga dhaawacay wey xinaaqen kadib 3 baabur bey gubeen, maqaaxidane wey dhaceen
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 ай бұрын
Waa jabkii Israel iyo guushii x4mutaqinta
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 3 ай бұрын
.insha.allah.shacabka.falastiin.ayaa.uharaya.dhismayashaas
@MahiirWadani
@MahiirWadani 3 ай бұрын
illaah ayaa la jiro muslimintas ee dhulkooda laku xasuuqayo yahuuda wey is kibriyeen sida in eey guusha ku jirto kacandoda
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 3 ай бұрын
allaha jabiyo isreal aamiin yarabi
@MahiirWadani
@MahiirWadani 3 ай бұрын
Somalida weey qaldan yihiin dhulkoda ayeey qabyalad ku burburiyeen waxey rabaan dhulkale in eey kanaacsi ku subiyan fiiriya sood Afrika dhibka laku haayo iyo wadamo badan dhulkaga hooyo ayaat sharaf ku leetahay somaliyey ama bahdil in aan ku noo lano ama qabyalada in aan ka takno dorasho sadaxad ma jirto
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 3 ай бұрын
Faatiin waa jihaada waxa ku jirana Allaha Ha ugargaaro Allaha will be help them inshaallahu
@fardowsaabdi640
@fardowsaabdi640 3 ай бұрын
Facebook waxaad ka shagtey waxaabo maka fahmin insha Allah koley Khayr
@caliibrahim1830
@caliibrahim1830 3 ай бұрын
Arinka Kenya ka dhactay ee boobka hantida somalida. Somalidu miyaanay dhisan karin deegaamadooda koobo ganacsi oo u gaar ah?
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 3 ай бұрын
Sheikh waa sax si kasta oo loo wanaajiyo maxbuus waa un maxbuux teeda kale qof gaza maxbuu ku ah waa cadaab illahay reer gaza oo dhanaa maxaabiisehe hakadul qaado
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
soomaali wadan bay leeyihin soomaaliya layidhaahdo ee maxa geeyay wadankale ee wa in wadanka lahagaajisto oo tuugta layskaqabto oo wadanka looga cararin soomaaliyey
@Nothing-el1dk
@Nothing-el1dk 3 ай бұрын
Wadankooda soomaalidu ha dhisato Hana camirto nabad wey hili insha Allaah lakiin halkan waxa ka dhacayo wa digniin qofkii caqli leh uu wax ku qaato .
@MahiirWadani
@MahiirWadani 3 ай бұрын
Waa cajiib waxan lenahay mahmahyo cajiib ah dhul aan laheen waa tareen ku joog hadana qabyalad cudur naku noqotay ayaan har iyo habeen iska Dawa wadnaa maantana etopia oo ah umata somaliyed cadowgeedi waxey raban in eey qatan dhulgeeni cid aragto ma jirto ileen aqligeni waa qabyalad
@Rarisasa6846
@Rarisasa6846 3 ай бұрын
Somalida in ladhoco iyagaa isk7 keenay. Wadankodey soo gubeen iyaga kharaarka ha dhadhamiyeen
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 ай бұрын
Markay dhisaan Waxaa degi doono ree Falstiin Inshaa Allaahu
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤
@nastehaa.abdullahi3988
@nastehaa.abdullahi3988 3 ай бұрын
Walal police ka weey utaag waayen dadkan hadeey dahan wax ban ka qabaneyna wexey ku qasbeeysa ineey xabada furaan mudaharadyadi hore ayey damceen ineey kabadbadiyan blse waxey un noqotay ineey xabado furaan dadbadan aya kudamaday kadib police ka weey jojiyen iney xabada furan sunti iyo biyaha dadka lagushubana wax wa ka qaadi wayen police ka kuwi xabadaha furay ayaba dacwo utaala dadkan mudaharadayan watuugo dadki qumana madaxweeynaha ayey kwrsugayan madama uu hakiyay saxixi marka police ka ayaba kudahayo ganacsigina difacda dadkan in wan utaag waynay marka police ka maqaldano ayaga ayaba ladawacay badhankood
@Caradoon-v4c
@Caradoon-v4c 3 ай бұрын
Let me tell u israil will not stop war bec there only teaming for 5 years and they will disperse in to the world so if u want to give u the sec book no
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 3 ай бұрын
Sheikh guri aan nabad lehen in ladhiso waxba maso kordhineysa e israil hadhisto waxa xureyn dona xamas
@nasrinlovely6699
@nasrinlovely6699 3 ай бұрын
Geesinimada laguu shegayaba waa imanka waayo qof ku tashanaya guul ama jano qof jihaad ku jira oo xaq ku dagalamaya cidna kama cabsanayo awood kasta wuu hor istaagi doonaa
@aminasalah9773
@aminasalah9773 3 ай бұрын
Sheekh maqaaxidan waa tii ninku difaacana xabada markuu ridey way yimaadeen ninkii Bay xidheen hantidiisiina ayagoo taagan baa saas loo galay
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 3 ай бұрын
Allahu akbar ❤
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 3 ай бұрын
Lacagtii muqdisho lagala cararyay Maanta ma loo baqayaa ?? Kenya anakaa leh ayaa beryahan aad loo maqlayay aaway dadkii lahaa Kenya Kukuyo weeye been ayaad isu sheegayseen
@kamaalyasin9435
@kamaalyasin9435 3 ай бұрын
As sheikh dulmi diidow aaway casharadii allah haku barakeeyee marhore ayey ahayd markii aad tiri waa diyaar platform kii aan kusoo gudbin lahayn ayaan dhisaynaa
@OmarOmar-k4o4r
@OmarOmar-k4o4r 3 ай бұрын
Asc Sheikh arin aadan ogayn waxa ay tahay meeshan aad arkaysid ee police ku joogo wa maqaayadii shalay ninka somaliga ah horteeda uu dadka ku dhaawacay kadib dadkii shacabka aha ayaa kacay maqayadii ayay xoog ku galeen police kuna wax wa ka qaban waayay maadama shacabka 2qof laga dhaawacay
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 3 ай бұрын
Awood illaahay ayaa iskaleh Alxmdullilaah rergaza illaahay ayaa la jira😢
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 3 ай бұрын
Reer daanta galned ayakaa isdhiibay isduleeyey laaki hadhisaano mahaaysadoonan insha Alaah
@fadumomahamud9176
@fadumomahamud9176 3 ай бұрын
Wadankaaga wax kuu dhaamaa malaha Kenya quruxdeeda waa Soomaali qashinka
@deqoomar5564
@deqoomar5564 3 ай бұрын
Hada ka hor Kenya guryo soomali ayey dhaceen xiliyadii hore hadana waxay aragtaa guryahan waaween iyo dukamadan molalakan in ayaga laga dhacey aminsanyihiin
@somalitechnology5098
@somalitechnology5098 3 ай бұрын
Sheekh IGA raali noqo malmahaan madaaban barnaamijyadada bilaa internet baan ahaa oo aniga kaxooti baan joogaa
@ABDULRHMNDarever
@ABDULRHMNDarever 3 ай бұрын
Asc soomaalidu ha disato dhulka ay leeyihiin sida soomaaliya iyo gobalada dhalada ay ka dagan yihiin dalal kaa sida gaarisa wajiir ama jijiga diri dhaba muqdisho jabuuti iwm
@abdulkadirjoolal2606
@abdulkadirjoolal2606 3 ай бұрын
Inaad adeer wan ku nacey dagaalka somalida dhaxdeyda shaqo kuma laheed maxa cid kale iga galey... maxa iga gale waxa an aheen somali
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 3 ай бұрын
Dal aan dalkaada aheeyn waa Darren ku joog soomaalida waa dad habaawsan jahwareeray wadankoodii loo aqoonsaday waan ka xumahay somaali in sidaa loo dhoco oo loo argagixiyo
@QamarJamac
@QamarJamac 2 ай бұрын
shiiq qasa ciidanka ka dagaałamaya alle ayaa saaçidaynayo inshaa allaah u gargaaraayo sabab too ah waa madłuumiin allana dulmi ga burburin doonaa mar ay ahaataba siduu fircoonba u burburiyay awoodiisii
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 3 ай бұрын
hhh marki aad lacag tada gali nesay wadan aan somali ahen maxa file koley somali wan ku dhashay wana ku dhima san jeclahay wana leygu duga
@Gmaaad
@Gmaaad 3 ай бұрын
Hala dhaco somalida ayaagaa wadankooda dhisan waayey wadan leheen dhisteen
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Ha iloobin waa awooda ilaahay, ilaahay dulmiga ma jeclo israel iyo gaalada iyo kuwa raacsan ba way jabayaan insha allah soon
@Ikismn123
@Ikismn123 3 ай бұрын
ani waxay ila tahay in loo tashaday somalida kenya larabo in ladhaco hantidooda wadanka laga cayriyo
@itzManha125
@itzManha125 3 ай бұрын
Shiikh soomalida iyagaa gar daran dowlad afrcaan ah oo aan aqli ama diin kaa celin jirin hadaa wadan maal gashato aadan laheen waa is taahishah wadankooda dhisan waayeen anaga is dileeno suu noo dhafah kaa fir aan kaa naxeen ama tuug
WARARKII UGU DANBEEYAY HAYAAY JUG CULUS | HEZBOLLAH | ISRA
11:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 29 МЛН
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 114 М.
Halis! Nin Weyn Wadkiisa Wuu Yaqaanaa Hadaanan is qaban wadkeenaa galay
10:25